Qaladka lagu sameeyay Sheekh Shariif Sheekh, Warshad Caalami ah oo Laga Furay Dhulka SSC-Khaatumo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 139

  • @Abdirisaaqmaxamuud-e1z
    @Abdirisaaqmaxamuud-e1z 8 месяцев назад +3

    Shariif guul

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 8 месяцев назад +3

    Maanshallah reer SSC Khaatumo ilaahay ha idin barakeeyo waad mutaysateen ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 8 месяцев назад +1

    Shiikh shariif qudbad wanaagsan oo xaqiiqa ayuu ka hadley

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 8 месяцев назад +2

    Allah ha unaxaristo inshallaha

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 8 месяцев назад +2

    Masha Allah guul ssckh Abdullah than you so much for supporting ssckh love you so much ❤❤❤

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 8 месяцев назад +1

    Sh shariif waa xaruuri xaqaani waana nin wanaagsan madaxwayne hore oo wax qabtay muqdisho kaxoreeyay argagixisada waana nin daacad ah

  • @formeioblack8929
    @formeioblack8929 8 месяцев назад +2

    Shiikh shariif waa lagu qaldamay lamana xushmayn

  • @abdirahmanismail8286
    @abdirahmanismail8286 8 месяцев назад +1

    Hartii nimo hawarto manshaallah gulleysta

  • @nimcoapdulle9725
    @nimcoapdulle9725 8 месяцев назад +1

    Balwan oo qabileysan moqdisho abgl malahn wa casimad somali oo dhan marka ad bad ayantan ugumaseesanthy habar gidir nomorr qabyalaf

  • @kismayo612
    @kismayo612 8 месяцев назад

    Saxib you right upgal guul for life ee isilaliya upgal

  • @JabirIbrahim-b8x
    @JabirIbrahim-b8x 8 месяцев назад

    Madaxweyne sheekh shariif sheekh axmed guul guul from dhulbahante

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 8 месяцев назад

    MAANSHA ALLAAH INSHA ALLAAH WAX IDIN DHIBA MA ARKI DOONTAAN INTAAD KA SIIBADIYA

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 8 месяцев назад +1

    Masha Allah Madaxwayne Sheikh Sharif warkiisa waa cadyahay

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 8 месяцев назад +2

    Balwaan geesiga Soomaali Qabiil maahide Rabbi ayaa kaa dhaliyay
    Cadaalad iyo Wadaniyadaa Soomaali
    Ku toosisaa Allaha ku xafido🤲🤲🤲

  • @AyanMohamed-p5w
    @AyanMohamed-p5w 8 месяцев назад

    Mashallah hanbalyo hore u socoda❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 8 месяцев назад

    Madaxwayne sh shariff tagerro buxo hesta. ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 месяцев назад +2

    HADAANNU NAHAY SSC KHAATUMO ABGAAL CISMAAN WÀANU TAAGEERSAN NAHAY.M.TABARAKALLAAH

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 месяцев назад +1

    HANBALYO SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 M.A.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 8 месяцев назад

    💘💘warshadda aqiiqda 💘💘
    💘💘hhhhhhhhhhhhhhh 💘💘
    Nugaal beera kuma ogeyne
    💘warshad shamiito miyaa💘💘!!.

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 8 месяцев назад +1

    Thank you abdullahi balwan

  • @Fadumo-d6m
    @Fadumo-d6m 8 месяцев назад

    Guul ssc inshaaalh

  • @massmass8300
    @massmass8300 8 месяцев назад

    mahadsanid suldaan claahi balwanw
    sxb guulyso👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aminahassan9199
    @aminahassan9199 8 месяцев назад

    Masha'Allah Waa Guuul

  • @xalwodalmar-t7w
    @xalwodalmar-t7w 8 месяцев назад

    abdulahi wa gabadhi ugu horeysey e khatumo kutiri hadu abdulahi balwan yimado lascao wa in goof lasiya nasib wanag tolkey wey ilA QATEN WAXAN KU MAQNA XARAR DHERE ILAHEY WA IGA NABAD KENEY ABDULAHI MADAX WEYNE XASAN SHIKH SIXUN AYU NOBABI IYEY HADA KADIB LAMA SHAAEYN KARNO

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 8 месяцев назад

    Thank you balwaan

  • @bashirhayle2300
    @bashirhayle2300 8 месяцев назад +1

    Babullahi bahasha qabilka kadaa

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 8 месяцев назад

    Guulayso balwaan waxaatahay soomaali Dhaba ah adigu waadkawayntahay abgaal waxaatahay soomaali

