Maashaallah sheekh shantaay hooyooyinka waa lagu goobtay oo wax matare oo dhan baa ku tufay doonaya in gabdho lagu soo tacbay been been iyo isagoonba rabin shaqo inuu bilaash ku helo.
@@hamdamohamed4155 nabiga ma doonin lkn wuxu yiri utag rerkaas kuna dheh nabiga iga kin soo diray si aad gabdhiina iigu guurisan" nabiga markii laga tago juleybiib dhaqaale ma haysan ugu dambeynna gabdhi wy ku qanacdy wana loo guuriyy muhiimadu wa qanaacada..
Shekh manta waa aduunyo haka lexanin dariqi Allah cali bin abi talib maxow hestay marko gursanayi gawadha rasulka fadma shekh Saad wax moday ma ahan isdaji faqirka hawarta hadleyso adiga ma fahmin waxey tiray faqiro dhan xita adiga ku jira hadi adiga xaskaga ku dhahdo shentay waxa tahay faqir I fur ma furey dadka dhan waxey ku shaqestan al yoom ka bajajka wado hadi la dhaho I fuur waxa tahay faqiir waxan radsana nin tajir ma waxba tosayo maya adiga shentay xaskga hadi ey ku dhahdo waxa tahay faqir waxan rawa nin tajir ifur tajir ayan rasana ka waran
Raga Somalia 🇸🇴 gabdha maherba masiiyan inta badan nin dhaafa waaya mid gabdha meherka siinayo waan dhan xun Somalia 🇸🇴 leeyihiin kamit tahaya Quran Sunada Nabige Scw barsho fahan raban ❤❤
Shewkh khayr qabe ❤️❤️❤️❤️❤️
War Caawo wuu noo hiiliye shiikh shantay 🎉👏 Mahadsanid shantaayoow 😅
Scw sheeq shantaay waa rijaal afku kuma go’o kugu maalnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allaah Tabaarakalaah
Guuleyso sheikh santahay ragu xaqii dumarka weey ku tunteen🎉
Mashaallah sheekh shantey run bu sheegey maanta 🎉🎉🎉🎉
Masha allah tabarakallah
Waaw maashaa allaah sheekh shaantaay
Maashallah sheikh oo kugu raacsanahey
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SHIIQOW NIMANKA FAQIIRKA AH AMA SHIIDKA AH WAA INEY MALMAL IYO CAANO GAROOR CABAAN HA SOOMAAN HANA SHAQO TAGAAN NIN HOOYADII AY BIILEYSO MUXUU SIINAYAA GABADHA UU GUURSANAYO
Thank you sheikh shantay
Wow ,, this is good speak
Masha Allah sheekheena sheekh shantaay
CSW CSW CSW CSW CSW CSW
sax
Sheekh shantaay mss 27 yaad u codeen lahyd mss team 27 mid usoo codeey 😂❤❤
runsheeg garaamo iyo sharafi korkaaga ha ah haatoماشاءاللہ
Masha allah
Nacam intaad ku hadashayba waa sixiix biyo kama dhibcaan angigaa ku iri guuleeyso
Kkkkk Sheikh Shantay Geesi Geesi Dhalay Alla Ha kuxiftiyo
Wa runta Xaqa laqariyo raali kamanihin allow ada kaa marag nahay.
Shiikh Shantaay Hasoo Hadan Daali Duli Muqtaarka La Baxay Daaci Muqtaarka Kheyr Allaha Ku Siiyee
Waryaada Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Arimo Ka Wayn Baa Dalka ka Jidho Halagu kufryo Dastuurka Ee dagsaden Calmaniyiinta Sanamyada Cabudayo Garguurte Hugaminayo Iyo Mamuladiiisa
👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍💚💚💚💚💚💚
ASC SHIIKH SHANTAAY MAASHA ALLAAH CAQLIGA CILMIGA AQOONTA DIINTA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEEYO CAWAANTA QAALAYASHA AH DIINLAAWAYASHA AH RUTA U SHEEG JZK ALFA KHEYR
❤❤❤
Sax ax she shantaay runloow Masha'Allah Noloow sh sharaf❤we love U❤️🩹💞🇸🇴👍
Habrtaan wa habar waalan wa ee iska hada shay wlh wa zamin aakhir xitaa rasuul ka scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw iftaru ayay ku sameesay allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg
Maashaallah sheekh shantaay hooyooyinka waa lagu goobtay oo wax matare oo dhan baa ku tufay doonaya in gabdho lagu soo tacbay been been iyo isagoonba rabin shaqo inuu bilaash ku helo.
