Maxaa tekniko loogu kaxaysanayaa qori yar oo AK ah ayaa lagaga adagyahay oo lagu jabiyaa maalinkasta. Dadka way full guuriywen lakin wax Nafle maaha. Maantana arab ayaaba fashiliyey.
asc wa sax ha adan dhinaca arab lakin bari no maxay ku dhimanayan bari iyagi oo ku jira ayaa la yasaa ssb iyo G36 wiilashayada iyago ka buuxan h,awal ayan la sheegin ama ay ku dhintan dagalka bari ha ka so baxan habar awal oo waliba lagu bah dilo sida taliye fadhiye
🤣🤣🤣🤣🤣…… ictiraaf ku lahaa…. Dagaaladii “somaliland” Arab, iyo Habarjeclo baa ku dhamaaday…. Nimankan Habarawal, afka kagama harin, ee waa niman caqli badan
Xaaji basar geesi baatahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ILLAHAY Ha jabiyo cadowga reer Sheekh ISAXAAQ iyo Somaliland.
Allahuma Aamiin🤲🏽
😮😮😮
Caqli badane xaaji basarow waxgarad baatahay Eedo Alle haku xafido waxadhacaya waad lasocotaa laakiin kuwabadan oo rageena kamida ayaan lasocon marka waxaan kuleeyahay halkaa kawad halganka noolow cadawgaa hajabo nacabgu derbiyada hajiidhaan
Geeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa waa maxay sababta ay xiddigihii 5 ta ahaa mar hadday saddex tegeen calanka bluugga ah looga dhigi waayey 2 gees oo qudha seddex geesna looga saari waayey.
❤ you from Kenya 🎉
Caqliga & caafimaadkaba ilaahay ha kuu barakeeyo muwaadin dhab ah
❤MULKIILAHA CEERIGAABO ❤G36 POWERFUL OF SOMALILAND GUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤
Faanka yareeya...keliya wax iska celiya..
@Sirad47 ukaadi siraaday sidaado kale.........😂
Msha allh wariye qaaliya xaaji basar.alle haku xafido wriye qaaliya
Acuudi billaahi minashshaydaanirrajiim bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
Reer sheikh ha diyaar garoowan .
Darood iyo hawiye ayaa duulan inugu ah .
Xaaji basar halgamaa wayn
Guul iyo Gobanimo. Ciise Musa ha u diyaarooba difaaca dalka .
Muj.waa kula soconaa
Xaaji Basar Guulayso Zxp Sidaa Aad sheegtayna Weye markasta oo Aqoonsiga Somaliland Dhaqdhaqaaqo Ayay Dagaalo Soo qaadaan
Guulayso geesi geesi dhalay noolow Somaliland guul baan urajeynayaa ❤❤ I 🎉🎉my Country Allah waaxaan weydiisanayaa citiraaf inaanu aduunka kahelaa
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
❤❤❤ Xaji basar adke adke dhaleey guuleyso
Guuul ❤❤❤❤❤
Masha Allah hanbalyo waa runtaa
Xaaji basar sidaada ku soco.
Qarankaagana cidi kaama xigto
Isáaq maamul ha sâmystaan haka dhex baxaan cadheerta
reer libaan waa birlabka sacd muuse
xaaji.anaa.kow.ka.ah.ciidanka.ciise.muuse.
Xaaji Basar, Ciise muuse qaarna waa reer bari, qaarna waa reer galbeed ee isqaybiya dheh oo tolkiin u hiiliya, ileyn hadii lasoo dhaafo Berbera ayaa laysugu iminayaaye.
War nio anagaga Mala wanala marayban umaleynaya apokor iyo aadan waa galbeed maxamed iyo idaraysba wa bari lkn. Mid hadli maaayi😂waxba khaldan nio
Waxaan idiin odhan lahaa dhalin yarada reer shiqisaxaaq ee RUclipsrska ah ha sheeg sheegina xogaha iyo goobàha ay ciidanka somaliland joogaan iyo goobàha cusub ee degaan iyo wixii xog ciidan ahba
Waa kugu raacay inay sheegaan maha waa inay ka waantoobaan
how bqin. reersheekhisaxaaq. way Israaceen
Caan Caan dhalay
Caqliga ha waayin hno hore usoco oo ha daalin
Waa ruun
Xirsi gaab iyo ictisaam intay lugaha dalka hayaan ictiraaf kaa dheer...wallee
Soomalilnd cidina waxba kama qaadi karto
🎉😂😂😂😂
Xaaji basar waa nin daacad ah oo qarannimadu ku wayntagay halka waridaadna wixii uurkiisa ku jiray dibada soo dhigay
Munaafiq umad dhiigooda iyo maalkooda in xalaashado u doodaya baad tahay🤏🖐
Geesi baa tahay inaadeer ciies muuse hadaynu nahay ceeb wayn bay inagu tahay sidani halka laynoogasoo dhacayna waa odayaal dhaqameedka tujaarta culimada iyo siyaasiyiinta walee laakiin in lays mudan halkaa kaga hay
Maxaa tekniko loogu kaxaysanayaa qori yar oo AK ah ayaa lagaga adagyahay oo lagu jabiyaa maalinkasta. Dadka way full guuriywen lakin wax Nafle maaha.
