Aduunkaan Isdaba Maray - Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Khadra Daahir Cige (Hees Wadani)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Aduunkaan Isdaba Maray - Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Khadra Daahir Cige (Hees Wadani)
    Ereyadii Abwaan Maxamed Nuur Shareeco,
    Laxankii Cabdikariin Faarax Qaareey (Cabdikariin Jiir)
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 62

  • @hassanosmanabdi9158
    @hassanosmanabdi9158 8 месяцев назад +4

    Heestii xabashida loo qaaday
    😢😢 war dhulkeena aan difaacano somaliyeey 2024

  • @nrx8684
    @nrx8684 Год назад +3

    Abwaanka heestan alifay iyo Maxamed suleemaan Tubeec iyo khadra Daahir iyo musikiistsha inta dhamaatay Ebbe ha u naxariisto amiin.

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 года назад +6

    Waxaan ahaa 1977 sagaal jir waxaan joogay magaalo burco waxaan ahaa nin qadiyad leh oo xaaladaha dagaalka itoobiya iyo soomaaliya la socda oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel bal sagaal jirka iminka ka warama

    • @mohamudmohamed6875
      @mohamudmohamed6875 2 года назад +2

      Isku magaalaan joognay burco ana 8 jir ayaan ahaa wadada galbeedka aada ee jeelkii weynaa ee burco hor mari jirtay ayaa ciidamada kimis iyo hilib solaya laygu dhiibi jiray anigoo qiiraysan ayaan ku odhan jiray aan idin raacoo xabashida soo laayee iyaagoo iraali gelina iina mahad celinaya ayey igu odhan jireen adeer waad yartahaye markaad weynaato ayaanu ku kaxaynaynaa waxaasaa wadaniyad iyo soomali isjecel ahayd maanta 8 jirka ama 9 jirku wuu lumayaa waxar laguma aaminayo

  • @nrx8684
    @nrx8684 Год назад +3

    Heestan iyo hees kale oo la yiraa geesiga dhulkiisaa waa heesaha aan ugu jeclahay waaberi

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 4 месяца назад

    Heestu macaaana ❤ Alle ha u naxaariisto inti dhimatay iyo inaga hada nool ,aamin

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 8 месяцев назад +2

    2/1/2024 XILIGA MUQDISHO 7:56 PM HEESTAN AYAA DIB U MILICSADAY MAADAAMA BADDA SOOMAALIYA LAGU SOO XAD-GUDBAY

    • @hassanosmanabdi9158
      @hassanosmanabdi9158 8 месяцев назад +1

      Jiilka hada jiro waa ineey heestaan micnaheeda fahmaan
      Mudo 5 maalin ah ayaan dhageeysan haayaa 😢😢😢 waxaa I qaaday qadiyad iyo qiiro 😢😢😢

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 8 месяцев назад

      Horaan u jeclaaa oo aan ula dhacay

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 года назад +4

    Heestaan waxaa iska lahaa abwaan maxamed nuur shareeco waana garaneynaa kolkii aay soo baxday oo muqdisho ayaan dhex tagneyn yaan la isku qaldin

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 Год назад

      Buuga abwaan cabdiqaadir xirsi yam yam ayaay kuqorantay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      @@mohamedadem4731 sxb adoo mahadsan buuga meel iigu sheeg plz plz abwaankaa suugaantiisa aad ayaan u jeclahay haddad ii yilmaantid abaal kaaga ma gudi doono

  • @CabdleSicid-us3mp
    @CabdleSicid-us3mp Год назад

    Ereyada abwaan cabdiqaadir xirsi siyaad yamyam laxanka cabdikaarin faarax qaaray jiir
    Codadka khadra daahir iyo maxamed saleeban tubeec
    Afartuba waa dhinteen
    alleh ha u naxariisto 😢

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 2 года назад +2

    Ik hajji sxb aan kusaxo waana soo baari kartaa taariikhda heestaaan waxaa iskaleh erayadeeda abwaan Cabdulqaadir xirsi yamyam laxanka Cabdikarin Faarax qaareey jiir 1977 xilligaan xabashi dhagaha qabanay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 месяцев назад +1

    AHUN Dhammaantood
    Abwaan Shareeco
    Abdikariin Faarax Qaarey Jiir
    Mohamed Suleiman iyo Khadraba.

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 6 месяцев назад

    Ereyadii shareeco AUN

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 7 месяцев назад

    Heesta manta ayey tagantahay 2024

  • @mohamudsamatar126
    @mohamudsamatar126 2 года назад +6

    Heestaan aad baan u jaclaa xiligii dagaalku socday sanadadii laba iyo sideetankii iyo sadexdii sideedankii waxaan aad u jaclaa inaan ka mid noqdo cidamadii xooga dalka anigoo aad u qiiraysan

    • @hassanosmanabdi9158
      @hassanosmanabdi9158 8 месяцев назад

      😢😢😢 maanta dhulkeens iyo badeena masoo haweeysateen daafi qurunleey hadii aan ciidan fiican iyo isku duubni somalinimo aan haaysano 😢

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 лет назад +3

    Midnimaa
    Naas lanuugu leh
    Ilaahoow nabad iyo nolol
    Waarta insha allah

  • @khaled27690
    @khaled27690 6 лет назад +2

    ilaahay ha u naxariisto abwaan xuseen aw faarax dubad

  • @abshirdigit5008
    @abshirdigit5008 4 года назад +1

    Waa maraka dawalad ahaan ee afarko dhan an kaa adakanay ad u dhagasata maraha heesata

