Jabhaddii gashey gobalka Hawd oo shaacisay wakhtiga ay dagaal qaadayso iyo halkey ku sugan yihiin.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 343

  • @mohamedyussuf5545
    @mohamedyussuf5545 2 месяца назад +6

    Hooyada arab was ee ha ku adeegan magaca reerka Arab walhi anoo araba ayaa ku leh xabad futada Ha idan kala dhacdo dawladu 👍

    • @Hciid
      @Hciid 2 месяца назад

      Naa arab waligii lama ciilne ma uurkii hooyadaa baa lagugu maray

    • @mahamuodjoof7090
      @mahamuodjoof7090 2 месяца назад

      Kuwani arab uma shaqeynayaane waa koox dowladu sameysay oo loogu talagalay in doorashada lagu burburiyo

    • @mahamuodjoof7090
      @mahamuodjoof7090 2 месяца назад +1

      Kuwani arab uma shaqeynayaane waa koox dowladu sameysay oo loogu talagalay in doorashada lagu burburiyo

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 2 месяца назад +1

      Sacsac muuse carab sheeganaya, annigoo arab ah kulahaa. Waar orad abaarso ku dhuumo😂😂😂😂.

  • @madar9587
    @madar9587 2 месяца назад +26

    Alla qabiilaw aabaha was 😢😢😢😢😢

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 2 месяца назад +2

      Walaalo qabiil meeha ee Waa dan! Dano gaar ah oo lacag iyo mamul lagu raadinaayo! kii Soo wax Laan noqdo ba dawlad iyo jabhad nimo ayuu gala! Waa in LA laaluusho! Muse bixi Waa inta dagaal lagulajiro!

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 2 месяца назад

      😅

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 2 месяца назад +13

    Waa iska hadal nacasnima ah wakhtigii hanjabaada qoriga wey dhamaatay.

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад +2

      GARXAJIS taa u sheeg

    • @abshir1974
      @abshir1974 2 месяца назад +1

      Mahaday foolxumaatay

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 2 месяца назад +7

    Masha’Allah tabaraka’Allah gobtii shaley dalka badbaadisey, maantana sharcigii dalka ee lagu tuntey ayey badbaadinayaa, waa in la taageeraa waa bad baado qaran.👏👏👏 Guul iyo Gobonimo👏👏👏 Alle ha idinku guuleeyo himiladiina🤲🤲🤲

  • @Ugaas_samakaab
    @Ugaas_samakaab 2 месяца назад +5

    Maan sha allah guul Araboow ilmaadeerayaa viva jabhada arab ee xaqsoor

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 месяца назад

      Muuuse diray kuwan maaha Arab ja had tv gan iyi muuuse waaa oramada gudaha Dadka aan fiic nay. Ee dalka fidnada wada

    • @hah7064
      @hah7064 2 месяца назад

      @@abdifatahnor1338 ma Arab bay cidi dirtaa ey yahow eygu dhalay

    • @mursalawil9714
      @mursalawil9714 2 месяца назад

      Araboow anagaa kaahin meeshiisa idingaynaynee joojiya buuqa

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад

      @@abdifatahnor1338 KHASAARE YUUSUF HARTI

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад

      @@hah7064ARAB sow maaha Odeygii HABRAHA qabay. Horta YUSRA HARTI dubkooda ha QARISO

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 2 месяца назад +7

    Kkkkkkkkkkk waar hadii ay idinka dhab tahay hargaysa fadhigeeda jabhada ka dhiga

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 2 месяца назад +2

    Sheekooyinkan horaa loosoo maray maalinta Garxejjis waxdoonayo ayaa Baha Idoor 7 isubulataa.waa filmada Inakaahin,Muuse biixi iyo cadilaahi darawal calancasta Galbalkeedi dhacay baa kadambeeya.Laakiin hadii Doqonimadii laguyaqaanay ee 1994 Maryaqadhmuuntii lasoceliyo,walaahay Ninwaliba Qoobaduu kadego Somaliland,waxay qiima ugoyso ayuu kudambayn..

