Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
ORDOGAN WUXU XAMBAARSAN YAHAY ISAGOO DANAHA DALKISA U SHAQEYNAYA, ANNAGUNA XASSAN XABASHI MOOYE CID KALE MA JIRO MIYA.
Allaha isu jabiyo cadawga somaliyeed
XASSAN SHEKH, KUMA KALSONIN WUXU ORDOGAN U SHEEGI DOONYO, MA LOO DIYAARIYAY AQOONIN IYO SIYAASIN SOMALI XALAAL AH, OO SHEEKADA ORDOGAN NAGA QABTO.
Kani. Been. Iyo. Runba. Waa uu. Ku. Waashay
Daahir jimcaale dhegataag.Waxan dhahayaa abbii ahmed ali welligiiba ha waasho. Marnaba ma dhacayso inuu berriga iyo badda lughaya iyo saylac uu qaatto.Waxan dhahayaa waxa muuse biixi xabdi loogga eryey kursiga waxa ka mid ah arrimahan:A). Muuse biixi cabdi oo iska dhigay inuu leeyahay berriga iyo badda lughaya iyo saylac uu bixin karayo siina karayo xabashida.B). Waxa malgay 100.0 million oo doollars oo dawladda tuugada ah ee UAE/DP world ugu balkan qaadday inay siineyso muuse dameer ciyaya.C). Wuxuu ku teggi jirrey 7 cisho dalka ethiopia markastaba iyadoon la garanaynin wuxuu ka doonayo waxana loo arkay inuu waallan yahay oonu miyir qabbin.D). Waxana la sheegayaa inuu sixranaa oo fal lagu wareejiyey socod xumada uu ku kacayey.
ORDOGAN WUXU XAMBAARSAN YAHAY ISAGOO DANAHA DALKISA U SHAQEYNAYA, ANNAGUNA XASSAN XABASHI MOOYE CID KALE MA JIRO MIYA.
Allaha isu jabiyo cadawga somaliyeed
XASSAN SHEKH, KUMA KALSONIN WUXU ORDOGAN U SHEEGI DOONYO, MA LOO DIYAARIYAY AQOONIN IYO SIYAASIN SOMALI XALAAL AH, OO SHEEKADA ORDOGAN NAGA QABTO.
Kani. Been. Iyo. Runba. Waa uu. Ku. Waashay
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa abbii ahmed ali welligiiba ha waasho. Marnaba ma dhacayso inuu berriga iyo badda lughaya iyo saylac uu qaatto.
Waxan dhahayaa waxa muuse biixi xabdi loogga eryey kursiga waxa ka mid ah arrimahan:
A). Muuse biixi cabdi oo iska dhigay inuu leeyahay berriga iyo badda lughaya iyo saylac uu bixin karayo siina karayo xabashida.
B). Waxa malgay 100.0 million oo doollars oo dawladda tuugada ah ee UAE/DP world ugu balkan qaadday inay siineyso muuse dameer ciyaya.
C). Wuxuu ku teggi jirrey 7 cisho dalka ethiopia markastaba iyadoon la garanaynin wuxuu ka doonayo waxana loo arkay inuu waallan yahay oonu miyir qabbin.
D). Waxana la sheegayaa inuu sixranaa oo fal lagu wareejiyey socod xumada uu ku kacayey.