Ma wanaagsana in laga baxo hishiiska maxaa yeelay yahuuda waxaa laga yaabaa in uu damaceedu waynyahay Ayna doonayso mar mar siiyo Waxaa dani inoogu jirtaa in aan ka bixin hishiiska Hadii kale gooni bay noo burbur sandoontaa Taasaana ugu xun
Waraa cowboy horta emaratka maa waddanka laga mamnuuco maad ka hadashid wallhi inteey emaratka somalia ku lug leedahay waddankaan waa la qaadanayaa. Israaiil qaadatayaa ama ethiopia qaadatayaaba. Ka hadal
Israel iyo libiya waxaa u dhaxeeya hal waddan (Egypt) lkn somalia iyo Israel waxaa u dhaxeeya dhowr waddan badda cas markii la soo raaco dhanka afrika waa Egypt, Sudan, Eritrea,jabuuti
Maasha allah guul iyo gobanimo soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
From galkcyo marka hore faleye wacan ayatahay tan yahuda waxan ka le yahay awalba heshis ma aban ahayn ❤❤❤❤❤
M.a Waba Jaanis Wacan Halkoda Logu Tagi Wllhi Yuhuuda iyo Ethiopia oo Falastiin Aya Heli Donta Hiil Wll Nimo Somalia Guuuuul iyo Gobonimo Ayan Leyahy Insha Allah Sida Khayrkale Raxmanoow 🤲🤲🤲
Al Hamdullah very good news for Somaila
Ma wanaagsana in laga baxo hishiiska maxaa yeelay yahuuda waxaa laga yaabaa in uu damaceedu waynyahay
Ayna doonayso mar mar siiyo
Waxaa dani inoogu jirtaa in aan ka bixin hishiiska
Hadii kale gooni bay noo burbur sandoontaa
Taasaana ugu xun
Waa kabixi karnaa maxaa nageliyay baxarkaas awal maxaa yeelay awalba turki itobiyuu rabay ee anaga wanaag nooma heynine meelahaas hala aado
Well informed
Ma sha allah guul somalia 🇸🇴 💖 ❤
Waxaan umaleynaayey in commentiga somali kaliya ka dhiibtan fekradooda laakin hada waxan arkaa comment aan somali ahaan u hafleynin
Waxeey so dey eyso hasodaaso madadakale qariirada airiya iyo soomaaliya haa udhaw inlet Afriko iyo aasiyo ayaan lala ahay❤
Koofiyad gaab nacaladii Ilaahay ha ku dhacdo, dhulka Allah la gooyo, Turkiga iyo muslimiinta dhamaan Allah guuleeyo Aamiin Yaa Allah
Waraa cowboy horta emaratka maa waddanka laga mamnuuco maad ka hadashid wallhi inteey emaratka somalia ku lug leedahay waddankaan waa la qaadanayaa. Israaiil qaadatayaa ama ethiopia qaadatayaaba. Ka hadal
Ader guul. Guul madhalah
Let them bring whatever they can
Labaduba lsriil ayeey u shaqeeyaan
niyoo burbur ayaa loo socoda anaa run kuu sheegayaa😢😢😢
Xassan shiikh dalkii hacanta ayuu kabixiyey
Yuhud marwalba nama dhaafi lahayn Turkigeena hanoi joogo
Asc Somali cawboy Maya sxb wxladhahay cadaab meel qabow mallahan waan galayena dagaalka turkigu galo waan kujiraan
Marmarsiyihii Itoopiya Soomaaliya ku qabsan lahayd ayaa Itoopuya loo samaynayaa
Joogitaanka Turkiga ee Soomaaliya waa wax Israel ku ah caqabad. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😁😁😁😁😁😁🤪🤪😛😛😝😜😜
Allahu akbar walilahil xamd, turkigu anaga wuu nasoo garab istaagay siyaabo kaladuwan marka dadka somalidana inbadan ookamida dalkasay kunolyihin sidaa li ajligeed somali waxa loga bahan yahay in ay iyaduna diyar garow adag gasho israil waxay qadayso aya yar ilahaybaa garabkeena ah wana ku jihaadaynaa oo walahi nacalatulaahi calal yahuud, dadkii nabiyada laynayay ee matida dhiigoda xalashaday ee aduunkan fasaadka kuwada waaba kuwii janaa tagayay
Dagaalka beynu ka qeyb qaadaneynaa kuwaas qaza cunay waan cuneynaa
Caruur ayuu u sheekaynayaa
Israel iyo libiya waxaa u dhaxeeya hal waddan (Egypt) lkn somalia iyo Israel waxaa u dhaxeeya dhowr waddan badda cas markii la soo raaco dhanka afrika waa Egypt, Sudan, Eritrea,jabuuti
War Runta sheeg
Aniga waxan qaba somalia xakamid noqoto NATO meldhaxe lamajogikar wa xadiba laxeelayo way kamid
Nogadhada NATO sidaas walagu badbaadeya somali
Waxay kutala mel loqaten ah
Aniga fikirkas ayaan qaba
Xasan waa TELEAVANGELST BAADARI KANIISADAHA DADKA XOOLAHOODA INTUU DHACO KADIBNA PRIVEJET KUWAREEGA
Nacasyohiw itoopiya iyo masarba waxay fuliyaan danaha Israa'iil ....marka danta Israa'iil ayaa laga shaqaynayaa...Itoopiya waxay helaysaa marmarsiyo Itoooiya ay Soomaaliya kusoo weerarto ooy ku qabsato
.yahuudu.waa.cadaw.turkina.waa.cadaw.waayo.itoobiya.ayuu.rabaa.badeena.inuu.siiyo
Yahuud wey jabtay lasoco sidaas
Kolayba Wan dhimanaynee si sharafleh ayan udhimanaynaa
Yahuudda dadka tir tiri doono waa somalia.
Yuhuufu waxay isticmaali doontaa, imraadka oo hadda bilaabaya inuu keeno macaawino beeb been ah. Dalka imraadka ha laga saaro
Yuhuud sikasto ha ahaato nama dhaafeyso ee dagaalka waaba nasugaahee dhaqso hanoo biloowdo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