  • @engab001
    @engab001 2 месяца назад +1

    Arabkii oo u shaqeeya jabuuti

  • @ibnu-raanahmed1
    @ibnu-raanahmed1 2 месяца назад +1

    Car Far Qaada😊

  • @amounali640
    @amounali640 2 месяца назад

    ALLAH SUBXANA HUWA TACALA kaa cabsada. Halkii aad isku tirsanene lahaydeen. Waxa aad si caqli darro ah u hadlaysaan. Allah SUBXANA HUWA TACALA ha idin hanuuniyo jidka toosan. Allahumma aamiin."

  • @hah7064
    @hah7064 2 месяца назад +10

    Hhhhhh ma buur bay heleen

    • @warsame254
      @warsame254 2 месяца назад

      Gunburahay galeen 😂

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад

      ​@@warsame254
      😂😂😂gunbura sow afrta dhinac logaga wareegi mayo gunburu fadhigeeyga kama dheere dhako kale wa inay keenan

    • @khadraali1706
      @khadraali1706 2 месяца назад

      Is ilaali hadaba

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      buur ma haystaan kkkkk

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +4

    Guuuuuuul isha allaah❤❤❤❤❤❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад

      Hhhh 🤣🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi 2 месяца назад +4

    Weli tanoo kale..
    Waar lacagta cadawga ee wareegaysa ayaa idinsoo gaadhay malaha e.
    Iska qaata oo dalkiina ilaashada.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад +6

    Suldaan nabada ayuu ka shaqeyaa suldaan jabhada waa fajaciso

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 месяца назад

      Xamar Tii wasijirtay ayaa loobaahday

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

      @@markcaa2942 ceeb isu xishoo

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 2 месяца назад +4

    Waad saxantihiin xaqiina soo dhacsada garxajisna waa lala hadlayaa arabna waxba la moodi maayo wax dhici kara maaha from gabiley

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Munafaqadii dhadiga isaaq waa inaa luu kala tagaa hargeysa

    • @MahamedAhmed12aad
      @MahamedAhmed12aad 2 месяца назад

      Garxajis miyaad Arab ku soo dhererisey......
      Garxajis = 7 Maryaalool ah.....
      Awal iyo Arab iyo ayuub A3
      ++++++
      Habar'Habuush

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@MahamedAhmed12aad adigu waxa tahay dhadiga isaaq munafaaq habar awale

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      ina dhilo madaa reer gabiilaya faqash

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@TogdheerBurco-x3p adiga dhillo kuu dhashay hambo buule makhnuud dhadiga isaaq tahay

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 месяца назад

    Wakhtigii la isku hanjabi jiray wey dhaaftay

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 месяца назад +3

    Masha allah

  • @CimiBoodhari
    @CimiBoodhari 2 месяца назад +1

    Waxaan nahay diyaar tolkay Araboow inta wiil inaga noolyahay yeeli meyno dulmi iyo duudsi xaqeena ah waan soo baxaynaa ( from Arab bari)

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Sakariye-km6ry
      @Sakariye-km6ry 2 месяца назад

      Guuuuul sxb

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@Sakariye-km6ry madaxax madax calool arab mindhicir

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 месяца назад +1

    Cabdillahi Derewal waa lagu raacay in fikradii Odayashii Ictisaam ee Hjeclo keeneen ee ururada lagaga reebayey doorashada madexweynaha in ay khalad ahaayd runtiina khalad weyn oo Madexweynuhu qaatay ayey ahayd laakinse wuu xalaashaday oo labadii gole ayaa u ansixiyey markaa waxay noqotay wax sharciya oo qadhaadh, Hadaba Maanta Cabdillahi Derewal waxa darajadii iyo garaabistii lagu raacay dhulka dhigay jabhad ayaan samaynayaa taas oo tacabkiisii hore ee halganka iyo ta maanta wax weyn u dhimaysa, malaa wuxuu ku daydday xisbiga huwanta Wadani oo jabhad hore u sameeyey wadankana dheeraad ku ah. Suldaan kan hadlaya waxaan odhan lahaa horta gobolka Balidubadle keligaa ma degtid ee waxaad tidhaa majority ayaan ahay liano gobol keliya oo Somaliland u gaar ah beel keliya majiro, ta kale doorashadii xildhibaanada hal xildhibaan oo Kulmiye ah ayaa keenteen taas miyaa lagaa eexday, tan dagaalka cid aad wax ku yeeli kartaa ma jirto ee degaankaaga ayaad ku dhex rafan deegaan kale oo aad far saari kartaana ma jirto adoo weliba og in xisaabo hore jiraan oo marmarsiiyo la idiin doonayo markaa qabiil ayaan madexweyna ku doonayaa adoo Arab ah oo Isaaq beelaha yar yar ka mid ah xoogna waxbaan ku rabaa adeer isku helimaysid kuwii kaa waaweynaa ayaa ku waayey ee shaydaanka iska naar. Sharcigu aduu ku ilaalinayaa oo wadankoo dhan ayuu ilaalinayaa cid kugu gaftayna ma jirto ee hadiise aad khadka cas dhaafto waa la iska kaa celin naarahana waa lagaa waraabi yaa Suldaan Saaqid.

