Hooyo Waxa Ay Radinaysaa Xaaskii Ninkeeda oo Dhintay Sababtu Maxay Tahay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #ILINTIR #PART_121 #ABDIAZIIZ_REALLY

Комментарии • 244

  • @kaniharti9733
    @kaniharti9733 2 года назад +30

    Like ku badiya

  • @illintir
    @illintir  2 года назад +48

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 года назад +40

    Alla Qalbi wacanaa Maamadaan
    Dumarow kuwaano qaata
    Waa hooyo fiican
    Alle Ha kuu sahlo

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 года назад +3

      Waa hooyo fiican raadinaysa xaajigii ka dhintay caruurtiisa ayay raadinaysa

    • @farhiyakahib4435
      @farhiyakahib4435 2 года назад +1

      Masha Allah hooyadan waan aqaana wa hooyo aad iyi aad u fiican.❤

    • @amiinacabdifarax3580
      @amiinacabdifarax3580 2 года назад

      Whyejeje,🙁🙁💟💟

    • @umuahmad2535
      @umuahmad2535 2 года назад +1

      Masha allah waa hooyo mudan kudayasho

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 года назад +2

    Allah ha ka abaal mariyo hooyo iimaan wanaagsan oo dadnimo badan baad tahay Allah haydinku guuleeyo adiga iyo cabdicaziizba

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 года назад +15

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh illaahay cabdi casiis haku barakeeyo haka daalin arinkan aduun iyo aakhiraba waad ku liibaani adiga waalidkii kudhalay hooyo qiimo wayn umada ku soo kordhisay ayaa ku dhashay illaahay baa ku mahad san Illaahay faamligaa haysu soo dhoweeyo iyo inta kale ee kala maqanba

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Год назад +1

    Maashaa allah waa hooyo fiican ilaahay haku sahlo wiilkaaga walaalihis inshallah 🤲🤲🤲

  • @luulmumin9157
    @luulmumin9157 2 года назад +14

    Masha,alaah kalsoonida waa mahiim ,marxuumka ayaa sameeystey, becouse wuu ku ,sir qarsadey, qasanad ayuu kadhigtey,
    Intaas ayaa wax weeyn ah,Alha usahlo ilmaheed walaalheed,

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 года назад +27

    Raxanweyn iyo reer baydhabo fadlan raadiya Naag uu Qabijiray oo uur u laheyd Nin isaaq ah oo lagu Naaneysi jiray Waalanne oo qaad wale ahaa qiyaasta xilliga waa 1993, fadlan akhbaarta ugu dira barnaamijka illin tir taleefanka ku qoran.

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 года назад +15

    Mash Allah iLaahey ha barakeeyo walash radiney so carruuruta ladhalatay wilkeeda iLaahey ha u sahlo kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @monera3812
    @monera3812 2 года назад +17

    Masha allh wali dadki wangsana wey jogan adunka ❤️🙏

  • @jamaalaxmed5975
    @jamaalaxmed5975 Год назад

    Mashaa Allah hooyo wanaagsan waye allaha usahlo ilmaha kamaqan

  • @halimoelmi5196
    @halimoelmi5196 2 года назад +12

    Maashaa Allah hooyo qaaliya ayaa tahay illaahay ha ku sahlo baadida kaa maqan

  • @hibomahamoud589
    @hibomahamoud589 2 года назад +4

    Mashaa allaah ilahay ha isku soo ururiyo inta kala maqan dhamaan tood hooyadaana ilaahay haw soo dhaweeye ilmahaa ayraadinayso amiin

  • @saynabwarsame3654
    @saynabwarsame3654 2 года назад +15

    mansha allah waa hooyo aad u sharaf badan Allah ha u soo sahlo insha allah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 года назад +3

    Maasha alaahu cabdicasiis really Waa wiil waalidkii u duceeyay jigiisaad ka dheeran marna haka daalin ilinter Waa kii janada ku geli la heeyd sababtoo ah dad kubo heeysay baa ka qaaday qofkii qof kurbo qabo kaqaadona rasuulkii slcws waxuu ugu bishaareyyay inuu kurbada aaqiro ka feeydi kaqaadi maasha alaahu ماشاء الله تبارك الله فيك عبد العزيز جزاك الله خير الجزاء

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 года назад +7

    Masha Allah. Ilaah ha kuu sahlo wilkaaga walaashiis ama walalkis.

