Xamdi abayo aniga iisooduceey waxaan ahay hooyo adag oo afrika kunool oo single mother ah walaahi markan daciifo janalkaga dhiiragalinta daawada Durba waan istaagaa masha allaah Allah ha ku xifdiyo adi io caruurtada abayo abayo❤❤
wllhi anaa leygu yiri anoo walac ah intaa hooyadey ku ooyay ee ninka ku tiri gabadhey dhibka ka daay waa oysee waxoo dhahyay waa maqlay inaa oyse waxaa daree maa inaa qof adag ahay wllhi waa ku kala tagnay lee
Ale hamdiyeey habo ku jecliyaa hadaan awoodo inaan 1m ku gaarsiin karo wllhia waa ku gaarsiin lahaa wayo waad uqalanta hbo qaliyey sharaf korkaga ha ahato 😢❤😊
Alla gabadhan Wan aqana wlhi waxay ahayd gabar wax baratay oo dagan oo Maskax badan hadana asturan oo qiimo badan lkn nolosha marba u jabta oo cadaw ino Ku dhawa ad mooda kadibna Ku qaniina waxbo kuma yeelin raaqiya kori usoco hooyo adag ubadkada korso Allah la sameey xiriirka midka ugu wanagsan sujuda Ku ooy haku ooynin dadka hortooda Allah isku duleey kor isku qaad nolosha wa imtaxam ha ilaawin xbbti ogow nolosha wax wax kaste wa macqul kali dhexda xiro oo rabiga talada u dhiibo wad guuleysani bi idnillah
Gabdhow qisooyin dhacaayo waa cimro qaadasho waxkasta wey dhacaan lknse meesha aad ku ooyeyesid yeysan noqon social media Allaah raxmankaa hortiisa ku ooy wlhi wad nafiseysaa mida kale waxa maalinkasta waano ah aad maqleysaan ha dhayalsanina maxaa yeelay maalin ayaad ku bad badeysaa xamdi aad ayey inoo waanisaa ee ogaada haddii aad guursatay iyo haddii adan wali guursanba waa muhiim inaa talooyinka meel ku qorotaan shar iyo qeer u took haya gabdho guul iyo guuldaro
Abaayo quruxsaneey qalbiga Allaha kuu qaboojiyo waad ka baxaysaa dhexda xiro bilo shio waa in gaaban ciyaalka wey korayaan ee ha is ciil kaabin abaayo waa kula ooyay xabiibti
👏🏼🫡🫡thanks for the advise wad ku mahad santahay sida aad mar walba u garab istaagto gabadha o u dhiri galiso koley hoyo cusub horay waxba kama fahmeyso waxey u bahan tahay waqti aniga ahaan waxaa jirtay xiligii sidan oo kale ahan jiray Alx hada wan ka so gudbay inta dhibana dhibta alha ka dul qaado 👏🏼
qofka video gan iskaleh. Mid ayan ku shegaya. jes jes ka jooji qofyahay. ha qiiroto waqtigedaa ha qadado. mar eysan wano kaga bahnen wey gareysaye. just be supportive hadey runka tahay. Hadan kusi shega. Malin ayey yelaneysa awoda, hada se malahan ii wax supportive ah u sheeg.
Masha Allah hamdiyey habo si fiican ayaad u waanisay war gabdhoow waano wey idiin siisay qaata nin soomaali waxaa la dhihi jiray afkoow kaaga qosol siiyo oo beri kaaga ooysiinayaa lugna guriga gashta mida kalana banaanka ha kuu taalo mida kale 100/100 ha jeclaanin 50 reebta oo hadhoow aad kula jihaad tagto hooyada oo aan la heli karina iyo owlaada iyo adigaba allaha isku kiin xafido aduun iyo aaqiraba❤👏
mar ayan saas so maray. Hadana abonimododa ya ubahan a aniga iyo ilmaheygaba tagan nahay. So noga dabo ordayeye nafta a qabatay aniga iyo ilmaheygaba waan ku raxeysana. Allah macaana marka kano kale hoos lagugu so tuuro.
