Waxaan kugu jeclahay markaa dadka waanineysid naftaada ayaa ku dartaa waana qaab ka wanaagsn ee bulsho wax loogu sheego si jilic san waaye waana sida culumada wax u sheegen gabar wanaagsan ayaa tahay masha Allah allaha kuu ziyaadiyo
Jawaahir hussein I love you 💖 Waad I caabisey oo waad iisoo duceeysey Alxamdulillah, Allah wuu ii aqbaley ducadaada, Allah ha ku barakeeyo Cimri dheer iyo cibaada suuban Allah hakugu Arzaaqo, Istiqfaarta Adiga ayaan kaa baratey marka aan bilaabey illaaa haatan Isbadal weyn baan dareemey Alxamdulillah Mahadsanid Jawaahir.
Abayo Ajir Io xasanda alle ha Ku siyo isa taqfarta waa samey jiray lkn. Waxa yar salad mark ka baxo ba sameyn jiray alx hda waa iku dhirsay abayo ina carbk ka qadin tasbix hda wayo waxab ika maqn man jogi gari alx walqabsaty msha allh alle ajar hak siyo
Abaayo aniga hadan kaga hadlo saliga nabiga SCW waxaan kaga so baxayo oo dhiba waa yabeysa god ayaan galay illahay ayaa iga so bixi yay Sadan u aqrinayay waana kaga so baxay qofwalbo waa ya bay
Anu wll istiqfaarta marka an badiyo waxaan isku arka aniga oo culus iyo ooyin dareemay waaban ka baqda in baadiyo ama tusbaax u qato in illahay i fudadiyo farjan ku helo amiin iso dhah
Istaqfarta saliga nabiga scw iyo albaqra iyo tasbixda noc walbo wa faraj illhow kuwi marwalbo wado rountine u noqdo illhay hanaga dhigo🤲❤️😭
Aamiin yaa allah ♥
Amiin yarabi 🤲🫀♥️🎇💋♥️💊🌌
Aamiin yaa allah ❤
Amiiin yaraaabi
Waxaan kugu jeclahay markaa dadka waanineysid naftaada ayaa ku dartaa waana qaab ka wanaagsn ee bulsho wax loogu sheego si jilic san waaye waana sida culumada wax u sheegen gabar wanaagsan ayaa tahay masha Allah allaha kuu ziyaadiyo
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wlalhayga musliminta ah waxan idinka codsanaya inad iso duceysan inu muragkyga allah i Sahlo
Asc, qaaliyee alle ha ku xafido, qaaliyee kaama waayo meeshada, alle dartii ayan ku jeclahay ee janada alle ha nagu kulmiyo. Aamin yaa rabi
Mansha Allaah walal qur aanka kana soogali
Asc abayo an kuweydiyee adgu marwo maa tahay ilen qof wanagsan Ayaa tahay ana waan kaahelee wlhi video walbo an daawanayo haadaanba video kaaga akro waan usoo caraa oo waan dawadaaa MashaAllah qof wngsn oo ilahey imaan iyo dabicaad iyo qrux kumanesteey ayaad tahay inshallah ilaahey waah waliboo kudiiba kumatuuso aduun iyo akhraba farhaad waartana ebo hakusiiyo Murad kaaga aduun iyo miid akhraba allah haa kuu saqiro
Haa wll waa xaas mid sideeda uwanagsan oo ku dhaw allah kusiiyo🤲
@@zahraabdullah2359 amiin yaa Allah 🤲
Xaas maahan
Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته.... اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما 💚
Salalalu calayhi wa salam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jawaahir hussein I love you 💖 Waad I caabisey oo waad iisoo duceeysey Alxamdulillah, Allah wuu ii aqbaley ducadaada, Allah ha ku barakeeyo Cimri dheer iyo cibaada suuban Allah hakugu Arzaaqo, Istiqfaarta Adiga ayaan kaa baratey marka aan bilaabey illaaa haatan Isbadal weyn baan dareemey Alxamdulillah Mahadsanid Jawaahir.
