SIDA LOO HAGAAJIYO GB WHATSAPP IYO MB WHATSAPP || XALKA CILADAAN!
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝗼𝘄 𝘀𝗵𝗶𝗳𝗼 𝗼𝗳𝗳𝗶𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗼 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗰𝗵𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆 𝗳𝘂𝗱𝘂𝗱
𝘀𝗶𝗱𝗮:--
✔️ᴍᴏʙɪʟᴇ ᴛᴜᴛᴏʀɪᴀʟs
✔️ᴘʜᴏᴛᴏ ᴇᴅɪᴛɪɴɢ
✔️ᴠᴇᴅɪᴏ ᴇᴅɪᴛɪɴɢ
✔️ʀᴇᴠᴇɪᴡ ᴀᴘᴘs
✔️ɪʏᴏ ᴡɪxɪɪ ʟᴀ ᴍɪᴅ ᴀʜ
𝐇𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐢𝐝 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐨𝐨 𝐫𝐮𝐤𝐮𝐦𝐨 𝐤𝐚𝐧𝐚𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐲𝐨𝐮𝐭𝐮𝐛𝐞 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐢𝐟𝐨 𝐨𝐟𝐟𝐢𝐜𝐚𝐥
-------------------------------------------
𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝
------------------------------------------
𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻
✔️𝗶𝗻𝘀𝘁𝗴𝗿𝗮𝗺
/ shifo_official1
✔️𝘄𝗲𝗯𝘀𝗶𝘁𝗲
shifoofficiall...
✔️𝘁𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸
/ shifo_officiall
Facebook page
www.facebook.c...
Telegram
t.me/shifooffi...
🅜︎🅐︎🅗︎🅐︎🅓︎🅢︎🅐︎🅝︎🅘︎🅓︎
**DISCLAIMER: This video and software is just for educational purposes. I sill recommend you to download & support the original app from the Play Store. *All the applications and other resources here are owned by their respective owners and are reproduced from other sources like forums, Websites, Blogs. If there is any violation of your copyrights, please inform me and I will remove them as soon as possible.
Email: muxiyadiinmaxamed19@gmail.com
#shifo_official #gbwhatsapp #mbwhatsapp #youneedtheofficialwhatsapptousethisaccount
63,955
Cilmiga adiga kaa maqan wllkaaga uu ku jiraa aa maqli jiray ayadoo run ah waa tan💗🫶🏿
Sax❤🫡🫶
Sax😂❤🫶
Sxb makushaqey😢
Muqaallada caqliga sida loo sameeya sxb sidi hore uma.shaqaynayaane qaab kale.ma.haysaaa❤
Mahadsanid libx wxbdn kafaidi guulees0✋️
Shukran ustaad😮🎉😊❤
Tnxs bowe🎉❤
hi
@@YassirMohamed-me2it hello
Abaayo mcnto muu kuu shaqeeyayna
Makuu hagaagay wllsh
@@Ranujabry muu kuu shaqeeyay wll❤
Walhi wll waxn kugu abal gudo maqan sidasoy tahay ❤wax kuleyay thank you so much ❤amigo ka qustadaisamaysay😊
Sdee contacts ka loso ceshanya wlashei
Mahadsanid wll wad ii faidaysay wlhi❤
Asc wllo waxaan ku waydiyeey side video qayb ka mida loo la soo dega qaybta kale layskaga jara fadlan nala soo wadaag
Abalkaga maxa ku gudah❤😢 wlhi wanka qustay kwrn hadana wa samaystay alhm
Abyo maku samesmy😢💔
Wll Dadku sidee kugu save garesmeen
Fariimaheyga oo dhan lakiin wey baxayaan majiraan qaabkake oo Fariimaheyga ku baxeym😢
meesha aad number ka kale iyo mobile ka kale kasoo qaadnaysid waxaad adeegsataa laptop kadib scan code ka isagoo screan shot ah u dirso whatsapp ka kale adigoo laptop ka ku dirsanaya
Mahadsanid libx🔥🙏
Ma kuu shaqeeyey
@@Talent_girL1 wali iskuma dayin glbka firiin rabaa queen
@@Talent_girL1 Haa wllo ishqeeyi😊
Wll walhi qof wx laga barta tahay anoo ka qustay wht ayaad I sameysay waxn kugu abal gudo ma aqni sdsoy tahay wxn k dhihlah thank you so much 😊
Aniga India ku so bartay
@@ahmedlakichannel3369 hadad ku Soo bartay waxd ishegtay sida loo sev iyo dadka whatapp kobiga