  • @fadumoosman9740
    @fadumoosman9740 2 года назад +4

    Maashaalah waa hooyo wanaagsan allaha ku xifdiyo

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 года назад +8

    Hooyadan waan aqaana aad ayanu isku naqaana waa qof aad u wanagsan

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 года назад +4

    Wcs maansha allaah ilaahay jannatu fardowsa ilaahay ha ku geeyo abaayo macaan

  • @alilondon
    @alilondon 2 года назад +3

    Alla Masha’allah waa mamo wacan
    Wiilkeed walalahii bay baydhoba dhul Rahaweyn ugu dhex dhumeen Ilamhaasi waa inaynu baadi goobnaa weliba Habarjeclo keliya maha waxaynu ku raadineynaa Bimaal Ahmed iyo Isaaq Ahmed o dhan iyo Duriyada Direed o dhan iyo Guud ahaan Somaali o dhan Dir Darood Hawiye iyo Rahaweyn waa inaynu u raadinaa ilamahaa dhumey ee an wax war ahaa ilaa iyo hadeyr laga helin Waa waqti aad u fog waa waqtigii dagaalada 1991 ilaa iyo hadeyr ee an wax war ahaa laga helin ee allow u Sahal thanks mom love ❤️ ban ku saarey iyo wariyaha iyo guud ahaan umada Somaaliyeed o dhan wariyahana asna calaamada blue boy ban u saarey 💙
    Umada Somaaliyeedna Somali jacel ban idin wada saare 🥰🥰🥰 thanks all of you love u 😘

  • @naimahussein2420
    @naimahussein2420 2 года назад +12

    Wad mahadsantahay walal waxan ku dhihi lahaa lacag haku xirin sidii hore free kadhig alle ayaa kuugu badalaayo wax kaqayr badan. Waxa tahay shaqsi wanagiisa laso koobi karin

  • @umufahadkanal9006
    @umufahadkanal9006 2 года назад +6

    Masha allaha walaahi waa hooyo wanaagsan oo iimaan leh masha allaha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +6

    Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa jizaakumu Allah kheyr

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 года назад +4

    Maashaa allaah waaba qof aynan hore u arag oo aad u fiican

  • @nastehaelmi3819
    @nastehaelmi3819 2 года назад +4

    Masha allah. Allah waxankabaryaya in ilmaxu ishelan.Amiin

  • @maxamedxasan4634
    @maxamedxasan4634 2 года назад +3

    Illaahay hakuu hasoo dhaweeyo
    Aamiiin...aaamiiin

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 года назад +3

    Maasha allaah hooyo fiican baatahay ilaahay kusahalo

  • @farax6361
    @farax6361 2 года назад

    Alle ha isku sodhaweeyo ubadka walala ah alle ha ufudydeeyo yaa rabi hooyo wanaagsan

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +1

    ALLE YAA RAXMA AMIIN YAA RABI IYO UMADA ISLAAMKA INTII WAFAADEY .AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲

  • @aminomohamud5077
    @aminomohamud5077 2 года назад +8

    Masha. Allaah ♥️♥️♥️

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 2 года назад

    Jazakallah kheeyre

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 года назад +1

    Mashallaha mamma illahaya qeera ha ku siya ubada radinasa rabi ha ku sahalo Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @umuyahya7919
    @umuyahya7919 2 года назад +1

    Mnshllh mama wanagsan

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 2 года назад +5

    Mnsha alla wllo jizakalahu khayr

  • @foozia426
    @foozia426 2 года назад +3

    Maasha allaah wa inaaderkay oo daahir faarax ah

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 2 года назад +5

    Msha allah hoyo wanagsan waa wlhi ilah ha sahlo

  • @nasromacalin3649
    @nasromacalin3649 2 года назад +2

    Masha allah tabaraka llaah waa hooyo sharaf badan allah haku sharfo i shaa allah waad heleysaa

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 2 года назад +7

    Masha Allàah ❤️ ❤️ you are good mum❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 года назад +9

    Maashaa allaah illahay ha usahlo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 года назад +1

    Ilaahay ha usu soo sahlo maamooyinka iyo caruurta

  • @umkhayraisha8323
    @umkhayraisha8323 2 года назад

    Mashalah ilaahay Hambleton walked iyo walking ama walaasgiis

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 года назад +5

    Allah haisku sahlo waliba si fudud familkaan kala baadiyoobay farxad waartana Allah isku wada siiyo Aamiin yaarabi

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 года назад +2

    MashAllah waa walaashay Kumra Xasan kondhas

  • @منيشيخ-ز4ن
    @منيشيخ-ز4ن 2 года назад +1

    ألله يحفظك و يطول بعمرك إن شاء الله يا اختي الغالية تسلمي ألله يكثر امثالك

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 года назад +2

    Mansha Allah waa mamo wanaagsan Illahay ha u soo dhaweeyo.

