Meydka korkiisa laguma dhaanteyn karo. Kuwaanse waa in dalka laga tirtiro aad bey hanbalyo u tahay , Alxamdulilaah. Waa umad sheyadiin u shaqeeya lakiin meydka korkiisa gaal iyo islam toona laguma dhanteyn karo. Asaqfuralaah. Alshabaab Alaah hanooga tirtiro Dalkayaga. Waana ku mahadsanyihiin cidamada iyo dadaalka aad geliseen. Dhaanta may medka korkiisa.
Subxaa nallaah cibaado waa in allaah labaryo ee in leesdilo maahan 2qof oo walaala ah oo mislim ah oo soomali ah subxaanallaah qaatilka iyo qatuulka waa ahlu naar 2qof oo muslim hadey isdilaan قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : إذا التقى المسلمان بسيفيهما فالقاتل والمقتول في النار.
birjeex illaahey habarakeeyo guul reer jupaland allaha ku xafido asayid axmed islan adaa jubaland xoreysay
Umadaan is cunaysa xaqa allah tuso
Dheenta cibaada ah wayaab niyow cibadadasheeydhaankamiyaa
Meyd lagu dhaanteynaayo Subhanullah waa dad aan Diin haysanin 😮
Waa rag wiilashoodii laayey
Maxay birjexen cadow kalaa
Loobaahnaa inlagu farxo
Ninkaa masuulkii wuxuu ku hadlayo bal ila dhagaysta
Madaxdu waa inay fahanto xaqiiqda
Xattaa umahadlaysid qof acadamica masuulnimo ku dheehantahay
Raysal wasaare dadku way tabaalaysanyihiin
Allow sakhir amuuraha
Yaa rabbi
Wa runti rswsrh birjex guul
Meydka korkiisa laguma dhaanteyn karo. Kuwaanse waa in dalka laga tirtiro aad bey hanbalyo u tahay , Alxamdulilaah. Waa umad sheyadiin u shaqeeya lakiin meydka korkiisa gaal iyo islam toona laguma dhanteyn karo. Asaqfuralaah. Alshabaab Alaah hanooga tirtiro Dalkayaga. Waana ku mahadsanyihiin cidamada iyo dadaalka aad geliseen. Dhaanta may medka korkiisa.
Subxaa nallaah cibaado waa in allaah labaryo ee in leesdilo maahan 2qof oo walaala ah oo mislim ah oo soomali ah subxaanallaah qaatilka iyo qatuulka waa ahlu naar 2qof oo muslim hadey isdilaan
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : إذا التقى المسلمان بسيفيهما فالقاتل والمقتول في النار.
Mashaallaah guulayso raisul wazaare xamze cabdi bare
It is better only one for the government MR Hamsa for black sunglasses
Biirjeh❤guleystaa
Mayday yaanan lagu dhaantayn balse haladilo waraajidta
Gul iyoo gobanimo
Bil musharkeed? Bal firi wuu ku hadli subxanallah muudhaho 50dollar ayan idinku kordhin
Black sunglasses both of them why?
Hot sun ☀️
😲 OMG 😲😂😂😂
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉❤🎉❤
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉❤🎉❤🎉❤