Asc saxiibow inaa visaha Qatar la iixareeyo ama Ina xaresto Aya Raba alxamdu lillaah sucuudiga wa joogi jiray darawal Aya ahay macilin taxfiid qur an Wan ahay
Walal waad mahadsantahy Waxaan ku waydiin raba meeqa kharash ayaan ku imaanka wadanka qadar qofka passpord somali haysta noo soo faahfaahi khayr Alle haku siiye
Asc sln kadip wxn qaba dhowr suaalod:_ 1_wxn maqly dad 5500$ laga qadayo o tababr cidan lagelinyo muddo 6 bil kadipna ay ku shqeyn donan waxy yaqanan wxyna qadan donan 960$ cuntada iyo jiifka ka bananka ah 8sac ayana lashqyna marka xog maka hysa. 2_haddi an barnamijkas kuso baxo 8sac kadip mashqeysan karaa iskayga. 3_Malaga helaa Collage lagu barto cunta karinta. 4_ Dadka ku shqeysta cunta karinta qiimaha ay qatan wa immisa?
Asc wll waad ku mahadsantahay sida wanaag San ee wixi aad nagu dhaanto dalka qadar noogu soo gudbiso Aniga su'aashaydu waa sida tan 1. Expo doha 2023 waa maxay ? 2. Maku iman kara qof soomali ah 3. Sidee loo xeraystaa iyo goorma ayaa la xeraysta 4. Ma igula talin lahayd in aan apply gareeyo Mahadsanid
Mashlllha wll sidee ugu fududu lagu tagi karaa dalka 🇶🇦 qatar❤❤❤❤
ila so xariir
Masha Allah Wll dumarka shaqo nocey heli karana Adigo mahadsan
qof walba waxa ay ku xidhan tahay xirfadiisa iyo aqoontiisa
Asc saxiibow inaa visaha Qatar la iixareeyo ama Ina xaresto Aya Raba alxamdu lillaah sucuudiga wa joogi jiray darawal Aya ahay macilin taxfiid qur an Wan ahay
Asc wall bashka Bashiir wn kusalaamay salaankadib iigawaran aniga wax xirfad ah malihi laakiin luuqada carabiga waan aqaan sida looqadayda hooyo quraankana waan xifdisanahay خطيب masjidna waannoqonkaraa marka maimaankaraa qadar جزاك الله خيرا بارك الله فيك ونسال الله ان يحفظك
Aad iyo aad thank you very much brother
Brother wxn jeclahaY inaan numberkaaga helo hadeY macquulthY mhdsanid
Asc wll bashka aniga waxaan aqaanaa sida dharka dumarka loo tolo marka maka shaqeysan karaa qatar
Sxb bash kafiil ii raadi fiican waxaan aqaan carabiga
Shaqoyinka gabdhaha waa sidee
Dumarka waxan qaban karan kaso waxan wll
Asc wll ma wiilasha bas academy ka hadleysa gabdhahana mad shaqadoda shegtid
Sxb bashka bashiir waxaan jooga Ethiopia 🇪🇹 ka haystaa passpor iyo shahaado jaamacadeed ee ma ii fududahay imaan shaheedu
Wll aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa su'aalahayga sida aad ugasoo jawaabtay ee quruxda badan jasakalahu khayr,
Asc walaal waxaan ku weyneyna sedey ayaan ku helekaraa shaqada askarinimo somali ayaan joogaa
Sedegdeg ayaan ugu baahnaay walaal igu caawi sedey aan ku heleen lahaay
Asc wll iwrn setahay waxan jogaa sucudi waxan rawaa inaa qadar imado o ankashaqesto seeku Iman Kara lacagtedana waa imasa iso jwb
Bashir visaha family maixaresida waxaskato anabaxasanyo
Sxp kawaran hadan xirfada laydhka an aqaan shaqomahelaya xirfada saan aqaan
Wl qofka high school Ka Dhameyey mushaharka u ku shaqaynayo waa imisa please Iso sheg
Waalal waxan heestaa passport kenya ah Wax luuqad ah na ma,aqaano marka sideen ushaqeyn karaa?
