SHEEKADA 50-Sano jirka YOO YOO-GA:-Faam Guutaale Qurba joogii Shitay Muqdisho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 52

  • @AmiiCade
    @AmiiCade 4 месяца назад +3

    Wariyiihi ugu edabdarnaa

  • @abdulahiabdisamad5555
    @abdulahiabdisamad5555 4 месяца назад +2

    Waan tageraa fan

  • @WorldlyWork
    @WorldlyWork 4 месяца назад +1

    1:45 4 years muqdisho Joogay! ⚡️ 2:05 47 years old Manddem
    2:15 Ku faraxsan Wuxu Sameynayo 🎭🦅
    The old saying that. Growing old is mandatory, growing up is optional. Assagge U taallaa ✍️

  • @a.m.6277
    @a.m.6277 4 месяца назад +5

    I love this guy

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 3 месяца назад

    Waali cas weeya

  • @AminMahamoud-y3r
    @AminMahamoud-y3r 4 месяца назад

    Une homme á été fantastique 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 4 месяца назад +1

    Kagaarsii wixii ku dhaafay, stress relief. Ku dakee dalkaada.

  • @Aza_7
    @Aza_7 4 месяца назад +1

    WARIYAHA WARESIGA QADAYI WAA EDAB DARANYHY NINKA RAGA AH HADU KAWEYNYAHAY 1sano ixtiram ayuu ka mudanyhy

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 месяца назад +1

    entertainer weyn waaye, sanadahaana waa sanado dadkii oo dhan ay uwada guureen social media....ha qaato waqtigiisa, hana la follow gareeyo... qaar ka waaweyn baa qabyaalad ka sheekeeya oo umada isku dira.. ninkaan waa reer magaal howshiisa iska wata,

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 4 месяца назад

    Kkkkk walahi waa nin nolosha fahmey. Nolosha runta waxay bilaamataa 40 sano ka dib. Soomalidu Marley 30 sano kor u dhaafaan gabri ayey isku diyaariyaan. Aaqiro u shaqeyso aduunyana ku durduri intaad nooshahay. That IS right baby 🎉🎉🎉

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 4 месяца назад +1

    Wariye xirfadiisa malihid ee macalin iskuul inad noqoto iskuday ama tukaan furo plz

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 4 месяца назад

    Niow Horta warbaahintan Somalida Ma iyadaa Doqonomida Iyo caqli xumaanta faafisa Bal odayga nacaska Maxay nooga sheegayeen Ee faaiida Mise Imika doqonomida Ayaa lacag laga sameeya 😢😢

  • @Mucaadyare-qh1yb
    @Mucaadyare-qh1yb 4 месяца назад +1

    Dadka ixtiraam khasiisad waaalan aa ku dhashy jaahliyahaw

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 4 месяца назад +3

    Wax horumar ah umada umasdan keenin saxiib

  • @Somali12222
    @Somali12222 4 месяца назад +2

    Wariye iska gacan gale waxaad moodaa nin naagtisi laga dul qaaday cml soo u xifaaltamayo😂😂😂😂

  • @UmashballAshball
    @UmashballAshball 4 месяца назад

    Oday dhaqan xumo 50 sano kujiray hadana wadanka ayuu la imaday fuck man waye
    Waa mashruuc ajinabiy

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza 4 месяца назад +1

    Hadaa maqashay facaa kahar watanaa ayadoo sax ah 😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 месяца назад

    REER XAMAR 50 JIR iyo 20 jir😂wiqiyad😂caqliya😂!!

  • @Sarta100
    @Sarta100 4 месяца назад +3

    Kan olmaha ayuu havabina haloo diro dhaqan toosin srdaduu wadada ka leexinaa inay wax bartan oo cibadeystaan. Waa jaahil kusoo fasholmay mustaqbalka. Quraan hakasaaro.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 месяца назад

    ninkan waa nin xanuunsan DR hala geeyo ama waxuu wata ariimo kale shisheeye sababto waa dhaqan xumo.
    baac baac xabad ayuu ka wada malaha.

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 4 месяца назад +1

    Qarax Iyo dhac Iyo isbaaro qabiil Ethiopia ayaaba na wareerisay socodka ka sax ciyaalkaan meesha aad ku soconeeysiina nadaafadeeda ku dadaala dhalinyaro

  • @abdallaali8054
    @abdallaali8054 4 месяца назад

    60 jirla aduun ka weet ka fakaraan ilmaha oweeha u yihiin ineey dhax u reeban 60 jirka Somaligaana waakan Cajaaib shieqow

  • @dahabi7939
    @dahabi7939 4 месяца назад

    Waxaan oo kle wareysi yaan loodirsan aqlaaqda iyo xakamka saxaafadaba aan aqoon, ninka wuxu waqti laqaadanhayaa dhalinta kuwaas oo qoray iyo daroogaba kamashquulsan mexetahay ceebta kujirta teeda kale ragg 20jir ayuu kubalamay marba ninka haduu da'daas gaaro 70jir xitaa wuula shaaxi karaa wax fahma

  • @hassanahmed-bn3kw
    @hassanahmed-bn3kw 4 месяца назад

    Laba dameer is wareysanahaya ka soo qaad

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 4 месяца назад

    Dad waal waalan baa koonfurta kunool, xataa Television ka ku samystey caqli ma hayaan wax umadooda jiheeya inay usameeyan bay ahyd

  • @Waloos
    @Waloos 4 месяца назад

    Tan waxay marqaati u tahay sida dadka waawayn caqligooda sii yaraanaayo oo uu ugu noqonaayo carruurrnimadii, in nin da'daas ah u carruurr dhex galo ama la ciyaaro ma jiri jirin, 20tan jirkaa xataa ka faani jiray waxaas.