  • @nadiiryusuf-l9o
    @nadiiryusuf-l9o 2 месяца назад

    soo socosiradey

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 2 месяца назад +2

    Arab xabaday ugu badisaa waa raga adag ee dulqaadkii wuu dhammaaday

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 месяца назад +2

    Waar aboow waanu idinjecelnahay ee Suldaanada yadana ha eedaynina dalkiina dadkiina kala badbaadiya ayey isuxilqaameene

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад +1

    WAA SAX HA GALAAN MAR HADII SHARCIGA DALKA LOO DUMINAYO, SAXAAFADAHANA WAWRAN HALOO SOO JARO

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 месяца назад

    Reerka anigu waan ku taageerayaa xaqdaradii xaqsoor lagu sameeyay. Ee xirsi company ku tuntay.

  • @abdulsofe9884
    @abdulsofe9884 2 месяца назад

    I with you, you are patriot ❤️ 💙

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 месяца назад +1

    Hawd sheekh sunne ayaa soo galay maxaa ka si ah geesiyadii qaranka belaa ka higleheh aadan sunne waa filayey I uu sad badan duufsan doono

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 2 месяца назад +1

    Jabhada maryaloolka ah ee Magaca Arabsidata,ee Cabdilaahi Darawal iyo Kaahin waa uun Garxaajis ladagaalan laakiin waxaad kaheshaan 33 sano kadib waxba hanagasiinina..Baroorta Arab Ururo kawayn

  • @abdirahmanbarkhadle4461
    @abdirahmanbarkhadle4461 2 месяца назад +5

    😂😂😂😂😂
    Malaha wey kaftamayaan abtiyaashay

    • @Sakariye-km6ry
      @Sakariye-km6ry 2 месяца назад

      May kaftankaba maya qanan

    • @abdirahmanbarkhadle4461
      @abdirahmanbarkhadle4461 2 месяца назад

      @@Sakariye-km6ry hadaa halkanu weerarano ayaanu sheegaynaa ma wax dad lala horyimaadaa abtiyaalow

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад

    SHACABKU KUGUMA RAACAYAAN DAGAAL❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад

    Suldaan Jabhad hor kacaya oo qori sita waa Mucjiso , ILAAHAYOW dadkeena soo hadee .

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 месяца назад

    WAA LA DAAWADAY FILMKAA

  • @MaxamedAadan-b8m
    @MaxamedAadan-b8m 2 месяца назад

    Walaahi hadan arab nahay qori afkii ayun waxayaga ku helaynaa aniguna qorigayga ayan qaadanayaa waanan idin hayaa waann guulasanaynaa insha allah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      Waar ordoo hilibka inoo qala oo shariiryo xiidmo midiciro madharaari geel hoodhka hoodhiya madhmadhka hargaa milicda u dhiga haku hoodhee haka qaadina hogeeya haraga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
    @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 2 месяца назад +1

    Anigu waxan qabaa arab maqaldana garxajisba jabhada wuxu kuhelay inay kalidood tartamaan

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 месяца назад

    Horncable waxan inaad wareysatan wa khalad

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 2 месяца назад +1

    Kolay Arab waa dhaamaa kuwii aan gabaygan u tiriyay.
    Faysalka Faaruqa ah iyo inaga daaya Ciidagalaha fashilmay ee ku faana baribaan faras lahaan jiray Isaaqna awrta u furi jiray.

