Qeybta 3aad: Yaa dilay Ikraan Tahliil, Yaa Abaabulay, Soomaali Mise Shisheeye Iyo Qaabka Uu U Dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 504

  • @yasinkhalif3359
    @yasinkhalif3359 2 года назад +80

    Wlhi wan dhamaystey fahad yaasin allaha naado daacad waaye xaqiiq bad sheegtey allah yaa xifduk

  • @nimoabdi1279
    @nimoabdi1279 2 года назад +44

    Allah ha unaxaristo gabadhaas amiin kuwi dilyna Allah haka abaal mariyo

  • @dahiryusuf979
    @dahiryusuf979 2 года назад +55

    Fahad looks confident and honest I totally believe 100%

  • @FeysalDerow
    @FeysalDerow 2 года назад +66

    What I believe 99% Fahad is telling the truth Allah knows best.
    May Allah protect Us Amin.

    • @AhmedAli-hu4vb
      @AhmedAli-hu4vb 2 года назад

      He is lying u can tell this guy is narcissist they always lie am from the UK and worked in many organisations and people like this always lie to get what they want. See the pattern all the people he talking about like PM roble mahad Salaam and etc are the people who were against farmaajo and who wanted to find out about the woman ikraan tahliil why do u think roble wanted to really find out and tell the somali people he is accusing roble why did farmaajo not investigate and put a team to find out and help the family if they were really not behind it. That tells u where the story is going

  • @xuseenmaxamedxuseen9135
    @xuseenmaxamedxuseen9135 2 года назад +7

    Gesi gesi Dhalay fahad yaasiin ✊ Allah ku dhowro

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 года назад +49

    FAHAD YAASIIN WAA GEESI GARAB WAAYEY. LAAKIIN ALLAH AYAA GARAB TAAGAN. ALLAHA XAFIDO 🤲🤲🤲

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 года назад +2

      Garab ma waayin ee waqtigeeda ayaa la sugayaa

    • @majid2968
      @majid2968 2 года назад +2

      Kan oo kale soomali wa ku yar yahay wakhtigaan an jogno
      Xaqa ayaana lagula diriray

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 года назад

      Somalideenu ma jecla fariidka iyo dacadnimada

    • @dualefarah4455
      @dualefarah4455 2 года назад

      Somalidu waa umada keliya ee Ka dulmiya ee khaayinimo, been, dil iyo dhaca Ku shaqysta amaana oo Ku tilmaama geesi.
      Fahad waa. Talyihii sirdoonka qaranka intii uu xilka hayayna waxaa la dilay oo la qariyay umada sharafle oo aan waxba gaysan. Dad badan oo masaakiin ah la xidhay oo lagu khasbay inay noqdaan alshabaaab. Fahad dambiile qaran buu u eeg yahay oo isagoo dhuuman jiray iminkana nac nacleeyp maaha

    • @yonis-kin7966
      @yonis-kin7966 10 месяцев назад

      💯

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 года назад +11

    Gabadhaas iyo intii dulmiga lagu dilay ilaahey ha u naxariisto

  • @abdullahiyassin5539
    @abdullahiyassin5539 2 года назад +36

    fahad has talked the truth and we beleive 100% his interview was accurate and basically the truth.

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 года назад +14

    ninkan maskax baa ku dhan
    wajigiisa iyo aqoontisa iyo hadalkisu waa isleyihiin hadaynu heli lahayn 10 nin oo sidan oo kale ah waynu ahaan lahayn dad horumaray

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 года назад +3

    Hore u soco legend

  • @abdilahiabdi7911
    @abdilahiabdi7911 2 года назад +13

    Legend legend dhalay warkiisu xaqiiqbuu ueegyahay rooble baahane iyo mahad qabyaali raadbaa soogalay waxay marba islaan ooyaysa lacagsoosiiyaanba oodhahaan eedee farmaajo iyo fahad

  • @CaliIsaaq-f6v
    @CaliIsaaq-f6v Месяц назад

    ❤❤❤Geesi geesi dhalay waaye fahad yaasiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumonour9815
    @fadumonour9815 11 месяцев назад +1

