waa markii u horreysay ee aan arkay wasiir Buuni oo kamarada soo horfadhiista isaga oo aan cadheysnayn ama aan afka ka dagaallameyn, lkn si xarraga ahna u kaftamaya.. waxaan is wediiyay tolow ma xilka ayaa culeyskaa ku hayey oo maanta oo uu xilka wareejinayo ayuu nafisay. 😊
buunin wuxuu ka soo jeedaa reer siyaasi ah reer xassan buuni waa markii u horeeyey ee arko isgoo caytamaeyn waa wasiirkii u qaaday cayda waa nin rag ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wlahi kan yari waxaa saaran maskas weyn waa intelligent man buuni
Wasiir buuni he is a gentleman really.
Buuni madax sare waan wataa walaahi
Wasiir Buuni GEESi
waa markii u horreysay ee aan arkay wasiir Buuni oo kamarada soo horfadhiista isaga oo aan cadheysnayn ama aan afka ka dagaallameyn, lkn si xarraga ahna u kaftamaya.. waxaan is wediiyay tolow ma xilka ayaa culeyskaa ku hayey oo maanta oo uu xilka wareejinayo ayuu nafisay. 😊
Kkkkkk buuni waa nafar fiican
Nin.raageed.weyii.maski.halista.badnaa
Ninka qof banii aadama kusheega xumaan isagaa xun
Adeer na dhaaf.Adiga iyo Xaar Muuse Biixi.
Gudaafad iyo uqdad socota.
YUSRAAY SABAR INKAARIKUGUDHACDAYE
Buuni hadalkii ayuu barty 😂😂😂
Wasiir buuni, noolow.
MAANTA LAGA BILLAABO GOBOLKA AWDAL WAAN KA JARAY NAFTAYDA IYO DEGAANKAYGA JARJAR EE ETHIO WAAYO WUXUU DADKIISU KU NOQDAY NAFTAYDA IYO QOYSKAYGA DHUUN QABAD NAF QABAD
buunin wuxuu ka soo jeedaa reer siyaasi ah reer xassan buuni waa markii u horeeyey ee arko isgoo caytamaeyn waa wasiirkii u qaaday cayda waa nin rag ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkk buuni waa filim caadiya