  • @kadrayusuf1369
    @kadrayusuf1369 8 месяцев назад

    Masha Allah warshadda cusub💞💞ssc hore usocoooo💞💞

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 8 месяцев назад

    11:30 guulayso garaad balwaanoow hanbalyada waan kaa gudoonay hadaan nahay reer SSC stayt of soomaaliya guul iyo gobanimo waarta guulaysta AAmiin yaa Allah

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 8 месяцев назад

      Laascaano, somaliland dheh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muuseabdi4888
    @muuseabdi4888 8 месяцев назад +1

    Mashallah wabarakallah

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 8 месяцев назад

    Balwan .Abgaal waa dudunda somaaliyeed.(Sayidka ayaa u duceeyey.)Sabir Alla siyey.daridnimo upgal/upsame baa leh..SSC guul daaiman

  • @YaasmiinaxmedMaxamed
    @YaasmiinaxmedMaxamed 8 месяцев назад

    Guuleeyso aakhiro iyo aduunba

  • @asheekh15
    @asheekh15 8 месяцев назад

    sheekh shariif TV GA qaranka ninkii xiligiisii lafuray isaga ayuu ahaa alqabyaala waamaxishode weli ma dert jobkii isaga iyo rooble isla walaaqan jireen buuwadaa waa wax iskumafale

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 месяцев назад

    ASC WLLE ANIGON WADANKA JOOGIN AYAAN GARTAY IN XARIGA KORONTADA NINKAA LAGU DILAY QOLKANA BANAANKA LAGA XIRAY ALLAH U NAXARIISTEE 4TAA NINA AY ISLA OGYIHIIN DOWLADUNA WAX KA OGTAHAY

  • @garada6921
    @garada6921 8 месяцев назад +1

    ABGAAL ISAGAA DALKA MADAX WSYNE KA AH EE XASAN SHIIKH KALA XIRIIR

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤ MAHADSANID adeer ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 месяцев назад

    ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN DADKII WAFAADEY AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdallajama6066
    @abdallajama6066 8 месяцев назад

    Sheikh Sharif Waa Madaxweynaha Somalia Waa masuul sharaf iyo xushmad ka mudan Somali oo dhan. Habar Gudir iyo Abgaal Waa Nin aragtidisa iyo aqoontisu ka sarayiso. Sheikhu Waa Rajada Dalkan iyo dadkiisa

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 8 месяцев назад

    GUUL IYO GOBANIMO SSC KHAATUMO KASII BADIYA WARSHADAHA
    YARYAR IWM 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🏃‍♀️

  • @Cunaayeleefaaye
    @Cunaayeleefaaye 8 месяцев назад

    Salaan sare Balwaanoow

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 8 месяцев назад

    Shiikh shariif suma walaahay ka waran

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 8 месяцев назад

    Manshallaha 👍👍👍👍

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 8 месяцев назад

    Wa qalaad weeyn...

  • @shukrigafow9460
    @shukrigafow9460 8 месяцев назад

    Mundane sh. Sharif. Waa lamatabtan❤❤😊

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 8 месяцев назад +4

    Wax rag dawladeed ahi majoogaan meesha waa mooryaan min alif ilaa y

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 8 месяцев назад

    Ssc❤❤❤❤

  • @munahassan880
    @munahassan880 8 месяцев назад

    Mashaallah ayaan leenahay reer khaatumo dhalinyaradana shaqo abuur usamaysay

  • @MahdialiAli-p6i
    @MahdialiAli-p6i 8 месяцев назад

    Gedo mareexaan, Ogadenia, iyo majirtinya waa qaybi oo xukun UMMADA somali oo geeska africa

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 8 месяцев назад +1

    Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah kan wa iskudir umada Somaliyed

  • @mohamutmohamet4249
    @mohamutmohamet4249 8 месяцев назад

    Waanu dhawnahay balwaan

  • @garada6921
    @garada6921 8 месяцев назад

    HAN BALYO HORU ❤ GOBOLKA CAYN EE SSC OO HORUMARKAAS KU TALAB SADAY SSC HA NOOLAATO

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 8 месяцев назад

    MAASHAALAAH SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN SIIYO AAMIIN JAMAAHIIRTA HARTI DHAMAANTOOD ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN SIIYO AAMIIN

  • @nasraadam9458
    @nasraadam9458 8 месяцев назад

    Mashallah mashallah mashallah mashallah ❤️ 😍 💖 ♥️ 💕 lascanood

  • @xisbigashecebkabadbadiyash2485
    @xisbigashecebkabadbadiyash2485 8 месяцев назад +1