    Arrintaan Ikran ilaahey gacantiisa beey ku jirtaa, runta wax gaari kara ma jiraan, qaran iyo shacab Somali ah wax rabaa ma jiraaan, Oo Dan kaleh. Haddaan nolol iyo geeri Ikran lahelin arrintaan ilaahey baa xaqa qaadaya ee ka hara. Wax cadaalad ah Somalia ma taal 😢😢😢😢

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 года назад +8

    Allah SWT Ayaa Arkaayo Qofkii Gabdhaaz Meel cidlo Ku diley Gacantiisa Hku dilo mise Asga sabab Ha U noqdo blse Bini Aadamka Unbaad Iska Qariseen Allah ayaa arkaaayo Ayidana Allah U Naxariisto

  • @shuebali2514
    @shuebali2514 2 года назад +5

    I don't think this face is lying, the guy is very humble and confident to his information

  • @raaliyobintumuhudiin6823
    @raaliyobintumuhudiin6823 2 года назад +11

    Geesi geesi dhalay Nina ahalu diina aha oo dhal culumo ah alle ha ino barkeyo waa wadaninimadi oo qof ah alle ha xifdiyo Fahad yasiin xaji daahir🤲 dalka iyo dadka wey ku bahan yihin dada ayaa qawil ku difaci dono dilaayasha qawil 😁

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 2 года назад +7

    MashaAllah fahadi yassin horee usoco gesii

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 года назад

    Su aasha jawaab waa hal fal

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 2 года назад +3

    Alaah ha u naxariisto ikraan lakiin fahad eedo amiino yaa dile!!! Yaab

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 года назад +2

    Subhanalllah fahad yasiin run hadu sheegayo Allah weene haso saro xaqa dhiga gabadhaa

  • @Hakiimmmm
    @Hakiimmmm 2 года назад +5

    Geesi Geesi Dhalay 💪🏿 Fahad Yaasin 🤴🏻

  • @Seylaay
    @Seylaay 2 года назад +3

    Ninkaan laakin in lagu dheganyahay wuuba ogaayee muxuu maxkamad usoo saariwaayay qofkii gabadha dilay. Hada qareer maa ka keeney inkastoo xil haynin. Markuu xilka hayay muxuu gabadha noogu badbadin wayay. Waxan is waydiiyay dadkan dadkii ay musuuulka ka ahaayeen haday badbaadinaynin ma ciiday badbaadinayaa. Subxanallah. Allah yahdiikum.

  • @munashchannel359
    @munashchannel359 2 года назад +24

    war saan u dheer oo uxiiso badan waligay ma arag ilahoow na fakso 😂😂😭😭😭😭

  • @swq6247
    @swq6247 10 месяцев назад

    Ilaahayoow sooqabo kuweey dilay igraan taxamil ilaahayoow aduun iyo aaqaro iyo aduun kuiqaab aamiin aamiin yarabi calamiin

  • @fataha1
    @fataha1 2 года назад +7

    Dadbaa Qabiil ku difaaci doono Rooble
    Oo Cadeyn lagu hayo .Absolutely true
    Allaha ku Xafido. Fahad .🥰

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 года назад

      Xogta dhab ka anaga ma ogin!

    • @ubaxsiyad8081
      @ubaxsiyad8081 2 года назад

      Ilaaha og qof biniaadan ah aan difaacaya majirto

    • @user-fx8ri4tk4c
      @user-fx8ri4tk4c 2 года назад +1

      Oo maxuu u sheeg I waayey markii xafiiska jog ay Rooble iyo Mahad waa his to target and he couldn’t do it so he have to complain now bc he knows he is 100% guilty keep talking Fat Fahad why you didn’t say that Fahad Fat