  • @randomin8390
    @randomin8390 2 месяца назад

    maasha allaah
    dalka waxba kumaa lihidiin is caadayah
    😮😮😮😮😮😮

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 месяца назад

    Kkkkkkkk Jabhadii Kulmiye kkkk Reer Kulmiye

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 2 месяца назад

    Babli gubadle REER SAMATAR SOOWTII KAGUUREEN MIYEEY Kusoonoqdeen REER SAMATAR 😂😂😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      faqash aan waxba garanay babli kkkkkkkkkkkkkk maba karaysid faqsheey maxaa reer sAmatar bali gubadle dejiyay hortay kkkkkkkkkkkkk

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 2 месяца назад

    Waa Arab jabkii

  • @MaxmedCabdi-x4x
    @MaxmedCabdi-x4x 2 месяца назад +1

    Suldaanku inawaaleye yaa inaga qabta sowtii reeka lagu ogaa suldaanka

  • @Sahan9474
    @Sahan9474 2 месяца назад +1

    Kulmiyaa shaadh jabhadeed Soo gashaday,

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 месяца назад

      Waa muse hooley oo faro.madhan 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@awiladen7814ala waa khaniiskii Awliyola baxay ee futada laga wasi jiray daba qoyane kkkkkkkkkkkkkk

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 месяца назад

    Beesha Arab waa gob. Wax badan ayey dulqaateen. Kulmiye iyo Muuse meesha Ha laga saaro.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад

    M.A REER AYEYAHAY ARAB GUUL ISKA DHICIYA HEEGO NAAS DHEER DALKA WALOSO HALGAMAYE

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 2 месяца назад

    Oo goormay iyaguna jabhada samaysteen yaab anagaa aragna

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 2 месяца назад +2

    Guleyso Suldaan, dawlada Somalia 🇸🇴 wa iney hubeyso Jabhadan wadani ah against amxaaroland

    • @aididfamily236
      @aididfamily236 2 месяца назад +2

      Somaliland iyagaa Mush kaladooda dhexdooda dhamaysta ee haku habsaamin,

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 2 месяца назад +1

      Isaag. Magaaca. guuuuuuuuud
      Iyo guuuuuuuuuundaha ❤
      Wakaa. Walaaaaaalo insha Allah
      Weey heshiin. Toolkey From. Isaaq Djibouti 🇩🇯

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    5 midhow maxaa leedihiin Faanka joojiya 😂😂😂

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 месяца назад +7

    Hhhhhhhh muuse ayaa amba bixiyay shidaalkana ugu sii shubay baabuurta waa riwaayad la jilayo

    • @abdirahmanomar3224
      @abdirahmanomar3224 2 месяца назад +4

      Wadani ayaa baray jabahada somaliland

    • @abdinasirmohammed4595
      @abdinasirmohammed4595 2 месяца назад +1

      Adeer gacan libaax waadigii fuulay ha layaabin

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 месяца назад

      @@abdinasirmohammed4595 gacan libaax reer baa fuulay anuu yaan ahay xageed igu taqaanay ma adeerkaa oo hooyadaa qabay baan ahay adeerna waad I tidhiye

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow 2 месяца назад

      Buur ma helayaan ay fuulaan 😂😂

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 месяца назад

      ​@@Jamaalabdiowmayee taad gasheen ka kireeeya Dee 😅😅😅😅😅

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 месяца назад

    Sidani wadankeena waa ku foolxumo . Waan idiin garabayaa Arabow lakiin Jabhadeyn noocan ah cidna dan uma aha lakiin waa in lays dhegeystaa oo lays ixtiraamaa oo wadanka loo tudhaa oo reer walba waxa ay rabaan la dhegeysto oo la is qanciyo. Hadii reer waliba is mahadiyo oo uu yidhaah aniga ayaa wadanka xoreeyey hadana uu qori xal moodo waa mid subxaanallah

