Shiishyahankii baqdaad | Ninkii argagaxa ku reebay ciidamaddii maraykanka ee ku duulay dalka ciraaq!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 авг 2023
  • Shiishyahankii baqdaad | Ninkii argagaxa ku reebay ciidamaddii maraykanka ee ku duulay dalka ciraaq!
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 78

  • @GTMTROLL
    @GTMTROLL 11 месяцев назад +35

    nebiga ku saliya marka hore intadan comment akhrin..... scw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 месяцев назад +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Maahir397
    @Maahir397 11 месяцев назад +31

    San aljazeera Arabic kagadawady waxu.layay 700 oo askari America 🇺🇸 ah ❤❤

    • @Maahir397
      @Maahir397 11 месяцев назад

      @bintu__saidl00 haah wuxu aha nin halisa

  • @xamdamuhiim6668
    @xamdamuhiim6668 11 месяцев назад +13

    Chanel aan ugudawashada badanahy uguna faidadabadan RUclips ka alle hakusharfo ustad

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 11 месяцев назад +12

    Haduu galadii layay alxmdulilah ❤❤❤

  • @sakariyeahmed638
    @sakariyeahmed638 11 месяцев назад +13

    Legend always legend ❤

  • @Suhayb2023
    @Suhayb2023 11 месяцев назад +5

    Shekadan horaan umaqly waa layyaab😮😮😮

  • @maxamedrambo-nf8rd
    @maxamedrambo-nf8rd 9 месяцев назад +3

    700 oo askari ayaa lagu sheegaa badanka taariikhda inuu diley shiishyahan juba

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 11 месяцев назад +5

    Zxp muqaal kasoo samey tarikhda orad yahanka soomaaliyeed ee cabdi bile cabdi

  • @XamseMaxamuud-bz1zn
    @XamseMaxamuud-bz1zn 11 месяцев назад +9

    Qisadan waliba film ayaa laga sameyay sidi dhabta ahayd uga hadlaya

  • @MERCURY_PLANET
    @MERCURY_PLANET 11 месяцев назад +7

    Abdirahman omar wll waxaad ka soo hadashaa siyaasada hada ka taagan Reer galbeedka, Ruushka, Shiinaha, Turkiga, iyo waliba tan wadamada carabka iyo galbeedka Afrika waxa ka socda. Aad iyo aad ayaan run ahaantii ugu bogay qaabka aad muuqaalada u soo gudbisid.
    Waan kuslamaayaa waliba tan ugu khayr badan, oo ah salaanta islaamka. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    FG. Waxaan sidoo kale si gaar ah kaaga codsanayaa muuqalada dhiiri galinta ah ee aad horey I soo galin jirtay. 🙏👍👋
    Magacaygu waa Maxamuud Bile jaamac.

  • @Aminze_14
    @Aminze_14 11 месяцев назад +3

    Allah is one 🙏 ❤ 💖 and prophet Muhammad is the last messenger of Allah

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 6 месяцев назад +1

    Allah haunariiste

  • @cabdicasiis8070
    @cabdicasiis8070 11 месяцев назад +2

    Alaha u naxaristo Juba

  • @abdallamohamed3528
    @abdallamohamed3528 11 месяцев назад

    thanks pron you have golden voice

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 10 месяцев назад

    Mahadsanid pro

  • @user-rj7zp8xg8d
    @user-rj7zp8xg8d 11 месяцев назад +3

    Golden voice

  • @aminaabdilahi8720
    @aminaabdilahi8720 11 месяцев назад +6

    Lagend golden voice noo soo badi wllo 😂😂😂🎉🎉🎉

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid 11 месяцев назад +2

    Mash allah sxp geesi buha ❤❤

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc 11 месяцев назад +12

    Gold voice💛

  • @MohametIsmail-et8eo
    @MohametIsmail-et8eo 11 месяцев назад

    Moshalha hore u soco

  • @wllantonio8259
    @wllantonio8259 11 месяцев назад

    M.a zxp Guulayso🙏✊

  • @abdilugta9504
    @abdilugta9504 11 месяцев назад

    Ustaad soo badi

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад

    Masha Allah juba ❤❤❤❤

  • @AbokorCabdi-cp5iz
    @AbokorCabdi-cp5iz 11 месяцев назад +5

    Allah akpar

  • @gaashaangaashka7928
    @gaashaangaashka7928 11 месяцев назад

    Masha alH

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 11 месяцев назад +2

    Waa geesi kaalin weyn kaqaatey difaacidda waddankiisa.