Waan kugu raacsanay walaal Aabe booskiisa cidna ma buuxin karto Markii odaygaagoo aad isjeclaydiin ku furana aad ayey u xanuun badantahay Gabadha Allah hau boog dhayo caruurtana aabohood xidhiidh wanaagsan ha dhexdhigo
Yaarabbi gabadhaas quruda badan mashaa allah uma qalanto ooyin laakiin qofkii og xanuunka haaya ama soomaray ayaa garan kara mida kale caruurtu hooyo iyo aabe wey ubaahanyihiin mida kale gabdhu maalaa,ik maaha raguna sidoo kale waa lawada qaldamayaa allah waxa uuyiri mawada wa raxma jacayka ayaa horeeya naxariista ayaa danbaysa inlaysu naxariisto waaye maanta dhan hadaad qof xisaabisid adigu ma isxisaabisay gabdhoow
Ilmaha abahoda hadiii ay la qabsadan wlh Kama marrmaan Ani hada laba i joogta Maalkntii intii u shaqada jiro 100 mar ka badan bay i waydiiyaan imagine haduu ku tago Ani ahaan nlosha aan ku jiro happy kuma ihi Balse waxan firiyaa ilmahyga sida ay daremi doonana
thank you Hamd warsame abayo Hooyada aad bay muhiim ugu thy carurta aniga midan so maray allah iyo aniga un ba og qisadayda hada ka shekeyo wa qusanayan gabdho badan awoodna wey ku yelanayan 2 dhan ayey ledahay 2 caruur ah oo bila Aabe ah ayan korsaday aad bayna u qurux badan yihin ilmahayga alx wan guleystay🎉🎉🎉🎉🎉
Saxiix wallahi waxaa dhici karta inuu dhib ku ahaa jiritaankeeda qof ahaaneed. Allaha qalbigeeda u dhayo luser Dan kama laha ilmo inay weydiiyaan iyo in kale. Sorry sister❤️❤️❤️❤️
Wlhı xlıgaan anıgaba waxaan daremaya xanun qalbıga ah oo aan ku jıro sacadaas ılaheey qalbıga ha ıı qaboojıyo adeega aan mujınayana ılaheey ha ıı rumeyo
Hamda markeyna kowad dhibku nagu dhaco mise guurka dhexdisa mise marka lagu furo dhexdisa waan qalbi jabna marka lama yabayo la filan waa in ey ku noqotey oo ey marora dilacdey wlhi inan layabeyn bin adamku marbu cashar nolosha ka barta ayaduna mantey jogtey in shaa Allah iney mar gul gari doonto oo garadadeda dib usafan doonto 😊
illaahey ha caafiyo maskiin Ani wiillkeyga markasta iweydii yaa maalintii ugu dambeyse waxbo dhahyay aabahey ma noolo waxaa dhahay sbb ma i soo wacooyo
Dhaqtar fcn aya u haayo yaa igu caawi Karo magaceda ama TikTok maxa uga qoran hamdiye ilahey dartisa u caawina plz ila wadag spsykolog aad u fcn aya aqanaa!!!
ilahey qalbiga Haku qabojiyo abaayo ilahey haq haa tuso inta gabar ka hoysisay Malin buu ku baran sona qofkad u oysay qurux Dada iyo quruxda carurtada ku dadal waxa laga yaba in oo qofkas oyindada u qalbin qofka tagay waa qof tashtey Mar hore laga yabe in ey kheir ku tahay asna oo ka shakayo 2 ragca oo salad ah dugo ilahey u dhibo taladada qof alle Tala sartay ma qasaro qalbigana wuu ku qaboba ilahey ku xirnaw waqdigan an ku jirno wllhi aad oo u adagyahay dhibkii aa bate bini adanka 1 mid waliga iska dhadhaci qofka ad la noshahay in oo wax walbo la imani karo wadna u baro qofka yahay ado carur u dhashay xita basharadu ma dhamato waa buuk an dhamad lahen sababto Hana isasin oo qalbigada haa wadaa dhibin nolosha hado ka tago wad ka kaban garta marka muhimada waa naftada carurtada nolosha Kuma ego asiga galiyah Mar walbo waxa fican in gabar walbo guri sameysato in ey hurdada ka kacdo ku dadasho wax yabo badan oo nolosha dambo ka cawina
