bajiyo iyo bur iyo leef leefo😋😋😋👈👀👀💗💗💗

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 71

  • @neverpickupalaidaroos7858
    @neverpickupalaidaroos7858 Год назад +3

    Awoowoo waa dhareeray intiin FIIRSHAAYAY WAA DHARDHAREERAY. QOSOLNE WAA IIGA KEENTAY AD REER XAMAR WEYNE MAAD EHEEDNE

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 6 лет назад +8

    Maasha allaah macaan badanaaaaa

  • @ekro10ekrohassan86
    @ekro10ekrohassan86 2 года назад +1

    Mashallah wll gacanta alle hakubarakeyo

  • @fardowzasalah7865
    @fardowzasalah7865 2 года назад +1

    Abaabala qof baa igu tiri mashaalah

  • @iimanacmed6273
    @iimanacmed6273 2 года назад +1

    Mansha allah asal weekend alabtan

  • @qadiijosheeqisaaq1461
    @qadiijosheeqisaaq1461 Год назад

    ❤❤❤❤❤😮😮😮

  • @marammaghrabi2903
    @marammaghrabi2903 3 года назад +1

    wakusalami xayaati llovyu

  • @mulkimuhammed9385
    @mulkimuhammed9385 3 года назад +1

    Wow MashaAllah ❤️😋😋😋

  • @fosiyomaxamed5858
    @fosiyomaxamed5858 2 года назад +1

    Bajiyaha wuu iisameys mi waaye bur kudaray xitaa waa daale wlhi😂😂😅

  • @ubah81
    @ubah81 3 года назад +1

    Leef leefo sounds interesting, I wonder how it taste, inshallah I will make it, I tried bajee but didn't like it but will give another chance inshallah. Jazkul lahu khairan abayo

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 6 лет назад +1

    Woooow ar alaaabta jaceliyaaaa 😋😋😋😋💃💃💃💃💃💃💖💖💖💖💖💖💖💖💖👎👎💖💖masha Allah igu dil waaye waaa ka helay

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 3 года назад

    Maasha alh tabarakaallah ilaahy gcntaada hkuu barakeyo insha alh qali wax bdan kaa faaidnay lkn gcloo adoo mhdsn isku day inaad noso geliso vidio gn oo kle oo bajiyaha iyo burka iyo leef leefo ah lkn clip koobanh oo waqti bdan aysan ngu qdnayn dawashadisa❤❤❤❤❤❤💯💯

  • @omabdalrhman8387
    @omabdalrhman8387 3 года назад +1

    Adaayo bur malagudaraayomiyaa

  • @nafisamahamed5088
    @nafisamahamed5088 6 лет назад +1

    wcs fdumo has xbtiyey dharerka iga dhamaday subaxnimadan calakulixal hore usoco thanks ilahey ha ku barakeyo gacmahaga

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 habibti aad ayaad u soo jiidanaysaa qofka ku daawanaya ❤️ jazaka’Allahu khairan 🤲🤲🤲🤲

  • @nasra9836
    @nasra9836 6 лет назад +6

    Bariiqsi waxaa waaye sida Faadimo has ey ugu bariqsatay cagta maroodiga yaanyadeeda kaas oo camal waaye bariiqsi iyo bajiijis 😄😃😀

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 5 лет назад +1

    Masha alaah iga soo waal af ayaa iga dhareraayaa. Ii niyaaeso abaayo macan🍇🍇🍇🍇💝💝🏯🏯🏯😍🐍🐍🐍

  • @falxadosaid3636
    @falxadosaid3636 3 года назад +1

    Maashaa Allaah💯💯💯💯💯💯

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 года назад

    Wow

  • @shankaron1068
    @shankaron1068 6 лет назад

    Masha alah walashey ilmahey gacantada haku barakeyo cafimad na kucun

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 4 года назад

    Wallaahay waa baarjilba jabsi xusuus 🌹🌹🌹

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 4 года назад

    Maasha allaah Faadumo ani bajiyaha wuu iga halaabaa

  • @fadnahusein8319
    @fadnahusein8319 5 лет назад +1

    Managa dhaftido faadma waa dhadharerono xaax

  • @kingmaan2681
    @kingmaan2681 6 лет назад

    Masha Allah alabtaan dhareer ayay igakeenan Jazakallah

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 4 года назад

    🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕Horay u soco faadumo

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 6 лет назад

    mashallah 😋😋😋😋😋

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 4 года назад

    Dhareer ayaa nagasoo daadisay faadumo has

  • @MehndiTab
    @MehndiTab 6 лет назад

    wow awesome recipe

  • @fadnahusein8319
    @fadnahusein8319 5 лет назад +1

    Walakasa bariqsadow wallshey

  • @zandarelasiman5932
    @zandarelasiman5932 5 лет назад +1

    Masha Allah bilcafiya

  • @filan-lv2up
    @filan-lv2up 6 лет назад

    Masha allaah wn u xiise alaabta 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sucdiaxmedcali2701
    @sucdiaxmedcali2701 4 года назад

