Mansha allah tabarakalah waa qiso farxad ku dhamatay markuu yidhi ma jirto hadiyad aad caruurtada u geyn lahayd oo aabahod uga fican walahay waan ooyey markay cafiseyna waxan la oyey farxad allahu akbar
جورج قرداحي المسامح كريم Ninkan mar hore o dhaween a firsa jire we u dhaca laheed hadu muslim aha laha sase tahe ayada quran u aqrina sida suratul fatixa Ilahay haso hanuniyo
Mahadsanid walashey waxa jiro video an sifican ufahmin xaqiqdi anla qiroday cindi manquak aya sodayeen wa wiil iyo hoyadiis inte kuguso dira adno fasirtide fadlan iso jwb mahadsanid
Been lowe marka sxb gursan marka wada fcn somaho xata gabadha waxa laga rawa ineya iyada iska diido ku dhihi laheda sxb maqayanayo marka dhagah ka xiro nin wa duyus
Ninkan haddii minyaradiisi u fiicnaan Laheyd sooma noqdeen☺️ee nabsiga Xaaskiisa 20sanno isqabeen ayaa ka soo baxey waa Aabe fiican haduuba caruurtii biilayey iskuraaga Ayaan idiin leeyahey Adigana waad mahadsan tahey soo gudbi qisooyin badan oo wacyigelinta ah👍❤️❤️❤️
nin soomali saas masamayn karo inuu aarsado buu jecel yahay runtii waana dhibaatada jirta oo barbaarinta guriga hore dhaqamadeena oo kala duwan runtii
Mansha allah tabarakalah waa qiso farxad ku dhamatay markuu yidhi ma jirto hadiyad aad caruurtada u geyn lahayd oo aabahod uga fican walahay waan ooyey markay cafiseyna waxan la oyey farxad allahu akbar
All your stories always make everyone happy Masha Allah
Masha Allah qiso cajiib ah Kalimad cajiib ah ayuu kubadaley lkn abayo Hag markey isasiinayaan noogu sador hada kadib waayo hab ta iyo foorida. Waa arin qiiradeeda wadato mahadsnid walashey 🌹🌹🌹🌺🌺👈👏🏻👏🏻👈😘😘
Mashallah Allah Fadumo muna qisooyinka aad noo turjunto. Good story
MashaAllah tabarakala sister I love your stories
MashaAllah I love your content and thanks for translating much appreciated
MashaAllahTabarakaAllah
JazakaAllah kheyr sister
Waa qisso qalbiga tabaneyssa walahi choukran fatima mouna waad mahadsantahay walachay khali
Asc mun mun shukran qesoyinka, quruxbadan
Joorj ilaahay islaam ha ka dhigo ugu soo duceeya in uu walaalkeen noqdo
Masha Allah waa qiso xanuun badneyd hadana kheyr ku dhamaatay shukran walaal ❤️❤️❤️
Mansha allah mahadsanid xabibiti noo soo badi waan jecelahay barnamjikan
Masha Allah abaayo ilahey ha kufududeyo qisoyinka noso mabdi ❤❤❤❤❤❤❤
Scwb abayo macan mahadsanid waqiso fican cibro qadasho leh jisaakalaah qayr sister ❤️🙏
Maanshalaa beautiful. Plz we need more
Thanks xabibiti 😘😘😘😘😘😘😘😘
Aad baan oga helay barnaamijkaan walal fatima thanks sidaa waqtigaga qaaliga noogalisay ayaga dartaaye
Mashaallah ilove this beautiful story
Nin gabartii uu soo guursaday dambe soo xumeeyay ma ahan nin Mudan in Xaaskiisa hore aqbasho
Aniga uso horeyey habo qali ure usoco ILAHAY haka farxiyee mar un iga farxi asaxabtada igu soqado pls pls 🥺🥺😭🥺🥺😭😭😭😭😭 kunkaliya igar siya pls
Jizaaka llaahu qeyr qisooyinka iyo masaamixul kariim aad baan uxiiseeyaa.
Subxan Laaah ilahay ha ina xafido walhy 👍😘
Fatima xxbti. Salam. Can you link the videos from the Mousamaha Karim? Please xxbti
Masha allaah
Asc wllo waankugucusubahay qisooyinka waankufaxsanahay inturjumt ee?dadbaadhaho jooj muslimma aho eemarunbaaaaa?
Masha Allah qisooyunkaan hada kahor baa walaashey iigashekeen jirtay so beautiful
Maanshaa Allaah walaashay. Mahadsanid.