    • @razak1350
      @razak1350 2 года назад +1

      Siilkaaga miyaa cctv camera ku xirnayd see ku ogaatay inuu rooble ka dambeeyo

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Год назад

      @@razak1350 dhageyso fahad yaasiin

  • @mohamedabdi6906
    @mohamedabdi6906 2 года назад +30

    Fahad is innocent and knowledgable

    • @maxameddeekh4623
      @maxameddeekh4623 2 года назад +4

      Gulayso mar walipa mudane fahad Yasiim👏

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 года назад

      Haa fahad waa dacad somalinimo jecel

    • @SevenPastries
      @SevenPastries 2 года назад

      If he is sacaad why was he quite all the the time haaq ayaa kahathashiinaaya miskiin he shut himself down he is psycho

    • @herofliveTV
      @herofliveTV 2 года назад

      Rooblee!!!!!!!!!!??????????? Fuck fuck immediately you must arrest in jail as soon as.
      Because of this crime
      Fahad should came safely
      Thanks dear fahad
      Weldon

    • @ibrahimhassan8079
      @ibrahimhassan8079 2 года назад

      ​@@إبراهيممحمودعلي-ن8غ x
      d
      xx

  • @fatimasheik8803
    @fatimasheik8803 2 года назад +12

    Wariyaha waxuu ku celcelinaya hal su'aal
    Fahad Yaasiin waxuu ku jawaabayaa hal jawaab
    Wariyaha waxuu raadinayay inuu is gafgafiyo hadallada Fahad
    Alxamdulillaah xaqa Lama gafi karo
    Allaah baa xukunka iska leh
    " ALEYSALLAAHU BI AXKAMIL XAAKIMIIN "
    Ikraan Tahliil Faarax waxii dilay Allaha kashifo
    Sidii Qisadii Nabi Yusuf uu Allaah ka hadashiiyay ilmaha yar ee dharabta ku jiray haddii qamiis hore ka jeexan yahay Nabigaa gardaran
    Haddii uu gadaal ka jeexan yahay naagta gardaran
    Qamiiska gadaal buu ka jeexnaa

    • @firdowzx.maxmud8292
      @firdowzx.maxmud8292 2 года назад +1

      For some reason wariyuhu wuxuu kashaqeyna inuu wiilka khal khal Galiyo, lkn runta iyo beentu iskuma ekah.
      I agree with Fahad 💯%.

  • @piritisaabnan7376
    @piritisaabnan7376 2 года назад +1

    Yes Fahad aqliga & xikmada & shisheyo nacebka ku jcladay

  • @amaaljojoo898
    @amaaljojoo898 Год назад

    Ma ogi ani ninkaan jiniyo jecel baa igujira maanta waxbaa igabaxay waraysigaan🤴🙌👏

  • @salmanmohamud2865
    @salmanmohamud2865 2 года назад +2

    Allah akbar

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 2 года назад +11

    Ninkaan waa waddani somaliyeed oo ka mid waddaniyiinta fara ku tiriska, waaba hadduu jiro qof somali ah oo waddani ah.

  • @abdiazizabdi3261
    @abdiazizabdi3261 2 года назад +10

    Really this man is telling the truth I really believe him

    • @abdiabdi4390
      @abdiabdi4390 2 года назад

      This Man eh
      Sounds like he's your Dad 🤠

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 7 месяцев назад

    2badaba waa coll

  • @Xasanjr-r8z
    @Xasanjr-r8z 8 месяцев назад +1

    Fahad❤

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 года назад +2

    Masha Allah turkiya airline..

  • @shoole293
    @shoole293 2 года назад

    Qeybta ugu xiisaha badan

  • @jamilaabdullahi2817
    @jamilaabdullahi2817 2 года назад +1

    Masha allah geesi soomaaliyeed illaahey haku xafido

  • @nuurtobariiseibrahim5492
    @nuurtobariiseibrahim5492 3 месяца назад

    Nagana cadaalad allah noo sahlo ikraaan tahliil xaqeed

  • @hamdiabdi9521
    @hamdiabdi9521 2 года назад

    Mnshaa Allaah fahad yasiin nin dagan diin iyo iimanba leh waraysi fahankiisa wata Ayuu dhiibay Allaah Ayaa kula jiro fahad yasiin dhib Alle kuma tuso Insha Allaah 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 года назад +1

    Allah xaqa ha muujiyo. Ninkaan qof run sheegaya ayuu u egyahay. Dhiiguna ma qarsoomo runtu way dhammaystirmaysaa InshaaAllah.