Almost 5 years istamlayay bishi hore ka guray wan ku wareray xaqiiqdi GB whatsapp dhibkisa badan in kastoow an ku so cana malay 😢😂😂
Same 😭😂
Saan camal waa u sameyey lkn dadka ma ii save mayaan sidee u hagaajiyaa ii sheeg please 😢💔
MY brother ❤🎉
Sxp shifo waad mahadsantahay lkn statuska waxba lama saari karo maxaa sameeyaa
جزاك الله اخي
Aniga waa laga xidhay waxan rabaa labrkgii hore raba ina kuso ceshado
Abowe what's app business malagu wareejikaro miyaa😢
Lenged hori u soco Tnks
mhdznid zxp lkn what's up LA,an dhanto Zidan ileen status wx lama zari Karo wxna lama zv Garayn kari
Alxm ugu dnbay wuu iishaqeyey 😂😂
Farinihii makuu shaqeynayan hore😢
Zxp woo i shaqeyn waaye beenta naga dhaaf
Finally Alhamdulilah😢❤
War ani ishg
Ku soco brother
Wll Qof lama save garayn Karo dadkina way iga Baxen
Runti walhi aniga uu iga xidhmay markii dambe aan hagajiyey dadkii zve ii ahaa iguma jiran ta kale waxyabo badan baa laga badalay gb whatsapp cilada kale dadka cusub ee kuzo gala save bay ka xidheen
Side kuxa lise
Ala videogan hda argoya whatsapp mb ma ii shaqenoyo mxaa sameya😢
Walhi se kugu mahad celino ma naqano❤
Macalin mahad sanid ❤
Zxp qof ka kle tellkisa ma numberkga glinaysa
Taliye Lambar dal an ka tagay ayaan ku isticmaali jiray oo Code ma helayo ee xal ma leedahay taasi talaw?
Number ka haduu yaalo dadka heysto wac code ka isoo sheega dheh hadosan yaalin shirkada iiga soo jabiya dheh kadib code ka iiso sheega dheh ani xataa maraa sas sameyay
Alla yacizak❤
Thanks wll🎉😊
zxp side loso dagsan kara siijeey i phone kaso hadal plz hada taqano
Xal majiro miyaa oo lagu xalin karo qebta seve tanka😭🥹
Wayo lanbarka qofka ka sawirato aya kusoo raaceya xalinteda cwa ayn ku guuleystey lanbaradeydii dhan ayaa isoo wareegy iygoo save garysan marka cidii sidaa ubaahn diyaar waaye lanbrkas itopiyanka ah igala soo xiriir wllo
Wllkey igu cawi midaas wey ihaysata xalkeeda isheeg😢😢😢
Ani saan WA sameeye wili nh si deyse waye😭
Sida lmabarada sve lodahyo no sodig plzzzzzz😊
Sxb iphone aa waata qaabkeh ugu sodajin,kara😢
Waal iga daa wxano what's ap kii cadiga ahaaba ba idiidan inu so dego ee kasun igu caawi pls 😢
Hayeh hda maku fiicnaadey isku mida nhy
Instagram shifo official1 igala soo xidhiidh wll
Saas wa u sameysanay lkn seve garees la.aan waye😂
Dhibaatadaas wan ka yaabay maxaa xal ah🤣🤣🤣
𝗭𝘃𝘁𝗮 𝗮𝗻𝗶 𝘄𝗲𝘆 𝗶𝗶𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝗻𝗲𝗲 𝗔𝗹𝘅🤲💗
Abaaa sidee lkn see usamesate icaawi@@FadumoNor-my5mv
Thanks libx ishaqeeyi
Zxb anlight mation wuu idiinde zxb ples ii kagasoo hadal muqaal oo link iiso dhig zxb ples ❤
Sxp anba sasu iga aha lkn wan hagajistay
Aniga sidan waa sameye wuna ismesmay Lkn numberadii ii seve garesnay Oodhan hada Mai seve garesno Wan yabanhy ee maxan sameyaa isheg plzz 🙏
Waaba lagu shagayy sowmha in number dhan unsaved noqonayan 😂
What's app ka cadiga E mobilka qofka kusoo dajiyey hdan ka delete.gareyo ma ishaqenaya ani😢
Haaa wlll❤😂
@@SiciidMaxamed-pi3wyTyzm ❤😂
@@SiciidMaxamed-pi3wytnx pro😊
Zxp iima shaqeenanyo
Aboowe istatuska wax madhigikaro inta igujirtana maogan karo maxan sameya
Anaabxalbkuu haya
Zxp lkn. Ani Wu iga diidey
Shukrn ❤
Qasab baa nagu daa wasiisay 😂
Mahadsnid wlle
Sidee loo sev gareesan karaa qofka😢
Zxb woo iishaqeyn la yahay😢
Wan hagajiyay onoo ku hagajiyay chorome
