Dhagayso oo ku waano qaado Kalimad Cajiib ah oo sheikh Abdirashid Sh Ali Sufi uu ka hadlay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024
  • Ka Mid Noqo walaalaha aan ku midownay dacwada iyo khayrka
    RUclips-kani waa Channel lagu soo gudbinayo Dacwada islaamka iyo dhamman waxa umada anfacayo
    -ansaaru sunna waxaa Hoos yimaado school-aad oo u kala baxa Premier and Secondary School oo kala ah
    Ansaaru sunna Premier School
    Al-muhaajiruun Premier School
    Don Bosco and Boqol Soon High Schools
    Dhamaantoodana waxay Ku yaalaan Dalka Nairobi-Kenya
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho xog cusub waqti walba
    Mahadsanid
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    / ansaarusunnatrustschoo...
    #Ansaaru_Sunna_Trust

Комментарии • 20

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад +4

    Jasaakallaahu khayr illaahay haku xifdiyo shiikh anagana illaahay hanaga dhigo kuwo macaanka kalaamka rabbi iyo sunada rasuulka SCW illaahay ku irsaaqo yaarabbi yaa raxmaan yaa xayul qayuum raxmaanow ku waad jeclaato naga dhig

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 года назад +3

    Maasha allaah tabaaraka laah illaahay ha xafido culimadeena

  • @muxamedrashiid5965
    @muxamedrashiid5965 3 года назад +2

    Mash allaah sheikhena allow barakey

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 3 года назад +2

    Mansha alaah tabaraka laah jazakalahu qayr sheq andirashid ali sufu

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 года назад

    Masha Allah ilaah ha barakeeo culimadeena

  • @mohasiad6639
    @mohasiad6639 3 года назад

    Masha allah jazakallahu qeer sheikeena aan dar alle u jeclahay sheikh abdirashid sheikh ali sufi ilaahey cimriga iyo cafimaadka allaha ku siyaadiyo

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 года назад

    Ilaahay ha nagu anfaco anaga iyo islaamka dhamaan sh adna ilaahay ha kaa abaal mariyo

  • @aminabarud1371
    @aminabarud1371 3 года назад

    Masha alah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +1

    allah vulimada haa inoo xiftiyo💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 3 года назад +1

    Maashallah

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 года назад

    Masha Allaah

  • @kowsarcismaan7300
    @kowsarcismaan7300 3 года назад

    mashalllh

  • @seharmo4975
    @seharmo4975 3 года назад

    Assalamu calaykum

  • @mustafesaalaxcismaan8849
    @mustafesaalaxcismaan8849 3 года назад

    Maasha allaah tabarakallaah

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 года назад

    Run rabiya jecel quranka inaguba waa aqrisana jano marabta mako tag hanakabixin tariq ugadhig sidas jano magac adul kuheleysa

  • @kowsarcismaan7300
    @kowsarcismaan7300 3 года назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 года назад

    Waxaa wax lala yaabo ah qofka somaliga ah ee ay dhibeyso hadalka ilaah iyo quraan kariim ah sheydaanka ku jiraa xoog weynaa ilaah waxaanu ka bi in uu sohadeeyo