yaabka adunka hamda dhibto waxa weeyan raaga somaliyeed waxa lagaso dhaadhiciyay dumarko wa wax ay raagu iska leeyihin marka waxay raag nagaha u furan wa si ay gabadho u silicdo yaabka adunka marka digu hamda hadaba wilkaaga ku koori in ay gabadho tahay bini-adam isago kaale ah oo wa in u ixtiraama gabdhaha yaabka adunka somalidu 89% wa jaahilin dadka daciifka dhiiba ama duliiyaa sida hada gabadan wa daacif oo doqonki qabay baa dulayay yabka adunka
Xamdi abayo aniga iisooduceey waxaan ahay hooyo adag oo afrika kunool oo single mother ah walaahi markan daciifo janalkaga dhiiragalinta daawada Durba waan istaagaa masha allaah Allah ha ku xifdiyo adi io caruurtada abayo abayo❤❤
Allah haku fududeeyo abaayo. Easy maha wlahi. Qurbahan ku nolahay single mother waan ahay
Aamiin Aamiin abayo
Ilaah haku saqiro mcnto wax kasta ❤❤
Gabdhas ilahay ha caafiyo Quraan saar ama Cilaaj bey u baahan tahay😢😢😢😢😢😢
Nin Somali runti waxay modan hadayna xaskoda iyo caruurtoda ka ohin raga nimo maba dareman wll Xamdiyey tala wanagsan bad bixisay ❤🎉
wllhi anaa leygu yiri anoo walac ah intaa hooyadey ku ooyay ee ninka ku tiri gabadhey dhibka ka daay waa oysee waxoo dhahyay waa maqlay inaa oyse waxaa daree maa inaa qof adag ahay wllhi waa ku kala tagnay lee
@@FahimoAbdi hadaa iska furtay alxamdulilah waaye😮
Ale hamdiyeey habo ku jecliyaa hadaan awoodo inaan 1m ku gaarsiin karo wllhia waa ku gaarsiin lahaa wayo waad uqalanta hbo qaliyey sharaf korkaga ha ahato 😢❤😊
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla gabadhan Wan aqana wlhi waxay ahayd gabar wax baratay oo dagan oo Maskax badan hadana asturan oo qiimo badan lkn nolosha marba u jabta oo cadaw ino Ku dhawa ad mooda kadibna Ku qaniina waxbo kuma yeelin raaqiya kori usoco hooyo adag ubadkada korso Allah la sameey xiriirka midka ugu wanagsan sujuda Ku ooy haku ooynin dadka hortooda Allah isku duleey kor isku qaad nolosha wa imtaxam ha ilaawin xbbti ogow nolosha wax wax kaste wa macqul kali dhexda xiro oo rabiga talada u dhiibo wad guuleysani bi idnillah
Gabdhow qisooyin dhacaayo waa cimro qaadasho waxkasta wey dhacaan lknse meesha aad ku ooyeyesid yeysan noqon social media Allaah raxmankaa hortiisa ku ooy wlhi wad nafiseysaa mida kale waxa maalinkasta waano ah aad maqleysaan ha dhayalsanina maxaa yeelay maalin ayaad ku bad badeysaa xamdi aad ayey inoo waanisaa ee ogaada haddii aad guursatay iyo haddii adan wali guursanba waa muhiim inaa talooyinka meel ku qorotaan shar iyo qeer u took haya gabdho guul iyo guuldaro
الله صلى على النبي محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤❤😊
Ani gabadhaas waxaan dhihi lahaa sosialmedia meel iska dhig naftaada inaad caawisana u kabo gasho, quraan isi saar oo maalinkastana aqriso, terapi aad, dadka inta ku farxad galinayso ka raac. Ilmaahagana runta u sheeg beenta qalbiga ilmaha waa dhawaacdaa. Waana ku soo duceyay abaayo ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo❤
Walhi talo aad uga helaay ayaad sidaay mcnto ❤❤❤❤
Abaayo quruxsaneey qalbiga Allaha kuu qaboojiyo waad ka baxaysaa dhexda xiro bilo shio waa in gaaban ciyaalka wey korayaan ee ha is ciil kaabin abaayo waa kula ooyay xabiibti
Naag Nool .MashaAllah .Aqliga iyo kartida Allah hakuu barakeeyo Abaayo.