Maantana arab ayaaba fashiliyey.
HUWANTI WAN BIREYAY 😂😂
Xaaji Basar sxb waa lagu tabaye bal caafimadkaga kasoo waran
Iyagaa Isdhigtay Markiihore
Waxay damceen inay willal qooqay WUBTA u geeyaan….
Geesi geesi dhalay.
Lamayidhahdo ogaadeliya tihoray ahayd kidanbe waxa layidhahda safeeriya waysku qaldin dhulkana waynu wada leenahay dawlada itobiyana. Inagama leh
True comments noolow
War Dhulbahante iyo Ugaadeen waa niman Daarood oo walaalo.
Magac Dhulbahante afka ha soo marin doqon yahay
Magacii Dhulbahantaha kula sheekaystay, aan shaaguubeeyee…
Kkk walaahi Kala dhaqan ayaynu nahay nimankaas
Dadka you tuber ah waa masaakiin miciin biday kama caashka iyo isku dirka dadka muslimiinta ah ee dhiiguudo daadanayo meel kasta ilaahy kabaq waxan waa dhiig islaam
Bilkahorbaad Noosheegtay cidaad Kasoojeedo😅
Somali midnimadeeda alle ha sugo ha adkeeyo waayo waa dad isku diin af iyo dhaqan ah sidaa darteed shaydaanka iska naara oo soomaalinimo ha ini deeqdo
Qofkasta waxay moodayaan inu aabo uyahay ilayn aabohood ayay garanla.yihiin
Somaliland aynu manta gacantena kudifacano. Reer somalilanow
Abti aad baad u asiibtay midhka anigu waxaan ahay nin habarjeclo ah weliba reerka degaankaa ayaan ahay waxaana idhalay maxamed ciise reer sahal iimaan sahal markaa abti waad kumahadsantahay mawduucaa aad caawa kahadlaysay &qaar horoo badan
WaDMAH 1:12
Hada cintiraafkii itopiya miyuu dhaafay oo marekan miyuu marayaa
Ciise Muse Sheegaahada Barbara ha naga daayaan (Habar Jeclo) waxba yaany soo gurman ee… waxaan maqlay Reerku HJ. Si gaar ah bay iskaga ilaaliyaan..
Oo berbera ma hoiyada ba Leh habarjeclo halaky iso Marty adeer
Geesi qaran
Fariid noolow
asc wa sax ha adan dhinaca arab lakin bari no maxay ku dhimanayan bari iyagi oo ku jira ayaa la yasaa ssb iyo G36 wiilashayada iyago ka buuxan h,awal ayan la sheegin ama ay ku dhintan dagalka bari ha ka so baxan habar awal oo waliba lagu bah dilo sida taliye fadhiye
🎉
Amuuskas kuukhayroon badjiidh waarhooy kadhac
Aabo waxay kakenen sayid cabdale xasan iyo siyaad bare abihi garashada gayiga
Diyar aya nahay xadka jogna wan dhawrayna
😂😂
N
Haka dacweeyaan dawlada dhexe
Markaa ethopia way goaansatay inay inala dagaalanto
Caqliga hawayin
Horaa looga waayay kamcquulka ee xaqiiqada kudhaw ee kutiraaba s/land &bay garoonkeeda taariikh ahaan kaasuu daarood ugu neceb yahay hawiyena kaa ma dhegaysan-karaan mana maqli karaan waatuke baalcad
ADIGU NIN QARAN AYAAD TAHAY KUWA NIICKEEYA EE XUSBIYADA KU WAASHA MA TIHID
Ciise muse si diyariya tolkina isgarab isaga
AFWEEYENE AYAA U BIXIYEY MARKU ISAAQ SOMALILAND DEGA XIDH XIDHAYEY OO WAXA BADAN KAMAY OGEEYEN.
Somaliland dawlad iyo shacabka ha diyaar garowan .duulan baa inugu socda
waxba ma. qaadayaan
Kuwiina Xarshin Nala yaal maadan ogayn?
Samaroonku masiilbaa muxu mesha kaqabanaya somaliland hanala difaco
cagdheer gamdhahooda ayee xaalaan kaga dhalaan miskasta aabo inee uyihiinbee moodaan
Wee
Geese aftahamo ah baad tahay
😂HUWANTI WAA MARTI AYAAD KU TAHAY CEERIGAABO.😂DOWLADA SOMALILAND XOOG AYAAN KA QAADAYEY LAASCANOOD DHAWAAN
Arab ciidan madaniya ayuu sameystey 21tikniko ayey Mareysa inta la diyaariyey Markaste wey Bilaan kartaa markey nabad noqotana Tiknikada Baligubadle Ayey soo dhiganayaan Halkaas ayey ooli doonta.
