Masha allah nuur cala nuur quruxdu waa quraanka karimka xasan tob qofka noloshisi horey haso xasusinin mida kale darbi jiif ama koliste haa dhihin qofka alle soo hanuuniyay
Masha allah masha allah is badal muuqda ayaa ka arkaa wiilkaan, farqi weyn ayaa u dhaceeya malintii la kenayay xaruntaan iyo maanta laba bil la dib. Dadaal sxb ee naftada iyo mustaqbalkada ka fikir. Faysal Norway szb ajar allaha kaa siiyo wax fiican aa hormarsatay
Meeeshaan dadka waawaalan lee loogu tala galay RUclips kaan wxaa iskaleh dr xabeeb runtiii wx cfmd qaba lama so fadhiisiyo bal eeeg wuxuu noogu sheekeynayo hda 🤨
Masha allah nuur cala nuur quruxdu waa quraanka karimka xasan tob qofka noloshisi horey haso xasusinin mida kale darbi jiif ama koliste haa dhihin qofka alle soo hanuuniyay
Hassan top magacada af garashada gun gaar ayaa ka sugena inta ila sugeso like ta an iskala socono
😂😂😂
Shpaw Kaw anaa kula Sugaya
😂😂😂😂
waad la heshay wlhi waan dugayna
Mashallah my brother very touching works
Xasan top qof kaa lama xasuusiyo noloshiisa horeey
Mash allha
Mashaaa alaah walaahi wuu is badalay maskiiinka wuuna cayiley
kkkkk Shaatigi Lugeel markii la burinaayay Laga Reebay in uu Baana wato inta ila Aragtay like dhac ku siiya
Mashaaa alaah wiilka maa meesha shaqo laga ciiyo
Asc HASSAN top kajoji derbi jif waye marka allaah haso hanuniyay alxmdulilaah iLahey aya mahad leh
xasan top dadka wawashe ee qaskadaa subscribe iisara ilah dartis
King arash xashiish cab in lasheegay inta ila aragtay
Derbi jiif waa ahaan jiray hadii la sheego ceeb ma ahan Allah ha soo hadeeyo wiilka iyo inta dhunsan Allah ha soo hadeeyo Ameen yaa Rabb 🙏 🙏 🙏
Masha Allah walhi Wan ku farxay wilka
Masha allah
mashallah sheekh farxaan
Masha allah masha allah is badal muuqda ayaa ka arkaa wiilkaan, farqi weyn ayaa u dhaceeya malintii la kenayay xaruntaan iyo maanta laba bil la dib. Dadaal sxb ee naftada iyo mustaqbalkada ka fikir.
Faysal Norway szb ajar allaha kaa siiyo wax fiican aa hormarsatay
Mashaa alaah tabaarakalaah
Subxanallah
TAARIIKHDA LASOO MARO WAA WANAAGSANTAHAY IN LAGA WARAMO SI LOOGA CASHAR BARTO.
HOREY U SOCO WALAALKA UU ALLAH SOO HANUUNIYIEY.
War midkaan buuran kurisigaa deeqi la,a wlhi xasan top waxba kuma haayo butacow noloshada wax ka badal waa iga waano
🤗👏❤👌
Hasan top kan maad cateysid nio aweys madaxey Kana kadaran
Masha allah ilahay ha ku xafido 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️❤️❤️
M.a allah ha ku xafido
Hadana xashiish manabareysiin
Dur dur khayr ka aad qabataan dadka maba arkaan viva dur dur
Illaahay cimrigaaga ha dheereyo hadaad subscribe isaartid
maasha allah horey u soco
Maasha allah hooro usoco waalal
Nin Xanuunsan Wye kan
Masha alaah uu qurux badnady
Hassanow fuuf
Xasan baahi 😂😂😂😂
baanaa dhasho weyne ilma ceel ibrahim dhan wad cuntay
Qof noloshaay ha so xanuunsinin
luggeel haduu alshabab noqdey xasantop maxa kasugeysaan hayeeey xamar iskuhaleeyn maleh qofna ha aaminin
Sax 👏👏👏
Masha Allah wow qurxonaaday xataa
Subxaanalaah
War cugan bana ladhahayo cajira weyna
Walal iska daayay ku raaxaysiga ceebihii hore ee wallaalahaaga iyo in aad quud ka raadisid qod qodida booga soo kabanaayo mahdsanid.
Durdur Wa Chanel Alshabaab Leeyahay Hayeey Dooliga🤔
Banaaaaaaa WalaaaL SurwaaLka waa KuGu Dhagsanahay HoosTadiiNah waxay U EegTahay Tiii dumarka
XISHOOD WAA DOONO SURWAL KU LEEEG KURSO WAYNA DOOONO
Wiilka rehab center ow ku jiraa why a nolashiisa horay ugu so celineysaan. Shaqo fiican a qabateen haku caayarina wiilka walalkiina. Otherwise keep going guys 👍🏾
Uu naaxay
Xasan baahi kkkkkkkk
Derbi jiifa tahay ka dhaaf
Wiil calosha kasoobaxay daawo arin naxdinleh ruclips.net/video/XGQoqU3WDyA/видео.html
Kada ereygas
Wax kasta social mediyaha waa ku arkee cajiib
subscribe please soomali maxamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bro ii Saar waa kuu saare
RMI walaal wanku saaray adna ii saar
@@kulmi1 ana waa ku saray wllo tks wllo
3:47 kkkkkkkkkkkkkkk, maadaama, nolosha ka, tanaasulay, war xasanow, hadalka, tarening ku soo samee, intaadan, meeshan Nagu soo fahiisan,
Waxii uu kaso baxay haa weydiine wilka wadaad buu noqday noloshii xumeed haa xasuusin
Ar baana is barqabo
Baana ann guurzdo ayn ka paqa pajaq ayu noqdy
🤲🤲🤲🤲
Rizla wax wayn ma ahan waa xansho
War haka waraysn wuxu somaray kawarayso sidu ushaqaysto wlhi qof xun aya tahy o danaystah
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✍️✍️✍️✍️✍️🤲🤲🤲🤲
banaa waa siicayilay 🤣🤣
Lug geel mala cunay heee asxaabey war iga siiya hee lugooyo mubilabay wax ishega
meeshan, xir fad shaqo , malagu baraa,?
Walallow kada dadka ireyga darbi jifka e waxat tirahda nolosho hore iyo tan hada
Kkkkk
Meeeshaan dadka waawaalan lee loogu tala galay RUclips kaan wxaa iskaleh dr xabeeb runtiii wx cfmd qaba lama so fadhiisiyo bal eeeg wuxuu noogu sheekeynayo hda 🤨
Dulqaadkaas ayaan leenahy hadii aan somlia nahay inaan daawano videos bilaa micno ah😂😂😂
@@maclowofficiall7985 wlh waa yabeysaa wuu iska qoslayaa sida 5 jir aqli leheen oo kale 🤨
Shiikha mxa ku daba dhigay
wixi ayuu xasusinaya xasan jareere
Awcodkow hahahahqh
Oh dear! What he said? 🤦♀️🤦♀️
Aawey lug geel?
mar Danbe ma saraayi scb Ama hala Iga jawaab Aweey Lug geel ?
Waa laga eryay lii live ayaa soo dhigay soo eeg.
@@a.mahamoud5483 xagee live soo dhigtay
May Chanelka layidhaa lii live media ayaa sheegay in la eryay iyo sababaha loo eryay markaa isaga kasoo daawo.
Aweey lug Geel ?
Dur dur hoos ku dhac ku imaday runti
Masha Allah
Aawey lug geel?
Aawey lug geel?
Aawey lug geel?