  • @muhiyadiinmohamed3415
    @muhiyadiinmohamed3415 6 лет назад +6

    Ereyadii Abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad (AHUN)

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 года назад +2

    Alaha unaxariisto boqorka codka

  • @mahamoudyusuf3117
    @mahamoudyusuf3117 Год назад

    Mahamed nuur shareeco abwaan maahan ee heesaha wuu ka gadan jiray abwaanada dadka ku.celcelinaya sharecaa mirahan lahaa waa dad aan la soconin fanka

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      kkk ma shareecaa heeso gadan jiray waxaad muujisay inaadan fanka wax aqoon ah u lahayn lkn erayadan sumadii aun yam yam bay leeyihiin

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 5 лет назад +2

    Allh how naxariisto abwaan xuseen awfaarax caadi ma ahayn

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 года назад +1

    love...soomaali

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 Год назад

    Abwaan. Maxamed Nuur Shareeco

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 7 месяцев назад

    2024 xabashi weligeed baynu ka adkaynee dalka hala difaaco meelkasta la kala joogo

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 Год назад

    Erayadi Maxamed nuur xasan shareeco

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 года назад +3

    Miraha m.n.shareeco laxanka c.f.jiir codka tubeec iyo khadra daahir

    • @bashirabsher5011
      @bashirabsher5011 4 года назад +1

      Sxb adaa sax ah waxaa sameeyey erayada shareeco laxankana cabdikariim Faarax Qaareey abbha laxanka Somali yeed

    • @hassanomar4299
      @hassanomar4299 3 года назад +2

      Goog joog baan ahaa maalintii la qaaday, waxaa Erayada sameyey AU Mxamed nuur shareeco

  • @calijawiid9854
    @calijawiid9854 2 года назад

    Arayadii abwaan yamyam iyo laxankii jiir

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 лет назад +3

    WAA SUUGAANTI DAGAAL WEYNIHI AFRICA 1977 EE DHEXMARAY LIBAAXI AFRICA!! IYO GORGORKI AFRICA(SOMALIYA);EE WAARSO NATO KA ARGAGIXYEY😊😊MIDNIMO!!MUUQAASEY LEEDAHE,,GOONI GOOSI AMA AKHASLANDIYO XEY KEENEN?!! 27YEARS?!!👏👏👏👏👏👏

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 лет назад

      Maxad haysaa adigu maanta waadigaa Xamar Sida Yeyda iskugu cunayee

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 3 года назад

    Ascww waaerayadii Abwaan xuseen aw faarax dubad laxamkii c.kariim jiir

    • @guulwade989
      @guulwade989 Год назад

      Abwaan maxamed nuur shareeco

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 3 года назад

    Raali nokhda waxaan khalday magaca cedar axmed kaahin

  • @geellegaaboow4959
    @geellegaaboow4959 5 лет назад

    Waa ereyaddii aun abwaan yamyam iyo laxankii cabdikarim jiir. Sidaa ogaada soomaalida cusubeey ha ku murmina

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 2 года назад

    Maxamed nuur shareeco

  • @hassanelmi3308
    @hassanelmi3308 2 года назад

    Ereyada heestan waxaa iska lahaa Maxamed nur shareeco

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 8 месяцев назад

    Waaaaaw

  • @mohamudsamatar126
    @mohamudsamatar126 2 года назад +5

    Sidaa awgeed markan idin saxo
    Erayada heesta waxaa iska lahaa
    Maxamad nuur shareeco
    Codkuna waa
    Tubeec iyo Khadro daahir
    Yaan laysku khaldin abwaanada iyagoo wada sharaf inaka mudan

  • @nrx8684
    @nrx8684 Год назад

    Waxaan maqli jiray hees miraheedu ka mid ahaayeen waa loo dhashaa hee sidee baa leeykaga dhigi karaa wadani? Walee ninkii heestan ninkii curiyay wuxuu ahaa wadani dhab ah

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 лет назад +1

    M.jarmajo iyo Khayre ka Fiirda Waxaad Samaynahnsaa ?

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 лет назад

    Dhalinyaroow You are lucky Waxman Ka Hadlayaa in 1977 were were you been you Shame For Trip

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Год назад

    Heestan waaxaa curiyay abwaan c/qaadir xirsi yamyam waa caan

  • @eng.husseinahmed
    @eng.husseinahmed 4 года назад +1

    Laga kiciyey dahabkii wa dabal dadkeeniyo dib ayuu usoo noqon usoo noqon dacaawadu ma samirteee

  • @cabdirisaqiltuko9512
    @cabdirisaqiltuko9512 2 года назад

    1977

  • @abshirdigit5008
    @abshirdigit5008 4 года назад +1

    Erayada waxa leeh maxamed nuur shareco

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 года назад

    C xersi Yamyam alaya raxma

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 лет назад

    Somalidana Waxaan Idiin Sheegayaa farmajo Iyo Khayre Hadii Aad U Aragtaan Inay Khalad Ay Sameeyeey waxyar Laba sono

  • @ahmedmusa4856
    @ahmedmusa4856 4 года назад

    Duul wada socdaa ,meel sare tagee ,soomaalidii ,saaka waa sidee ?soomaalidii wey
    Sare kacdoo ,wey suubbantahay.

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 года назад

    love...soomaali