TURJUMID || NIMCA HEYBE OO ILIN KA KEENAY FU'AAD ALFAGHI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • TURJUMID || NIMCA HEYBE OO ILIN KA KEENAY FU'AAD ALFAGHI
    #turjumaad #nimcoheybe #fuaadalfaghi #sheekoyar

Комментарии • 171

  • @SheekoYarOfficial
    @SheekoYarOfficial  4 года назад +22

    Waakan linkiga ruclips.net/video/4ptvq_Z0QJ8/видео.html inta aan usaarin waa cod haloo saaro

  • @zuhypcde1331
    @zuhypcde1331 4 года назад +47

    InTa nimco iyo fuaad jecel 💋like ugu qapo👈

  • @bakarabduqadir9116
    @bakarabduqadir9116 4 года назад +22

    Dad waa dadki hore wlhi maclin jekey guul wacan adiga dhaman dadki kasoo shaqeyay studio alfaghi
    From Sweden

  • @ibrahimabdirashid5626
    @ibrahimabdirashid5626 4 года назад +3

    Bismillahi wlahi my favourite song ❤❤❤💯💯 i really like love 4 alka yagni here dil ne yeh kaha haina dil se, Thnx wlahi 2 legend Nimco yo fuad alfaghi yo dhman sheko yar❤❤💯💓💓👍👏👏👌👌❤

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 4 года назад +7

    The best actress in Somalia fu'aad and nimco haybe

  • @handsomehuss3730
    @handsomehuss3730 4 года назад +3

    Legends waa noo hagar baxdeen.
    Heesta heesaha aan ugu jeclahay ayay ka mid tahay si kal iyo laab ahna waa noogu fasirteen. Thanks yaaqeey.
    Long life Nimco Axmed Heybe
    Fuaad Maxamed Xaji Shiikhey

  • @nakazhaziz7567
    @nakazhaziz7567 4 года назад +3

    thanks sheeko yar official sida aad nogu aqbasheen Codsigeyna thanks thanks 🙏🙏
    mida xigto nooga dhiga heesti kabi kushi kabi gam song 🎶❤❤❤💖

  • @ibnuyarowmedia5422
    @ibnuyarowmedia5422 3 года назад +4

    Inta nabiga jecel love ❤

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 4 года назад +2

    Waa mahadsan tihiin walalkay FuAad iyo walashay Nimca Farxad igu nolaada waligiina Love you ❤️❤️

  • @user-gi3cy7yb7r
    @user-gi3cy7yb7r 4 года назад +8

    Sheeko yar
    Official
    Ad ayan utagera wan idi salamay gara ahan macalin jeeke

  • @womanpowerzalima7668
    @womanpowerzalima7668 4 года назад

    Nimca iyo fuaad.....Dua Bhi Lage Na Mujhe
    Dawa Bhi Lage Na Mujhe
    Jab Se Dil Ko Mere Tu Laga Hai
    Neend Raaton Ki Meri
    Chahat Baaton Ki Meri
    Chain Ko Bhi Mere Tune
    Yun Thaga Hai
    Jab Saanse Bharu Main
    Band Aankhein Karun Main
    Nazar Tu Yaar Aaya
    Dil Ko Karaar Aaya
    Tujhpe Hai Pyaar Aaya
    Pehli Pehli Baar Aaya ♥️🌹🥰

  • @mohamedibrahimgaryaqaan7755
    @mohamedibrahimgaryaqaan7755 4 года назад +1

    Mashallah #legends

  • @dahirxadari3862
    @dahirxadari3862 4 года назад +3

    Nosoo badiya siaan ugu faidesano idin jeclhy❤🙏🙏

  • @nadiiranadar2579
    @nadiiranadar2579 3 года назад

    Wn idin salamay marks hore wlshy nimca haybe iyo tiimkeeda inta lasamaysay alfaanta wlhy wn idin jeclhy nimca iyo fuaad iyo je ekay yackoo iyo ciraaq badi mash allh waaba filmkii oo inta taaakan

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 4 года назад +2

    Wuu jiraa qof bareejeeyay Kumar sanu
    Waana Arjit Sinha
    2016-2017-2018-2019-2020

  • @mohamedhasanmuse8690
    @mohamedhasanmuse8690 4 года назад +3

    Legends alfaghi ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯

  • @maxamedshariif8207
    @maxamedshariif8207 4 года назад +1

    Macalin jeekey heestaan noo turjun kaash tum mujhse ek baar kaho aatiish waaye kumar sanu waaye isbuucaan ka dhig sheeko yar official keep going

