Walhi dikirigu faa'ido badan ayuu leyahay hada anigu murugadii I haystay way iga yaraty alxm waxaybo murugo igu hayayna waan helay alxamdulilah inyar ayaa ii hadhay intaa alleh ha ii sahalo
@@doodoali4306 xabibti waan tukadaa hada mudo 4 sano ah wan waday Alxm wad mahdsantahy abyo Alle khyr badan ha kusiyo waxad jeceshahayna si dhakhso ah u hel idamka Alle🤲
@@nimconafta4365 aamin abaayo kuligeembo aniga lixsanno aan dukanoyaa lkn markan bilawey murugtii dhan markas ayaa igudanbeysey waxaa lugu dukadaa wa duxaa iyo washamsi qatimada qer allaha nugu dhigo dhamnten 🤲🤲🤲
لا اله الا الله الله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين اللهم امين يا رب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤
jawahir alle haku barakeyo hppti waxa dhacday in aan maanta daawaday vedio ad soo gelisay hal sano ka hor oo ka hadlaya istiqfaarta kabacdi wan dhameyey vedio gi waxadhacday inan galabta bilaabay 1000 jeer istiqfarsaday waxa dhib i haysatay in ay period ku idhibo marku igu soo socdo walahay ban kudhaartee markaan salaadii maqrib tukaday ee sunihii kudaray ee aan ka baxay ayaan dareenay qoyaan waan yaabay markii hore xaydku igusoosocda macdan xanun naf kabax kiniin raadis ahaan jiray suuliga galay wan is eegay saa wa xaydkii midh xanuun ah ma jirto waxa lamooda inanay iga jabnayn takaleto waxan ahay gabadh 7 bilood guri leh welina uur mayeelan waan nixi jiray walahay markaan isku arko xaydkii inuu iga yimid xitaa wan ooyi jiray walahay lkn se galabta xitaa niyad ahaan ufaraxsanaa happy ma kala jeclaa ba
Asc, qaaliyee waa runtaa qof alle u cararey ma Hugow, waxan ku darsaya walaha murgta heeso waa in aad nagtina daahirisan sida dulmiga, xanta, xaasidnima iwm. Alle ducadada wuu aqbali intaa ku jirto arimahas alle waxba kama qarsoona. Alle xaqa ha na fahan siiyo. Aamin yaa rabi
Asc wlo jawahir waxan ahay gabar waxan ku nolahay hargeisa waxan ahay shaqale rer Ayan ushaqeeya 8sano Ayan shaqalo aha rerkayguna wa danyar waxan kadalay shaqadan waxan sameyo ma aqan dhibkalena wuu ihaysta ragii isma fahmayno Kan bartaba afar cisho ayuu igag taga bishi malah 5 qof kala harnaa sabb LA aan anigo waxba ku samayn on is dagalin oo xumani ba nadhex marin ayay iga amusayan sabab LA aan waxan iswaydiya maxa ka khaldan ee kugu arkeen ragu x Cuqdad Ayan qaaday naftaydii Ayan ka qaady 😭
Ammin yarabi abaayo aniga waxan isku Daay mar badn sii an qasida kw sucduga ila iyo qahiro lakin taxano uma hin kas kas ka arkay asiga dad kaa jecelahy kujirta allahuma
Walhi dikirigu faa'ido badan ayuu leyahay hada anigu murugadii I haystay way iga yaraty alxm waxaybo murugo igu hayayna waan helay alxamdulilah inyar ayaa ii hadhay intaa alleh ha ii sahalo
Wali waa kudartaa saladuxaa salada barqadii murugodhan meel baa dhigidontaa alx adigaa kamahdin dontaa
@@doodoali4306 xabibti waan tukadaa hada mudo 4 sano ah wan waday Alxm wad mahdsantahy abyo Alle khyr badan ha kusiyo waxad jeceshahayna si dhakhso ah u hel idamka Alle🤲
@@nimconafta4365 aamin abaayo kuligeembo aniga lixsanno aan dukanoyaa lkn markan bilawey murugtii dhan markas ayaa igudanbeysey waxaa lugu dukadaa wa duxaa iyo washamsi qatimada qer allaha nugu dhigo dhamnten 🤲🤲🤲
لا اله الا الله الله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين اللهم امين يا رب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤
Jawaahireey abayo hada ii jeedo dar ilhy kuu jclhy allaha ku barakeeyo🥺❤️
Allaha ku jeclaado oo janadiisa hanagu kulmiyo aamiin yaa allah
Amiin yaa Allah 🥺🥺🥺
Salaadkasta kadib akhriso
