Abubakar Mahdi ILLAHEY KABAQ DO NOT SHARE HARAM BROTHER, THERE ARE LOTS OF GOOD THINGS THAT YOU CAN SHARE AND WILL ALSO BENEFIT YOU. ISKADAA FITNADHA IYO MACSIDHA ADD FAFINEYSIT
fiicaneey anoo kaa fikiraaa via rome xuuf lee ku maraa fareejaa la baxaa villadiin minii imaado waa kuu fooriyaa nostalgia esh caleek ,.. munye and indho faktax kamaa fatuuro feebaro campo via dheh
Markii hore ayayba Qalad u keeneen tan naasaha Eri cad ka leh waayo maba niiki karto laki xaaji wacays Ama.fudumiin Ama Exs najma cabdow Saalin Queen tashe ayay aheed in nala hor keeno
Asc dhamaan walaalaha, Ikhwani wa Akhiru-zaman ILAH an u tawbad keeno. Quranka aan aqrinno. Sheekh muxamed macalin ILAH ha u naxaristo wuxu Ku celcelin jiray marku tafseerka aqrinayo, Qur'an ka in uu yahay Caqli celin loo caqli celinayo dadka ulul- Albabka ah. Wax walbo oon ka ahayn Xaqa waa lagu daalaa wana laga shalaya addun iyo aakhiro. Heesaha wa waqti dhumis iyo fasaad. Munkar aad u weyn waye. Xaaraan in at tahy waxa ay Ku caddahy Suuradda Al-Luqmaan bilawgeda. Waxan wa fuxshi walalayan kuwa sameyo iyo kuwa amanayo ALLAH ha ka yaabaan. Wa aad mahadsantihin.
Woooow Nin kii fahmayo lee fahmayo inta kale mesha ka xarara
Tufax Beauty waxbadan kamafahmaayo laakin wa is fiir fiirsahena ayankuhaysta
Aniga u horeye intii muslim ah like ta isaara
Fatima Abdullahi Mohamed Ok sorry
Cadde Abdi 😄😄😄😄
Ca.dde Abdi
VIA ROMA QAFKASTO MAYAQAAN NINKII YAQANAA YQAAN I MISS MUGADISHO💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😀😀😀😀😀 Qoftii Nastexo indho waxbay aragtay muunye la'aantiis abaar iga dheh 💚💚💚💚💚
kkk nasteexa indho heesta xamariga maku dheeli taqane fadumima maxa ukeeni weysen😂😂 isiiii💃💃💃💃
Munye Legend masha Allaah anoo reer hargaysa heesaha banadiriga amarka Alle wabankuhaysta Munye Iyo Mina is my favor 💕 you guys
Nice song 😍😍😍 awalan mida kale inkastoo aad igu soo hormarden like igu caawa ina abtiyal
Ee nasteexo naga dhuuji yaaqe miskinta dabo wareejis ma taqaan Sida asaga cml u dheele qaybta nagaha wareejis waaye iga wareeji one love nasteexo 😍😍😍
JUMA MUBAARAK .FAKATAX KAMAA FATUURO ERAYGAAS GOORMEE KUUGU DAMBEYSAY. HEESTANI WAXEY QEYB KA TAHAY RIWAAYADA QOOTO QOOTO EE HABEEN DAMBE CABDI MAAXI MUNYE IYO NASTEEXO INDHO YESINGIIIII HEESO BADAN BEEY IDIIN SOO WADAAN SIDOO KALE MUNYE & FADUMINO IYO WALIBO MUNYE & QUEE TASHA. SHEEKOOYIN BADAN IYO HEESO BADAN BAA WALI DAAWAHA SAARAN GOOR DHOW FISHA . THANKS ASXAABEEY NOOLAADA
Filadiin minii imaad wankuu forihaa viiiromo my xafadeyda❤🎶
Abubakar Mahdi ILLAHEY KABAQ DO NOT SHARE HARAM BROTHER, THERE ARE LOTS OF GOOD THINGS THAT YOU CAN SHARE AND WILL ALSO BENEFIT YOU. ISKADAA FITNADHA IYO MACSIDHA ADD FAFINEYSIT
Abukar Mahdi lacagtii aamina dhool ninkii xaday boom
Abukar Mahdi epoow Wan ka sugeynaa
saas waye MUNYE fakatax kamaa faturo
Filadiin mina imaad waidiin foorihaaaaaaa.like isaara deeee
Fareejaa labaxaa feeladeena imaanaa waan kuu fuurinaaa nice muunye nasteexo song nice ❤❤❤❤
fiicaneey anoo kaa fikiraaa via rome xuuf lee ku maraa fareejaa la baxaa villadiin minii imaado waa kuu fooriyaa nostalgia esh caleek ,.. munye and indho faktax kamaa fatuuro feebaro campo via dheh
fakatax kamaa fatuuro feebaro campo "naxdin" qulqul dheh
Wayba ii suran tahay....reer mudug fartaagan maayaan iga walee....war meesha ii keena Faadumiina💃💃
Mansha alaah tabarakalaah saan ujeclahay Lee heestaan barakooba
Fakatax kama fatuuro Waayo waayo V.Roma Maxan kubashalay Xasuus ...
