Ilaheyow rabiyo raxmanow iku arsaq ubad bariyaal ah oo badan oo barakeysan amiin amiin teda kale hoyada waxey naxarista badan ka kenta wa xanunka fosha hadeyba xanun ku dhalin waxaba yaranayo maxabadii iyo jaceylkii hoyanimo yaa ila.qabo fagirkas ina so duceya inow ilah si deg deg ah ika farxiyo awlad qeyr qabto
Allaha ku siyo wllo macn kuwa qeyr qaba cafimad qaba ilmo bas mahe wax qeyr khaba ku dar waxn kugula taliynaya habin walaba saq dhexe habinka marka ow sadax qeyb ka mida baxado hal qeybka hadho koley adiga yaqan wadanka jogto sadax u dhiga habinki ee so kaca duko marka gamacahaga allah utago wa hubal In wax iska ka badalayan salad walbana ku duceyso owald salixa o cafimad qabta un owlad mahe mida kale xanun iyo xanun lanaba malahan wllo mcn wayo mar walba wa cad adiga laga jaray wad dareeme sidad donto ku dhal qarba lagu qala o la suxiya on xanun arkin kana jacal carurtoda wayo hoyo wa hoyo wa raxamad allah nagu beero taa wllo❤
wcs, insha'allah anigaa ayaa kugu salaami doono, walow aan jeclaa in aan ku barato, oo aad isku key sheegto qofka tahay. xaji bataati😂, magacani anigaa weydiin dono. hooyo iyo aababa ba. soo dhawoow mar kale
Asc aniga ayaa gaaskaanbqaatay xanuunkii ihayay intuu la ekaa dartiis ilaa aan ka miyir beelo waan jiidayay qosolna ma arag dhaqso ayayna iiga dhamaatay maadaama aan aad iyo aad ufool kululaa oo aan 12 saac oo ay laba laba daqiiqo udhaxayso aan foolanayay waana la iidiiday in gaaskale la iigu soo daro markaan dhalayna oo ilmihii aan dhalay la kontoroolay waxay dheheen shanqar baan wadnaha ka maqalnaa marka ama wadnahaa duleela ama gaaskaa keena markii wadnaha laga baarayna waxba maqabin oo gaaskaa keenay bay dheheen wuuna ka ba ayaa 2 bilood kadib alxamdulilaah wuu ka ba ay laba bilood kadib markii baaritaanka lagu celiyay .
Walal somali malahan lkn yurub America Australia Asia way haystaan Africa somali marka laga rebo hospital qaar way haystaan lkn inta badan malahan kuwa haystana wa qaali
Maya kolay somalian jogaaa kuaman arag waxaas iyo wax sheegaya blse ani wan dhalay laymana isticmalin gaas only caagad baa la ii burburiyey kadib afuuuf bay i dhaheeen suusan naqasku igabixin Alx dhibna kuma qabin
Wlhi ana kula mida😢 Allah no fududeyo somalia inta jogto xita mahestaan xaneen iyo garab istaag xiliga ah sharafey Ani Hora hooyo unoqday xanunka ma ilaabo wana midka ijilciyaay cabsi darteed ano 2 bil bis ah fosha ka fakara😅
Abyo aniga cungteydi sedxda la igu duray kululeyso si an xanun u darmo ee sidee isku qabneysa kuleleysa cirbadis ina lug duro qofki xanun la an ah qofki xanun hayan ina xanunka laga ba bi iyo
Waa lagu wareer waxaad noqonay saqraan mararka qarna waxaa laga yabaa sirahaga in aad bananka keento dhibada uu ku gaysan karo waxaa ka mida in cidiyaha ku madobadaan
Yaa Allah ilmahyga o cfmd qabo io Anigo cfmd qabo itus inta dhaleysa ilahay ha u fududeeyo 🥺🤲🤲
Aaaamiin
Amin abyo❤🎉
Aamiin
@@fartuunxasan9954 uur ma tahay adi abayo
Amiin yarabi ❤
Ilaheyow rabiyo raxmanow iku arsaq ubad bariyaal ah oo badan oo barakeysan amiin amiin teda kale hoyada waxey naxarista badan ka kenta wa xanunka fosha hadeyba xanun ku dhalin waxaba yaranayo maxabadii iyo jaceylkii hoyanimo yaa ila.qabo fagirkas ina so duceya inow ilah si deg deg ah ika farxiyo awlad qeyr qabto
Owlaad cafimaad qabto alaha kusiiyo abayo