10x Astaaqfulaha
10x subxallahi
10x Alxamdulilah
10x Allah Akbar
Insha allah najiido fiican lehee sidan aniguba kugu helay
Abyo jawaahir xijaabo aad ayaad ugu qirxoontahay waal wha
Masha Allah macanto Allaha waxa adunio iyo aqiro ha ku fududryo Jazakalla qeir badan
Inshallah ❤😢
jawahir alle haku barakeyo hppti waxa dhacday in aan maanta daawaday vedio ad soo gelisay hal sano ka hor oo ka hadlaya istiqfaarta kabacdi wan dhameyey vedio gi waxadhacday inan galabta bilaabay 1000 jeer istiqfarsaday waxa dhib i haysatay in ay period ku idhibo marku igu soo socdo walahay ban kudhaartee markaan salaadii maqrib tukaday ee sunihii kudaray ee aan ka baxay ayaan dareenay qoyaan waan yaabay markii hore xaydku igusoosocda macdan xanun naf kabax kiniin raadis ahaan jiray suuliga galay wan is eegay saa wa xaydkii midh xanuun ah ma jirto waxa lamooda inanay iga jabnayn takaleto waxan ahay gabadh 7 bilood guri leh welina uur mayeelan waan nixi jiray walahay markaan isku arko xaydkii inuu iga yimid xitaa wan ooyi jiray walahay lkn se galabta xitaa niyad ahaan ufaraxsanaa happy ma kala jeclaa ba
hppti alle haku barakeeyo astaqfaaraas aad na fahansiisayna alle wax khayr qaba hanagu siiyo bi idnilaaah
Ilhay awlad salixaa haa kuu siyo wad hanaa joojin xbbti
Qof kasto kurbo ama dhibi haysto illhay haka kor qaado anigan xanuunsanyaa illhay inuu icaafiyo iso duceeya wllhayga illahay dartii😪😪
Alle haku caafiyo walal😍welipa mid degdeg ah idam alle inshlh wd caafimaDaYsa ha waLwalin
Walaal allaha kucaafiyo xanuunkana sisahlan allaha kaaga qaado yaa arxama raaximiin
Allah kucaafiyo walal
Abayo Allaha ku caafiyo yarabi cafimad sii
Allha ku caafiyo wllo🤲🤲🤲🤲
ASC wlashey jawahir taas waa xaqiiq anigey igu dhacday oo Deen legu yeshay qofkii sixun igula dhaqmay oo xabsi inu igeynayo igu dhaartay waan ciishoday ilin iga timid laba rakco aya duktay waxan 20 daqiiqo dhamen arintii igu hagaagtay wlhi yar socda qolka igu so galay oo dhaxal so qaatay lacagtiii isiiyay si walalnima ah masha Allah deentii iga gudan tay
Ilaahey ayaa kaafeydey kirbadii niyadada alle dalacanaaye alx alx alx
Asc, qaaliyee waa runtaa qof alle u cararey ma Hugow, waxan ku darsaya walaha murgta heeso waa in aad nagtina daahirisan sida dulmiga, xanta, xaasidnima iwm. Alle ducadada wuu aqbali intaa ku jirto arimahas alle waxba kama qarsoona. Alle xaqa ha na fahan siiyo. Aamin yaa rabi
Ilahy haidin siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Dhamantiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
amiin
Noo soo badi walal jawahir muqaalda adiga soo tajribesay ee adi ahan soo aragty anagana dhiiro galin noo noqon
asc jawahir quruxey xafidulaah abayo muraadyo faro badan ayaan leyahey iisoo duceee
Jawaahir abyo inten kala so xariira gbdr ila dhaltyna ba ila egthyna ma aqan inad tahyna🥰🥰💖💖🌹
Abyo asc Jawahir husein waxa igu ka horeysa manty oo tariqda thy 24 April waku mhdsanthy waxbdn Aya ku dawaday isla manty bes abyo inaa kula hdlo Aya rabaa mel qas ah mahela Kala so hdlo hdey nacqul thy abyo mcn
masha lah wll dar ilahyban ku jcl guulyso❤
Mansha allaah gabdh qalbi fiican baad tahay isoo ducee wllo culays baan dareemayaa
Jawahir illahayban kugu dharshe wllshay isooduce guur khayr qaba inuu alle igu irsaqo marka tukatid🥺
Illahey muraadkaga hakuu sahlo abaayo aamiin yaa allah ♥
M,a wall mar walba wan ku dhageysta shugran jisakala qeer
Kawsaray abayo muraad ban leyahay iiso duucee mcnto adiga iyo dhaman inta channelka ku xiran inshaa Allah
towfiiqda Allah na waafajiyo dhamaanteen .