3 Lee iga horeysaaa inta iga danbeysa like ha isaaraan iyo inta munye taagerto 😅😅😅😅😅😅 viva maxi munye❤❤❤❤
Huw
Huge thanks
Best jaceeyl thanks munye iyo Nasteexo indho
Foor foori iga dheh munya sln qaali from boondhero libaax
Nasteeexo Indho waaa gabar leh jiniyad cajib ah iyo jir aan caadi aheyn oo raggu badi markay fiirsanayaan hard-on noqdaan
Nasteexo indho turjumaan dalbatay inu cayaayo iyo inu amanaayo fahmi la’dahay. 50/50
Nasteexo indho waxaay jilaysaa gabar akhlaaqleeh ha ubodinina in aysaan luxii kariin bahashaa
muunye wixii aakuciyari jirnay uuhees nooga dhigaa malinkasta fakatax kama fatuura markaan kiik karawih dheleno dhihi jirnay wlh intii ciyari jirte subscribe idhaha
Hhhhhhhh
Fareejaa la baxaa filadiin minaan imaad waa ku fooriyaa waaaw axsan hees
Taagerayaasha munye hada tahay 👍👍
wooow for the first time am watchin this
Xamari songs fanaxley faceed karoon like hala ii saro plz
Filadiin markaan imaado waku forihaa fiiqfiiq habeen soo ah 24 bisha Ramadan 21:55 sabti soo galeyso 14 /4/ 2023😂😂😂❤❤
Qosol iguma harin waa inan naag Reer Xamara guursadaa marka
somalidu xasidsana war waxa like ta laga faido mano sheegtan khyr hele xasidnimada ma ficno wlh maryoolay
Khadan Abdi 1 like waa 10 dollar yaan lagaa badin
Kiin J.H hhhhhhhhhhhh
Asc faraskaayna fay bulaale faciis ma fuulu haaye maasha allah abukar mahdi dariskaykii lumay school xamar jadiid.
Fiyo roome xuf ku maraa
Fareejo la baxaa 😃😂😂😂
Caadi mhn 😍😍😍
ficaney ❤
anigo ka ✔
fakaraa👌
fiya raamo xuflee ku ma
maraa 😍
group qoot qooto 👏
dhagahaa maqalkiina 👂👂
ku qanacsan
dadka wad bawelisaa abukar mahdi💋
figrad fican ayaad noo kentay markad qoot qooto keentay👍👍
Nasteexo indho mafahme taloww heesaha banaadiriga
Hhhh muslim matihino aa. yeroso iyo somali wixii ah like iisaray hadan 100 lila saaro maxaa laga helaa bal iiseega wixii faa ido ah waleysku faaideyaa hadaan hal diin iyo hal jifi somali isla nahay
Heestaan Cadi ma ahan 🔝👍 Yesingi 🎼
asxbey cawada.igu horeso oo an like codsado bal an arko inta like an helo asxbey tnks😐😐
Wandhahay
updyrazack gulled
Kuu saary proh
maxamed rashid
tnks my bro
kkkk
207 like lagu sii ee waxa aa ka hesho kaligaa qarso lee cid hayska tusin.