  • @fadumaiimanadan227
    @fadumaiimanadan227 2 года назад +2

    Fahad yàsin geesi way wallhi

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 года назад

    Fahad yasiin allha kuxifdiyo wll qali

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 года назад +1

    Fahad yasiin kalsooni badan baa ka muuqata indhihiisa sida loo Jawaabo si fcn buu Uyaqanaa Ma.a 👌

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 2 года назад

      ما شاء الله
      اللهم احفظ يا رب العالمين

  • @hodancumar2857
    @hodancumar2857 2 года назад +3

    Wlhi waan qirooday wexey ila noqotay maanta ineey geriyootay walasheen ikraan

  • @samiraomar8138
    @samiraomar8138 2 года назад +1

    Xaqa allah swt ha soo baxsho sheekadan qalad aya ku jira

  • @shiiqalowboi363
    @shiiqalowboi363 2 года назад

    10 fahat yaasin ookle hadeY mdxdeena kujiri lahayen Hormar baan mnta gaari Leheen

  • @abdisalaanyare389
    @abdisalaanyare389 2 года назад +4

    Jawaabta uu fahad bixiyey oo laxiriirta arinta ikraan
    Waa jawaab u eg in uu isdifaacaayo

  • @mohabdul1
    @mohabdul1 2 года назад +6

    Libaax aan caadi ahayn.

  • @essataabit6385
    @essataabit6385 2 года назад +2

    Fahad Yasin waa nin wadani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa hor umarkooda Ka talinayaa

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 2 года назад +1

    alaha u naxaristo

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 года назад +1

    Waa xaajatin fii nafs yacwuub arintaasi

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 года назад +5

    Dalka waxaa ka maqan maxkamadii iyo system kii qaban lahaa la xisaabtami lahaa xukumi lahaa xiri lahaa dambiilayaasha waawayn.

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 2 года назад +2

    Waaaw rooble kiska lug ayuu kuleyah halaso xiro

  • @jakeyphillip3031
    @jakeyphillip3031 2 года назад +6

    Rooble ayaa ka danbeeyay in Mahad Salaad loo dhiibo NISA. sababtu waa maxay?
    (1)- In la gubo file ka Ikraan ama la badalo
    (2)- In la burburiyo NISA oo gaartay inay tababar siiso wadamada dariska ah
    (3)- In lasoo celiyo dawladihii shisheeye iyo ajanabigii xafiisyadu uga furnaayeen NISA ee ku shaqaysan jiray.
    Waxaad ogaataan in Fahad waraysigiisa ay ku jirtay " Rooble wuxuu ka qiray meel 9 markhaati joogto in Fahad iyo NISA aanay shaqo ku lahayn dilka Ikran" .... case closed.
    Waxaan u sheegayaa bulshada Soomaliyeed in aanay dal iyo dawlad yeelan karayn inta qabyaaladdu ka horrayso waxwalba.
    Fahad oo dhisay NISA ayaa laga qaaday, waxaa loo dhiibay nin aan wax baran, cadawgana la shaqeeya.

  • @abuukarsure5859
    @abuukarsure5859 2 года назад

    Xaqiiqda rabi ayaa og

  • @maxamedmacalinxasan6461
    @maxamedmacalinxasan6461 2 года назад

    Waa runtiis fahad yaasiin

  • @meryemabdulrahman4118
    @meryemabdulrahman4118 2 года назад +8

    horta somalia wariye proffesional ah maxau diidey oo aa emotional ahayn yaab😳

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 года назад +1

      Haa waa runtaa emotional ayuu yahay si uu cadeynayo inuu rumaysanyahay fahad inuu danbiile yahay ama inuu wariyuhu qabiil hayo