  • @Arabduur
    @Arabduur 4 месяца назад

    Aar kan faataaleeysanaa😂😂😂

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 4 месяца назад

    Wa runtis 50 jirka somaliya jooga sidii duq loolaha ayuu isdhiibay. Oo maskaxda kaduqobow

  • @SakeriyeMohamed23Mohamed
    @SakeriyeMohamed23Mohamed 4 месяца назад

    Nin ka lexda waa ciyaalka xafadre😂😂

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 4 месяца назад

    War bahinada somalida uma kala soocno waresiyada qof siyasiya ama qof cafimada laga waresanayo ama mid arimaha bulshada waryaha meesha uu ku fiican yahay ayaa lodiraa

  • @rumab11
    @rumab11 4 месяца назад

    Waryahan suaalo xumo..wuu waresanaya wuuna liidaya...ninkan happy mode weye sxb..hada hadu qabyalada ka hadliha reapect aya siin leheed!!

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 4 месяца назад +1

    Ar muu isku cibaadeysto 50 jir waa cumri waayeاولم نعمركم ما يتذكر فيه من تذ كر وجاءكم النذير

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 4 месяца назад

    47 jir ku yiri adna 50 jir lee dahay wariyaasha somalida waa bilaa ixtiraaam been ku nool

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 4 месяца назад +2

    50 ma jiro waa wayn yahay ninkan ilkaha ka daateen. Waa 65 jir haday ugu yartahay.

  • @MOHAMED-AMN123
    @MOHAMED-AMN123 4 месяца назад +1

    Wariye xirfad lawee ah

  • @CaliIbraahim-d8n
    @CaliIbraahim-d8n 4 месяца назад

    Muqdisho waxa ku badan 60Jir Ciyaala xamaraa nahay ku odhanaya oo Caqli buurani ku jirin ka faa'iidi maysid wax Cilmi' Aqoon maadiya' iyo hadal murtiya midna mida kale Naac kasta Inta lasoo duubo ayaa wariye la iska dhigayaa kan waraysanaya ee waxan wakhtiga kaga ridaya umadu waa 0 isaguna jaahil calool adagaa baan maqli jiray 😂😂

  • @libanllbb8720
    @libanllbb8720 4 месяца назад

    ninkan meeshi boliska dadka ku saawiri jiray derbigaas haka soo muuqdo wa denbile caruurta dhaqanka ka xumeynaya

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 4 месяца назад

    😂😂😂

  • @ymmmu7734
    @ymmmu7734 3 месяца назад

    war hadaan idinka caafimad qabtaan maxa ka doonteen wareysigiisa Somali oo dhan intake caafimad qabta aad ayee u yar tahay

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 4 месяца назад

    Asasaq an yaa umadakaqabta jamacadii waandidaybuyiri bacbac iyo duligalasolabtay

  • @HeesWacan
    @HeesWacan 4 месяца назад

    Dhalinyarnimo iyo waali 😂

  • @cabdulaahikhaliifofficial3664
    @cabdulaahikhaliifofficial3664 4 месяца назад

    Hadda ninkaasi ma saas buu wariye ku yahay
    Da'da been buu ka sheegay
    Sheeda dhex martay iyo waxa uu noo sheegay isku mid maahan runtii waa wax laga naxo in qof weyn sidaa loogu gefo
    Pleas Somali cable dad xirfad leh u diray dadka

  • @Fantastic953
    @Fantastic953 4 месяца назад +2

    Somaliyee waa ben waa sirdoon la soo diray yoo idin ganban

    • @abditahmanmohamud4000
      @abditahmanmohamud4000 4 месяца назад

      😂.
      Waa wax dhici kara

    • @Bambelmo
      @Bambelmo 4 месяца назад

      Waa iga qoslisay runtii

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 4 месяца назад

      Oo maxa somalia sirdoon lga soo diraya sirta dawlda hoose Ayaba lahayaye ar somalia wa wada caqli caruur

    • @AbdiAli-rk4un
      @AbdiAli-rk4un 4 месяца назад

      ​@@AbAhmed-st1tpyaa haaya sirtaa

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 4 месяца назад

    Ninka wareysi ayuu ku siiyay 10k view ka heshay waadna aflagaadeyneysaa. Haduu ku xushmeeyay micnaheeda ma ahan inaaku tumatid lax yahay. Hadalada hortiisa ka dheh lknse gadaal haka garaacin.