Fadumina ku ficaned yaa ila qabo
Ayaaniiza Mohamed ani wlhi kkkkkkkk😍😄😄😄😄
Ayaaniiza Mohamed kkkkk faduumini heesta kulahyd naaska ine saarsaarto ahyd
Ayaaniiza Mohamed
Masha Allah waa labo Flanagan aan kala dhicin inta ilana araktay lights igu qabta
Faaraxyga feey bulaale naag facay eh fuuli maysee😂😂
I llah dartiis like igu Saar
Kiin J.H cizi iyo sharaf ku nolow
Dhamantina mahdsanidiin cimri dheer iyo cibado suuban ku nolaada mahasanidiin
H somalia diyar bwe
H Somalia
f aaraxmatal
waaw heesta igu socoto cml qataroos weeye
Laki xaji aa meshan kamaqan na nastexo wd isasaso dhibtay
nasteexo ruwaayada ayeey reer baadiyo kumataleeysaa sidaa daraadeed beeysan u cayaareeynine ruwaayada qotoqooto daawo caawa
Waa ruun laki awaay
Dance somaalida waakaas munye best dheel soo bandhigtay
war maahee waa qoonfuruun.
Heesta
Igucaawi awlba koytaa eheed
Kun adoo kale waan ka kAftoomi karaa.magaceeda
Hestan ma somalina
shekh mustafa dawanayey gorma halkan imid fadlan dib ban unoqonaya like ta igu sisacida
indho reer badiye waye wallahi.. ciyaarteda iyo heesta ismalahan
50% waan fahmey 50%na waay iga maqantahay heestan asxaabey, calaashaa intii ugu shidan baa iga maqan ayaan umaleyey hehehe😂
Wow I Real like it wlhi Farxadaan Abuuraheynaa
Wwww banaadiri inaba cadi ma aha fiiroma xuufle kumara fakatax lee dheh kama fatuure
Maxa luguheela sherka isheka
Nasteexo wey taqaan fakataa kaamaa fatuuro waayo waa ciyaal kaasabalbalaare
Gaari miiya varejanla baxa Abukar mahdi als weydiina
Meeshaan laki ayaa ku fiicneed
Muniye iyo.nasteexo indho fanaaniin qaaliya allay lehe balse midhaha.heestu ma sheekaa mise waa sida uu banaadirgu u heeso caadiyanba fagatax kama fatuuro xasuus nasteexo kaaf iyo.kala.dheeri
Waa is fiir fiirsaheenaa kullahaa😂
Waan jecelahay Somalia meidia
ruwaayada intaa la gaarin heystaaba qosol miiran wlhi kkkkkk waa is fiir fiirsaheenaa kuyeh 😂😂😂😂
Fakatuuro fakatax ii macneeya plz walalayaal Im from hargeysa somaliland
Nastexo indho heestan wax heyso fara taataagow maa la rabaa dheel aa la iska rabaa mesha
Sifiican oo udheeli karyaa
Filidina minina imado waa kuu foorihaaa
Like tii ehbis miyeey gaadhay war soomaali maxamadeey waxa laga helo like isoo sheega
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
💖💖💖💖💖💖💘💘💘💟💟💛💛💜💙💙💓💓❤💘💋💋👁️🗨️👅💗💖❤💓💓💔💓💙💙💗💗💗❤💙💚
ficaney ano kaa fifikiraa via roma xuuflee kumaraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Filadiin markaan imaado waku forihaa => habeen soon ah 20 bisha Ramadan 01:04:04.AM sabti soo galeyso 30 /3/ 2024
Wllhi reer xamarawiga heesahooda iyo hadalkoodabo waan iska jeclahay qosal aan iheynin ayaa iga soo go,a hhhhhhh😄😄😄😄😄
Nasteexo indho ma fahmee micnaha heesta,