Wakhti hore ayan scane io wxas ku isticmalay lkn ega hawlo ka dhibyar barty ee xagen kuso bandhiga athero😂
Plz nala wadaag 😢😅
@@Fatema-qe7lk xagen ku so dhiga
@@MupashirDayip meel aan kala soo xariiro isheeg sxp
@@keyow151 😂
@@MupashirDayip jawaab fcn isii wll muhiim baan u ahee
DAD KII IGU JIRAY MA HAAYO MANA SEVA KARAO 😢ICAWIYA 😢❤
Markaa xalka heshid please iisheeg
Wll Halkaa cilad ayay Leedahay inaad Qaabkan samaysaa
Mahadsanid wll farxad kunoolow akhirana jano
MB isna ma isku mid baa pro
Haa bro
Akhii sidan wuu iga diidi iga cawi
Ani dhibatada ihysato waxa waye code mab iso dhacayo maxa waye
Lkn dadka zave mana qonoyan wll 😢
Sxb aniga waa iga diidayaa maxaa xal ah ne
Oo wllo dadka ma save gareen karo miya
Dadkii I save graysana wan wayaye Xagan ka helaa
Yaa no hagjinayo😂😭😭😭
Qof lama zve karo miya noso ogow wll😢
Thanks sxb
Side dadka loo save ya 😢
Zxb wuu is jarayaa😢 maxaa dhacay
Pro Code Wu iso wacaya Isma Galinayo
Marku kuso waco code ayuu kuu sheegayaa kaas Qoro wll
Aniga kood dhan Ms iso dhacaayo maxaa sameeya
Anaa dhibatadas kula qabo mana la iga xirin lkn wax code ma iso dhacayo
Tnxs legendary
Mrkaaa wlll haddan whppka mobilka kle ka detegareeyo ma ii shaqaynyaaaa
Haa uu ku shaqaynaya lkn dadka ma zave garayn karayzid
Thanks lpx
Ani saan wa sameyey ma ishaqeenin mxa yeela
Instagram shifo official1 igala soo xidhiidh wll
@@shifoofficialsxb code iima soo dhacaayo ee sideen yeelaa xal ii sheeg aan code ku heli karo sxb
Sidoo kale waxaan ku weydiinaa mobile ka kale ee kusameenaayo ma qasab baa in lafta number ka lala galsho
Ar ani ima shaqey nyo😢
Thnkx brather
Side lo so ceahta contact iga baxy wll
Lkn link dad bu Ugo Samay samin
War shifo anuu inta aan delete day ayan soo celiyoo wuu ii shaqeyey walina account kii hore
Fariimihi makaa baxen mise sidisi hore waye
Halkee ka soo dajisatay zxp
Sxb fariimaha maku jogen mise new bay noqden
Wax so baday hab cusup oo GB lola so dago adigoon scan aan sameyn
Abowe iifaaiidee
Isheeg maxa waye wllkey
Sxb qof mala zave Karo
Thanks❤
Thnks aboweh
Try Again Luu Idhaha Ani 😭😭😭
Sidoo kale zxp
Taleefanka kle lambarkyga kuma sameesmayo mxa sameya wlle
Whatsapp caadi ah bann maa lagaa dhahayy
Wlo waxad ka soo hadashaa sida mobilka sidaa loogu duubayo qofkii haya links sida mobilkaa wax loogu duubayo background cagaarka ahna la daba dhigayo hayla soo wadago mahadsanidiin dhamaantiinba
Instagram shifo official1 igala soo xidhiidh wll
Waan kaala soo hadlay ustaad mahadsanid inbadan
@@shifoofficial
Waan kaala so hadlay ustaad
Mala helayo miyaa wax lagu xalin Karo qeebta saveka😭
Saveka maxa kawada wll mise satutus wax Lakala Daki jiray mala.xiray😊
Welcome
Istatus wx masoo dhigi kartid
16 cisho kadibna inaad dib u scan kale u qaado ayay noqonaysaa
May wll wuu kuu shaqaynayaa
Shifo thanks
Thnkz san marabo
Haa
Tnx❤
Plz soo popsi wll 😢
7:29 7:29
Tan wan ogayn ee xalka dadka loo save garaynayo soo radi
Haa zide lo svevtolow
SvE ma dhahmayyaan miyyaa
Ani imaba noqonayo sawirka wuu diidaya
Ani xitaa isgaa hindi ah fiirstay wana diiday
Danks
Sxb sevti wuudiidaday😭ee icaawi
Saasu kugu dayay xalka kaliya wax weeye inad iska delete garayso oo aad laso dagto whatsapp cadiga