Masha allh ilaahay haku siyaadiyo
Jazakallah khair wllshy qali jawahir illahay haku xafido if iyo akhiro baa
M.a wllo jawahir kolay intaa kudawanayay waxbadan kaafa iday inataa iyo kabadanba wan karajaynayaa insha Allah bi idmilaahikariim
Barakallahu fig
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Tas an Ben ahen amiin amiin amiin ya Allah
Xageee kaala soo xidhiidhi karaa walalshayay illhay haku jecldo wan ku jeclday
Masha allah jazakalah qer wlshy
Wll jawaahir isooducee inuu ilahay muraadkayga ii sahlo
Asc jawaahirey xabiibiti iso ducey inoow ilaahay iifudueyo giriga qalbi qalalan baa idhibay
Masha Allah Allah yaxfadka ya ukhyty jawahir
بارك الله فيك اختي الكريمه شكرا جزيلا أن شاءالله تكون بخير دائما 🤲🤲🤲🤲🤲
Jidaakilaahu kheyr uqti filaah
Asc abaayo tellkokaag ma helikaraa inaan qaahir soo guuro rabaa inasha Allah walal
Manshllh. Wllo. Wasbkaga isoo qoor
Muradkada onmacasilahn alleha kusiyyo
Abyo macanto nosoduce qerbadan allah kusiyo
استغفر الله و اتوب اليه
Maasha allaah 🤩🤩🤩
Mansha allah🥰mahadsanid mcnto ilahay haku barakeyo🤲🥰
Abayo Ajir Io xasanda alle ha Ku siyo isa taqfarta waa samey jiray lkn. Waxa yar salad mark ka baxo ba sameyn jiray alx hda waa iku dhirsay abayo ina carbk ka qadin tasbix hda wayo waxab ika maqn man jogi gari alx walqabsaty msha allh alle ajar hak siyo
Aamiin aamin aamin 🤲🤲
Walahi obilahi sabar balagu daha dibatada kolke kuhesata adunya marabta iskadaa nolal hada man dinta yad dihi kolkan cadabkan kunolan laha Aniga wasas marwalba kolkan Arka kof sededa Camal dumar onolal fican kujira wahan isdaha kofkan wakan wah walba ilahay ufududeye Mel walba ada adiga Maha dibatadan kuhesata oAlbab walba kaga sohirmaya hita Wahan isdaha hadad ducesata. Mahelesid wahad rabta adiga nasib bad uledahay inad dibata darenta waliga lagugu matala Galin inad rahesatid biniadan Inu kugu mesta yad lagugu talagale
Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka dhigo Abaalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯🙏
الصبر جميل
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Asc Aamiin Salallahu Caleyhi Wasalam
ASC abayo jawahir. Isoducey wa mama single mother Ayan ahay Shan sano ayan xanunsanahay berka ba labajer laikaqali,abayo daman musliminta isoduceya
Masha Allah shukaran jazahu qeer ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah🤲🤲❤❤🙏🙏💯💯
استغفر الله
أستغفر الله العظيم واتوب اليه
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahyow hamigyga iii rumeee adaaa wayn❤
Fadlan inten kala soxirira wll qali
Salalahu calayhi wasalam
Mnsha alah kubarkeeyo wlshy
Isoduceya wll wxa laga yaba ducadina in uuilahy iaqbalo walwal aanan aqoonin daremoya
Mnsh allh jasakallh qalbi
Ilhow sawerbadan nasii inshalah,
Mashaallah abaayo mahadsinid wll ❤❤❤❤❤
MashaAllah xabibti
Masha allaha
Wcs Masha.llh
Scw scw Scw Scw scw scw Scw
Xalada hada aanku jiro waaye😢
Jesakalah qeyr abayo side digriga alle noxasusid