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 11 месяцев назад +5

    Wlhi shalay ayaan channel kaada ka raadiyey wxa uu dilay 650 ilaa 700 askari American ah

  • @kheyrfidiyemedia6352
    @kheyrfidiyemedia6352 11 месяцев назад +5

    Anigaa u dhaaran kara ninkaas inuusan naarta galeynin
    Wlhi ninkaas naar ma galaayo
    Waayo nabiga scw aya dhahay
    لا يجتمع كافر وقاتله في النار أبدا

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 11 месяцев назад

    ASC wabari media Abdirahman ayaan u malenayaa magacada hadii ii soo waad mahadsantahay wallal

  • @abdirahmanallaale7462
    @abdirahmanallaale7462 11 месяцев назад +1

    Big Fan pro

  • @user-ns7gm2yc5s
    @user-ns7gm2yc5s 10 месяцев назад

    Shishayahankii baqdaad allaha unaxariisto

  • @user-te3du1by9s
    @user-te3du1by9s 20 дней назад

    😂taliye soo badi 😂❤❤

  • @JM-tf6ou
    @JM-tf6ou 11 месяцев назад +1

    Scw ❤

  • @World_Foot-ball.
    @World_Foot-ball. 11 месяцев назад +2

    Waaberi media Waaberi media Waaberi media Waaberi media Waaberi media Waaberi media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TrentGamingYt
    @TrentGamingYt 11 месяцев назад

    Legend

  • @liilshikinow6720
    @liilshikinow6720 11 месяцев назад +1

    Filimka saxda the wall maahan ee waa filim lagu magacaabo SHOOTER midkaas ayaa si faahfaahsan oo sax ah laga jiley

  • @user-wp6uo1nt3w
    @user-wp6uo1nt3w 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalam679
    @abdisalam679 11 месяцев назад +1

    Asc wll musalsal oo xaqiiq ah oo turkish ah oo loo yaqano KURTLAR VADISI umada somaliyed ugu faaidey mahadsanid

  • @hamzeomarwaberi8988
    @hamzeomarwaberi8988 11 месяцев назад

    Keep going

  • @kingabdallayt2749
    @kingabdallayt2749 11 месяцев назад

    Big man

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 11 месяцев назад

    Geesi buu ahaa

  • @zalmanmohumed2837
    @zalmanmohumed2837 11 месяцев назад +1

    قنّاص بغداد filin baa laga sameeyey

  • @user-hq4tg2zw8e
    @user-hq4tg2zw8e 4 месяца назад

    Ajwji❤❤❤❤

  • @Mogadishu12-u6u
    @Mogadishu12-u6u 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤keep

  • @mohamudiidle7436
    @mohamudiidle7436 11 месяцев назад +3

    700 ayuu dilay maqlaye

    • @maxamedrambo-nf8rd
      @maxamedrambo-nf8rd 9 месяцев назад

      Waa runta sxb taariikhda badankeedu Wxy sheegtaa inuu 700 oo askari diley

  • @mahatthassan
    @mahatthassan 11 месяцев назад

    Jubba 👏

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 11 месяцев назад +1

    MAHADSANID WALAAL WAX BADAN BAAN KAA FAA IIDAY

  • @CabdiWahaab-nh8xu
    @CabdiWahaab-nh8xu 6 месяцев назад

    Asxaabta isoo duceeya inow ilahey inacsiiyo dawashada aflaanta xun xun

  • @user-sd4lz5gz6x
    @user-sd4lz5gz6x 11 месяцев назад

    Istat Abdirahman omar wabari ❤

  • @AbdirishiidIbrahim
    @AbdirishiidIbrahim 4 часа назад

    M.a jubba

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t 4 дня назад

    Juba geesi aargoostay weeye alle jano ha ku abaal mariyo

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta 11 месяцев назад

    Ninkani waxaan dhageestay 3 sano kahor sheekadiisa channelka aadan sahan

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 11 месяцев назад

    Wuxu is ticmali jiray JUBA sniper SVD 😎

  • @apdallaissemoha228
    @apdallaissemoha228 11 месяцев назад

    Documentary ga qabyuu kaa yahay

  • @naturalland11
    @naturalland11 11 месяцев назад

    Spg commando kaso hadal zxp

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 11 месяцев назад +1

    Argagax🤩😭😹

  • @user-ng4lu7vu4j
    @user-ng4lu7vu4j 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ng4lu7vu4j
    @user-ng4lu7vu4j 4 месяца назад

    Hul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahi81
    @Abdullahi81 11 месяцев назад

    Abdiraxman waberi away qisadii Hamaan

  • @AlfasoAmmatoi
    @AlfasoAmmatoi 11 месяцев назад

    walaal filinkan maxaa la yiraahdaa joba
    أخي ما يسمى هذا الفيلم

  • @rocky4066
    @rocky4066 11 месяцев назад

    Shiish ahan miyaa mise Shiish yaqaan?

  • @ahmednuur3535
    @ahmednuur3535 11 месяцев назад

    Zxb waxad inoo soo kordhisaa muuqaaladan oo kliya

  • @makahilziyech
    @makahilziyech 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤😂❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 11 месяцев назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-jr8ve5jf4h
    @user-jr8ve5jf4h 11 месяцев назад

    Tariikhdani bari hore ayey ahayd
    Lkn waxa uu dilay 700 askari

  • @bilaaljabriil4430
    @bilaaljabriil4430 11 месяцев назад

    Sxb aad umahadsan thy wax badan kafaidey

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 11 месяцев назад

    Craxmaanow waa 700

  • @diamondbashir80
    @diamondbashir80 3 месяца назад

    Is this crazy or can't he live without killing?

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh 11 месяцев назад

    oo nio tolow majinbuu ahaa mise wax loosoo diray cidanka usa teeda kale ciraaqintu may ogaadaan cajiib

  • @nadiirmohamed
    @nadiirmohamed 11 месяцев назад

    Keep going