Walhi waa waano aad u qiimo badan xamdiyey qeyr alle haku siiyo hooyo walba waxan kula talin lahaa naftaada aamin oo ku kalsoonow aniga waxan soo maray maalmo iyo sanado badan oo aan gurigaga yuu dumin aan bahdil ugu dulqaadan jiray wax kasto igu dhaca sida qofaan dareen laheyn baan iskaga indha tiri jiray lkn markaan macaaday baan go,aan gaaray alxamdulilah xitaa dadki ii dhawaa isma aysan laheyn go,aankaas bey gaari doontaa lkn maalintaan go,aankaas qaatay baan ogaaday inaan ahay qof banii aadama oo ilaahey qiimo siiyay waanan is aaminay alxamdulilah awladeydana dhexdan u xirtay ilaahey baa ku mahadsan maanta markan soo xasuusto waxan is iraahdaa nasriiney ma doqon baad ahayd 😂😂😂😂
Maasha alllah that’s true Hooyo caafimaad qabto aaaa important u ah caruurta
Mashallah well said waalashey❤❤
👏🏼🫡🫡thanks for the advise wad ku mahad santahay sida aad mar walba u garab istaagto gabadha o u dhiri galiso koley hoyo cusub horay waxba kama fahmeyso waxey u bahan tahay waqti aniga ahaan waxaa jirtay xiligii sidan oo kale ahan jiray Alx hada wan ka so gudbay inta dhibana dhibta alha ka dul qaado 👏🏼
qofka video gan iskaleh. Mid ayan ku shegaya. jes jes ka jooji qofyahay. ha qiiroto waqtigedaa ha qadado. mar eysan wano kaga bahnen wey gareysaye. just be supportive hadey runka tahay. Hadan kusi shega. Malin ayey yelaneysa awoda, hada se malahan ii wax supportive ah u sheeg.
Xamdi waxnol hargysa kaso salamaya xbbt❤
Masha Allah hamdiyey habo si fiican ayaad u waanisay war gabdhoow waano wey idiin siisay qaata nin soomaali waxaa la dhihi jiray afkoow kaaga qosol siiyo oo beri kaaga ooysiinayaa lugna guriga gashta mida kalana banaanka ha kuu taalo mida kale 100/100 ha jeclaanin 50 reebta oo hadhoow aad kula jihaad tagto hooyada oo aan la heli karina iyo owlaada iyo adigaba allaha isku kiin xafido aduun iyo aaqiraba❤👏
Ma' Sha Allaah. Talo wanaagsan and hikmad.
That’s right kids need happy mum
mar ayan saas so maray. Hadana abonimododa ya ubahan a aniga iyo ilmaheygaba tagan nahay. So noga dabo ordayeye nafta a qabatay aniga iyo ilmaheygaba waan ku raxeysana. Allah macaana marka kano kale hoos lagugu so tuuro.
Naagnimo 100 ❤ sidaas ka rabaa abyo ka aarso ile qiimahagu garan waaye
Abaayo rag iska dhicis iyo rabi ka cabso meel mawada galaan ilmaha labadooda waarid wee u baahan yahiin waliba markoo aabahood waqti fiican laqaato eela qabsadaan ooka tago su'aalaha ilmahaada aad ayeey u badanaayaan marmarka qaarna kama jawaabi kartid ilaahow hooyadaas wanaagsan qalbiga u qabooji waaridka alaha noo wanaajiyo gabadhaan hooyo fiican ee heestaa alxamdulilah dadkaa waarid garab istaago heesay ayaa jiro guuleeso abaayo
Subxanallah wll rag iyo Rabbi maxa isku xidhay? Rabigaa iyo adiga cidna uma dhexayso qofkastana masuuliyad gaara baa Alle u abuuray adigu taada ka so bax qofka kalena tiisa u daa isaga yaqaan siduu yeelayo.