Jazakalaah jawahir wan samayn doonaa inshalaah❤️❤️❤️
Mansha allh walshey qali ilahey haku barakeeyo manta ku arkey janalkaga barakeysan kuguso biirey aad ayan uga helay xbibti ilahey haku xiftiyo dar ilahey ku jeclaadey walashey mcn
Aallahuma aamiin yaa raabii yaa raxman yaaa raxiim jazakallahu kheer xabibiti inshallaha 🥰🥰💯💯🤲🤲🥰💯🤲🤲🥰💯💯🤲😍🥰💯🤲🤲🤲💯💯😍😍🥰🤲
Aaaamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
Jazakallah Abayo
Ustaad jawahir jazakallah
Ii soo duceeya In illah faraj qeyr qaba ii furo shaqo ayaan codsaday in ii soo baxdo plz ii soo duceeya
الله يعزك ويبارك فيك يا حبيبتي 🌺🌸🌺🌼💮💥🌟🥰🥰💞💕💯
M.a wlashyda jawahir allah ku xfdo illah idinkiii
Wll isoo ducee jawahir markad tukato wll waan kujeclhy Alle darti igu soo ducee in Alle guriga i ifiyo oo awlad igu arsaqo
Abayo Allaha ku siyo
Ilahiyow riyadeda ii rumey muraadkeyga ii sahal 😭🤲🏻🤲🏻
Wllshy jawahir waa ku jeclahy alle ha ika dhawro
Alxmdulilah manshalalah wlalaley wlahi chanalkaga xalay kuso biiray wanan ku farxay ruunti manshlalah wll mcn. Iso duuce muradban leyahay wll igu adkaday. Inshalalah alee ducoyinka haynaga aqbalo
🤲🤲🤲🤲🤲💋
Masha allah xifdullah ya xabiibti guleeyso insha allah Thanks❤️👍🙏😘❤️❤️
Mashaa allah walashey jawahir ajar iyo xasanad alle hakaa siiyo
Jazakallahu kheiran jazaa qaali
Masha allah tabarkalah allah haku xifdiyo abaayo sida adnogu duceysid wallhi waxanku darema raxmad sida adnogu duceysid silamid ayan kuguduceya ❤❤❤🌹🌹♥️♥️♥️
Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad jawaahir baarakallaahu fiikum cilmiga allaha kuu siyaadsho cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha kusiiyo Aamiin jawaahir abaayo dadkeena waxey ubaahan yihiin dhiiri gelin badan soobadi barnaamijyadaan oo kale dadkeena markey dhibaato kudhacdo uma cararaan illaahey waxey xoolo caafimaad iyo hantiba weydiistaan bini aadam aan waxba qaban karin taasna waxaa sabab u ah iimaanka daciifka ah
Wlhi taas been aheyn aamiin dhamantena
Khayr allaha ku siiyo
Wn ku duceyeyay
Mashllah Abaayo dar alle kujeclahy wan kula mid ahy lkn alxmdulilah alle igargaara
Maasha alaah abaayo alah kubarakeeyi
Abaayo adaa wadan carbeed jooge ee diinsi maxaa lagu dhahaa luqada carabiga
جزاكلا خير احسنت ماشاء اله
ماشاء الله بارك الله فيك جزاك الله خيرا
Mansha Allah xbbti Alle haku barakeeyo dheerigalintaada waan jeclahay
Abayo mc was derskag capstan Marko cadey nose ducey insh alah yarbi
الحمد الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
Maasha allaah abaayo jazaakal laahu qeyr🤩
Jazaklh khair walal
Asc wllshy qali sethy wlhi deer ilahy ayan ku jeclahy wllshy allah ku barakeyo
جزاك الله الف خير ا اختي ❤❤❤
asc waalal mnshallah ile wxad side oga rabte wad no sheeki leh
ماشاءالله جزاك الله خير يااختي
Jisakalaahu khery abayo wadmahadsantahay
Mashaaalh walashay alaha ku xifdiyo
Dar ilahey ku jclhy ,ilahey haku xifdiyo apyo jazakallaH.