  • @zahramaxamed36
    @zahramaxamed36 2 года назад +3

    الله يكثر أمثالك اختي عزيزه ربي يسعدك

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 2 года назад +3

    M'a allaha kuu sahlo qof qaaliya ayaa tahay

  • @daganahmed2487
    @daganahmed2487 2 года назад +6

    Burburkii dhib badan laga dhaxlay aniga aabaheey 2caruur naag hindiya u dhashey xiligii burburkii dhintey lamana yaqaaan😭💔

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 года назад

      Magaceeda hadad haysan raadiyo iyo meesha ay aaday koley hintiya ayey aaday

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 года назад +6

    Qof isaaqa isma qariyo waa dad xalaala oo nasaba oo goba maanshaa allaah allaha xifdiyo reer ayayday meel ay joogaanba waan salaamayaa gobtaas

    • @khadramohamed9849
      @khadramohamed9849 2 года назад +1

      😍🥰🥰🙀🤲👍💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @kadrabare2341
      @kadrabare2341 2 года назад +1

      😍😍😍😍❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 2 года назад

    Mashaa allah illahow hooyoyinkena sidano kaale kaa dhiig anagana kuwi ku wanaqato alle haa naga dhiigo.

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 года назад +2

    masha allaha
    waxa thy hooyo wngsn allaha ku xafido

  • @canabmarwan5461
    @canabmarwan5461 2 года назад +1

    Mansha allah wllkey dadal kaga alle haku la garab galo ayadane alle ha u sahlo amiin yarabii

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 года назад

    Masha alaah waa hooyo sharaf leh runtii waa arin cusub oo kudayasha leh ilaahey hakuuso sahlo

  • @123flower5
    @123flower5 2 года назад +1

    Ilahayi hawo soo dhaweyo insha Allah markuu niinku noolyahayi baa caruurta layis baraa wayo goor naftuu bixii lamaa garanayo

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 2 года назад +4

    Maansha allah mamo allaha kuu sahlo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 года назад +3

    Allaha kuu soo sahlo dadkaas aad raadinayso.

  • @faizaahmed281
    @faizaahmed281 2 года назад +2

    Maansha Allah

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 2 года назад +2

    Asc wll cabdicasiis khayr allah'a kusiiyo hore u soco waa KU jecelnhy

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 года назад

    Masha alla waa maamo wanagsa maamadan kheyr alla ha siyo muradkedana alla hau sahlo yaa rabi

  • @nasrabare6776
    @nasrabare6776 2 года назад +3

    Mashallah waa hooyo wanaagsan

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 2 года назад

    Masha Allah illahy ha xafido mamad wa qof iiman badan

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 года назад

    Mansha Allah tabarikalaha wa hooyo qalbi ficana Alla ha ku so dhaweyo amiina amiina yaa rabi cabdi casisa jizakalahu kharina waxa wada wa khara misanka xasandaka Allah ha ku saro

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 года назад +8

    C/casiis maad ka daysid lacagta ajar iyo duco badan baad heli jirtee

  • @awedyare1232
    @awedyare1232 2 года назад

    mashallah waa hooyo cajiiba oo raadinaysa xidhiidhka xaas lala qabey Alle ha isoo dhaweeyo

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +3

    ILMAHA ALLE HAKUU KEENNO AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 года назад +1

    Maasha Allaah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +6

    Masha Allah habaraya Allah ha ku xifatiyo

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 2 года назад

      kkk maxay uga ka xeeysatay ninka markii hore , marku dhintay bey raadin . akhiro wa la weydiin nabsigii ay ka gashay agoontaas yar yar

    • @maryamaibrahim1745
      @maryamaibrahim1745 2 года назад

      @@royaltygtm9787 maxad ugu xadgudbi qof adan aqoon yakushegey iney ka kaxaysatey mise dadka wax kasta xaga xun kadhowrad thy