    Geesiga bedbada Umaga somaliya

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 8 месяцев назад

    ADIGUNA GUULEYSO GOOBKASTA OOD JOOGTO CODKAGA CARABKAGABA ALLOOW QAWI KADHIG AAMIIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamudAdan-d1i
    @MohamudAdan-d1i 8 месяцев назад +1

    S.S.C ayaaba isku dhaanto kuwa maanta dalka ka jiro marki laga reebo putland

  • @munahassan880
    @munahassan880 8 месяцев назад

    Shalay markii tv qaranka madaxwayne farmaajo laga xiranaayay ayay muuqatay cidii reerkaas iskudhacaanba in ay udiidayaan in aykasoo muuqdaan shariif markaas waa kuqanac sanaa maantana asay soo gaartaye hasabro

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 8 месяцев назад

    HAAAMBALYO ❤ GUUUUL KATOUMO

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 8 месяцев назад

    VIVA ABGAAL❤❤❤❤

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py 8 месяцев назад

    Haaye haaye dhulbaante warshadii daqiida ayeey dhisteen

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 8 месяцев назад

      MaashaAlaah Guuuuuuuuul SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA

  • @CmaaligCilmi
    @CmaaligCilmi 8 месяцев назад +2

    ANAGA ABGAAL WAANTAAGEEREY MAADAAMA UUKASOOJEEDO CABDULAAHI BALWAAN

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 8 месяцев назад

    Maxa lagu samey sh sharif?

  • @maxamedgaraad-b7m
    @maxamedgaraad-b7m 8 месяцев назад

    Hambalyo ssc khatuma

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 8 месяцев назад

    Guul guul khatumo

  • @fahima6186
    @fahima6186 8 месяцев назад

    Alloow wadanka noo xasili. Hadii laisugaarsanayo oo assassination eey mareeyso sheekada waa adagtahy Somalia 🇸🇴 😢

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 8 месяцев назад

    WALAAL KULLAN LAMID AH 👋🐎🦁

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 8 месяцев назад +1

    JOOJI DADKA AAD ISKU DIRAYSO
    MAXAA SOO SAA IIDIYA
    HADII LA IS DAGAALO

  • @_22260
    @_22260 8 месяцев назад

    Hadeey shiikh shiir iskudayaan in aay farah lalagalo walee xamar waaa leeysku arkayaa

  • @DifaacWeerar
    @DifaacWeerar 8 месяцев назад

    SHIIKH SHARIIF CIIDAMADII UU ISKU HALEEYNAAYAY EE ABGAA HUBKA AYAA LAGA DHIGAY SARKIUSHANA WAA LAKALA DIRAY, SHIIKH SHARIIF AWOOD MALEH MAANTA, EE HA ISKA.FARIISTO 😮MISKIIN

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 8 месяцев назад +1

    Somalia somaliland xamar inta joogta bay kadagiweeday waa
    Mas guriga kuu jiifa
    Hawiye inuu fahmo waa xaq
    Waa inlabaara qof kasta oo reer waqooyi ah
    Qaofkii ku cadaato inuu
    Somalia burburinaayo
    Waa dil.
    Hala ugaarsado
    Oramada.
    Shaqofiican. 11:27

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 месяцев назад

    LIVES

  • @mohamedguedimaw
    @mohamedguedimaw 8 месяцев назад +1

    Abowe madaxa ugu sareeya dowlada soomaaliya waa abgaal sheikh sheriif waa abgaal. Abowe waxaan joogna waqtigii soomaali ay midoobi laheyd oromo iyo dhamaan itoobiyanka iskaga difaacilaheyn adiguna abgaal ayaaad kala qaadeysaa war isla xishoo

  • @AyaanFunny-o2y
    @AyaanFunny-o2y 7 месяцев назад

    Asa

  • @CmaaligCilmi
    @CmaaligCilmi 8 месяцев назад

    GUUL. MAAMULKEENA SSC HORUMAR WACAN

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 8 месяцев назад

    Balwaanoow inakaahin harumaysan waa kadaab beenaale weeye inakaahin😊

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud546 8 месяцев назад +1

    Ya yiri spinach nimo la imada dowlada aad ayey ugu saxanthy idoor oo dhan halkan wexey ujoogan jawasisnimo dameerow ismarji nio

  • @farxiyokarshe1943
    @farxiyokarshe1943 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 8 месяцев назад +1

