Mahadsanid macanto Wan ku faraxsanahay joogitaankaaga iyo sidaa update u tahay❤🎉 Videoskaaga wan jeclahay wana ku tashtaa❤ Aniga liketa, shareta iyo commentiga inaan kaa dhiso igu ogtahay❤❤❤
Acuudu bila ubad uun ilahey lama weydiste qaar kheyr iyo barako qaba ba alle la weydista Jaceyl kute jaceylka ayna hoyaded iyo aabaheyd uheynin e nin bini adan uheysa faro weyna😡
Qisadan channel kle ka daawaday lkn wn ku faraxsanahy gabadhan codkeeda iska jeclahay m.a love you queen👸🏻❤
Aniga xata chanel ka sowda qalib ❤kadawade❤❤❤
@@yusra6707 Ana ileys ka daawaday😊
Same sawda qalib ka dawday 😅
@@Mabzd617 ani ileys ka daawaday sanad cml laga joogaa sawda khaalib hdadhow bartey😂
Way saan u ugu farxadu qisooyinka dhadheer waan jeclahay love you fatmay❤😍
Qisooyin aargoosiya kuwaa inoo soo gali wllo👍
Thnks quenny wlhie wan jecelhyyy RUclips page Lagan ❤❤❤
Subhanallah 😢 isma leheen sidaan be u dheceesee
Gabadhn marka bartay qisoyinkeda wlhi wankahelay say usotabineso😢❤
Qadiyada waan sadaliyay gabadha waan ka shakiyay bilawgiiba, sababa ay u badbaaday ayaaba yaab ahayd
haa ani xtaa
Video yadada sida bil dhalatan usuga Walahi apyo nosobadi❤️🩹🥺
Last fan unoqday gabadhan adna dug tahay fila sxb😂❤
Yaab
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
Subxanallah walaxowla wala quwata ilaa bilaahi caliyul cadiim subxanallah xasbunallah 😭😭😭😭naxdin weynaa
Masha allah I like this video 😊😊😊
Qisada saan umalenayay iyo siday noqotay😯 waa kala dheertahay
Gabi ahaanba dhan kaley isku gadisay😢😮
Wll ma qiso mcnba wakhtigeeda badano wan ka boodeybee
@@MaariyaCismaan-f3c say maskaxdaydu dilaaga qofkale ugu malenesid bay halmar is gadinesaa meshad ka baadhaysay maahine meel kale
Horta qisoyinka gabadhan iyo codkeeda iyo soojeedinteda qurxan kamaba caajiso anigu
Aad baan ujeclahay waliba markee qisadu xamaasad leedahay sida kuwa dilalka ah, intaan dhageesanaayoo dhan waxaan u dhararaa inaan ogaado dilaaga
Mida kale adoo howlahaga qabsanayaa la iska daartaa
Haa wlhi @@MaariyaCismaan-f3c
@@MaariyaCismaan-f3c haa waa mid asal ah
Aniga u horeya fatimay manta❤❤
Fatimay maanta waad soo dheeraysay kuwa dambena inaad sidan usoo dheeraysan rajaynayaa ❤
Walee naagta waaka shikisanay mana layaabin iney noqoty dilaaga abaayo ii sheeg nh naagtas magaceeda saxda ah plz plz plz😢❤
بارك الله فيك وجزاك الله خيراً حبيبتي ❤❤
Mahadsanid macanto
Wan ku faraxsanahay joogitaankaaga iyo sidaa update u tahay❤🎉
Videoskaaga wan jeclahay wana ku tashtaa❤
Aniga liketa, shareta iyo commentiga inaan kaa dhiso igu ogtahay❤❤❤
Allaha ku barakeeyo macaanto
Alla congratulations abayoo anoo fiirsanayo 10k kudhacday❤
Alla naagtu xumaa😢
Qisadu wey igu socoty 😂❤
Fatma runtii dar Allah kuu jeclahe❤❤❤❤
M.A., keep going wllo
Wlhie sidan u jecelhy videoyadada sidaN u sugo mnta lkn wali waxba mad so dhigin ❤❤
ملك الاكتشاف 😂
Wllhy m. A sida aad wax u fast rtid❤😊
Keep going alpiyeeey anana u horeya❤🙌😂
Insha allah hore usoco xbbt garabkaaga nhy Anigana sheekooyinkaaga aad baan uga heleee❤❤❤
My sis Fatima hore usoco ukhtii I'm your first fan ❤
Danbi bare wa noqon kara because ninka hortiisa waan xaliyay labada meel aan wax ka ogaaday
Musqusha
Iyo siday wajiga nimanka siday ku aragtay😢😂
Mahadsanid ❤hore u soco wll 🎉
😢😢😢😢😢😢😢😢subxana Allah hooydreed io aabhyd xitaa ma u naxristo yaa Allah 😢
Dhexda markay maraysay garty inay ayda thy wale oo shaki ika kalay😂
Anigaba wllhi intaa la shegin🤔 BAAN DAREMAY INAY IIDA DILAGA THY😢 LKN SABAABTANA OGEYN IYO WAXAY KA RABTY😪💔
M.a wllo wxd ledahy cod macan oo ku dhadhan si naya sheekoyinka tabta aad noogu so gudbinyso wd ku mahadsanthy wlsheey❤