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 2 года назад

      @@maryamaibrahim1745 .
      subxanallah , wacyiga bulshada somali iyo hagardamadooda xaga guurka weye anigu wax xun ma oran laakin markan dhegeystay oon bartay cilmi khuseya arimahan oo kale waxa muuqata in ay wax xiriira jirin ilmahaas iyo hooyada u gursaday marxumku ee ay hada raadin , waxa meesha ka baxay wixii laisku heystay ee ahaa marxumka .marka uma gafin ee waxan ogahay arimahan iyo xasaska somalida in ay ka dhacan tartanka ninka , tii xeelad badan bu raaca hadan yurub iyo mareykana waba laga so kaxeysta raga , si loga lugoyo xaska iyo caruurta kale .kii guur cusub so sameyana .way eryan oo waa la ogyahay .kk cala kuli xaal hooyadan laga yabe in ay hooyo fiicantahay oo daacad ka tahay.allah ha usahlo badi goobkeeda haday nool yihiin wbt

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 года назад

    Mahsa allah waa hooyo wanaga saan abahan allow unaxarisato

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 2 года назад +3

    Asc ilaahay ha kuusahlo walaahi waa hooyo wanaagsan

  • @asmamusewadaad5226
    @asmamusewadaad5226 2 года назад

    Masha Allah runti maamo kubra waa geesiyad Allah hakuso dhaweeyo xilibanad

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 года назад +1

    Insha Allah aqbaar farxad leh ayaan Allah idinkaga rajeynayaaa iyo inaad is heshaan

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 2 года назад +1

    Masha Allah kobra waad dadaleysa alla hakulagarbgalo bafinta 🤲

  • @rukiashire2368
    @rukiashire2368 2 года назад

    Insha Allaah Waa la helayaa

  • @khadhijaabdi2373
    @khadhijaabdi2373 2 года назад +1

    Alaahu akbar Manshallah waa qof wanaagsan mamadan illahow usahal

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 года назад +3

    Mom Maa shaallaah 😭😭😭😭

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 Год назад

    ❤maashallalh

  • @maryamaibrahim1745
    @maryamaibrahim1745 2 года назад

    Mnshllh wa hooyo qaliya alle hausahlo curugas iyo hooyadi

  • @asmaabdoulwahab1325
    @asmaabdoulwahab1325 2 года назад

    Masha allaah tabarakalah mom qli weeye sharaf leh alle haw soo sahlo

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 года назад

    Masha allah waa arin cajiiba ilaahey ha isu sahlo

  • @jihanosman9925
    @jihanosman9925 2 года назад +8

    wilkan 500 garsiya somaliyey waxu haya wa arin somalinimo ah oo dan danyartu dan u tahay

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 года назад +2

    Maashaa allaah allaha isku sahlo

  • @canababdi7659
    @canababdi7659 2 года назад +11

    Cabdicasii seetahay waxaad tahay ninn wanagsen macasalamo

  • @ibrahimmaxamed1176
    @ibrahimmaxamed1176 2 года назад

    maansha alaah ilaahay ha ukeeno aamiiin aamiiin aamiiin

  • @carabyare1674
    @carabyare1674 2 года назад +1

    masha Allah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 года назад +1

    Maasha Allah illahay ha ku Sahlo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +8

    Allaha idiin sahlo

  • @sacdioalle-macadaabe1565
    @sacdioalle-macadaabe1565 2 года назад

    C/casiis wlle khayar allha haku siiyo

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 года назад

    Maasha alaah ilaahey ha u saqiro ilmaheeda walaalkooda

  • @Notme-ye5bn
    @Notme-ye5bn 11 месяцев назад

    Gabadh fiican oo alle taqaan

  • @luulhassanawaaleluullubi9648
    @luulhassanawaaleluullubi9648 2 года назад

    Cabdi casiis wallow ajarkaas aan ugu baranay hanaga badalin

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 года назад +10

    Allah usahlo hooyo

  • @sahraabdihashi8898
    @sahraabdihashi8898 2 года назад

    Masha Allah insha Allah waad helin

  • @istaahilmohamed149
    @istaahilmohamed149 2 года назад

    Abdicasiisow khaur alle ha ku siiye waxaad ka daysaa baafinta lacagta oo sidii hore ku wad ajar baad ka helaysaa

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 2 года назад +1

    ماشاءاللہ

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 года назад +9

    ALLAAH haiskusoo aruuriyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 года назад

    Alle ha usahlo waa hooyo wanagsan

  • @shukrinurre4447
    @shukrinurre4447 2 года назад

    mansha allah C casiis alahaku dhoowro allaha soo sahlo

  • @haawaluul9529
    @haawaluul9529 2 года назад +2

    Allaha u sahlo amiin

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 2 года назад

    Wcs wr wb Allha soo saqiro insha Allah yaa Rabi amin

  • @dgjg251
    @dgjg251 2 года назад

    Masha allah🥰🥰🥰🥰😘😘😍❤❤❤