Wll waxa bartay nursing Shaqo Maka hela qadar
Wll labarka aya ubahanahay plz
Bashkaa wll barmamishka Expo Doha 2023 kasohadal plz
asc wll waxan ku wadiy gabdhah shaqdodo wakwarn
Asc walale
Salan kadib
Waxan ahy darawal
gaari weyn iyo mid yar
Maxan mushaar qaadanayaa
Mahadssnid
Mahadsanid wll bashiir
Bro aad ayaa u mahadsan tahay somalida dhan wey kasiman yihiin waxan rabay inaa imaado horaa la iga xumeeyay teeda kle schoolka lecinka lacag miyaa lagu bartaa mise
Wll Dumarkana maxeey shaqo ahaan fursad u heestan mhd snd 🙏
Wll waxan xanta shahabokoronto❤❤❤
Walal waad mahadsantahy
Waxaan ku waydiin raba meeqa kharash ayaan ku imaanka wadanka qadar qofka passpord somali haysta noo soo faahfaahi khayr Alle haku siiye
Aniga abaayo ku tagi rabo ee ilaso xiriir
@@samiyaxuseenmatagtay
Wll asc wll waxaan kunoolahay sacuudiga shar cina waan leeyahay leysin waan heystaa wll sedeen KU imaan karaa wll
Zxp waxaa noo shegtaa qiimaha lagu imaa karo
Darawal Wan ahay lkn iyagu miyey ibarayaan marlabaad si an u helo lesinka zxb
Wllo shaqo xafad malahelaa waase imisa lacagta
Walal Bashir Bashka Waxaan ka Codsanaa Adigoo Raali Ah NoTell ma heli Karaa
Walaal dimar makashaqeeyaan qadar
wllo waxbaan bartaya ama luuqado badan ayaan aqaana sido kale neeris baan bartay wxn kunoolahay itoobiya eemahelayaa wllo🙏
Asc walaal waxan joga Finland shahaado jamacadeed ayan haystaa kuliyada dhaqaalaha ayan kaso baxay waxana haystaa finish citizen marka hadi shaqo kahelo Qatar mushar fican miyey leedahay hadana hadan imaado sifudud miyan kuhelaya ama online midkee fiican wadna mahasantahay bro qali update kaaga.
Finland tada ma oga shaqeysatid wll
@@Naruurah Qadar aya kamishaarfiican wadan kuleel ahna wan raba inan kunolaado inshaallah
sxb hadan khadar imaado mudo joogo oo an barto darawalnimo kadib shaqo ma heylaya huball miyaa
Wll wan ku salamy mhdsanid sidaa wx noogu faaidayso
1.lacag intee leeg bay qaataan shaqaalaha caafimaadka
Tusaale ahaan kuwa shaybaarka
Sidee lagu helaa visaha qadar
Walaal Bshir Bashka Waxaan Rabaa inaan Ku Wediiyo Suaalo Aniga igu Sabsan aan Kala Tashado Adigoo Raali Ah Walaal Waa waxa Khaas I Ah Aniga
Asc wll Bashir waxn joga kenya
Asc lacagta lagu imado Qatar wa imisa
Zxp side Shirkada Loga codsada ado Somalia jogo
Wllo sida loo buuxiyo noo soo samee plz
Wll waxaan ahay hooyo 3 caruura haysato oo garoob ah wll maiman karnaa aniyo caruurtayda makunoolaan karnaa makahelayaa khadaamad madax banaan oon adoon si ahayn
Abyo ma adayna Ana wa raba
Expodoha2023 ma lacag baa lagu shaqeynaya mise bilaash bay ku shaqaynayan dadka ay qaadanayaan?