  • @MohamedMohamed-j3g
    @MohamedMohamed-j3g 2 месяца назад

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂❤❤😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      badhi badhi badhi badhi badh culus culus badhya culus kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mukz6995
    @mukz6995 2 месяца назад

    Waxanoo jabhada ah Djibouti baa ka danbaysa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад +2

    Kkkk saladiinta besha hj dastur ma zameyn ee dalkay badbadisay illahay ba wax badbadiye in waxa saladintayada logu abalguda wa khallad

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 месяца назад +1

      Salaadiintiinu wax aanay ka hubsan ayay iskala rooreen

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 месяца назад

    Suldaankan waxa ka khaldan wuxuu u haystaa in weli SNM iyo qaaxo la joogo liano golaha dhexe waxa lagu qaybsan jiray saddexda beelood ee waaweyn iyo Arab isku saami ayey lahaayeen ama mid keliya ayey ka yaraayeen taas oo looga jeeday in aan kursi loo jeedin ee loo jeedo in dagaal iyo halgan la galo waana lagu najaxay hadaba markii wadanka la xoreeyey beesha Arab waxay weyday oo doorashad hal cod iyo hal qof ku weyaay saamigii ay SNM ku heli jireen oo maanta hal xildhibaan ayey baarlamaanka ku leeyihiin oo Kulmiye uga soo baxay labada xisbi ee kale waxba ugama soo bixin markaa Suldaankan qarda jeexaya waxaan odhan lahaa waar Qaaxo iyo SNM ma joogno ee naftaada runta u sheeg iyo in sadddexda beeloood ee kale iyo beelaha Somaliland ka yar tihiin. Dagaal na waxba ku qaadimaysid oo cid aad deegaan kooda dagaal ku soo qaadi kartaa ma jirto markaa arintaanu waxay noqon in aad deegaan kaaga ku dhex rafato halkaana aad dadkaaga dhibaato iyo qax ku soo kordhiso markaa kuma lihi jooji ee waxaan ku leeyahay wixii garaad kaagu ku siiyo ku soco laakiin natiijada iyo wixii ka soo baxa waa in aad masuuliyadeeda qaadaa. Suldaan Jahawareersan.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 месяца назад

    Reerwaliba wuxuleeyahay tiihore taydakasaraysa jabhadihiiba layskugufaanaya

  • @KhaliifXasan-u9m
    @KhaliifXasan-u9m 2 месяца назад +2

    Màbuurbàhaysataan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 2 месяца назад

    Muusaa sababay bad baynu dhex jiifnaa

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 месяца назад

    Ha daalina Arabow, magaciina na ha xumaynina. Karis xun iyana wax kula.

  • @hassanabdillahi7813
    @hassanabdillahi7813 2 месяца назад +2

    kkkkk war waa yaabe yaa lala dagaalamaya

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 месяца назад

      Dee garxajiska jabhad niqaaban kulmiyaysan😂😂😂😂❤❤

    • @faysamohamed-hp9pn
      @faysamohamed-hp9pn 2 месяца назад

      😂😂😂 wlhi aniguba wan is way diyy yaa lalaa dagalyaa ma dawlda mise wax kle 😂

  • @abdiGANIAhmed-n5x
    @abdiGANIAhmed-n5x 2 месяца назад

    😂😂 Arabna marka jabhadee reerkee ku xigidonta waa silsilatey oo gaarxaajiss fuuray : wall isaqow walida nagadaya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +2

    Adeer isxoraya arab waa birlabta isaaq

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 2 месяца назад

    Anigu lama yaabo ,markay reer somalia ina yiraahdaan murqanland ,maalinba beel baa qaadku ku badh go ayaa

  • @sawtulxaq5586
    @sawtulxaq5586 2 месяца назад +1

    ma jabhadi dawladu dhistayba

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад

      Dameer Qaawan ARAB aabahaa ka warso

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 2 месяца назад

    Oo ma suldaanbaa jabhad noqday hayaaaay waa aduun xaga danbe usocda. ARIN KOODU WAA ANAIGANA I ARKA

  • @Gobsame
    @Gobsame 2 месяца назад

    In aanay xisbiga huwantu arag ti siyaasaded lahayn dawlad dalka maamusha ayay ku leeyihin jabhad bay saartay waatii gacan libaax oo kale yay kugubin