  • @habibomohammed5504
    @habibomohammed5504 2 года назад +5

    Rabi ayaa wax og fahad yasin walalkey quf wax dili uma ogid

  • @jananjeyte6690
    @jananjeyte6690 2 года назад +1

    The only hero 💙 fahad

  • @zamihassan4434
    @zamihassan4434 2 года назад +7

    Waxan sugnaaba wxa weeyi geerida fahad yaasiin hadii aan labadbadin wiilkan geesiga ah waayo wuxuu hayaa siro badan markaa intaan la dilin waa in la ilaaliyaa 😥

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад

      Zami ajasha cidna ma dhafayso

    • @zamihassan4434
      @zamihassan4434 2 года назад

      @@hodanc6255 waa runtaa lkn waxkastiba waa sabab

    • @mohamettAfsame
      @mohamettAfsame 2 года назад

      Ha wasaxantahy cilmi ay somalida bdan ulahayn hayadaha sirdoonka aya kuduugan

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 Год назад

      Wlhi aniga fikir ahaan waxa ila fican inuu wuxu hayo sheego waayo koley laga daba hadhi maayo😢

  • @mohamedbare8992
    @mohamedbare8992 2 года назад +17

    Allah Akbar fahaad yasiin may Allah protect you all evils of the dunya

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 года назад +11

    اللهم أخرجه عبد المالك إبن الشيخ موسى عولدون من السجن والبسه لباس الصحة والعافية
    اللهم أخرجه من السجن كما أخرجت يوسف عليه السلام، اللهم فرج همه وسخر له الناس، اللهم عجل بالفرج يا حي يا قيوم
    انك يا رب انت القادر على ذلك يامن أمره بين الكاف والنون اللهم انزل براءته
    اكتب له الفرج العاجل وأسعد فلذات كبده بخروجه معافى اللهم نفس كربته ولم شمله بأهله
    يا من أنزلت براءة مريم اللهم فك اسره ورده لذويه معافى اللهم استجب اللهم آمين
    اللهم يا من أخرجت يوسف من السجن ومكنتة فى الأرض اللهم أخرجه من السجن ومكن له في الأرض
    اللهم ان الظالم مهما كان سلطانه لا يمتنع منك فسبحانك أنت مدركه أينما سلك، وقادر عليه أينما لجأ، فمعاذ المظلوم بك، وتوكّل المقهور عليك، اللهم إننا نستغيث بك بعدما خذلنا كل مغيث من البشر، ونسنتصرخك إذا قعد عنا كل نصير من عبادك، ونطرق بابك بعد ما أغلقت الأبواب المرجوة ، اللهم انك تعلم ما حلّ بنا قبل أن نشكوه إليك، فلك الحمد سميعاً بصيراً لطيفاً قديراً .
    حسبي الله ونعم الوكيل في من اذانا
    اللهم بحق جاهك وجلالك وعزتك وعظمتك التى يهتز لها الكون انصر أخونا عبد المالك إبن الشيخ موسى عولدون على من ظلمه اللهم لا ترضى الظلم لعبادتك
    وصلى الله وسلم وبارك على عبده ورسوله نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
    آمين يارب العالمين

  • @dayibahmed8466
    @dayibahmed8466 2 года назад +6

    Geesinimo
    Masuulnimo
    Daacadnimo
    Garab iyo gaashaan waayey
    Daaacadi mahongowdo
    Allah ayaa kulajira
    Qof allah la jiro
    Cidkale umabaahna

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 2 года назад

      Sax tuug baa boor isku qarineysa laakiin ilaahey dhiiga wuu kashifi doonaa

  • @axmedkhaliif30
    @axmedkhaliif30 Год назад

    رجولة

  • @abdullahibashir4111
    @abdullahibashir4111 2 года назад +7

    Fahd aqonyahy waye
    quality leh
    wax kasta oo shegayana waa wax qof kasta oo aqli leh uu fahmi karo
    lets seee😊