  • @mohamedhasanmuse8690
    @mohamedhasanmuse8690 4 года назад

    Mubarak Mubarak song

  • @daacadyare2664
    @daacadyare2664 4 года назад +3

    Keep going

  • @Alicanada6930
    @Alicanada6930 4 года назад +1

    Waaaaw wada mahada sanatihi nimco iyo fuad

  • @mohamedshiikha-rahmanfarah5771
    @mohamedshiikha-rahmanfarah5771 4 года назад +5

    GOOD NIMCO IYO GAAR AHAAN NIMCO

  • @khaalidaxmed9355
    @khaalidaxmed9355 4 года назад +1

    Woow shekyar waan.idiin.cisnaay.fuaad.&nimco wllhi noldaa wll.qali

  • @mahadalaahi9947
    @mahadalaahi9947 4 года назад

    Tnx fuaad iyo nimco

  • @aliwadani5970
    @aliwadani5970 4 года назад +3

    When he said "he will bring the moon and sun to you" it is metaphor.

    • @Faza394
      @Faza394 3 года назад

      💕💕true

  • @sultanabdi4987
    @sultanabdi4987 4 года назад +1

    Fuaad wali xishood ku jiraa camerda firii fuad actor wayna tahy

  • @shamhaadmahomud9274
    @shamhaadmahomud9274 4 года назад +1

    Masha allah dad an tagaro plz fu,aad ilkaha hoose u galsha

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 4 года назад

    Naagu xijiya turjumatii hore macnaha kedkiii hore xasus cml dib noo maqashiya codka iyo qofka markas hadlayay🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hanikhader2773
    @hanikhader2773 3 года назад

    Dil Laga liya iso turjuma wllyal

  • @abdiazizali3306
    @abdiazizali3306 4 года назад +1

    Nice voice

  • @womanpowerzalima7668
    @womanpowerzalima7668 4 года назад +1

    Kumar shanu King of 90

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 4 года назад

    Waan ku raxesanenaa sidaaan okale wlhi waadka gudubteen mala yacni👌👌👌👌

  • @khadijobishar513
    @khadijobishar513 4 года назад +11

    Nimco heybe habaryar ayad ii thy intee kla soxriraa HBO mcn

  • @yasirmohamed8339
    @yasirmohamed8339 4 года назад +1

    Barashada hindiga school mad ugashen my Uma iyo abo ♥️👈🤣

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 4 года назад

    Thanks MashaAllah ♥️ guys ❤️❤️❤️❤️

  • @maahiralihassan9530
    @maahiralihassan9530 4 года назад

    Wwwww mansha allah wlh heesta cadi mahan xitaa filimka markii aad dawanayo wan qiirodaa runtii Fu,aad iyo Omar osmaan marka ay iska hor imadan wan jacelahay wlh filimanta sii wada fasirada hesaha guul macalimow Fu.aad iyo Atarishada Nimca

  • @nawaalabdi8415
    @nawaalabdi8415 4 года назад +1

    Inshallah week ga xigo tere naam Salman khan ❤️🥀❤️

  • @laylaali6980
    @laylaali6980 4 года назад +2

    Horta wan idin salaamay lkn nimco sheka yar wad shiday kaadii ayaa kaga had laayo 🤝🤝🤝👍🌹🌹🌹👍

  • @amiiratulahlaam7845
    @amiiratulahlaam7845 3 года назад

    Nimca heybe fuaad alfagi idin wataa waa waxa aan filman tii hore ugu dhaganahay xita hadii ay canjalada duugtahay noolada❤️❤️

  • @abdikadirali3273
    @abdikadirali3273 4 года назад +6

    İlahay kabaqa kawaynada waxan adun lajogi mayee

  • @nadiiranadar2579
    @nadiiranadar2579 3 года назад

    Waxan katagay kan Salman khan turjuma hadii aan xamar Iman lahaa waan idin sooradin lahaaa waxan odhan lahaaa hala iigeeyo dadkaas insha alllh waan idin arki doonaa insh allh

  • @cawocismaan4692
    @cawocismaan4692 4 года назад +1

    Best filin buu ahaa wlhi

  • @cimraanaweysiikarcimraanaw2125
    @cimraanaweysiikarcimraanaw2125 4 года назад +4

    Waxaan rabnaa heesta mr boon cunuga jaanwar

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 4 года назад

    2005 ayey isoo xusuusisay heestaan xabadii iigu horeysay ee nolosheyda jacel la wadaago Ayaan wada daawanay🙏❤️