Kkkkkkkkkkkk islaam ku guursado hadaad hesho ayaadba nasiib wacan leedahaye futadiina un gaalada iyo zaaninimada aad caadetsateen ka xurooba cid idiin so socota Ayan jirin wad riyoneysaye riyada ka toos wax dhulka laga so qaadey meesha majogaane xoolaha somalida bilaa xisaabta ayad barateebe walle cirkaa ayaa idinkaga so keeya wad qarweysaan walle sida hindida hadeydaan raga somalida iibsan Karin gaaladiina saxiibtinimadiina kula nolaan kartaan lkin wiil somaliyed waqti xaadirkaan xoola inuu idinka bixiyo qiyaamaha unbaa dhacaya ha sugin mama kkkkk
@@MohamudSharif-jn2it kuwii wecelada ahaa ee lagu soo xooray dhalinta kacaanka ayaad u eg tahay! Markii dalka laga bursadayna khaniisnimo iyo daroogo dhuuqid isku bedelay!! Hadaad Oyn lahayd iyo hadaad aflagaadoon lahaydba taariikhii xumaa ee soomaaliya soomaray marnaba gadaal uma soo laabanayaan! Anigu raga ma faraxumeeyo laakiin dumarka intaan nikaaxo ayaan si fiican u fugaa! ee markii soomaaliya burburtay cid kastaa waxay u laabatay waxay ahaan jirtey.
QISADII juleybiib inaadan maqlin ayad moodaa sheekh
Julaybiib nabigaa u doonay gabadha ma isagaa doontay
@@hamdamohamed4155 nabiga ma doonin lkn wuxu yiri utag rerkaas kuna dheh nabiga iga kin soo diray si aad gabdhiina iigu guurisan" nabiga markii laga tago juleybiib dhaqaale ma haysan ugu dambeynna gabdhi wy ku qanacdy wana loo guuriyy muhiimadu wa qanaacada..
أتذكر قول النبى صلى الله عليه وسلم: ( التمس ولو خاتما من حديد ......)
Nabiga maa u doonay ?
@@GaraadWaranle diinta faham ayy ubaahanthy alle haku barakeeyo wllk
😅😅😅😅kkk❤
Sxweya
Shekh manta waa aduunyo haka lexanin dariqi Allah cali bin abi talib maxow hestay marko gursanayi gawadha rasulka fadma shekh Saad wax moday ma ahan isdaji faqirka hawarta hadleyso adiga ma fahmin waxey tiray faqiro dhan xita adiga ku jira hadi adiga xaskaga ku dhahdo shentay waxa tahay faqir I fur ma furey dadka dhan waxey ku shaqestan al yoom ka bajajka wado hadi la dhaho I fuur waxa tahay faqiir waxan radsana nin tajir ma waxba tosayo maya adiga shentay xaskga hadi ey ku dhahdo waxa tahay faqir waxan rawa nin tajir ifur tajir ayan rasana ka waran
Tartiiiib uhadal
Faqiir ku guurso markuu xoolo helo meel kale nolol ha ka taadsado.
No faqiir.
Manta wabu ronyahay
Naga aamu niyow aan kaa seexanee
Togo maahee taraafka ayaad ka shaxaysaa. Haguursanina lama oron qof faqiira lakiin gabadhu haday ka dalabto furiin waa lo,ogyahay
Odaygaan isagana RAALI GELIN miyuu bixin rabaa sidey gabadhu u bixisay RAALI GELIN, waan ku sugeynaa Qeylo quute.
Xaqa alow uhiili diinta maragaa isa siiyey maxa dumarka afka loo goosanayaa
Odeyga waa fiyuus doon miyuu so jidboodey adiga oo ooyaya yaan ku arkin hadey naf leeyihiin iyagoon la mehersan ayey owlaad dhalaane caalamka odhan orodo so u ruurso neefyahow orodo xerada xalane ka so guro meesha ayey ku heystaan owlaad bilaa mehera kkkkkkkkk teeda kale dumarkaan digirta lagu koriyey xagey taajirnimo kuso arkeen fakhiir unbey shegaane kkkkkkkkk shaqeysta xoolaha waa la shaqeystaa
Bastar,waa in shaqo lagaa qabtaa
Kaalay mooryaan yohow bal shaqo ka qabo