مسامح كريم برنامج رائع جداً
جورج قرداحي المسامح كريم
Ninkan mar hore o dhaween a firsa jire we u dhaca laheed hadu muslim aha laha sase tahe ayada quran u aqrina sida suratul fatixa Ilahay haso hanuniyo
Asc faatima muna waxaan jecelay in aad noo soo badiso barnaamijkan oo aad nooga sheekayso qisadu jorj ku waayay wasiirnimadii
Masha allah❤❤❤
Masha Allah mahadsanid abaayo qisooyinkaaga waan jeclahay aad baan u suga
Masha allah mahadsanid
Walaal I noo soo badi thank you fatma
Aniga ugu horeya manta wa jeclahay qisoyinkaga walhi
Mnsha allaah fatima muna channel noo soo badi musaamixil kariin qisooyinkiisa caajibta ah soo badi wll
Masha alaa wll qaali shukran
Noosoo badi walaalo jazaakalkaahu khayr
Masha Allah
أحسن اسلوب واذاب
Masha allah fatima.muna qof aad udagan baa tahay waankula socdaa
Wow wow wow mashaAllah tabarakallah shukran hbo mcn please bring more
ما شاء الله تبارك الرحمن
Jazaakalaah qeyr abaayo aad ayaan uga helay noosoo badi
Mashallah walal Fatima soo wada turjun dhamaan all musamax kariim hore waan daawaday lkn carabiga ma aqaan little by little kasayaa
Walee waa cahiib wll soo badi waliba khyr alle haku siiyo
Mahadsanid walashey waxa jiro video an sifican ufahmin xaqiqdi anla qiroday cindi manquak aya sodayeen wa wiil iyo hoyadiis inte kuguso dira adno fasirtide fadlan iso jwb mahadsanid
Abaayo waxaan u maleenaa wey dhigtay chanalkeda bal hoos u eeg
@@munaibrahim5450 ma ahan kaas wa hooyadiis soturtay lkn kan inta ka fahmay wa wil talyani imatay sida ufahmay oo hooyadiis xaririn
Masha allah😍😍😗😘🥰🥰❤❤👍👍🙏🏻🙏🏻🤲🤲
Fatimamuna
Asc Fadumo wallo waa jeclahay qisooyinkan aad bad ugu mahad santahay inaad turjinto
Waanku taageersahay xabiibti muna waan ka helaa barnaamijyadaada
كثر الله خيرك قولي ااميين
Asc masha alaah tabaarka
Thank u sister
Asc warxma fatma noo soo badi barnaamijyadan waan ka helaa xbbtii
ماشاء الله اختى ❤️❤️❤️❤️❤️
Jzkallhu khayran
masha Allaaaah wale ninkani kheyrbu shaqaysty
Asc mahadsanid walalo
Asc waad ku mahadsan tahey qisooyinka aad noo soo gudbiyo
Good job fatima
Alxamdulilaa
Thank you sister❤️❤️❤️
Asc wll waxan rabana inaad intaas kaso badis musaamax kariim ☺
Almusaamix kariim
Amin ya rabil calamin
Wan kusalamay walashay masha allaah jir ojok
Qisoo yinka noo soo badi waa barnaamij. Wanaagsan
maanshAllh maanshAllh,waan farxey wallahi..no
Asc sister!❤️❤️❤️
Ukhty Habibty ❤️❤️❤️❤️
Gabdha saaxiba male bisinka walhi waa waxa laga xumaado in saaxibadaa ku khiyaanto
Wlhi ilin aya iga timid😢😢😢😢
Koley waa abe wngsn
Abayo noso badi wan kaheley barnamij kan
😭😭😭😭😭😭
Raga somalidu haday maqali lahayen ninka waxay oran lahayen waa doqon 4 dumar ah balobaneyaye muxu ucalacalaya carabatu waa rag fican
Asc wll labarkaaa
Sidaas oo kale ayaa looga baahan yahay rageena soomaaliyeed kuwa arintaas oo kale sameeyey.
Xaaskiisa dheh wallo markasta wayo gabdhiisu wa gabadhuu dhalaye ado ralia
Maya walaal reer waqooyiga waxay xaaskayga u yaqaanaan gabadhayda
😢😢😢😢😢
Runti wan jacelahay barnamijkaa wanaa mahad santhy
Isoo boqda asxabey subscribe igu cawi alle qeyr haidin siiyo
Habooy ifaka nabad kusijo akhirana janadi kunoloow pls kun bas waxkale marabo garab isaaya
Asc anaa ugo horeya
Inowad walalo wanjeclahay qisoyinkada
Barmaamujkan noosoo badi
Asxabta sharaftale waxan inkacodsanayaa inaa subscribers isaartan inasoboqataan qayr alaha insiiye🥰
asc fatima showgan aad noo turjumtay oo kale miyaa laga daawan kara somaliland tvs..please no sheeg
ducadas wanku xasosanya mamo fartun
Asc hadan subirey
Koley ninkaan waxfiican masameyn laakiin maqaldame waa Alle, waxaanafiicneyd iney iskasaamaxdo iskana ilowdo (koley lamailaawee )ay iskudeydo iney ilowdo.
Sorry anoo dhameysanaa comment bixiyey
cafisku waa qaali.
Nin meel kasta uu joogo iyo meel kasta uu ku noolyahay nik marka hore kama fiirsadaan hadhoowna calacal madayaan🧕🏾🤦🏽♀️
Noo badi barnaamij kaan oo kale
Fatima muna. Walaahi abrnamijkan waan jeclahay sio badi
Wll noosoo badi
Abe fican ma aha ee waxa o hagagi wa yay danihisi markale hado janis helo kani wa socda ee ha ka sidayso
Been lowe marka sxb gursan marka wada fcn somaho xata gabadha waxa laga rawa ineya iyada iska diido ku dhihi laheda sxb maqayanayo marka dhagah ka xiro nin wa duyus
Waxaan sugayay inatay hab iska siinayan 🤪🤪🤪 maxa nagu so dayan waysay
Nosoo badi qli
Wlhi ilin aya iga timid😢😢😢😢
Koley waa abe wngsn