Masha Allah huuno thank you my sis love you jumco mubark walashay Jawahir qaali ❤❤❤💋💋💋
Shukran wllshy khyrka nala jecel Rabi hakaa raali ahaado
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC waxaa ku dhacay ökning aadan ama jini markaa darentid diiq nafsii saliga nabiga salalaahu cayhi wasalam
Waxaa Tahy Dhiiragalisadeyda🙆♀️💯❤
Masha allah mahadsanid abayo
Ilahoow icaafi isoduceeya😢
M.a qof ku guxiran oo cusub ahy m.a wanladhacay shaqsiyada marwalpa vediogaga anoo taba arkaa 10 malin madhamo inataa ku aqanya alahkbar❤
Wcs walaashey jawaahir xuseen allaha kuxifdiyo
Mashallah ❤ jawahir Allaah ku xafido apaayo🥰
Masha Allah wcs wr wb Waad mahadsantahy abyo💯🙏
Aaamiin
Waba aad Uniyad jabsanaa bufisa dhofitan intu igu dacay walwal stress iga batay marki danbe habena salatu leyl ukacay ano oynayo aad qalbiga uga oynayo inu ilahay qalbigeyga idajiyo kuduceysanayo gabar aderkey dhala dhabarka iga dhabraxday fara kaciyar cml inta xanaqa kuqeyliyey ilahay ano lahadlayo iney qasto didayey habenkas wuxi kadanbeye qalbiga idagay dhof danbe laigama maqal wa xasilay
Asc walashy jawahir taas aniga igu dhacday
Asc wlo jawahir waxan ahay gabar waxan ku nolahay hargeisa waxan ahay shaqale rer Ayan ushaqeeya 8sano Ayan shaqalo aha rerkayguna wa danyar waxan kadalay shaqadan waxan sameyo ma aqan dhibkalena wuu ihaysta ragii isma fahmayno Kan bartaba afar cisho ayuu igag taga bishi malah 5 qof kala harnaa sabb LA aan anigo waxba ku samayn on is dagalin oo xumani ba nadhex marin ayay iga amusayan sabab LA aan waxan iswaydiya maxa ka khaldan ee kugu arkeen ragu x
Cuqdad Ayan qaaday naftaydii Ayan ka qaady 😭
Abayo is cilaaji
Xbbti asc wllo quankaa akhri istaqfurullh badi saligaa nabiga badi waad guklaysan afkaa haa kaa qadin
@@riyaadofficial9978 insha allh qali
Alahakusharfo abyo qaAli
Mashallh abayo muqqladada aaad ban ooga faaiday allh kubarakeeyo
Asc wllo dhamantiin iso duceeya muraad ban leyey
Masha allah
Jizakallahu qayr
Abaayo
Masha allaah ani way anfacaysaa insha Allaah ❤😢Amiin qaali dumareey ani warkagu imaa dhaafo
Waa xanuun wey iso martay maalmo dhaweed😢
Mashallah ♥ ♥ wlshey mcn I badan thank you 😊 😘
Asc Aamiin Salallahu Caleyhi Wasalam
Allhuma Aamiin Ya Rabi
Jazakumullahi kheyran abaayo
Jawaahir abaayo dugsiga maclin cali maadhigajirti waxaa maqlay video adigoo dhahaayo farxiya muxudiin ii sahal
Abaayo iisoo jawaab
Maya abaayo maclin baroow allaha unaxariistee masjid jaamaca agtiiisa
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
الحمد لله على نعمتك🥺🤲
Wlalhi saxibka kaliya ee an hesto wa ILAHI Alhamdulilah
Maanshaallh wllky go for word wllo alle haku jwclaado
I love you sister 🥺❤️
Wlo dayn ayaa laygu leeyahay isoo duceeya allah ha iga soo fududeeyo insha allah
Wall ileeyahy hakuu fududeeyo bixinta daynta
Wll murad ban leyahay iso duce jawahirey wll
Walal wanku salamay iisooducee
MnshaAllah
Mashaallah tabarkaAllah Allahumabaarik ❤❤
Ammin yarabi abaayo aniga waxan isku Daay mar badn sii an qasida kw sucduga ila iyo qahiro lakin taxano uma hin kas kas ka arkay asiga dad kaa jecelahy kujirta allahuma
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wllo dhmnten
Aaaamiin qli❤❤❤
Mashallah
Masha Allah abaayo vidieos palaysiti gali
جزاكلاخير حبيتي
Mash allh ❤❤❤
Mansha allah allahumabarik ❤️🌹 dirigaliso hormarwacan ❤️
asc jawahir waxan kuujeclahy dar ilaahy
Aniga I heystaa Arin an xal uheynin San yee lana garan la ahay
Asc Abaya Murad baleyahay isoduce plz walashe wankubarya
Maasha allaah ajar allha kaa siiyo