    • @CabdiAw123
      @CabdiAw123 2 месяца назад

      Intanba wa kulmiye isku camiraya😂

  • @KhaliifXasan-u9m
    @KhaliifXasan-u9m 2 месяца назад +2

    Yelkood

  • @qoorc499
    @qoorc499 2 месяца назад

    Horas. Looyidhi. Arab. Arsaaq. Wasyay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +1

    Arab hargaysa haka dagaalamo haday run sheegayaan

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад

      Marka ma xaafadooda Haka dagalaman iyad leeday marka caqligu xagu gaga jira wadoyinka gala miyad tidhadid 😂😂

  • @siciiddauud
    @siciiddauud 2 месяца назад +8

    ha lagu kala yaaco Somaliland way u dhamatay

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 2 месяца назад +7

      Ilaahay baanu kuu barinay in aad horteed dhimatid.

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 2 месяца назад +4

      AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
      Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @raxeeyehbndhrr1091
    @raxeeyehbndhrr1091 2 месяца назад +2

    Ninkasi waxa uu ku hadlayo waxba kama fahamin war cadba mahayo dorashada ayaa wasiiro bdn la inaga siine iska soo daadag😂

  • @suugaan
    @suugaan 2 месяца назад

    Jabhad Jii Tii ah GT

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +1

    Beeeenaale arab kuwii buura kori jirey ayaa hada caacda hayayaahuu

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    WAAAAN SOOO DHAWANAYAA YAAA JABHADAA KU QAAA DA DAGAAAL KA MUUSE BIIXI

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 2 месяца назад +6

    Arabow 4 qof ba tihin iska fadhista walalayaal😅😅

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 2 месяца назад

      Nooca la waso lama hadalno

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 2 месяца назад +1

      Subxana Allah. Sheekha. Meedh yaal. Xaasha Maceeytami
      Jiirin. Yaa. Allah. Baad Baadi
      Dhasha. Sheekha 8 deeda Niin
      AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲From
      ❤ISaag. Djibouti 🇩🇯

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@yasinismail2733 hal gaadhaa qaada arab hilible

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 2 месяца назад

      @@yasinismail2733arab waa 4 qof hala buufiyo hadii ay kubirka jooojin waayaaan
      Masaaakiinta yar yar
      Afka cag halaga saaaro hadii kale ha is ka aaamuseeen

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад

      Dameer Qaawan ARAB aabahaa ka warso

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 месяца назад +1

    Ninmanku ma god ayeey galeen

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 2 месяца назад

    Muuse naga soo afjara arabaw from isbadaldoon

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 2 месяца назад

    Allaahu akbar goormay dadkani caqliyaysan

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 месяца назад

    Alla reerka yaa walay wllhi somaliland waxay noqotay meel la isku cabsiyo wanu gosanayna

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 2 месяца назад +1

    Kkkk arabow soo laabta inmadeerayaal waa laydin dhegeysanayaan

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 2 месяца назад

    HALOO AAMUSO, BAL WAXAY SAMEEYAAN..INAY KHASAARAAN IYO INAY FAA'IIDAAN ?
    Qabyaaladay kululidaa, laguma hayn karo.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Filin.kulmiye.waa.filin.hindi

  • @csmman7052
    @csmman7052 2 месяца назад

    Aad baad u mahadsantay suldaan nintiisa buuraha waxloogu qorqoray oo sharcigii institution dalka baalmaray ayaa kule dowladbaa kadanbaysa doorasho uu arabka maqanyahayna dalkan kadhicimayso

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    Wadani mamadaxwaynaa xagaad ugu riyootaywax kuhadal

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim 2 месяца назад

    Tani waa waa hore

  • @MubarakAbdirashid-vw4kx
    @MubarakAbdirashid-vw4kx 2 месяца назад

    Arab gaarabay uu leyihiin inaay jabahada sameyasteen waayo beesha garaxajisa ayaa laba jabahadow 7sano gudahadow kuu sameyay

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 2 месяца назад

    Suldaan jabhad hogaaminayaa waa waxlala yaabo waa duni aakhir samaanoo lamadaayo warkeeda

  • @ZakriyeSsalah
    @ZakriyeSsalah 2 месяца назад

    Aar kuwani waa arba waxa ba ma samayan karnaa waan afar xabo muuse ayaa ka dhex hadaly
    Waan fahnayq

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 2 месяца назад

      Ciilaan indhahaaga oo shan ah baanu soo gelaynaa. Ciilaneey cirka la gal waddani.