My fvt story wllhi ❤❤❤❤❤❤
Waxn qiso way dhaafty waw+Codka iyo falanqaynta inanta ooN innaba caadi ahyn❤❤❤❤
Mash alh 😊 mahsinida xabiitii
Gabadhaan saan u jeclahay ❤😍😭
Faatimay walaley waxan kaga shakisanahay ruwayda style oo page kle furatay waayo isku cod ektihiin 😂❤❤
Ani bis isku maleeye inan saas ku fikirayo Amee wllsheed tahy😭😂🫶🏾
@@BilanBilanbari wlhi anuu waka shakiye
Wlhi ani xita waa is dhahey 😂😂
@@Maryuumey walaga yapaa😂👌🏾
@@aminamohamud4517 😂😂
Kuwa dabi baarista soo badi 🙏🙏
Mahadsanid abayo joogitan kaga mahadsanid🎉❤❤
gacalo waan soodhereyay maanta ❤
yarey codkaga macan m.a 😍
Fatima Ali Wanku Salamay
From Borma
Keep going sis 👏 💪 💕 💓 🙌 ❤️ 👏 💪 💕 💓 🙌 ❤️ 👏 💪
Hore usoco qaali❤❤
Bilowga qisada ayan ogaa nagtu inay wax ka ogtay shekada sbbto ah sarir ban ku dhunto layma arag macqul maba aha
Haa amba waan la yaabana balse waanba iska hilmaamay
M a hore u soco wllo
Qisadaan tiktikvaan hada kahor kudawadeyc😂❤
Islanto se wax yeshay😳
Wanu ku wadana xupi❤
Aadba u mahadsan tahay wll qaliyay
Odeyga danbi baaraha markay soo gaartay ayaan iyada ka shakiyey shakikaygiina runbuu noqday😂
Talow ayadana caruurteeda ma waxay ka filaysaa baarimo io inay wanaajiyaan yaab
Dambibaaruhu talow ma kareem baa caqligiisan ka garanayaaye io tilmaamahy bixisay faadumee😂
any way thanks xppti wad wacan baad ku socotaaye sidaas inoogu wad❤
Yaab badanaa qisadu oo naxdin badnaa
Ma is dhahenin qoftaas dumaree waxas kasuurtobayan😢
😍😍😍😍😍😍
Qisooyinkan xagee ka soo turjuntaaa
Thanks wllo ❤
Fatimo cali xbbt sawadee shkada❤❤❤
Thanks bayo noo so badi
Ma cod macantayda lkn hora usodabaday❤🎉
Aadban ku salaamay RUclipsrada wayn😅👋 I'm joking
Aadban uga helay muuqaalada inaan kugu soo biirana waan rajayna horumar waara ayaan kuu rajayn 👍
Mhd snid wll fatimay maanta waad nooso dherysiisay wakhtiga qisada thnkz👍🫶❤️
Abayo Noso Dhere Filmads Danpi Padhisata ahanna Noso Padi😢
Love you fatia ali❤❤❤❤❤❤❤❤
First Fatima aad Ayan kuu tageera please reply ii so gal 😢❤
Acuudu bila ubad uun ilahey lama weydiste qaar kheyr iyo barako qaba ba alle la weydista
Jaceyl kute jaceylka ayna hoyaded iyo aabaheyd uheynin e nin bini adan uheysa faro weyna😡
Qisadan walhi waa xanuun lakin waxa badan ayan ka faa iday walhi😢
Qof yahan jacayl baan ku qaadayba cod macanida 😭❤️
Wan ku tagera wll noo soo badi qisooyinka mahadsanid.
fatimaay xly baan helay acount gaga iyo sheekadiii abubakar ❤
Good keep going 👏
Inaba caadi maaha 🔥🔥🔥🔥
Vedio ga waa markii labaad eed soo dhigayso kii hore ma cilad ku timi❤
Sirdoonka ama baadhista nooga sheekee
Waryda maskaxba igu dhane 😂Horan u shegy wale danbi baare ma nqon kra😂
I love you abaayo❤
Koley iyaduna ilmaheda unbay dili dona i.a
1aad❤❤
Hore usoco qalbi
Guul🎉😂❤
wall Qareenka waxa,ladhaho muuqal kasoo samee plse
Ala naxdinwaynaaa😭😭😭
Iyadana mid ciyaalkeda kimd ah unba silcin
السلام عليكم حبيبتي
Yaa titok ka imid sidaydoo kale 🙋♀️😂
Mnta dawashada video waxan bilabay 8:30markan dharka bilaabay 13:16 ilaa hada waa dawanyaa dhagaha intaan kashty ba dawanayaa😂😂❤
Horay usoco qaali ❤
Arxan daran nagta hda mey noshahy😢
❤❤❤
Islaanta maanta magaceeda isheega aan ogaade waxa samaysay
Qofki 3 ee like dhho bn noqday mnta gabadheyda
RUclips keda🎉❤
Dhab ahanTi Kaman Fileyan Gbdha. danbi badhyasha la shego haypd Garay leyihin
Bisinka qisadaa brank Bay na ku samaaysaay 🙆♀️ 😂
Fatmay anu waan Ku suga wllhi hore usoco mcney❤🎉
thanks 😊
😢😢😢😢
wan filayey iney sidasy dhacyso😂
Wanso dhereyey manta 28 minutes 😊
Ooof🎉❤😊😊
Qasadiiba sidaan moodaaye maaney noqon😂