Caqli waynaa
❤❤❤❤❤❤❤
nadeerkeyow ha ku dhameyn ciise muuse bari xita sacad muuse malin waliba guusha ay garan ciidanka qaranka reero ayaa shegto
dee ogaadeen male ma dhaxal awoow buu uyahay dhulka itoobiya leh .
Walee inbadan baan idhi waar isaaqoow samyista ciidamo kor jooge ah oo ubayisan oo xududaha jooga
Kalmada aabo waxa ereydii uu buunbuuniyey ina iilay oo lamid ah JAALE
🤣🤣🤣🤣🤣…… ictiraaf ku lahaa….
Dagaaladii “somaliland” Arab, iyo Habarjeclo baa ku dhamaaday….
Nimankan Habarawal, afka kagama harin, ee waa niman caqli badan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciisee Muse fadhiiga kakaac kakaac ilmaadeerayaal
sowta meydkii cagdheer lawadhay
Oo sawtii uu muuse ka soo saxeexay in ay dadkooda u sheeran ayaa ku adkaatay
Qaawanta galbeedka hargeisa naaso isla dhicida joojiya kuwii kabaha afka ku qaadan jiray ayad tihiine ee barooran jiraye goorma labo noqoteen
isaaqow buuqa jooji daagaLaka wa khaasam
dhulbahante waa walahayo lakiin adigu argagixiso baad tahay
Dhulbahante baa iyidhi waa soobabinaa itoobiya beenawaas
WAAR ISAAQOW SHIR GUUD OOD U DHAN TIHIIN SIYAASIYANA AAD UGU TASHANTAAN WAAYO WAXAN LALAMA NOOLAN KARO WAA INAAD TOOS DAGAAL SIYAASADEED DAWLADA FEDERAALKA AH ULA GASHAAN GOORGOORTANA AAD KA GASHAAN JIRITAANKIINA DAGAALKAASNA AAD SI TOOS AH UGALA HADASHAAN OOD U ADEEGSATAAN DAWLADNIMADA JSLD
INTAA WAA INAAD KU TASHATAAN SI GUUD IN NIMANKAA LIYUU POLICEKA IYO WAXAY WATAANBA AAD KA SIFAYSAAN DEGAANKINA TAAKO KAMID AHNA AANAD CAGTA AANAY SOO DHIGIN
INTAA WAXA SII RAACA IN AAD WARBAAHINTA XOOG U ADEEGSATAAN
WAAR ISAAQOW IS ABAABULA OO ISKA DHAAFA NIICDAN BADAN EE ODAYAASHAN KOOFIDYAD BACLAYAASHA AH EE WAXMATARAYAASHA AH AAD ISKA DHAAFTAAN WAAR KA KACA FADHIGA
INTAA WAXA SII RAACAYSA IN QURBO JOOGTADANA AAD ABAABUSHAAN SI ADUUNKANA TAAKULO UGU HESHAAN UGUNA MIDAWDAAN DIFAACA SHARAFKIINA
INTAA WAXAAN KU DARI LAHAA MARKAAD DHUL QABSATAAN HAYSTA OO DEGAAMAYSTA WAAYO DEE WAA NADAAYA RAGII AAD KA WAYDEEN DEE SIDAY UGU NOQOTO CASHAR
Wlee nin talo fcn waa in 8 powers sfcn isku wada diyaari cawgii 1991 meel saareen dib ay usoo laba kaceeyeenee waa in marlabad indhahooda wx latuso
Reer Somalilandoow cadawgiin ha jabee siiba reer sheekh isaxaaqoow amba dhoohnaada oo u jaba cadawgiinna amba waad ishurran tihiin cadawgii dorraad iyo intay ehel wadaagaan kamana nabad galaysaan dhal faqash oo fadhi idiinma yaalleee- ku ballama dagaallada oo u diyaar garooba colaad Aan waxay Ku danbayn'doontaba cid sheegi kartaaba jirin insh tcaalaa, siday u muuqatana collaadda bilaabantaa iyadoo ciin daaqda amba geeska afrikaadba gubto mooyaane- inay colaadaasi danto lagama yaaboo wallaahiyee -ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,isku soo Wada duuboo reer Somalilandoow Si walba waan Ku dayay, si kale"se Way noqon wayd"oo waxa loo hamuum qabaa maanta waa waxaad dhaxalba haysateen iyo mustaqbalkii jiritaankiinnee - u xamaan qaata please guul badbaado iyo gulufkii halgankii shalayto iyo midaan waxba dhaamin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republick
Kelmeda aabo waxa adeegsada xabashida
Jaarsoow dir wllkaa isaaq garab unoqda kaca wax iska Celina ka kaca yaan laydiin dawlade😅en garab istaaga arag ree😅r liibaan gyponiis wll ukaca dir jaarso ka kCa meesha garbage isqabsada wax iska Celina kaca kaca wax iska celiya
dee trump mee qabsadaan shacabka soomaaliland maxay ula dagaalayaan. trump weykabaqayaan
Putland iyo somaliland haday isku
Biraan ka waramoo ay dal isku noqdaan