Waxan aaminsnhy Tom and Jerry inuu yhy filimkii ugu waynaa ee abid la sameeyay, isagoo waqti hore la sameeyay hadana wa mid waligii xiiso leh ,anigu waxan tagero u ahaa Tom 🐈
Lamada video hore waa la soo daye waxa laga soo dayeh astaan tv aa laga soo daye aniga iyo carurta yar isbadal neh managa muqanin lakin labada dambe ma arkin wllhi 😊😊😊❤❤
@@rosaliapille qasab maha lkin isku day inad luuqadada ku faanto waayo dadka aad lahadlayso waa Somali maha ree galbeed ka kana raali noqo haduu ku qancin jawaabtaydu
@@rosaliapille yurubta gar ahaan %80 italy iyo Germany kuma hadlan English ka luuqadoda ayay kor uqadan halka somalidu liiidayso shacab ka kaliya mahee xitaa dawlada Somalia english ayay wax kusoo tabiyan somalida %70 english mayaqanan yay dawladu lahadlaysa shacab ka mise reee galbeed ka
IGA tag fahmiyaw. Aroortan daawane waad iga khal khalise😂😂 markan maqley. Wadne Adku daawato hadad leeday. Ayaban kaba boodey ba. Inzha Allah beri ban daawan
Qaybta ugu dambeysa ayaa ugu halis badan hadaad beer jilicsantahay ha daawan fadlan 😳
Pro Dan Ayaan kaaleeyahay 🤗
Waba dawdy
Wan dawadey
Wll muuqaal ka soo samee andrew tate tariikhtiisa iyo wuxu ku soo caan baxay
funanadahaz xagee kahelaa sxp
Wan salamay Qofka SoMaL ah ee Aqrinaya Qoral kayga 😊
Wan ka qadnye 🙋
🥰💋❣
Wcs
Somali ma ihi lkn waan kaa qaaday ✋
@@faraxmohamed221 kkkk sheka kente be
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
صلى الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Salalahu calayhi wasalam
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️
Mo faami aderro caawa nagamadan xishon wxd socotaba finally Tom and Jerry 😂😂😂😂😂😂
Haaah😅
🤣🤣
Ku qaado abaayo wn u adkeysanaynaaye😅😅
@@bintuubdykatir6724 abaayo maan loo adeegsan jirin qof dumar ah meeshana magac rageed aya ku qoran maxa siya 😂😂
Hhhhh
Intii beerka adkeyd oo muqaalka dhamaysatay waa idin salaamay
Waa lagaa waaday 😊😮😅
Wiilkan iyo ruwayda style wan iska jeclahy wan u xiisaa markay xooga naga maqnaadan 😂
Ani xtaaaa
Aad baad ugu mahdsantahay inaad ku xiran tahay walshayda iga yar ruwayda style.
@@thechannelofflims5999 dhaaro zxp 😳😳😳
Shekeeyinkooda wa xayi wlhi
Me to wlhi
Plz wiilkan iyo inta kale oo talent fcn leh 1m hala gaarsiyo somaliyey
qaybta janada iyo narta wa laga jaray tom and jerry gii aan kudawan jiray cartoonkan barigi an yarayn😄
Sxp aad ayaan ugu farxay markaan akray adoo kahadalay tom and jeray waayo illaa yaraantaydii illaahada waan daawadaa😂
Aniba waan dawadaaa
Anbo waan daawadaa ilaa hda😂
Astaqfurulaah
Subxanalah
Alxamdulilaah
Lailaha ilaalah
Allahu Akbar
Lailaha ilaa anta subxanaka inikunto mina dalimin 😢❤
Haya iskadekar tom jeri❤
Alla Aniga Jerry Ayan za id u jeclhy Balse qebahan waaba horror bisinka Astaqfirullh 😹😁
Berigen ʏᴀʀᴇN ʜᴅᴀᴀɴ ᴅᴀᴡᴀɴ ʟʜʏɴ ɴxᴅɪɴ ᴍᴇʏɴᴀɴ sᴇxᴇᴅᴇɴ ,___😁😂
Waxan aaminsnhy Tom and Jerry inuu yhy filimkii ugu waynaa ee abid la sameeyay, isagoo waqti hore la sameeyay hadana wa mid waligii xiiso leh ,anigu waxan tagero u ahaa Tom 🐈
Caruur baa logu talagalay hadana ano 19 jira ilaa yaraantydi ilaa hada waan daawada😄😄
@@Noura-cy8ns 😅 kula mid ban ahy wllhi
Team tom😂😂💪💪
@@Noura-cy8ns caruur iska dhaaf dadka waaweyn ba daawada
filmkan yahuuda iska leh islam neceb wye tom yahuud wye jery na muslim iyo midko kle cristian ah mrka wxy donayaan carurta yar yer iney ka dhadhiciyaan islamka inuu yahay argagaxiso mowduucan dhameystiran waxad ka heli kartaa sahanka xogaha asagoo dhameystiran