Illahey waxan kaga baryaa owlaad baari
@@ayanmaxamad8261 amiin amijn amiin amii abyo
@@raxmacabdi7691 amiin amiin amiin amiin amiin amiin abyo
Allaha ku siyo wllo macn kuwa qeyr qaba cafimad qaba ilmo bas mahe wax qeyr khaba ku dar waxn kugula taliynaya habin walaba saq dhexe habinka marka ow sadax qeyb ka mida baxado hal qeybka hadho koley adiga yaqan wadanka jogto sadax u dhiga habinki ee so kaca duko marka gamacahaga allah utago wa hubal
In wax iska ka badalayan salad walbana ku duceyso owald salixa o cafimad qabta un owlad mahe mida kale xanun iyo xanun lanaba malahan wllo mcn wayo mar walba wa cad adiga laga jaray wad dareeme sidad donto ku dhal qarba lagu qala o la suxiya on xanun arkin kana jacal carurtoda wayo hoyo wa hoyo wa raxamad allah nagu beero taa wllo❤
Maya ma isticmali laheyn wayo hoyanimada dhadhan ma lahaneyso waxa fican sidow alle ugu tala galay❤
4 caruur ayaa ii joogta hadana 8 bilood uur ayaan ahay alxamdullilah mana isticmaalaayo insha Allah inta dhaleeyso foosha waa xanuun ee allow noo fududeey
😢ameen yarabi 🤲
asc Dr sethy aad baan kusalamayaa salan kadib wlhi aniga waxan dhalay oo alle igu deeqay 15 caruur ah uu mid dhicis ama dilan ahaa waligeygane ma isticmaalin gaas iyo wax lamid ah hada marabo
Dhartarow qof halkali bas ushaqaynayso uur maqaadikaraa??
Qeyr waye wlhi ilahow noo fududee dhamanten❤
Dr faatis faraha ayaa xuub dhacsanaya dr faaris iisoo jawaab
Waa runtaa doctor xataa waxa loo isticmaala xanuunada ilkaha waxa layidhaa gaaska qosolka.
Waaba sheeko kalee daroogo miyaa abaayo tolow africa malaga helaa
Haa walahi Dr Faris ce trop bon
Waa rabaaye xalkee kaheela dr
Dr inan qoslaa raba ee halke kaheli karaa Somalia mjogiyee
Ani wanqatay lakinnasibxumo sifecanumanaqon wamarkiiguhorwsay wanaliqalay qadartaale
@@Aminasahra-dg6ff ax wka xumahy qadar rabi wye wxksta Abyo wxs wxba ma ahn saliga nabiga scw Aya naga bdn
@@cabdicabdulaahijiis4467 haa alxamdulilah
digtore wan jeclahay inu xanuunka iga yaraado yaabo heli karo wlhy beelo waaye thank you
Masha Allah 👍
ASC waaku salaamay wiilkaygo abaha weydii gurigeyga ayaa kuso kortay masha allah hooyo waxayku dhihi jirtay xaaji bataati ugu salaan mama iyo abo faaris
wcs, insha'allah anigaa ayaa kugu salaami doono, walow aan jeclaa in aan ku barato, oo aad isku key sheegto qofka tahay.
xaji bataati😂, magacani anigaa weydiin dono. hooyo iyo aababa ba.
soo dhawoow mar kale
Wa daroge qamrad badal keed waye mayaaaa😮
umaleyn mayo fosha an ogay in leyga qoslin karo lkn ilahey ayaba nonaxaristayo nahilmansiyo kadib dhalankena marki an sarano dhabta xanunki ansimarnay 😂 qosolkenana wanomarkan dhalankena sarano dhabta xanunki ma arkin 😂
Asc aniga ayaa gaaskaanbqaatay xanuunkii ihayay intuu la ekaa dartiis ilaa aan ka miyir beelo waan jiidayay qosolna ma arag dhaqso ayayna iiga dhamaatay maadaama aan aad iyo aad ufool kululaa oo aan 12 saac oo ay laba laba daqiiqo udhaxayso aan foolanayay waana la iidiiday in gaaskale la iigu soo daro markaan dhalayna oo ilmihii aan dhalay la kontoroolay waxay dheheen shanqar baan wadnaha ka maqalnaa marka ama wadnahaa duleela ama gaaskaa keena markii wadnaha laga baarayna waxba maqabin oo gaaskaa keenay bay dheheen wuuna ka ba ayaa 2 bilood kadib alxamdulilaah wuu ka ba ay laba bilood kadib markii baaritaanka lagu celiyay .
