sida codkaada nadiif looga dhigo ||capcut||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Baro sida loo hagaajiyo duubista codkaaga si dadaal la'aan si tallaabo-tallaabo ah! Fiidiyowgaan, waxaan ku tusi doonaa sida aad codkaaga uga saarti kartid buuqa iyo sawaxanka xun oo aad u nadiifin karto codkaaga adigoo isticmaalaya CapCut - app tafatirka ku habboon . Haka war warin hadii aad bilaaw tahay oo aadan garaneyn sida capcut wax loogu edited gareeyo muuqaalkn waxaan kugu sharxi doona si yar oo kooban qof walibana fahmi karo
    So gel telegraamkena: t.me/fikradtube
    Telegram our academy: t.me/hormarina...
    Facbook: www.facebook.c...
    🚀 #AudioEditing #CapCutTutorial #CodNadiifinta #Talooyinka

Комментарии • 13

  • @YOUSUF-p6x
    @YOUSUF-p6x 2 месяца назад

    Muuqalkan 👍👍👍👍👍👍

  • @xooshyare4201
    @xooshyare4201 10 месяцев назад +5

    Sxb side pin📌 lo sara qofka ugu horeya ee comments so qora❤❤

    • @FIKRADTUBE
      @FIKRADTUBE  10 месяцев назад +1

      commentigisa 3 calamadood korsaarn taabo kadib pin ada arkaayo

  • @FAADUMOXUSEEN26
    @FAADUMOXUSEEN26 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @Sayid-h6f
    @Sayid-h6f 7 месяцев назад +1

    Sxp wax faa,iido inoo leh soo dhig dad badan waa kugu soo xirmayaan anigu hadda waxan kugu so raacay faa,iidadaan aad noo soo dhigtay

  • @YOUSUF-p6x
    @YOUSUF-p6x 2 месяца назад

    Mahadsnid

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 11 месяцев назад

    Saxib waxaan u baahanahay account ki tiktok ga in la iga ibiyo

    • @FIKRADTUBE
      @FIKRADTUBE  11 месяцев назад

      t.me/fikradtube halkn kaso dalbo

  • @ayzalmohan
    @ayzalmohan 11 месяцев назад +1

    Zhp muqaladaan aad uisticmaashay vedio halke laga hela flash dhacaya xage kasartay please 🙏 waxan ku ahay tagero

    • @FIKRADTUBE
      @FIKRADTUBE  11 месяцев назад

      Join our telgram

    • @Guusha2
      @Guusha2 3 месяца назад

      Google.free videos

    • @Guusha2
      @Guusha2 3 месяца назад

      Google.free videos

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 10 месяцев назад

    Kaabe sidee tiktok lacag ugu sameeyaa iiga caawi