Alxmdulilaah🤲🏻❤
Wcs xppti alxmdullilah ana u horeyo😊😊🕊
Congratulations 🎉 abayo
@@shukah7 👸🤎❣
JASAAKAIIAAH
Qayr
Abaayo aniga hadan kaga hadlo saliga nabiga SCW waxaan kaga so baxayo oo dhiba waa yabeysa god ayaan galay illahay ayaa iga so bixi yay Sadan u aqrinayay waana kaga so baxay qofwalbo waa ya bay
Wcs wr wb abyo🤝🙏
Welcome back my sister Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Ifasir micnaheda wll
M a wll qli
Abyo mcn jawahir ducadeydah wa la aqbalah dhahday please isoo ducey sacan xanuun ihyoh wadnaha inilhy icaafiyoh
Wcs abayo jawahir masha allha tabarikllha waa qiso quxur badan wey jizakallha qeern abayo mar walbo wan dhirgelisa allha haku xafido allhuma aamina Yaa rabi hor adigan hor usoc ayan ku leyahay xabti 🥰🥰❤❤❤
Anu wll istiqfaarta marka an badiyo waxaan isku arka aniga oo culus iyo ooyin dareemay waaban ka baqda in baadiyo ama tusbaax u qato in illahay i fudadiyo farjan ku helo amiin iso dhah
Abyo ani xitaa waa isku arkay barwaaqo maxa waye lkn sas
Abyo sheydanka kuladagal tamaya hajojinin ee wad Insha'Allah 🥰
Yusra ahmed mhdsnd abyo
Ada mudan abyo♥️
Asc walashay
Kuxiisay qli wllhi
Masha Allah abaayo ❤❤
Mashaalah but dear wear hijab
Marka Maxay xirantahay wll hijab maxad u taqana
Waan xiranahay 😳
Xijaab ma aha wll waxaa Allah ka baq
Asc abaayo mashallh mahad sanid abaayo
Masha Allah
Walalaheyga somaliyeed😍😍😍😍😍😍💞💞💕💕💕💓🙏🙏🙏🙏🙏waxaan idhinka coodsana inaat subcribe isoo saartaan Allah daartis
𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐲𝐚𝐱𝐟𝐢𝐝𝐚𝐤
❤ ♥️ 💜
Gurka wku qurxanaate jawahir masha Allah🥺❤️
Iyaaah 😄😄😄❤
@@jawaahirhussain2890 hhhhhh 😅
@@jawaahirhussain2890 jawahir abyo hooyo ma aamina bare abyo mse wn khaldabhyna🥰🥰💝
Mahad sanid abaayo waxbadan ayaan kaa faa iday
Scwscw❤❤
Jowhara iyo asxabtena isku xiran waxn idiin weydiinaya gabdhow qofta ku jirta xiliga umusha ama cadada istiqfarta iyo adkaarta ma wadan kartaa mise wa iney suktaa intaa ay ooga bexeyso marxaladasi? Naga jahil bixiya intii naga taqaano jazakuma laah qeer🌷
Haa wey wadan kartaa abaayo
@@jawaahirhussain2890 abayo inaa kula soo xiriira rabaa halke kula soo xariiraa.
Abayo waa gabar wiil ma ahan
@@jawaahirhussain2890 shukran qaali
Abyo ana hada xaladaas isku buuq kusugn😭
Abaayo istiqfaarta iyo saliga nabiga scw badi wlhi wadka bexeysa insha allah
@@jawaahirhussain2890 inshallah byo wan bilaba lkn mawadi karoh wailawa
@@sacdiyaay hadhihin mawadi kari naftaada ka dhaadhici waad wadi kartaa yeysan been kuu sheegin nafta eysan kudhihin mawadi kartid waad wadi kartaa anigaa huba
Abayo istiqfaarta badso saliga nabiga badi subxanallah wabixamdik subxanallah cadiim iyo subxanallah walxamdulilah wallaa ilaaha ilallah wallaahu akbar ku celcelin walahi qalbiga horta wuu kuu qaboobaa kadibna irid ayuu alle kuu furaaaa abayo
@@fardowsaahmed859 inshallah byo😭waan sameena hada istiqfaarta wada
Adunyada waa daratul imtixaan
Masha Allah
Masha Allah