NIN NARCISSIST MARKA CARUUR LA KORINEYSO SIDEE UUGA BaXSAN KARTAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025
  • #somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #kalsooni #hooyo

Комментарии • 23

  • @Dagiyeudug_spa
    @Dagiyeudug_spa Месяц назад +2

    Taladaan waxa ay anfacaysaa inta qurbaha qaar jooga oo haysta system caawinaaya lkn kuwii dalka joogay oo garab iyo dhaqaale heysan badankooda waalidkiina ku celiya bahalkii iyo guryaheey kasoo carareen ama markay ugu roonaato ilmaha ka siiya asaga kuwaas baan u walwalaa allah ka dhigo naago adag oo waxbarta dantooda iyo naftooda difaacda oo guuleysta❤

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 4 месяца назад +5

    Horey u soco wlo hablaha yar yar kala tali nimanka xun.

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 месяца назад +1

      Thanks walalo ♥️♥️♥️

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 4 месяца назад +1

    Mashaallah thank you walal

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 месяца назад

      ❤️❤️❤️

  • @hibo1986
    @hibo1986 4 месяца назад +1

    Quruxeey mahadsanid ❤❤❤

  • @qalijama-i3r
    @qalijama-i3r 7 дней назад

    Aniga aya la nool waxan ku jira cariri adun ilahay ha ika baxdho qurbo ayan joga wana ku cusbahay xita guriga furaha aya iga badasha 😢gabdhan xage kala xariira please

  • @NunuM-pp5tv
    @NunuM-pp5tv 4 месяца назад

    Mashallah Waa talo ficaan qali💗

  • @Ashwaq-37
    @Ashwaq-37 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @Arwa-c8s
    @Arwa-c8s 4 месяца назад +1

    Walidkaga waxkasto ushegto iska sabar le idhahi jiren hada waba kala dhamanay lkn cunugi asaga hesta

  • @SamiraIge-rp5fn
    @SamiraIge-rp5fn Месяц назад

    🥲🥲

  • @MaaidaReermagaal-rr4up
    @MaaidaReermagaal-rr4up 4 месяца назад +1

    Ninka neerfaha maskaxda ka qabo hadu xanaaqo wax jabinaya qof mu dili karaa asago xnaqsan video ku sabsan soo samey abayo

    • @najaxAbdilahi-r8f
      @najaxAbdilahi-r8f 3 месяца назад

      Naa halis iska ilaaali bisinka haqa hadanu xuman u dhalan lkn o u wangsan yhay xanqa ka ilaali wll

    • @MaaidaReermagaal-rr4up
      @MaaidaReermagaal-rr4up 3 месяца назад

      @@najaxAbdilahi-r8f naa wll isma qabno xidhiidhba lee nahay

    • @MaaidaReermagaal-rr4up
      @MaaidaReermagaal-rr4up 3 месяца назад

      @@najaxAbdilahi-r8f xidhiidhba lee nahay wali isman guursan qaali

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 4 месяца назад +2

    Alla maxaa dadka waashay. reeraha aad dumineyso adiga miyaa meel u haya?

    • @SabiriinCabdiwaxid
      @SabiriinCabdiwaxid 4 месяца назад +7

      Malaha noca laga sheekaynaya tahay😂😂😂

    • @Miidan5
      @Miidan5 4 месяца назад +1

      that's true bro❤

    • @najaxAbdilahi-r8f
      @najaxAbdilahi-r8f 3 месяца назад +2

      Waxay ka hadlaysa dumarka dhibataysan nimankan xun qaban reraha wangsan maha

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 месяца назад +3

      😂 waa nocan ka hadlayo waad saxsan tahay

    • @Ashwaq-37
      @Ashwaq-37 3 месяца назад +2

      😂😂😂 sax keep going sister ​@@G-Musefam