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 месяца назад

      Hadii arab xanaaqay qabiil kastaaba degaankiisii iyo jabhadiisii ha aado

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад

    Ma heego ayay warar ku gadayan mise garxajis G36 iyo habarjiclo hhh dalku waa washaya jabhada awdal anu iyan eegno

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Muse biixi weli lama fahmin wa tiimkii siyad barre inu asaga iyo intu rabo taliyo ama in mesha lagu kala tago ay dunto wa sidii siyad barre waxa kalo jiro besha cqlamka waxey wax ku bixiyan in xukumadda dadko dhan kuwa jiran oo mesha ay degto lakiin hal bael oo xukunka isku balariso wax kuma bixiso waxey kala hadlen iney somaliya ka mid noqdan wax wada qabsadan wey ka diiden ka dib waxey u digen muse biixi inu xilalka cadalad u sameyo dadka wada degen wey diiden markas waxey sameyan besha calamka kala furfurid belaha tas ba iminka socoto wayo iney dhaqalaha hal mel ku bixiyan ba dan u ah iyado hadda so fodsartey besha calamka oo mareykan ugu horeyo dhaqalo darro waxa la siiyo somaliya wa canshur shacabkoda laga so ururiyey tasna waxey keneysa in ay ka hadlan in dhaqalaha dalkasta so korayo la siiyo wa in dad mino rabo la siiyo dad kala go go ayo an la siinin tas waxey keneysa kala furfurid si somaliya logu biiro wa idinka

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 2 месяца назад

    Arab iyo xirsi is neceba

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад

    Riraha iyo maxasta kaso rarta marka hore garxajis iyo habar jiclo adin dufacadan muse biixi iyo nuuxa taniye

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 2 месяца назад

    Muuse waa jabhad xirfad an jabhadnimo ahayna ma haysti kuwana isaga ayaa ka dambeeya hadii ay Cori jabhad saaraysona maaha kuni kuwii reerka Ku matali lahaa ee sumacada hanagaga ciyaarine dheh

  • @abshir1974
    @abshir1974 2 месяца назад

    Sharcigu haduu shaqayn waayo waa Laos qaawinayaa reerihii sharciga la siiyay ha ka qabtaan

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 месяца назад

    Arab waa 4 qof masaakiinta
    Yar yar
    Hala buufiyo

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 2 месяца назад

    Jabhada wan soo dhoweyna
    Degankin awdal Ithobiya aya lasiyi raba muse bixi

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 2 месяца назад

    Oo hada Arab ma maamulbaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Aniga I arkaaaay imaqlaaay😂😂😂😂😂😂

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 2 месяца назад

    Araboow buur bilaasha ayaan idiin haynaa ee kaalaya waa
    Buurta Malloole😂

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 месяца назад

      Dameer Qaawan ARAB aabahaa ka warso

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 месяца назад

    Xukumadihii horeba jabhado lomasamaysane waxalaleeyahay beeshani siday madaxweyne uyeelatay waanu ogaanay halkaynagatagan yihiin waawaxa aynagashaden hadanahay sacadmuuse bariyay wanaag nagadoonin

  • @fatimambootaan9953
    @fatimambootaan9953 2 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 2 месяца назад +1

    Waar Arab waaba reer yare maxaa kamaqan

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 2 месяца назад

      Adoon waxan cilmi u lahay ha iska neefsan neefoow

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад

    Soomlinda waya udhamtaya oo muse biixi iyo xukumadisa ay kufashilntaya Riyali silanyo iyo ciigala maya jirin wxano kale

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      Dadkaa muuse ku kacay muuse waa geesi hadaa busaarad badan ba aduunkii oo dhan saamaysay muusena wuxuu handaraabay laaluushkii io baadii