Daqiiqo ka hor ayaan dawadey Videoga wlalaha ka hdlayy Ano sii Saxan raba ayu kaneh isoo dhacey Alla yaizak Mukhtarow ❤️sidaa noola shaqey 😁👏🏽
5:39 “gabadh kale oo danaysato ah oo JIIR ah” qosolbaad igu dishay wallahi
Tom caano ayuu ku sakhraami jirey🤣🤣
Run ahaan tii Daxiix io mo faami amir sak nermin qulasada filmada waa shanta yuutubar aan uku jeclahay❤️❤️❤️
Haa wllhi ani shantoda ugu jeclahy lkn wallhi dxiix mid lameel dhigo wayey wayoo daxiix soo jedinta flimka maahee qaab hadalkisa ku heystaa
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world
Salallaahu calayhi wasalam
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
Sxp maalinta ugu horeysey aa ku arko waaye waxaa cabsi cabsi waaye wllhi
Tom an Jerry waa filim qiso xanbarsan anoo hadda ciyalka ladawanaya soo daysay faami 😊the best RUclips
صلى الله عليه وسلم
Ano og ina aan wxn oo kle wadno u lahyn ayan hadana ku dawady🥺
Wxaso dhan wa codkaga so jiidashada leh mnsha Allah hore usoco wll🥰💯
Haa saw ma aragtid nio dulaqad ku dhamystay😂
Xaaa sheegay saa 💪 geesiyaal baan nahay
Maantaad ugu darneyd😂
Is muujiya team dadweynaha
Mo faami suu noo arko🐑💔😭muxu maanta noo keenay
Alle Haku sharfo wllo wlhi wan JecLahy videos kaga🙂👏🏽
Maba ogen kwrn abow qer allaha kusiyo sxb
Pls mnta love adi wxpa kugu mha Lkn ani frxd
Tom and jerry maxa ciyaalnimo ku fiirsan jirnay anagoo fahminh sababta uu ujiro🥺✊
Dadwaynaha xasuus baan galay
Miyuu furur yahy maska ma fashion bu u haysta reer badiyo waa ku wan oo kale somalida waa funny aqli yar
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
Keep going and success my dear br InshaAllah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🥰🥰masqin Tom
Zxp so badi weba kale aya dhiman
Mukhtar iyo Ruweyda style waa funny sida aay wax u soo tawiyaaan 😂😂
Lamada video hore waa la soo daye waxa laga soo dayeh astaan tv aa laga soo daye aniga iyo carurta yar isbadal neh managa muqanin lakin labada dambe ma arkin wllhi 😊😊😊❤❤
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
Tom oo dhimanaayo maantaa iigu horeyso caadi matihid sxp😅😊😮
Dhadweynaha My Fav RUclips 😍❤️
Waligaa Jir Pro
Acuudu bilaahi mina shaydaanirajiim😅😅😅😅😅😅
اللهم صل على محمد💜🌷
Walahi xalqadi igu cabsida badneyd
Waa xalqaDee taN uGu cabsiGa badaN
Aad u wayn wlhi dhinaca caruurta ayaa leynaga soo maraa
Haye waxay qof bisad maaha naga daa ciyaarta dee mo fami
Cwa first ahy muqtarow😁🥰
Qebahan wa arky lkn
Labada qeyb hore waa fiirsady🥶lkn kn dambe igu cusub
Miss you sheekooyinkaagii🥰😍
Qeyb taas waan daawaday😢😢😢😢😢😢😢
In badan baan ka maqnaa social media team channel dadweyenaha waan idiin xiisey walaal please hlkuu rabo aan geyno walaalkeen ku shubsha guy's
Pro Tom and Jerry run miyaa
Labada qaybood ee hore waa dawaday weliba wagaan yaraha lkn xuman uma fahmin 😨🤪🥵
Aniga waxan waxba uma arki waxan waligayna hal xalqad madhamamysan waxyar xita madareemine wixi ila mid ah like
Dar ilaahy kuu jecelhay wll
Wiilkan wan iska jeclhy jah🥰❤
صوتك أخد قلبي 🥺🥺❤️
Yeah xaatiri kkkkkkkkkk
😂😂😂Iwaad shegada
Suuraha day 🤭🥺
ولكن لم نرى قلبك
@@daadir3042 اول مرة سمعت صوته قلبي لم يكن بين يدي 😩🥺
Ok wll waku wta dadweyna ❤😊
Tom And Jerry inta yaraantooda Xiiseyn Jirtay Like saara✨
67u5ruyy😢😅
Ninka aas aasay magaciis waa William hana 👍
Sxp Maanta Faro Ayaad Ku Bilowday Muuqaalka😂😂😊
Labada xalqo ugu danbeesa ma ahee inta kle hora U dawady labadas maanta igu horeso🥺🥺
wllhi waxaa u maleenaayay in aan fiir sanaayo filim horor ah😭
