Wareysi: Maamulaha Shirkadda Kaabsan Real Estate Iyo Guryahaha Casriga ah ee Shirkaddu dhisayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024

Комментарии • 24

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 месяца назад +1

    Masha allah hargysa is growing fast I'm loving it ❤❤

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Год назад +1

    qurux male guri 7 musqulod le o 6 qola meshu hotel maha wa inu yesha ugu badnan 3 musqulod Somalay kala sara guryaha dagenka iyo hotel lada..qolkan hurdada e musqusha lagu walayna ma ku ficno ani ahantayda quruxna maha

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 2 года назад +1

    Maashaalaah, hore u soco maamule sare

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 Год назад

    Waa Masha Allah 💯

  • @FeisalAbdukadirMohamed
    @FeisalAbdukadirMohamed Год назад

    MASHALAH HOWL AAD U QIIMO BDN WEEYAN. YOUR YOUR FUTURE CLIENT INSHLAAH

  • @asiaessa532
    @asiaessa532 Год назад

    Guryuhu it’s really beautiful but it’s very expensive

  • @hamdamuhumed4180
    @hamdamuhumed4180 2 года назад

    Mashallah xagee laydinkala soo xidhiidhaya

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 2 года назад

    Masha allah guulaysta

  • @user-yo4ib2gx9v
    @user-yo4ib2gx9v 10 месяцев назад

    Mashaallh ❤😊

  • @maxameddaahir5874
    @maxameddaahir5874 2 года назад

    Masha alah alaha barakeyo waxan kahelay hadaydan gadaden xita nala socda

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад

    Somali waxay habar kaga dhacay caarinti deeganka guryaha hortoda WA IN doog iyo dhir lagu beeraa!

  • @Halgame334
    @Halgame334 Год назад

    WAA KIREE HANTI LA MULKIYI KARO MAAHA

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed2745 Год назад

    Jigjig etopiy Miyad kadhisi kaaratan

  • @cashaaxmad2296
    @cashaaxmad2296 Год назад

    Lakin guri 292kun dollar bey sinayan wa wali cas 6 qol 292kun khalidow

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад +1

    Somalida maxay qiimaha u qariyaan oo u SHEEGIN??????

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Qaali dhaaf bay kadhigeen
    Laydhkoodu w QAALI

  • @haiadmohamed4291
    @haiadmohamed4291 Год назад

    Ma ii dhisi kartan hadii aan anigu dhul haysto?

  • @leeclass1089
    @leeclass1089 Год назад

    Safe country like Rwanda is cheaper purchasing a property but how ????

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 Год назад +1

      These people are bonkers they deliberately out pricing themselves

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Год назад +1

      Its clear their target customers are either rich people in somaliland or somalis living abroad who have money. Their market isnt regular peoole

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад +1

    7 musquulo maxa laga wada MA hotel ba mise guri QOYS???🤔
    Waalicas🤔🤔🤔

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Asc suaalguriga fadhigabes ayaad kamarada ku qabateen aaway gurigii intii kale