    War barwau dadka ha isku dirin bismillaahi

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 8 месяцев назад

    Soomaali baan ahay maka baxday balwaanow

  • @saciidocabdule1141
    @saciidocabdule1141 8 месяцев назад +1

    Waryaa dadka ha isu darin

  • @abdirahmanhassan1527
    @abdirahmanhassan1527 8 месяцев назад

    Walal ma Aha Abgaal kaliya ee waxaa Loodiidady Adakahor mAdax

  • @maryanxasan8706
    @maryanxasan8706 8 месяцев назад

    Abgaal xubna ha dow lada asaa ubadan mudulood ka wax ha u ogolaado

  • @ZahroAli-p5l
    @ZahroAli-p5l 8 месяцев назад

    Masha allaah mahad sanid

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 8 месяцев назад +1

    Isaaqu iyagaa dadka madax duub iyo qarsoodi udila mida kale ninkaan waxuuba ahaa nin somalia qayaano qaran ku haya oo waxkasta siqarsoodi ah ugu gudbiya maamulka argagaxisda hargeisa. Ina kaahina waa munaafaq benaale ah yaa waxka qora beentooda. iyaga sidaa udhaqma iidoorku aragaxisadana la shaqaysta ee ha rumaysanina ⁉️

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 8 месяцев назад

    Shiiq shariif asaga Farmajihi dili rabey lasocdey. Waa inuu feegnada. Waans in uu iska daya dastuurka ay qolyon kale ay adeegsaneysa

    • @_22260
      @_22260 8 месяцев назад

      Tastuurka qolyaha kale miyeeysan somaali aheeyd in qolyahakale laqanciyo maxaad kudiidey tankale hadii aay diidaan xagee geeyneeysaa darood haduu diido ma haweye kaliya baad ku dhaqeeysaa kkkkk waxa riyada ah lama rumeeysto taas ogoow

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 8 месяцев назад

    Waa nabsigii mw farmajo.. sidii aad ubasateen TV qaran kusheega maanta adinkuu idinkula soo jeestey.. sideedaba abgaal waa dad nabadeed lakiin waa lagu shaqaystaa markii lagu dangaarana daaqadaa laga saaraa ceebtaan arag

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 8 месяцев назад

    Mida kale aragaxisada hargeisa meeqay mudishu ku dishey dad oo iyagoo ka buuxa weligood kumay dhiman qarax iyo diltoona. Hal qofay ka qaylinayaan oo weliba aragaxisada la shaqaysan jirey.

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 8 месяцев назад

    Balwaan dont think abgaal are more superior than all other hawiyees in xamar.

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 8 месяцев назад

    Tifiga habar gidir iyo gurgurte mahan tiviqarane lasocda alqabyala aya lej

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 8 месяцев назад

    Abgaal in gobolka Banadir lagu haysto wuxuu ogaaday 2024. War waa dambeeya.

  • @ikacasenin7063
    @ikacasenin7063 8 месяцев назад

    Noloow balwaan

  • @نعيمهنعيمه-ج8ث
    @نعيمهنعيمه-ج8ث 8 месяцев назад

    reerkaadabaraaruji ficil لائبریریوں alugucabay

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 8 месяцев назад

    Midgaanka habargidir Al qabyala ninka la dhaho xamar in laga saaro waaye

  • @mahamudabdulwahaab8113
    @mahamudabdulwahaab8113 8 месяцев назад

    Tuuus tuuus .
    Sh shatiif w xoolo mayastaahil inlaga siidaayo kkkkkkkkk

  • @Jabrail_78
    @Jabrail_78 7 месяцев назад

    Maalinti uu Mohamed X. Rooble xafiiska yimid oo Al-cadaale wasiir ku xigeen laga dhigay maalintaas ayaa wasaarada warfaafinta lala wareegay wax kale iska daaye Farmajo aya loo diiday 😊 Abgaal hurda weyne....iska hurud

  • @AxmedAbdullah-qx4so
    @AxmedAbdullah-qx4so 8 месяцев назад

    Xataa waxey dideen in idacada qaeanka lava ski daaya warkii sharifka ow ka jeedi barlamanka

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 8 месяцев назад

    Hadii qolkuba u xiranyahay didee loogdhihi karaa waaladiley
    Aniga waxaay ilatahay in iyaguka danbeyso
    Waa mamulka biixiye
    Why si aay u nacsiiyaan dhalinyarada Isaaq iyo siyaasiyiintooda aanay muqdisho u imaan

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 8 месяцев назад

    Asc mudane Facebook kaamadaawanaayo ee waxaan kaadaawanayaa yuutuub

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 8 месяцев назад

    Adigu MA abaal baad tahay mise mise Horgal wacaysle waxay DHAHEEN YAA balwaan waa Hogal

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 8 месяцев назад

    Maxaa kalay somalilad sawtaxtitiri somaali kamamid ahi waxajogana. Waa shaqoradsaden