  • @salmanjokarofficial9138
    @salmanjokarofficial9138 4 года назад +2

    Asxaab igu qali ah wan Idin xisay si kal iyo lab ah

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 4 года назад +1

    waad mahsantihiin idiinkood raali ah codsi aniga filimkan aad ayaan uu jeclahay heesta kale kumar sanu Tum dil ki dhadkan mein kumar sanu

  • @daacadcsm7520
    @daacadcsm7520 4 года назад

    Codsigeyga plz hala fuliyo
    Waxaan dalbanaya
    Song kumar sanu
    Tu mile dil kile shaqo wcn🙏

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 4 года назад

    Plz heesta kale so turjuma
    Marka ay jeclaato ninkeda
    I am in love iyo Aksar is duniya Mein

  • @walalakaweyn3144
    @walalakaweyn3144 4 года назад +4

    Fuaaad zxiip halkey kala sooxariira

  • @matsheeqiiofficiall2780
    @matsheeqiiofficiall2780 4 года назад

    Mohabbaten songs shahrukhan All dhamaan heesihiish

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 4 года назад

    Fu'ad masha'allah cod dahabi ah rabbi haku xifdiyo adiga iyo nimca

    • @halimomohamed2321
      @halimomohamed2321 4 года назад

      masha Allah fuad iyo nimco waidin jeclahay walahi anigoyar aodkin maqli jir runti sharaf itaxay inahada wijigin inan arko ilhun Alan idin kaqad

  • @mohamedshiikha-rahmanfarah5771
    @mohamedshiikha-rahmanfarah5771 4 года назад +1

    Waxaan idinka codsanayaa filimka Govinda NASEEB,,labo hees kujirto Shikiva Nahii Kisiise ...Iyo..Mujhe Tum Yaadaa Tee Hoon

    • @mohamedshiikha-rahmanfarah5771
      @mohamedshiikha-rahmanfarah5771 4 года назад

      HEESA KALOO EEY UBADAN YIHIIN KUMAR SANU..DIL KYA KASOOR IYO HAL HEES FLIMKA LABO AJAY DEEWAANE ..EE UDIT NARAYAN IYO KUMAR SANU,,YACNI HESTA FILIMKA MAGACISA

  • @cabdisalam5471
    @cabdisalam5471 3 года назад

    Nosobadiya plz

  • @khadarabdijamac8757
    @khadarabdijamac8757 Месяц назад

    Asc

  • @ninweynweeyaan4024
    @ninweynweeyaan4024 4 года назад

    Fadlan wll noosoo turjum heestii ey meri hamsafar ek sara... udit narayan iyo amir khan. Filmkuna waa qayamat se qayamat tak

  • @dhalintateam8346
    @dhalintateam8346 4 года назад +1

    Sheeeko yara adaa idinkugu xeranahay hore usocday

  • @agane
    @agane 3 года назад

    Fuaad iyo nimco Heybe ad ayaan idiin salaamaya dhaman turjumaanada studio Al fagi Ugu horeyo salax dhere abdi muridi dhere Ajakis jekey Yacko lujiyo aniga waxan raba heesta ugu danbeyso ay Ku kulmaayan Qolka 108 sunil shetty shilba sheyti iyo mahima chodri markale salaan boqortooyo dhamaan asxabta studio alfagi

  • @calicabdala3396
    @calicabdala3396 4 года назад +1

    Asc dhaman wan idin salamay bahda sheko yar official

  • @mohamedmashriqi7004
    @mohamedmashriqi7004 4 года назад +2

    Mudaan sugaayay heestaan wllhi

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 4 года назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxcismaanjibriil1770
    @ubaxcismaanjibriil1770 Год назад

    205 baan daawady filmkan xasuus wllhi

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 4 года назад

    Al muhim waxaa rabnaa flimkii madhuri iyo akshey khanna iyo sanjey kaboor ka dhaxeysay heestee wada qadayaan kumar sano iyo udit nariyan please inoo soo daaaya

  • @ahlaamjama9809
    @ahlaamjama9809 4 года назад

    Nooosoo badiya plz

  • @fuaadcadde852
    @fuaadcadde852 4 года назад +1

    Udt maryaan asigabo 5 mar ayuu ku guleestay abaal marinta filimfayar
    Waana fanaanka kaliya ee 3 10aad oo kala duwan ku guleestay abaalmarintaan
    1) Qayaamatsee qataamat 1889 Amirkhan
    2) Dilwada dulchangee 1995 sharukhan
    3) Raja hindustana 1996 amirkham
    1999 4) hum dilkesanam salamkhan ajey devgan,
    5) Lagaan 2002 amirkhan
    iskoorkaaas ayaaa u taalo udit ji
    Fanka Bollydoodka shaqo kuma lihidiin ee isga tagga meesha
    Kaliya ku ekaada tarjumaanka
    Kumaar waxaa la dheer yahay
    Abaal marinta dowlldda india ey biixso ayaa labbo jeer la qaaday
    Kumaar laiskuma haayo in uu yahay fanaanka buuxa blse udit ma gaari karo

