Meel soka la dhaya dhamac uurka gubaysa dhibic roob ma bogsiiso ama waran kugu tagan dhaqtar ma daweyo Qaniinyada Abeesada qacda horaad ku dhimata ama qodaxdu kugu maqan Qalbiguna hadu jabo lama qoomo aadmiga😢😢😢 qabrigu u halis yahaye wana lagu qafiifa sida ruux qariib iyo quraaruugii tuu diley qoor gooyo loo xidhey maqaldhabey ma qaancay maka qaylshey buuraha qarfaha ciilkii may dhigay waxay adanuhu ku leyiihin ixtiraamka iyo kala danbayta
Machaalah une très belle chanson de notre grande chanteuse Fatouma Ahmed Danbil allah yarhamu naxaaris jaano Mahadsanid caska films🙏 je cherchais les paroles de la chanson
Lyrics khalad
Warfaha ciilkii may dhigay #maaha
Qorfaha ciilkii may dhigay weeye wll
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah horey uu soco waha tahay ghabadha qaliya ee nahasusiya hessi horee ee fananinti horee ee reer Djibouti
Meel soka la dhaya dhamac uurka gubaysa dhibic roob ma bogsiiso ama waran kugu tagan dhaqtar ma daweyo
Qaniinyada Abeesada qacda horaad ku dhimata ama qodaxdu kugu maqan
Qalbiguna hadu jabo lama qoomo aadmiga😢😢😢 qabrigu u halis yahaye wana lagu qafiifa sida ruux qariib iyo quraaruugii tuu diley qoor gooyo loo xidhey maqaldhabey ma qaancay maka qaylshey buuraha qarfaha ciilkii may dhigay waxay adanuhu ku leyiihin ixtiraamka iyo kala danbayta
heesaha ay aad ugu nuuxsaden djibouti wa gumaysiga jibouti noolow
Terminal conteneur waxa haysta abdillahi adawa sigad, waxu so sarra 4millions fd
Machaalah une très belle chanson de notre grande chanteuse Fatouma Ahmed Danbil allah yarhamu naxaaris jaano
Mahadsanid caska films🙏 je cherchais les paroles de la chanson
🙏🙏🙏🙏🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Absolutely inanta yar e rer jibouti xaqiiqdii cod bey mel dhigatay masha alh wll kama daalo codkaga qurxoon
Machallah machallah brakallah merci pour cette chanson Bravo huno 😘😘😘😘😘
Aboubaker hadi 12millions bishi
Hooyo Fatouma Ahmed Danbil allah yarhamu naxaaris jaano amin amin ya rabi
Mnzha allah aadbaan uga helaa Asmana berteeday dhigtay axyaaa axyaaa axyaa x.fadumo axmed dhinbil
Abdillahi adawe sigad 10millions fd bishi
msha allah Asma nolow wllshy quruxbadan allha ku xifdiyo
☆☆☆☆ Amazing hore u soco ♡♡♡
Qalbiguna hadu jabo lama qoomo aadmiga qabrigu u halis yahaye wana lagu qafiifa sida ruux qaribiyo jihadu ka luntay 😢😢😢
Lacagta éthiopien ku aan ka gaadna waa 20millions fd bishi
Djibouti miss you Asma🙏❤
Ŕeer djibouti yo waxa jira în coous ĺàgu caasso badaxena.
5baadod
Asma cod ba kudhamay❤
Mashallah hesiihi horee
Waan ka baxaya hadeed salamada
Paîd waxa haysta djama mahamoud, waxu so sarra 5millions fd bishi
Fahmi mawell waxu gaata 5millions fd bishi
Transitairo éthiopien majiraan kuwa reer Djibouti waxa laga qaada kiba 1millions fd bishi ma bixin karan
Free zone waxa haysta aboubaker hadi, waxu so sarra 3millions oo dollars bishi.
Halka uu qoray warfaha waa qorfaha ciilki may dhigay
Inta waxa oo dheer aqalki iyo koraanki iyo bicixi
Dmp waxa haysta fahmi mawell, waxu so sarra 2tonnes bishi waxay oo ka hella 3millions fd
5 transitaire aya jira waxa lagada 500.000fd bishiba oo ismail lo geenayo
Éthiopien ku waxay hadana bixiyan 7millions fd oo ismail omar la siyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan ka hadlayna portka so dhawada
Éthiopien ku waxay hadana bixiyan lacagta kadra la siyo oo 3millions fd bishi
4 port aya jira, miid waa dmp midna waa free zone midna terminal conteneur midna paid
Éthiopien ku waxay hadana bixiyan lacagta tommy oo 2millions fd iyo haybado oo 2millions fd bishi
Djama mahamoud 5millions fd bishi
Éthiopien waxay bixiyan lacag terminal conteneur oo 3millions fd maalinti
Éthiopien ku waxay bixiyan lacag taxes oo 5millions fd bishi free zoneka
Éthiopien ku waxay hadana bixiyan lacagta cashuradka oo 1millions fd maalinti
wow m.a
Éthiopien ka waxay laga gaada 3millions fd oo paid ku bixiyan bureau pelle
♥️
Éthiopien ku waxay bixiyan lacagta dmp oo 2millions fd maalinti
Qaniinyada issaqa qacda horaad ku dhimataaye
Ciise waraabe maxad ku hadashay?
Ta ciisuhuna kugu maqan
@@Xidiga_13 cissioo maa baris ad leydhay ayuu ka uunay , sharaf iyo geesinimo ayaa lo dha furlayy maa niyin 🇩🇯💕
Waaaw asma caawa codkaaga ayey ka shidan tahay inadeer qaali hore usoco
Waaaaaw asma cumar jawigu asmaa heesta ayqaadeyso ayaan jirnaa