@@draminarashid8466ma yaabtay
Aabuhu asagu Uma baahna miyaa ilmaha aabe sax ah oo wanaagsan oo waqti fcn ilmihiisa la qaatay maba ka tagi karo ilmihiisa ilaa inuu sida Gabadhaan xanuunka u dareemo maahane
Waan kugu raacsanay walaal
Aabe booskiisa cidna ma buuxin karto
Markii odaygaagoo aad isjeclaydiin ku furana aad ayey u xanuun badantahay
Gabadha Allah hau boog dhayo caruurtana aabohood xidhiidh wanaagsan ha dhexdhigo
Wlhi xamdiyey Dabeecadaha meela badanaaan iska leenahay noog Caqli badan baa tahay maasha Allaah aaad baan kuu salaamayaa abaayo guuleeyso❤❤❤❤❤
Asc abayo xamdi waxa ahay asxbta kugu xeren waxa ka codsaana ina kaso hadasho saxibada oo is bedela bila sabab laa aan
Yaarabbi gabadhaas quruda badan mashaa allah uma qalanto ooyin laakiin qofkii og xanuunka haaya ama soomaray ayaa garan kara mida kale caruurtu hooyo iyo aabe wey ubaahanyihiin mida kale gabdhu maalaa,ik maaha raguna sidoo kale waa lawada qaldamayaa allah waxa uuyiri mawada wa raxma jacayka ayaa horeeya naxariista ayaa danbaysa inlaysu naxariisto waaye maanta dhan hadaad qof xisaabisid adigu ma isxisaabisay gabdhoow
Mashaa Allah sificaan ayaad diigtey ❤👍. From Zahra Dumarland
So noleey abyo mashallh inaan hesano gabdho dhiri galiyayaal ah keep going hamdaay
Masha alha xabibtia alha kuu xafido walha waxatiya gesiyada❤❤❤
Allah ha caafiyo waa gabar dun wanaagsan oo nasiibkeedi helin
Abaayo runta kahadashay sifiican ne waa ulahadashay masha Allah
Qofna ha isa siin hana isu dhiibin si aan waxyeelo badan kuu gaarin ilmahaadana tusaale fiican u noqo wabilahi tawfiiq
Alla dumarku waa masaakiin allow qalbiga noo wanaaji 😢 ninka hadaad xitaa guriga u joogto qof bini aadam ah kuxisaabi micnaha jecelka xad u yeel waayo ragu waa physical dumarka oo kale maaha 100% hadaa jeclaato 50% inuusan kujeclayn ayey u badantahay waayo emotion ahaan waa offline
Waa sax walhi especially raga soomaaliyeed aad beey u ad adag yihiin qalbiga hala xajisto
Ilmaha abahoda hadiii ay la qabsadan wlh Kama marrmaan
Ani hada laba i joogta Maalkntii intii u shaqada jiro 100 mar ka badan bay i waydiiyaan imagine haduu ku tago
Ani ahaan nlosha aan ku jiro happy kuma ihi Balse waxan firiyaa ilmahyga sida ay daremi doonana
hamdaaay byo markaaan ooyayo horta yaaan u ooyayaaa ma qofkii kashaqeeyey inaan ooyo ayaaan u oooyaaa hdaan muhiimad uleeyhy miyuu iga ooysiin lahaa
Asc qalbiga alahauqabojiyo❤ way kaga bixikaraa adkaysi way korinkarta marka hore diyar may ahayn marka hore labada kutalagal
Masha allh waa sidaa aad sheegtay wll
thank you Hamd warsame abayo Hooyada aad bay muhiim ugu thy carurta aniga midan so maray allah iyo aniga un ba og qisadayda hada ka shekeyo wa qusanayan gabdho badan awoodna wey ku yelanayan 2 dhan ayey ledahay 2 caruur ah oo bila Aabe ah ayan korsaday aad bayna u qurux badan yihin ilmahayga alx wan guleystay🎉🎉🎉🎉🎉
Mashlaaah ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤mashallah. Faritwya
Allow malintaas i gaadhsii yaa rabi😢
Gabadhaan karti badanaa ma hoyadey amina dhashey❤❤
Saxiix wallahi waxaa dhici karta inuu dhib ku ahaa jiritaankeeda qof ahaaneed. Allaha qalbigeeda u dhayo luser Dan kama laha ilmo inay weydiiyaan iyo in kale.