Caawa waxad socotaba tom and jerry ayaa noo keen tay kugu qadanay legend
“Gabdh aad u shidan oo bisad ah” 😂😭😭😂😂
Gabdha bisad io bila aadan ma kala laha wa no wada shidan yihiin😂😂🤣🤣
@@Alih_1 imaanka beela😂😂🙊
@@Unique_girl77 😂
Waligaa pin imaad saarin mukhtarow
My childhood crush Tom❤️😂
Oo cadaa😁
Drop ur IG
🤣🤣😂
Manatn. Ma Ma bisad iyo jirab dawany 😂😂❤
Keep going 💪my bro
Qeybta ugu dambeeso waan daawaday ayadoo dhameystiran
@@unknow1871 mar hore ayaan daawaday
Gbar aad u zhidan😂✌️😁Nice Voice pro Keep Going
zxp full HD ka soo dhig muuqaalada
Wow Tom and Jerry waa daawan jiray 😂
Waa sax wll dad waa kuqaadan
One of my favorites RUclips er❤️
Jano hadhihin ee aakhiro ku dheh zxb
Qizo ayaa Jirteh iku dhacdeyyyy 2017 Gapar aan zaaid ujeclah Izku school ahayn gapartaaz waxeyy ahayd qov aqlaaq leh oo aqoon leh lkn qov kaztoh aqli io aqoon leh ma fiicneh runtiih gapartaaz Wiil lacag leh schoolkah nalah dhigen jireyy jecladeyy wiilkih Waxa dhahayyy qovtan waa jeclayy ilah har lkn azi hapeen io malin hadyad ayuu ukeenih jireyyy runtiih waa jeclah wanah ubaahnah lkn koleyyy inayy i aragtoh lagah Yaapeh wll waxa rajeynayeh caruuf io cavimad iku nozhahahyyyy allah haku barekYoh lacagtah dhiloh weye ayadanah gezi cizha doqonah wey zacideh 💔😭🥺
Axx waan ka xumahay legend mid tabartaada kugu jeclaata adna aad jeclaatid baan Allah kuu weydiiyey
@@DADWEYNAHA aamiin 🤲🏻💖
😂😂😂markan wayo wax an qabto iska firsada tom 😅😅 lkn qebta ugu danbesa man arag ina radiyo wye 💪😅😅😅
Who istil 2023/10/04 daawanooyoo muuqaalkaan 😊 Asc waan idin salaamay 🙏🏻❤️👋
Wankaqy mcn❤p😂
New yearka daawanoona😂
Qeybta 1aaad aniga waan daawaday
Life is not Easy to claim what u want it wants sucrifices 👊 so fight what u want
Waa run qeybta danbe caruurta Uma fiicna
Lkn wiilka suu iga sheekeynayo run run u maleyneysaa
mash,Allah waxa ka helaa codkaada wllo😉
Amaad jeclaataahee bal isjir ninkaan lama arkee
Noo ga soo sheeke qisada masha plz😢😢
Golden voice ❤️❤️❤️😍😍😍
Way huuno waan cabsaday
Keep Going Bro
Horay ayan uu dhawanay ,marki aan yaara waan daawaday gaybtan iyo kuwa kaleba reer jabuti ayan nahnay anaku waana daawanay qaybtan
Horu usoco wllhi kanalka aan ugu jeclahay aa thy🥰
Sxb wllhi 2 qayb waan dawadey 😊
Love to watch tom and Jerry with my kids when were young.
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@@m.k.7788 lkin qasab miyaaaaa
@@rosaliapille qasab maha lkin isku day inad luuqadada ku faanto waayo dadka aad lahadlayso waa Somali maha ree galbeed ka kana raali noqo haduu ku qancin jawaabtaydu
@@rosaliapille yurubta gar ahaan %80 italy iyo Germany kuma hadlan English ka luuqadoda ayay kor uqadan halka somalidu liiidayso shacab ka kaliya mahee xitaa dawlada Somalia english ayay wax kusoo tabiyan somalida %70 english mayaqanan yay dawladu lahadlaysa shacab ka mise reee galbeed ka
Adeer gacaliso, af soomali ku hadal
صلي الله عليه وسلم
Best RUclipsr ✊
waan daawaday intanba dhwar iyo toban sano kohor
Keep up the great work 🥰❤️
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
walaal waan ku tagera
Qeebtaas hore waa dawadey 😂😂😂
toban jerin ba zxp
IGA tag fahmiyaw. Aroortan daawane waad iga khal khalise😂😂 markan maqley. Wadne Adku daawato hadad leeday. Ayaban kaba boodey ba. Inzha Allah beri ban daawan
Waa sax wll dad waa waxkuqaadan
Muqaalka dhabta ah ee la qariyaa amase lagu dadbaa waa Tom, Jerry iyo Dog oo kala metelaya christain, Yuhuud iyo Islam
Maheli kara
@@maryan409 mawduuca miyaa
Mo xguu joga😊