Su aalo iyo jawaabo || Xalqadii 13 aad - 27 / 5 / 2016 || Sh Maxamed Cabdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 60

  • @ahmedyare7641
    @ahmedyare7641 8 лет назад +8

    Jazakallah khayr sheekh Maxamed Cabdi Umal Allah Swt ha kaa abaal marsho miisaanka hakuusaaro , ILLAHAY Swt ha nagu anfaco

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Год назад

    الشيخ محمد عبد أُمل حفطهُ الله في الدنيا وفي ألأَخرةِ

  • @sumeyamuslim6270
    @sumeyamuslim6270 6 лет назад +1

    Maasha Allah baarakalaah sheikh Mohammed cabdi umal xaafidulaah
    Waxa sheekhan iyo sheikh siciid raage iyo sheikh shibil ayaan aad
    u dhegaystaa Maasha Allah

  • @Maaman86
    @Maaman86 8 лет назад +8

    Allah haku dhowro shekhaygi Sheekh muxamad cabdi umal☆♡

  • @faatmaaxmed1785
    @faatmaaxmed1785 8 лет назад +3

    jazakallah sheekh allah ku xifdiyo adi iyo intii qeyrka noo so gudbinayabo anaganah allaaha naga dhigo kuwa ku camalfala

  • @tamishhassan6536
    @tamishhassan6536 8 лет назад +1

    Masha Allah Alle ha ino siyathiyo Dhamanteen adigano ajiir iyo hasanat ha ka siyo aduun iyo aqiirabo

  • @muhudinhassanmohamud4899
    @muhudinhassanmohamud4899 7 лет назад +3

    جزاك الله خيرا إحسان ميديء

  • @mohamedamin8918
    @mohamedamin8918 7 лет назад +5

    maasha allaah sheekhaygi ilaahay haku xafdiyo

  • @abbdullahimuhamed372
    @abbdullahimuhamed372 4 года назад +1

    Masha Allah Allah haku barakeeyo sheekh

  • @sabrinayounisaden6413
    @sabrinayounisaden6413 6 лет назад +1

    JazaakAllah khairan sheikh umul.

  • @miracasmedia9547
    @miracasmedia9547 8 лет назад +6

    Masha allah. allah xifdiyo sheekh maxamed cabdi umal iyo dhamaan ducaada

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 8 лет назад +1

    maansha allah sheekh Umal ilaahay haxafodo

  • @ashirhussein1120
    @ashirhussein1120 8 лет назад +2

    sheikh mahamed umal allaha kuxifdiyo

  • @faatiainamohaa7379
    @faatiainamohaa7379 7 лет назад +2

    Jazakallahu qeyr sheeq allah ku xafido

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 лет назад +1

    Masha Allah Jazakallah shehk

  • @امعادلشيخ
    @امعادلشيخ 8 месяцев назад

    بارك الله فيك يا شيخ

  • @abdirahmanahmed3923
    @abdirahmanahmed3923 6 лет назад +2

    Jazakallah kheyr sheekh

  • @hassanjama5756
    @hassanjama5756 6 лет назад +2

    Mansha allah jazakalah qer

  • @kawsarfaarax768
    @kawsarfaarax768 8 лет назад +1

    Mashaa allah alaha ku xifdiyo sheekh

  • @abdinasirbaladka3873
    @abdinasirbaladka3873 2 года назад

    جزاك الله خيرا

  • @nimcoqalanjo9491
    @nimcoqalanjo9491 7 лет назад +2

    Mansha allah cafidullah shekh

  • @falisaden9105
    @falisaden9105 8 лет назад +2

    Maansha aallaah jazakallaah qaayr sheekh

  • @mohammedadam1607
    @mohammedadam1607 8 лет назад +10

    maashaAllah

  • @fartunmohamed6571
    @fartunmohamed6571 8 лет назад +6

    masha allh

  • @mohammedadam1607
    @mohammedadam1607 8 лет назад +1

    jazakallah shaykhanaa fadhiil

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 8 лет назад +6

    Masha Allah

    • @abdirahmanbashir7452
      @abdirahmanbashir7452 5 лет назад

      Jazakallahu khayr Sheikh Mohamed abdi umal I love you for the sake of Allah suxanahu watacala

  • @abassabdihussien4133
    @abassabdihussien4133 6 лет назад +1

    Maanshalah sheik

  • @raimabashir5974
    @raimabashir5974 8 лет назад +2

    تبارك الله الله يحفيظ

  • @crdallo7248
    @crdallo7248 8 лет назад +7

    maansha allah

  • @omarabdirizack6943
    @omarabdirizack6943 7 лет назад +1

    Masha Alllaaah

  • @iloveyouallah4713
    @iloveyouallah4713 6 лет назад +1

    ماشاء اللة ماشاء اللة

  • @badriharuunmaxamud9805
    @badriharuunmaxamud9805 8 лет назад +3

    Msha allh

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 6 лет назад +1

    Masha Allah shugran sheee

  • @Malyunay
    @Malyunay 8 лет назад +1

    This is good for you

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 26 дней назад

  • @leebasbas
    @leebasbas 7 лет назад +1

    *-JIZAKA*ALLAH-**KHEER*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-*-

  • @suldanyare7825
    @suldanyare7825 3 года назад

    Gavefana garisa Ali korane hon abdi

  • @habiibojimale2193
    @habiibojimale2193 7 лет назад +2

    tacsi

  • @aishaAliyq
    @aishaAliyq 8 лет назад +6

    too much coughing going on background.

    • @nestezaxuseen4114
      @nestezaxuseen4114 7 лет назад

      samira Mohammed Abdi 6

    • @Dhabaryare
      @Dhabaryare 6 лет назад

      samira Mohammed Abdi is that all you pay attention?

    • @falastinabdi71
      @falastinabdi71 5 лет назад

      that's not the way you respect the video

  • @Nasra23
    @Nasra23 7 лет назад +1

    Dislikes , please note thumb down is not for download. 😂

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Год назад

    AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1
    WAXA KU YAAL KITAABKA:
    KHUD CAQIIDATAKA
    OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
    WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
    CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
    WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
    WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
    QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
    1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
    ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
    MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
    EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
    BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
    KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
    WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
    WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
    TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
    BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
    QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
    WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
    العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
    OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
    MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
    SU'AASHA 20. KITAABKA
    KHUD CAQIIDATAKA
    2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
    WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
    وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
    CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
    NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
    WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
    TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
    XALAASHADAAN,
    QURAANKANA WAXA KU TAAL:
    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
    IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
    CADAABTANA KU WAARAYO
    ILAAHAYNA U CADHOODAY,
    WALIBA UU NACDALAY,
    CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.

  • @isabss8545
    @isabss8545 8 лет назад +4

    ca ca

  • @sharifoyassin9793
    @sharifoyassin9793 8 лет назад +4

    Masha Allah

  • @khadiijmacalinkhadiijmacal5427
    @khadiijmacalinkhadiijmacal5427 5 лет назад +1

    Mash alah

  • @maxamedjiile6894
    @maxamedjiile6894 8 лет назад +1

    mash allh