Gaaska nuca haduuba jiro dhaqatiirta xasid sanaa mey siyaan hooyo walbo oo xanunka foosha mareyso 😢😢😢
Walal somali malahan lkn yurub America Australia Asia way haystaan Africa somali marka laga rebo hospital qaar way haystaan lkn inta badan malahan kuwa haystana wa qaali
@@umuanfaal38 Haa sax sidaa idheh waxan is lahaa Drs naxariisti miya ka guurte
Walalaha channel kan sobooqda inshallah
waa arky naag lagu xidhay waxaan lkn magran markaas waxa loogu xidhay xataa wllhi waxna mysan qabin waxa moodysaa sidii qof caadiya
Anga asmaul xusnaa isticmalaa xiliga fosha alxmdulilah ango 99 damestirina wadalaa 2 hestaa
Walhi cinugii ugu horeeyay wada wan kasi boqanaya fosha
Hàa wllhi dhaqatirta xaasidsana maxe u sin layihin😢
Way waan rabaa aaar somali xaasidsanaaa waan dalbanayaaa anuu
Aniga waxaan said u istacmaalay cunukteeyda 4 ad 3 days baan qoslaayay 😂😂😂 mardambe marabo
😂😂,,,,,
😂😂😂
Maya kolay somalian jogaaa kuaman arag waxaas iyo wax sheegaya blse ani wan dhalay laymana isticmalin gaas only caagad baa la ii burburiyey kadib afuuuf bay i dhaheeen suusan naqasku igabixin Alx dhibna kuma qabin
Waaba isticmaali lahaa hadaan ogaanlahaa; illaahay haduu igarto waan isticmaali
dr daka ujawab sualaha laguweydiyo
Dr wlh waa rabi lahaay qax foosha naga qafifey xanuunkeda ninkii fooshey Lee yaqaan muqdisho ma yalaa hadu yaalo mee na siiyaan waa rafaadnee
Kkkkk illahayow u fududeey intii dhalayeso Alahuma aamin
Walal einfashinka minka maxautawaah
Dr Alfrs wad mahdsnty lkn fol iyo qosol isdher eemaxad kuhdleysn
Asc dr anigaa qaatay sedax ciyaal ah oon dhalay mana qoslin xanuunna igama kaxeen ee waxaan noqday sida qof cabsan oo dawaq San oo kale
😂😂😂 run isheeg abaayoy anaba rabaye hadda ma iska dhaafaa
Intee waye somalia Malaga helaa gaarahaan xamar
Abaayo magaranaayo in laga helo somaliya aniga waxaan joogaa UK
@@lailaismail1317abaayo iska baroobey ee war keen in uu ku anfaco ayaa laga yaabaa❤❤❤
@@ayanadammohamed395abaayo ma garanaayo in laga helo iyo in aan laga helin
Maqaateen ani 😂 dabiici ayaan u dhalaa allena wax aan u qaato haiga hayo
Qimaha meqo waye talow😀😀
Dr aaa doonte xagee laga helaa reply isoo gal plese😢😢😢
Dr halke ka helaya wa rabaaye gaskaa somalia ma yaalee
Dr... i am always ur fun😅😅
Dr kusoo hada cirbada xanuum la,aanta ah ee xiliga foosha lasiiyo hooyada
Wa suaale xanuun baabiya foosha maxa loso saariwayay 😢 cabsiban usii dhintayba anoo 1bil kaliya uurleh 😭
Wlhi ana kula mida😢
Allah no fududeyo somalia inta jogto xita mahestaan xaneen iyo garab istaag xiliga ah sharafey Ani Hora hooyo unoqday xanunka ma ilaabo wana midka ijilciyaay cabsi darteed ano 2 bil bis ah fosha ka fakara😅
@@fowsiyachannel9034anaa kulamid 2bil ahy wadnihii baa ikaray cunugii 4aad waye😢😢
Dr wax bdn ka faiday qumanka ka so hadlay next
Dr waa ubaahanahay ee xagee laga heli karaa fadlan iisoo jwb
Badana qurbaha aya la ga isticmala luhg😂 gaska
Ilmaha labada raba ti kowad igu dhacdaye🤣😂
Same nahy gabdheyda curda 48 sacdood wax ka bdn bn folnyay 2 years ka hor hada kii 2 bn wada saan u baqyaa alla og 😅😅😅😅😅
@@khadracabdulahi6574 ialahy haku fududeyo abayo ani sanadkan dhalay ti kowad ur dhan waka cabsana
Ddr adoo mahadsan haraha maxaalagu daweeyaa wajiga dhibco dhibco igasaran
Haaa fooshu waa xanuun
Cirbada dhabarka laga qaato kawaran dhabar xanuun ay leedahay aan naqlay?
