Dowlada mudulood ee xamar fadhida soo ma ahan mida diiday oo siyaasadeysey wiilasha dhaawaca noqday in naftoda la badbaadiyo xitaa dowladahii so daaweyn lahaa is hortaag iyo borobogando dacaayad wax walba wey isku deyday marka ha dhigin dowlada somaliya ee waa mid umada masiibo ku ah
Markii Nairobi lagu sirsiranayey C/rixmaan C7shakuur, waxaa lagu yiri soo dhawoow wasiir, waxaad sixiixayso waa CAALAMI, waxaana la yiraahdaa MEMORANDUM, wax la arkay ama la maqlay ma ahan, caalamisanaa oo fiicanaa, bal SIXIIXA kula dul kuf, dabadeedna sidaas ayuu BADDA ugu sixiixay Kenya.
Guul ciidamada puntland guuleysta shacabkayow
Mahadsanid habo sida aad update noo siineysid guuleyso
Guul ciidanka geesiyaasha puntland
❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
Shukran boowe🎉guul iyo Gobanimo ❤❤❤
Guul 🔥🇺🇿 👀 🇺🇸✅
Dowlada mudulood ee xamar fadhida soo ma ahan mida diiday oo siyaasadeysey wiilasha dhaawaca noqday in naftoda la badbaadiyo xitaa dowladahii so daaweyn lahaa is hortaag iyo borobogando dacaayad wax walba wey isku deyday marka ha dhigin dowlada somaliya ee waa mid umada masiibo ku ah
Aad iyo aad waa arin murugo leh awal ayaa soomaaliya ka fogaatay hadana waaba lasii kala diray allaha sahlo
Puntland guul❤
Allow noo hiili
Markii Nairobi lagu sirsiranayey C/rixmaan C7shakuur, waxaa lagu yiri soo dhawoow wasiir, waxaad sixiixayso waa CAALAMI, waxaana la yiraahdaa MEMORANDUM, wax la arkay ama la maqlay ma ahan, caalamisanaa oo fiicanaa, bal SIXIIXA kula dul kuf, dabadeedna sidaas ayuu BADDA ugu sixiixay Kenya.
dawlad soomaali y-as miyaa hada jirta vilada tuugu caruurtiisa iyo naagihiisa kabiisho xaqiiq qofka dhaha dawlada soomaliya waqtigan
Wuu dmbaabay ilahay dawlad soomaliya wuu siin karaa
Saas ha oran dawladi meesha kama jirto xataa lama oran karo dawlad ee waa tuugo