Viva via Roma 😙
Wooooooow
I like this song who's watching 2019
Iiuuhhuibhgfd
❤🌹
Looool nasxeeto ma taqaano sida loo wareejiyo ani heeskan cml maba tagnaankaro anigoo wareejinayo lee is arki lahaa
Huda Warsame kkkkkkkkkkkkkk
Huda Warsame hurda noo rux hee abaayo aan nefisnee kkkkkk
😂 😂 😂 😂
Maria Jama hehhehehhe
Huda Warsame 😂😂😂😂😂😂 WareeJi Heeeee Wa FiiriYaaa AniGane
Nasteexo indho and muunye, best song
waaba hees ka bax ah
3 sano kadib yadawanoyo like dhac igu sii heestan cadi mahin 😗❤
2023 istill yaa ila dawanayo
Ereygaas waxaa iigu dambeysay 1980
Like iisaar wll😂😂😂😂
Nastexo waxey ka fahantey filada
Nasteexo indho ciyaarta xamariga deeyn Aalooga leeyahay 😂😂😂
Www wad shidan tahay
nastexo iyo niiko hhhh wale lugtey furtay
Yaqay intii heestan fahantay like ha igu kabaan
Ilove it nice song munye
Hadaad u so gashay inaad aragto (thumbnailka) sawirka shaashada waa 2:46 like saar si dadka kale u arkaan
Fareejo aan la baxaa , febero campio via dheh kkkkkkkkkkkkkkkkk
Waraa Gabadha MiskiinTa FahMi Mayse Xaa ka ShayKayNee Nastexo Miskiin Farahay Taag TaagAySa
Kkkkkk fareeeja la baxaaa kulahaa😂😂😂
Nasteexo mopiel gacanta intuu u socdaa se camal
Reer Waqooyi maxay ka kasaayaan mirahaan suugaantaan.
suldaan seeraar
Fareeejaa labaxaa filadina minii imaado waakuuu foorihaaa abuukar Mahdi kkkķkk
Wow! ar labadaan ma lais ku dooray markasta waa nuuraa yaan ma is tiraahdeen idin kana sacabka hee.
Waaw Andi maaxi munya Masha Allaah afkada caano iyo malab lagu cabey nastexo inadho baro xamariga waa nice
maaxi muunye fanaanka qarniga heesaha banaadiriga wuuuuuuuuw
Fiicaney anoo Ka fifikiraayo fiyarooma xuf Lee kumaraa fareeja labaxaa iyaah hhhh like saara imaanka kiyaawo Kudhuqsada
heesta caadi ma aha
Kkkkkk gacan aan idin tagay abukar mahadi
Saas aa lagaaraabaa xamariga hala soo nooleeyo
Markii hore ayayba Qalad u keeneen tan naasaha Eri cad ka leh waayo maba niiki karto laki xaaji wacays Ama.fudumiin Ama Exs najma cabdow Saalin Queen tashe ayay aheed in nala hor keeno
Tan maniiki taqan quen tasha ku haboneyd meshan ✅
hees aan caadi ahey waaye wixii aga dabeeyo like
Asc dhamaan walaalaha,
Ikhwani wa Akhiru-zaman
ILAH an u tawbad keeno.
Quranka aan aqrinno.
Sheekh muxamed macalin ILAH ha u naxaristo wuxu Ku celcelin jiray marku tafseerka aqrinayo, Qur'an ka in uu yahay Caqli celin loo caqli celinayo dadka ulul- Albabka ah. Wax walbo oon ka ahayn Xaqa waa lagu daalaa wana laga shalaya addun iyo aakhiro. Heesaha wa waqti dhumis iyo fasaad. Munkar aad u weyn waye. Xaaraan in at tahy waxa ay Ku caddahy Suuradda Al-Luqmaan bilawgeda. Waxan wa fuxshi walalayan kuwa sameyo iyo kuwa amanayo ALLAH ha ka yaabaan. Wa aad mahadsantihin.