so jawaab aad ban ugu baahanahay wll
Legend bashka imisa lagu imada qadar
2500 ayuu hada marayaa
Ardaynimo hadaan rabo seen ku Iman karaa
Wll soo samee sida loo buuxinayo ani dirawal ayaan ahay Ethiopia ayanan jooga aad ayaanad umahadsantahay 😅
Wll basha waxaad iiga warantaa
Gurayaha sida qol
Labo wiil ayaan ku imananaa
Wiigan
So aasayda. Waxawaayi. Magaalogoimaadaa. Mayse. Sxb❤❤
Bashkow huuno mcn waxa barasho lacag la aan malaga helaa ilaa dugsiga dhexe a oo shaceysan waxa ma baran karaa
Walaal bashiir shaqooyinka sportska kawaran malagu shaqeysan karaa waxaana soo dhameeyey school lkn jamacad magalin waxaan xiiseyaa sportska fadlan isheeg walaal
Wll bashka sideen ugu imankaraa pasaporka ethiopia dalka qadar . kadibna maka shaqeysankaraa
m.a wad mahadsantahay
Nolosha garawe & qadar isku mid ah wlhi
Ama xayeeysiinta dharka makahelayaa waxaan joogaa dalkii hooyo qarash intee le eg baan ku iman karaa
Liisanka imisa ayaa lagu qaadan karaa
Halke kalasoxarira walal
Anigo wadanka imaday.ciidan maqoran karaa wll mahadsanid
Asc wll wankusalmy wllo waxan kasoslamyaa warnke sacudi arbi waxan donyaa qadar inaan imado sidee kuhelikaraa Visa qadar wllo adigo mahadsn
Wala wadanka macaa hid maleyahay
Wll meeqaa ku imaan Kara yacnii vissa
SBOW HADAL BADAN NAGA DHAAF MUSHARKA UGU YAR QOF KUSHAQEYO WAA IMISAAA ,
Kawaran shaqada hablaha wll
Asc wll liisanka ethopian ee gaadhi wadista ma lay badalaa
Asc wll shqada qalqalaayga kasohadal
Wllo bashirow aniga durf Ada kubada aqaana ee ma imn kara wllo😢
Sxbpo Visaha bas noosheg bisha 25 dollar kas war Noga keen
Waxan ahay plant oprator (wadha cagaf ) waxan shaqo fadhlan iiradhi
Masuul in aan ku wareyso ayaan rabay
Mashalah.wllky.waan kutageeraa waxan rabaa inaan imaado ayaan rajay.nayaa
Maasha allaah shugran
Bro tourist visaha ka soo sameey adigoo mahadsan
Aniga kuhayo
Jaamacadaha qadar ka waran wll mahad zanid
Masha allah wll
Dumarda makashaqeeyan qadar wll
ZXB AMA VEDEO KASO SAMEE AMA ISO JAWAAB TALIYOW
next KUWAIT 🇰🇼kaso Hadal Yaa ficaN KUWAIT 🇰🇼iyo Qatar 🇶🇦
Qadara aya kfcn 100 100
@@mohamedapdullahi7296 ok next vedeo
Guuleyso walaal ❤❤❤
Qabka online ka ah sida lo buxsado so same sxb bashka
Asc wll shaqad kabniga ii sharxa
Asc walalkey qadar shaqo qadamo Malaga hela
NEXT KUWAIT 🇰🇼KASOO HADAL ZXB QALI
Bro kuwiat ma adiga ayaa joga
😢❤❤❤❤😊😊
Saxib diyaradu meqay kugu geyneysa dubay iso jawab please wan iman rabaye
Sidee ku imaan karaa qadar
Qof ii joogana malahan
Gabdha tagsiga ma wedikaraan
WL makanika shaxinadka waa inmisa
Ya talo igu caawinaayo
Video yadiii aad noo balan qaaday noo duub saaaxib
Iyo qaanka bisaha Qatar 🇶🇦 loo xaraysanaayo
Asc sln kadip wxn qaba dhowr suaalod:_
1_wxn maqly dad 5500$ laga qadayo o tababr cidan lagelinyo muddo 6 bil kadipna ay ku shqeyn donan waxy yaqanan wxyna qadan donan 960$ cuntada iyo jiifka ka bananka ah 8sac ayana lashqyna marka xog maka hysa.
2_haddi an barnamijkas kuso baxo 8sac kadip mashqeysan karaa iskayga.
3_Malaga helaa Collage lagu barto cunta karinta.
4_ Dadka ku shqeysta cunta karinta qiimaha ay qatan wa immisa?
Wll is qorista ciidanka miyaa la helaa imaka?
Wll bashka marka labad waye suall an kuwaydinayo
Asc
Whats up nambarkaada ma heli karaa
Qofka cafimadka bartay e neersin caawiye ahi imisa ayu bishii ku shaqayn karaa
Asc wll waad ku mahadsantahay sida wanaag San ee wixi aad nagu dhaanto dalka qadar noogu soo gudbiso
Aniga su'aashaydu waa sida tan
1. Expo doha 2023 waa maxay ?
2. Maku iman kara qof soomali ah
3. Sidee loo xeraystaa iyo goorma ayaa la xeraysta
4. Ma igula talin lahayd in aan apply gareeyo
Mahadsanid
Asc
Walalal Bashiir waxan ka Codsanaa Talab oo ah Nobarkaga Telfunka
MA HELEY karaa Si gear aan Rabaa inaan kula hadalo on ku weydiyo Suaalo aniga Igu Sabsan Fadalan si Khaas Ah Adoo Raali Ah Walaal
Inaan kula soo xidhiidho ayaan rabaa walal telefoonka ma isin kartaa
👍🏽
❤m.a.