Sorry sister❤️❤️❤️❤️
Ax calosha i hurtay ilahey ha ka dul qado dhiibka heysto wllo subxanallah ninka naxaris darnaa walhi Waa yaab
Xamdi oo doqana ma jiro ❤️❤️❤️❤️
Wlhi gabadhan aad aya uga xumaday ilahey haka dhigo midi ka gudubto murugta ey manta ku jirto farxad waarta ilahey ha siiyo iyada iyo ubadkeda❤😢
Runtaan kugu jeclahay abaayo ilaahey ku xafido karti badan❤
Abyo la hadal gabadhaas ee dhirigli wlhi hdaa la hadasho waa hubaa inee madaxeeda kor usoo qaadesee❤
Walaleyal dumarka somaliyad ilahay isku xiira nin haysku xiirina naftiina kafakara hadu joogo hadu tago hadu kufuro hadu kuqabo shalad arakten ninka so kohor manolanjiirin caruurta adinka kaqaliisan adinkana dhashen marku idinfuro adiga iyo caruurtuna labiista oo dalxiis ada dhiibkoda idinka tagena ama oya ama qosla nin tagey no naxaris adiga ama caruurto
Wlhi waa sx aaabbe waad unaahnee lkn mrkaad soo caqliyeesato hdaadan aabbenimo ka helin wlhi inaad ubaahnthy madareemeysid teeda kle mrkaad yarthy eed jihaadka wx barasho ku jirto cid kudaneeyeso majirto
Asc Xamdi seetahay waxa aan ahay walaalada kugu xiran waxa aan jeclahay sida aad gabdhaha ugarab istaagto allaha ku xafiido
Wcwrwb fcn see Thy mcnto ❤❤Mahad sanid qaali
Wlhi xamdaay aqligaada alle hakuu desto wax fisha markaa dheheese waogaa wlhi waaibarte inaa qof wlbo wax wanagsana kafisho wax xuna ka fisho wlhi
Alle qalbiga haga reebo takle dee wll is adkee oo caruurtada kafeker
Masha Allah abaayo sax 💯👌😭😭😭💔💔
Xamdiyey camirada meel xoga iftiin leh dhig abyo ✌️
Abaayo alle hakucaafiyo
Xamdi horay u soco qali macanto ❤❤❤❤❤
Wlhı xlıgaan anıgaba waxaan daremaya xanun qalbıga ah oo aan ku jıro sacadaas ılaheey qalbıga ha ıı qaboojıyo adeega aan mujınayana ılaheey ha ıı rumeyo
Xbbti qalbiga Allah haku qaboojiyo ruqiya kac oo ka feker wilashada horumarkooda oo waxaa gaar siisaa heer ey abe ilaawaan
Maqal maqiraa gabdow! Thank you hamdi❤❤❤❤
Dumarow raga gablan inad ugabaxdan u guursada hadu ficnado alxamdulilh hadu xumadana rabilcalamin dhaha sasan anigu kula taliya gabdhaha jacaylka hayska buuxina
Nin ubad ilahay kasiiyay oo aad gablan ugabaxday alxamdulilh waxlo ooyo maahan walahi aqoonleh wadan hormarjooga barwaqay kujirta gabadhasi ee ilahay hatuso marxaladas ay marayso allaha lagarabgalo dhawac bakuyal iyo jacayl dadadagay qalbigeda allaha katirtiro ninkaas aabe maahan kaasi loo barorto iskubuqbajira hooyo qaaliya ayay haysata alxamdulilh dheh lamawadahelo
Absolutely walahay nimanka somaliyed kaliya waa in goblan loogaga baxo ayey istaahilaa alle hakuu xifdiyo caqligaaga
Ax hore ayaan u arkay aad baan uga naxay 😢allah qalbiga hawqaboojiyo
Hamda markeyna kowad dhibku nagu dhaco mise guurka dhexdisa mise marka lagu furo dhexdisa waan qalbi jabna marka lama yabayo la filan waa in ey ku noqotey oo ey marora dilacdey wlhi inan layabeyn bin adamku marbu cashar nolosha ka barta ayaduna mantey jogtey in shaa Allah iney mar gul gari doonto oo garadadeda dib usafan doonto 😊
illaahey ha caafiyo maskiin Ani wiillkeyga markasta iweydii yaa maalintii ugu dambeyse waxbo dhahyay aabahey ma noolo waxaa dhahay sbb ma i soo wacooyo
Waa runtaa xamdi quruxeey hooyo caafimaad qabta ayey u baahan yihiin
Illaah qalbiga ha uu dijiyo waa hooyo yar oo amar qabsay.
qayb bulshadena kamid ah rag iyo dumar waxad mooda nolosho idil in qof beniaadem ah oo shalay aad baratay inad isudhiibto ta waa qalad ee naftina qalad haka galina.
Xamdi waa kusalaamay wana kumahadsantahay wanada qabdhaha iyo iyo.
Habo qalbiga alle ha kuu qaboojiyo
Love you Hamdi❤❤❤❤❤
WAN rajaynaya Insha allha
Dhaqtar fcn aya u haayo yaa igu caawi Karo magaceda ama TikTok maxa uga qoran hamdiye ilahey dartisa u caawina plz ila wadag spsykolog aad u fcn aya aqanaa!!!
