ماشاء الله تبارك الله، اللهم اجعلني من الذاكرين الشاكرين الصابرين يا ارحم الراحمين اللهم امين و اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين يا سميع الدعاء اللهم امين يارب يارب العالمين 😢🤲🤲
wlhi saan muxaadaradan uga helay waligay sheekh sidaa ducada uga hadla ma arag si psychology ahaana ayuu kula hadlaya alle haku dhawro sheekh noolow inbadan jnatu firdawsa Rabbi hakugu casuumo
Masha Allah Sheikh Abdirahman Bashiir .. mar walbo aan dhageysto muxadarooyinkiisa wanaag ayaa ii ziyaada Alleweyne ka so kow aad baan kaaga mah dinaa Alleweyne ka Sokow. xaqiiqdi waxaad tahay sheikh Wax fahamsiin kara bulshada Aftahan ah Garasho iyo Caqli Alle ku maneystay Masha Allaah Allahu Akbar Alla Yax fadak Fi dunya Wal Aaqirah.... Maskaxiyan ayaan aad kaag a faaiday Alle haku dhowro Chanelka Nala wadagay isagana in badan baan u mahad noqoyaa Qeyr Alle Ha idinka siiyo iyo Anagaba Aamiin Ya Rabi ..Ya muqalibal Qulub Thabit Qalbi Cala Diinik...
Islam Djibouti Aduun iyo Aakhiro Alle heydin barakeeyo. Sh Abdirahman Bashir waa sheikh cilmi iyo caqli badan oo hadalkiisa aad loo fahmi karo. Anigu waan ka faa,iideystey runtii, isagoo kale Alle ha inoo badiyo. Culimada Djibouti caadi maaha oo horey waxaan ugu xidhnaa Sh Hussein Ali Tabliiq. Waan jeclahay dhamaantood, mahadsanidin walaalayaal.
ماشاء الله تبارك الله، اللهم اجعلني من الذاكرين الشاكرين الصابرين يا ارحم الراحمين اللهم امين و اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين يا سميع الدعاء اللهم امين يارب يارب العالمين 😢🤲🤲
mashallah cheikh abdourahman Bashir allah ha ku barakeyo cilmiga . aad iyo aad ban ugu faraxsanahey wan ku darsaney djibouti.
Sheekheena sheekh cabdiraxmaan bashiir ilahay ha barakeeyo oo haka abaal mariyo muxadradan qiimaha badan ee uu inoo soo jeediyay, sheekh cabdiraxman bashiir muxadarooyinkiisu waxay leeyihiin soo jiidasho,iyo hab soo jeedineed oo qurux badan.nuxurka uu sheekhu uu inoo soo jeefiyana waa mid urursan oo macno balaadhan.
Alle haku sharfo sheekh cabdiraxmaan bashiir.
Abokor carab ileeye
Burco. Somaliland
Jisakalaahu kher sheikh
Jazakallah sheikh.
جزاك الله خيرا .شيخنا عبد الرحمان بشير
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🌷💓🌷🌾🌱
mashallah muxaadaro saan ugu nafisay, waligay ma araag sheikh abdirahman jazakallahu kheyr. janaada no balaan ah
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ عبدالرحمن البشير
رب اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء 🤲🌾🌱💓
Mansha allaha sheekhaygii muxaadaradan kama daalo waa markii 5aad een dhagaysanayo marwalba oon ducada ka caajiso waan dhagaystaa cwa oo 2024 thy ayaan dib i dhagaysanayaa iyadoo 2020 igu danbaysay allaha kaa abaalmariyo sheekhaygii ❤❤
أللهم يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كله ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين 🤲😥🌷💓🌷
masha Allah tabaraka Allah jazaka Allahou khairan c
masha allha sh.cabdirahman ♥ bashir♥♥♥♥♥
wlhi saan muxaadaradan uga helay waligay sheekh sidaa ducada uga hadla ma arag si psychology ahaana ayuu kula hadlaya alle haku dhawro sheekh noolow inbadan jnatu firdawsa Rabbi hakugu casuumo
Deqa Cabdi sheekhan waxkasta oo uukahdalaa qalbiga iyo maskaxda ayay toos u qancinaysaa illaahay ha xifido
Masha Allah
Ducadu waa awood walahi
jasakallah Allah kheyr thanks
Masha Allah Sheikh Abdirahman Bashiir .. mar walbo aan dhageysto muxadarooyinkiisa wanaag ayaa ii ziyaada Alleweyne ka so kow aad baan kaaga mah dinaa Alleweyne ka Sokow. xaqiiqdi waxaad tahay sheikh Wax fahamsiin kara bulshada Aftahan ah Garasho iyo Caqli Alle ku maneystay Masha Allaah Allahu Akbar Alla Yax fadak Fi dunya Wal Aaqirah.... Maskaxiyan ayaan aad kaag a faaiday Alle haku dhowro Chanelka Nala wadagay isagana in badan baan u mahad noqoyaa Qeyr Alle Ha idinka siiyo iyo Anagaba Aamiin Ya Rabi ..Ya muqalibal Qulub Thabit Qalbi Cala Diinik...
😅😅
ربنا أغفر لنا إنك أنت الغفور الرحيم وتب علينا إنك أنت اتواب الرحيم اللهم آمين يارب العالمين 😢😥🤲🤲🥰🥰
أللهم اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين امين يارب العالمين
may allah bless u with janah
Channel kan dadka sameeyey alle ha barakeeyo aaamiin ❤️❤️❤️❤️
Adiga iyo familkiina alaha idin barageeyo aaaamin
aaaaamiiin
Islam Djibouti Aduun iyo Aakhiro Alle heydin barakeeyo. Sh Abdirahman Bashir waa sheikh cilmi iyo caqli badan oo hadalkiisa aad loo fahmi karo. Anigu waan ka faa,iideystey runtii, isagoo kale Alle ha inoo badiyo. Culimada Djibouti caadi maaha oo horey waxaan ugu xidhnaa Sh Hussein Ali Tabliiq. Waan jeclahay dhamaantood, mahadsanidin walaalayaal.
Alle ha kaa abaal Mariyo shiikh
👌👌Alahou Akbar
Jassakalaah Sh Abduraman
Jazakallah shiekh ❤️♥️
mashaa alah jazaklahu khayran
Jzklh sheekh
Iki
ماشاءالله ياحضرة الشيخ!
mansha allah
Allah janadiii hakuu amal gudo
jazaakalaah yaa sheikh abdourahman Bashiir
sh bashiir waa phaylasoof soomaali aha allah yubarik
MashAllah
Barkallahu sheikh
Alle janadiisa hakugu abaal mariyo shekh
Maasha Allah shiikh mahadsanid
Hassan Hussein crv&
جزاك الله خير.
Maasha alaah
kkkkkkkkkkkkkkkkk,une pierre pour deux cible, écoute le hadith et rire un peu!!
Masha-Allah wa ruunta wallashay marna qosol marna hadis gaado
Saaca wa saaca
Masha Allah