    maasha allah dharerka iga dhamaday

  • @rinaadabdalla6302
    @rinaadabdalla6302 6 лет назад +1

    Masha allah waad mahadsantahey faadumo haas 🌹🌹🌹🌹

  • @rahmaahmed1388
    @rahmaahmed1388 4 года назад

    Kanaan tijaabinaa Inshaa allaah

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 6 лет назад +4

    Garkaa ku joogsanay😂😂😂😂

  • @xabibaibrahim4972
    @xabibaibrahim4972 5 лет назад

    Masha Allah wasuxirawa Lee iga dheh hhhh xabibti

  • @sadiamustaf7415
    @sadiamustaf7415 6 лет назад +1

    Masha allah abaayo ❤❤❤❤🌷🌷🌷💖💖⚘⚘💗

  • @cagadahab8063
    @cagadahab8063 5 лет назад +1

    Faaduma haasey waba igu xarakeysee balan waye inaan ana aamestoo jilib iyo xusul kabadiyo

  • @ilhaanm5050
    @ilhaanm5050 6 лет назад

    waxaan u malaynaa inaad kenya joogtit , hadaan imaado cuuntalee kuu soo doonana insha allah😂😂 Masha allah👌

  • @maryamfarah7324
    @maryamfarah7324 6 лет назад

    Asc Fadumo has, dhareerkii aa iga dhamaysay MASHALLAH, wlshey kkkkk

  • @waxbaro6332
    @waxbaro6332 6 лет назад +1

    Wsc mcnto fadumo cadey xafada ii sheeg waa so baxay

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 6 лет назад

    Masha allah tabaarakallah alla shalay lee bajaye sameynaa lahaa waa jacbursa rabee caadi ma aha hadaba copy dhahaa cml😍😍😍

  • @umusuleymanmohamedabdi4681
    @umusuleymanmohamedabdi4681 5 лет назад +1

    Abay fadumo has manta firsadey vediogan dharer aya iga socdo 😋😋😛hhhh thank you sis

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 6 лет назад

    Mashaa allaah alaabtaan caadi maaha💞

  • @asiahersihassan2585
    @asiahersihassan2585 4 года назад

    Faduma has

  • @xafsocabdiqadir2783
    @xafsocabdiqadir2783 Год назад

    Salaalaantaanadeeqday

  • @sagalbadel5755
    @sagalbadel5755 6 лет назад

    Nice apayo leen qabow waye

  • @ruundaahir6337
    @ruundaahir6337 6 лет назад

    masha alh abyo

  • @baarrichannel2465
    @baarrichannel2465 5 лет назад

    Hhhhhhh mansha allaah tabaarakallaah abaayo hadal kaaga waan jeclahay jazzakillahu kheyran👌😍😍😍😍😍😍😃💌💌❣💞💕💞❣💖💗

  • @calicade4587
    @calicade4587 6 лет назад +1

    M.a aby dharerka waika dhamaday mcnbdn

  • @zaciimocusmaan7590
    @zaciimocusmaan7590 5 лет назад +1

    Mash allah abyo fadumo has keep going

  • @kaahoadenaden9744
    @kaahoadenaden9744 6 лет назад

    Masha allah so ymmmm

  • @zakiboy4997
    @zakiboy4997 6 лет назад +1

    Wcs

  • @burhanxaji
    @burhanxaji 6 лет назад +1

    Masha Allah abayo Shukran

  • @laylafaarax652
    @laylafaarax652 5 лет назад

    Maansha alaah

  • @khadijahaaji737
    @khadijahaaji737 6 лет назад

    Maashaa Allah

  • @gobanimosom7599
    @gobanimosom7599 4 года назад

    Fadumo

  • @ayanfarah9935
    @ayanfarah9935 5 лет назад

    Hhhhhhhhh cadi ma aha caaaadi ma aha

  • @aminahassan8177
    @aminahassan8177 4 года назад

    Caadi maaha caaadi ma aha

  • @مللكاحساس
    @مللكاحساس 5 лет назад

    Abaayooww fadumo wakugu fanaa runtii aadbaa umahadsantahy yurub leefleefoow maka heleesid isdhahaaaye lkn sida loo sameesto ayaa ibartay walaasheen waaku jeclahy qumbo sida loo sameeyo noogali kanalkaada

  • @maryancawaale3592
    @maryancawaale3592 6 лет назад

    Maansha Allah

  • @umumohamedaminumuamiin8391
    @umumohamedaminumuamiin8391 5 лет назад +1

    Masha Allah

  • @nashaadcali7213
    @nashaadcali7213 6 лет назад

    Alla maxaa u xiisay somaliya iyo bajiyo

  • @fadumoabdullha7477
    @fadumoabdullha7477 6 лет назад

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww alla dhareerka iga dhamaati alla faadumo iiigeeya 🏃‍♀️🏃‍♀️

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  6 лет назад

      kkkkkkkkk😂😂 mahadsanid xabibti

  • @hodanaxamed9932
    @hodanaxamed9932 6 лет назад

    Biyo makamiirtat

  • @naemaabdirahman3113
    @naemaabdirahman3113 5 лет назад

    Codkaga la dhagasan karin balayo kugu dhaceya