    • @undoking614
      @undoking614 4 года назад +1

      Nin wax badan og ayaa thay ugu dar waliba albums'ka ugu caasan uguna waaweyn 90s inuu udit lahaa sida
      Dilwale dulhaniya
      Raja hidustani
      Dil to pagal hai
      Raja
      Kuch kuch hota hai
      Dar
      Gupt
      Hogi pyar ki jeet
      Jo jeeta wohi sikandar
      Diljale
      Mann
      Pyar to hona hita
      Major saab
      Iyo waliba kuwa badanoo aan katagay 2000 wixii kadanpeyayna iskaba daa kumar wuuba lumay fanka oo dhana udit ayaa la wareegay

    • @fuaadcadde852
      @fuaadcadde852 4 года назад

      @@undoking614 aad iyo aad
      Iskuma dhawa labbada fanaan blse soomilida ayaaba kala aqoon fanka inda qof wlbo oo heeso waxey u heestan kumar
      2000 wxii ka danbeeye ilaa 2005 fanka india asga bas ayaa maamulaaye, tere naam kohomil gaye
      Muje shadi karogi hardil to piyaar gareega, war udit wlhi waan ka yaabay mucjida adduunka ayaaba u doortay

    • @undoking614
      @undoking614 4 года назад +1

      @@fuaadcadde852 2000 atoorayaasha soo baxeeno dhan wada udit waaye hrithik aaba ugu weynee waligiis kumar hrithik hees uma qaadin kawran hhhhhhhhh

  • @jini-np1ud
    @jini-np1ud Год назад

    mèesha aay taalo saantaada afar tilaamo kasoo durug

  • @waayoaragmohamed9341
    @waayoaragmohamed9341 4 года назад

    Www keep going runti noo soo badi waa k helnay

  • @cknagaashwalaal6605
    @cknagaashwalaal6605 4 года назад

    Fu'ad wad salamantahay waxan ahay tagerahag xili ay is aruursaden saxbta kale ay tagen Alimankey.... (Kaise Mein Aake Mein Char Kar Lo) side idhaha indha kukuqabta. Yacni labade IL iyo labada IL waa afar. Waxa nahay rer ismacil Marko yalo hadad xasusati khofka Alfaghi ufadhiyay Marko we miss Alfaghi

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 4 года назад

    Mohaabat 💘💘💘💘💞💞💞💞💞💞💞

  • @maidaadam6025
    @maidaadam6025 4 года назад

    Micneheda Waxa Wye Qalbigeyga Qalbigagu Ayu Lahadla

  • @mufti33mufti71
    @mufti33mufti71 4 года назад

    Asc abti fuaad iyo hbo nimco waxad no so basirtan hestii Filimka Dil lagaliaa

  • @alihammad6938
    @alihammad6938 4 года назад

    Team sheeko yar saan xaqma ahan waxaan idinka codsanoyaa heesta tere naame filimka tere naame salman khan please mar kale codsi by c/difatax alfaghi Thanks

  • @hananabdi2902
    @hananabdi2902 4 года назад +1

    Aniga arjit ayan ku haystaa hamari adhuri kahaani iyo jana mereya mereya no keen wa idinka sugeyna hada ka horna waa codsaday jana mereya mereya

    • @undoking614
      @undoking614 4 года назад

      Walee heesa dalbatay heesaha arijit heesta aan ugu jeclahay
      Accha chalta hoon
      Duaaon mein yaad rakhna
      Mere zikr ka zubaan pe swaad rakhna
      Dil ke sandookon mein
      Mere acche kaam rakhna
      Chitthi taaron mein bhi
      Mera tu salaam rakhna
      Andhera tera maine le liya
      Mera ujla sitaara tere naam kiya
      Channa mereya mereya
      Channa mereya mereya
      Channa mereya mereya Beliya

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 4 года назад

    Nimca iyo fuaad fariinteyda haddi aragtaan isameeya codsigeyga haddi aad awoodaan inshallah waxaan rabaa adinkoo isla jogtaan inaad wax nojishaan adunyada lislama joogaayo marwalbee ruyawad ama wax lee nosameeya