Dr haa hado waxa dhib nokenenin aniga iyo ilmaha
May
Wan is qalidoona dr
Waanba layaabanay markaan arkay xalay warkan laakiin muqdisho wali sooma gaarin ayaan filaa
Waan isticmaalay lakiin wan ku dawakhay
Waxaan arkijiray ayadoo kululayso lagu duro sixanuunku ugu bato qofaan xanuun hayn seeku dhalayaa😂
Sax wey xnuun ma dremeysi
Soomli ayaa aminsan aniga 1.7bilood ayaan ku dhaly isbitaalka soomli siriyan mana dareemin xanuun waxaa igu danbeeysay markaan utagay dhaqtrda m.a ❤❤
@@raxmocabduqadir1545 abayo isbitalke aya laga helaya gaaskan
Abyo aniga cungteydi sedxda la igu duray kululeyso si an xanun u darmo ee sidee isku qabneysa kuleleysa cirbadis ina lug duro qofki xanun la an ah qofki xanun hayan ina xanunka laga ba bi iyo
Maran qaatay aniga dhan waxan noqday wax walan okale markan dhalayna lalabo iyo madax xanun cadiga idhamay ani ahaan
Caadigu waa waaliye wax dhibaata ah miyuu kugu reebay oo dib kaaga soo baxay
@@ifraaxcabdi9009 Maya abaayo dhaqatirta kusinayno 100%wuxuu ka fican yahay irbada dhabarka laga qato
Waxa foosha fududeeya kaso hadal
Si fcn u dhegeyso wll wa shegy
Wllo wn ubahanhy wliba sidagdaga si ilmaha an cloosha kuwado qaabkas ugu dhalo
Lkn dhib ah amay hdhow keenaysa
@@sawdamoha5807 cfmdka waxyelo uma geesto
Xulbada bilow adoo 8 bil ah calooshaadana jilci duceyso ilaaheeyna bari
Waa lagu wareer waxaad noqonay saqraan mararka qarna waxaa laga yabaa sirahaga in aad bananka keento dhibada uu ku gaysan karo waxaa ka mida in cidiyaha ku madobadaan
Wan jeclan laha inan helo gaaskan hadusan lehen wax dhibato cafimad ah
Ana qatay waxne ma iga tarin koley waley folinay markas kas wax mataro wa naqas lajidayo un
Alla xanunkaas waxkstoo i ilowsiinaayo waarabaa
Isagh bl an qosleh😂
Haa😂
Isoo booqda asxaabey waa codsi
Dr soomaliya mayaalaa
Waxan islahaa aad soo gadato war iga tag😂😊😊
Waqatay waxne igama tarin Aniga koley gaskas 😂
Xanun miya dremesey
Muqdisho inta laga helaaa
Asc dr faris wa kusalamay marka hore marka xigta dr adban kugu bahanahay plz waxad ishegta melan kala so xiriro ado mahadsan 1🙏🙏💯
Haa waanjeclahay Gaaska waaye abaayo wuucaawitaa Hooyaded foolaneyso aad & aad
Gaas aadon isticmalin alawaye taladasaaro wayku fududanee dumarow
Isbitaal laga helo somalia makuyaalaa
Vitaminb12 ayan donya inan istcmlo inan waxka ogado
May
San voror davadiisa maxay tahay
Hawo miyaa markaan qaadanayana dhib maku. Dareemayaa
Annow qaatay hadane xanunki waan daremaa dadka qar makaro
Gas kaas muqdishu ma yaa laa haduu yaalani qimihiisu waa imisa. Maqaali baa
haaa
Assalamou alaykum Masha Allah
Isbitalka laga helayo ma la igu cawin karaa aniga u bahan dr
Waa rabnaye inte laga helaa dr hospital kaste ma yaala
Ha walhi fool wa nafbixi wayday oon xanun badanaa😢
Xaly soo array gandh foolnysoo qalibi xanuunka kasoo qaday
Waaku wata dr❤
Haa dr lkn man arkin wali waxn dhaly 5
Ar noo keena aan xanuunkaa ogaaa ka reesaneee somaliya xageee laga helaaa
Haa
haa
Soomaali ma laga helayaa
Muqdiso malaga helaa
Maya canug xanun la,aanladhalo ma3fcna
M.a❤❤❤❤❤
Xamar mayaalo wan qadan lahaaa
Qosolkaa kaa dhamaanaya markaad nuugto dumarkaiya imika ragaaba isticmaala iyo dhalinta yaryar kkkkkkkkkkk ee qurbaha jooga
Abyo miyaa is ticmashay
Haaa
Haaa😊
😂Dr farurta filari ma ku duratay se camal
Asc dr atamow ilmo 6 biljira caana malogu qasikara xulbada insha Allah isojawab
👍👍👍❤️❤️❤️😂🤣👍👍👍👍👍
I wish in an aqoon ulahan laha 3 days fool Ma mareen
Wa daroogo caadiye hdu saas yhy
Waaba daroogo laughing gas ladhaha Europe laga isticmala
Maya
Dr qof qalan xubad ma cawi garaa❤❤
Mya abyo
Mahada sanid abayo mcn
Haaaaaaaaaaaa
Haaa❤