@@ChefMahad2020 asc walal aad ayaad umahad santahay Ajer Allaha kasiiyo walal jarmalka maad Joogtaa ama Holland luqada aad ku hadleysid labadaas ayeey ila eg tahay waxaan rabaa in aan kabarto babuurka ee telkaga malahelikaraa ama xafiis lagugu soo hagago maleedahay hadad ledahay manoosoo gudbin kartaa cinwaankiisa adoo mahadsan
Mahadsanid Macalin waxbadan kafaaiday caawa Shukran💯💯Aniga Bishaan Imtixaanka galayaa Isooduceeya inuu Rabbi ii fududeeyo 🤲🏻
Mahadsanid macalin qeer Allah haku siyo noso badi macalin
Ok Mahadsanid
@@ChefMahad2020 asc walal aad ayaad umahad santahay Ajer Allaha kasiiyo walal jarmalka maad Joogtaa ama Holland luqada aad ku hadleysid labadaas ayeey ila eg tahay waxaan rabaa in aan kabarto babuurka ee telkaga malahelikaraa ama xafiis lagugu soo hagago maleedahay hadad ledahay manoosoo gudbin kartaa cinwaankiisa adoo mahadsan
baara kalaahu dhaqaajinta iyo istaajintana ku soo dar
masha allaaha tabaarak
Waaa mahadsan tahay aaad ayan u ku faa, iiday plz noo soo badi cashirada🙏
Mahadsanid wll ❤️
Masha alaah tabarakalaah
Waad mahad san tahay wllke wax badan ayaa no faideysay
Walal wan raba xagee joogta
Masha alaah mahadsantahay sida dadka ugufaideesanesid
Maashallaah mahadsnid
Mahadsanid
Masha allah wll
Mnsha Allah wllo
Mahadsanid wll
Sifiican ayaad usharaxday mahadsankd
Masha allah
Sxp magaladan magaceed neh🙏🙏
mash allah waal
Asc walaa waxaa rabaa telefonka
Thanks
Meeshani waaxagee wll
Asc wll magacaa horta waxbadan ayaad noofaa iidaysee inan waxkuwaydiiyan rabaaye
Asc wll calamada sanbuska markay🔻 hoos u jedo maxa waye
Lkn Chef mahadow anuu Deutschland ama Germany 🇩🇪 ayaan joogaa hadda qaybtii wadida ayaan kasii dhamaanayaa 14 saac ayaan waday markaa MM anagu malihin e misa wali baanan gaadhin tolow ?
Maa ku bastey wll Führschein
@@FarhiaMohamed-yo1hmhaa mar hore wll barigiiba hadda labo sano meelahaa haystaa waa kushaqeeyaaba alx darawal farta kaxidhan ahay 😂
Sxb waad mahadsan tahay
Si wnagsan yad u sharaxde 🙏🏽
Wadamada yurubtu ma iskumidbaa xaga shuruucda wadamarista
Sual wlo qali dhamana calamada wadooyinka wadamada ma isku wada mid baaa
Maya wll iskuwada mid maaha lkn 90% waa iskaga mid inta muhiim ka ah oo dhan ama waxyar ayay kukala duwan yihiin zxp
Calaamadaha qaar waxaa jira aduunku isla aqoon san yahay oo isku mid ah iyo kuwo ay ku kala duwan yihiin
0:59 waaba naxay wlhi Gabarta iney mel ku dhufata uqabay
Sido kle
Ada bad u mahasantahay huuno ada bay ianfacasay casharkan
Mahadsanid wll qaali
Mahad aad baan wax kaaga fahmay
Bos
M .marka so gishid ma istagee ✌ oo gari ka hor imaado
Haa hadaa maxaa loo sameeyay meesha yar ee hudda ah ama weecad ka yar ee M kuqoran tahay sawka istaagayay maadan dhamaysan ?
Isooqabo
Maxadsanid
Asc wll barking ku soo dar mahadsanid
Masha Allah
Masha Allah