Hamdi waa dhiri galiso halkas kawad gacalo
Gabartan waa jirantahay ninka kaa tay noo mo ooyo psycholoog aad dhah xamdi sorry aaway aba waa su aal lakiin runta lugunoolada ilmuh markiiyeey jarjiin 30 diqigo kadib waa ilooban hooyadaan runta haloosheego😢😢😢😢😢😢
ilahey qalbiga Haku qabojiyo abaayo ilahey haq haa tuso inta gabar ka hoysisay Malin buu ku baran sona qofkad u oysay qurux Dada iyo quruxda carurtada ku dadal waxa laga yaba in oo qofkas oyindada u qalbin qofka tagay waa qof tashtey Mar hore laga yabe in ey kheir ku tahay asna oo ka shakayo 2 ragca oo salad ah dugo ilahey u dhibo taladada qof alle Tala sartay ma qasaro qalbigana wuu ku qaboba ilahey ku xirnaw waqdigan an ku jirno wllhi aad oo u adagyahay dhibkii aa bate bini adanka 1 mid waliga iska dhadhaci qofka ad la noshahay in oo wax walbo la imani karo wadna u baro qofka yahay ado carur u dhashay xita basharadu ma dhamato waa buuk an dhamad lahen sababto Hana isasin oo qalbigada haa wadaa dhibin nolosha hado ka tago wad ka kaban garta marka muhimada waa naftada carurtada nolosha Kuma ego asiga galiyah Mar walbo waxa fican in gabar walbo guri sameysato in ey hurdada ka kacdo ku dadasho wax yabo badan oo nolosha dambo ka cawina
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
❤❤❤❤❤❤❤❤❤saxix
Waan sugaye Ina kaso hadasho
Ilhay gabadha qalbigeeda ha uqaboojiyo
Inan tan halayaabina waxa lagayaba in labaxanun isuraceen mid ah inay ninka jelayd iyo tankale oo ah in ilmii marwalba ay casudinayan iyagoo jecelyihin oo marwalba murug umujinay iyagoo wadani naya oon weli ka samrin
Waa nur 🎉🎉🎉❤❤❤
Wa sax san san ku gud nin an warba ku hayn in lo ooyo wax laga xumdo
Qalbiga ooyaya wayo dadku isku si xanuunka uma qaadan intad of ku kalsontahay ka badan naftada ku kalsonow
Wlhi wllo qaasatan hablaha waxad ogataan qofkad waalidkii kudhalay kularabin kadherada maaalin uun kadhawato ama hadheratee inow meelxun kagatagidono hadana dhabarka katogan dono 100%80 wey ubadan yihiin nimankaas 😢😢marwalba noqo qof caafimadkeda nolosheda ka adag
Walhi aduunka waa imtixaan
New mom but I approve this message ❤
Xamda caqli badan❤❤❤❤
Alla xamdi caqli badana
Dumarka shaqesta dhiri galiya is sacida isinka xasid isku ah gawar walba waxe dheerthy mida ka lacag yar hasacido raga waxe dhiwateyan hawayane
❤Masha"Allah ❤🎉❤
Karti badan masha Allah❤🎉❤
🎉
Abyo waxa kugujecladey niyiddhiska gebdha ha jirojog
Gabadhaan hadeey muuqaalada xamdi ee dhiiri gilintaa ku tixnaan laheed hada ma ooyi laheen Shere haloo dhaho si ee ujafjafato oo eey naag nool iskaaga dhigto mahad sanid xamdiyey abaayo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
ilaahow qalbiga ha uqabooji
Wlhi aabe imasoo korin maanatana kuwii ku agkoray inaan ka adagahay ayaan hubaa midkaloo kaa bartaa waxey tahay xamdaay ogow Ina wax nici kartid laguna nicikaro dantaada qof ku mashquulsan waxaas janis Uma hesho
Sorry abaayo macan qof ibni adam ah leskuma haleeyo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Cadoownimo badanaa.
Abyo tnkz la aan taa a aBaar xamdiyyy😊
❤❤❤❤❤ Mashaallah
Abyo ninka lacagta kasoo jaro lacagta caruurta

❤❤❤❤❤❤