  • @ubaxcismaanjibriil1770
    @ubaxcismaanjibriil1770 Год назад

    Hi

  • @liverpoolteam1346
    @liverpoolteam1346 3 года назад

    Aashaqi Heesta Kujirta Ee ma duniya
    bls heesta

  • @sharmaakemohamed3889
    @sharmaakemohamed3889 3 года назад

    I love kumar sanu

  • @abuwaled431
    @abuwaled431 4 года назад

    Nimca iyo fu aad wa idiin salaamay ❤👍

  • @sahrohadafow5132
    @sahrohadafow5132 4 года назад

    Walal nosoo badiya hesaha hindiga fasiraadooda blz

  • @ceebla82
    @ceebla82 4 года назад

    Legends💋❤🌍☘

  • @ayannaaupdihupdih2264
    @ayannaaupdihupdih2264 4 года назад

    😍💖

  • @saadaqisxaaq1462
    @saadaqisxaaq1462 4 года назад +1

    Heesihii horenagadhaafa plz

  • @hanadbulshawi6485
    @hanadbulshawi6485 3 года назад

    waxn rabaa heesta ohh jana jana ee salman Khan iyo kajol ee wadn plz mom nimco $ macalin jeley ama maclin alfuaad al fagi

  • @mireyare2831
    @mireyare2831 4 года назад

    Salaama legends

  • @filsanquuruxda3032
    @filsanquuruxda3032 2 месяца назад

    Nimco haybe best turjum

  • @mohamedhusein6671
    @mohamedhusein6671 4 года назад +1

    Nimco waa caadi wad tageeri karta Kumar lakiin marwlba wax heeso fiican udit ila cod marka la dhaho si adag ayay urtartameen 90madkii lakiin ugu danbayan udit ayaa ficanad runtii filmfirka waa minshan lakiin national awards waa abal marinta Hindi igu qalisan taasina udit ayaabadan

  • @xidigahaqosolka7789
    @xidigahaqosolka7789 4 года назад

    Filinkan hada ayo socda wlhi dhadkan wan fiirsanoya woow

  • @Maiaal-fandi
    @Maiaal-fandi Месяц назад

    Kumar Sanu ee dar Allah u jeceshahay Nimco Heybe 😂😂😂😂

  • @user-gi3cy7yb7r
    @user-gi3cy7yb7r 4 года назад

    Wad mahad san tihi
    Wan ka so banana anaguna wixi dhanka yga ah
    Hnblyo ayan idin lenhy❤❤❤❤🥰😘

  • @AslahAbaSafi
    @AslahAbaSafi 4 года назад

    ruclips.net/video/xxsHiUUvfIA/видео.html nabsi ninkiisa aanahliyaa part 3 dhamaat

  • @mohavic5227
    @mohavic5227 4 года назад

    Nimca haybe heesta chura ke dil mera goriya cheli heestas noo soo turjuma waa iga codsi

  • @seefcabdi5028
    @seefcabdi5028 4 года назад +1

    Ha moodin saqajaanki horay inaa ahay fuaad nin wan

  • @nimconimco1088
    @nimconimco1088 3 года назад

    Filimka mann hesta mra mann

  • @zaciimkasaalaxkolomeyzacii1375
    @zaciimkasaalaxkolomeyzacii1375 4 года назад

    Heestii Andaaz

  • @cabduwahaabxuseen1586
    @cabduwahaabxuseen1586 Год назад

    Waqti waa waqtigii hori dunda way hobadatay

  • @muhammadabdullahi9798
    @muhammadabdullahi9798 4 года назад +1

    Kkkkkk abababa

  • @ahlaamjama9809
    @ahlaamjama9809 4 года назад

    Sheeko yar plz nooso sheega sida aad ku baraten hindiga turjimanka

  • @mohanidiris5962
    @mohanidiris5962 4 года назад

    waxa jeclahay qaabka cumar iyo fuaad ee isku dhaafsanaaayaan hadalka gabal yar fuaad :waa guuldareestay gabar aan jeclahay jeceylkeeda dhib mooye wax kale aanan ka faaidin misane sidee ugu dhadhiciyaa inay ijecleen oo qof kale jeceshahhay

  • @allahuakbar9562
    @allahuakbar9562 4 года назад

    Macaalin Fu'ad inaa Cilmi aan kafaaido jeclaani lahy?

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 4 года назад

    Kumar Sanu is good but Udit Narayan is the best

  • @abdulkadirhajji9646
    @abdulkadirhajji9646 4 года назад +1

    Heestan hal malin ka hor aya firsanaye wxa is dhahaye sheko yare team may so fasiran

  • @daacadcsm7520
    @daacadcsm7520 4 года назад

    Kumar sanu 🎧🙏