  • @abdirahmanonle2201
    @abdirahmanonle2201 Год назад

    Fahat yasin legend

  • @qoranemursal2109
    @qoranemursal2109 2 года назад +6

    Waa tuuug muxuu la baxsaday marki gabadha la dilayey sabab u safar u aday

    • @ilyaasshiine9788
      @ilyaasshiine9788 2 года назад

      ᴡᴀᴅ ᴋᴀ ᴅʜɪɢɪ ᴋᴀʀᴛᴀ ᴀᴅɪɢᴀ ᴛᴜᴜɢ ʟᴀᴋɪɴ ᴀɴᴀɢᴀ ᴡɴ ᴀᴀᴍɪɴᴀʏ

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Год назад +1

      Haduu baxsad ahaa maxaa so celiyay?

  • @swq6247
    @swq6247 10 месяцев назад

    Subxaanalaah malikul qarandumis

  • @sharmaakemohamed9513
    @sharmaakemohamed9513 2 года назад

    Nin adag fahad

  • @abdrahmanadam6268
    @abdrahmanadam6268 2 месяца назад

    Bisinka dhigeda rabi ha so bir biriye

  • @hodanhodan004
    @hodanhodan004 Год назад +2

    Fahad qof loo xiisi doono walee

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 года назад

    He is cool bloodey mardurer

  • @ahmedmohamud4294
    @ahmedmohamud4294 Год назад

    Dawladaha kale waa Kenya iyo Emaaratka

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 года назад +7

    Qolyahan HAG waa mafiya waxay u shqeeyaan sidii ay u shaqayn jireen mafiyada talyaaniga 1970 iyagoo isticmaali jiray habka ay hada isticmaalaan damjadiid iyo HAG

    • @xamdisalaad6561
      @xamdisalaad6561 2 года назад

      Runbadanaa mowkahadlo rooble aqli alle wowkusiiyay m.

  • @maamomuumino4016
    @maamomuumino4016 2 года назад +1

    Waa.yaab.waa.loo.hanjabay.ee.soow.u.sheegaa

  • @umuaisha725
    @umuaisha725 2 года назад +2

    Milatry ga ajinabiga degan jabuti bad iyo beri waa ka badan jihiin shacabka jabuuti

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 10 месяцев назад +1

    I believe him 💯 subhanallah may Allah give highest junatul furdose Amen 🙏

  • @Seylaay
    @Seylaay 2 года назад +2

    Subxanallah walaahi waraysi Kan iiga xiisabadan imasoomarin 5 minutes ila noqotay saan u sugaayay ninkaan insuaal lawaydiiyo. Lakin waxaa sii jeclaan lahaa in marqaatiyaashii ay joogaan iyo cadeemihii keenilaha ayadoo Roomle fadhiyo oo kii xukun dil usoo baxanana hada horteena lagu xukumo. Illaahow cadalad keen. Intay wax qarqarinayaan waxna ma hagaagaayo.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 года назад +5

    Ilaahay waxba kama qarsoona oo wuu ogyahay xaqiuqda isaga ayaana daalimiinta ciqaabteeda Marin inshallah cid kasta ooy ahaataba

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 10 месяцев назад

    Libaax

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 года назад

    fahad yaasin wa qof wnzgn

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 6 месяцев назад

    Kuma zoo noqonaysid somaliya

    • @LST25
      @LST25 3 месяца назад +1

      Yaa u diidaaya 😂

  • @hamzehabane8293
    @hamzehabane8293 2 года назад +3

    Somaali wxa lagu yaqaana inteeda aqliga leh ineey jiidjiidato ilaa dhulka uu yimaado aduunkuna kuwooga bilaa aqliga ah ayey dhisan ilaa uu geesi ka noqonayow😞😣

  • @nuhmohamed5730
    @nuhmohamed5730 2 года назад

    Fahad yasin Nolow walal

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 года назад +3

    Muxuu u cararay Fahad .

  • @fardowsaabdullahi8946
    @fardowsaabdullahi8946 2 года назад

    Adiga dhahey aniga madhahin walahi wa gesi gesi dhaley

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 года назад +3

    Fahad beeen badanaa
    Subaxaan laaha
    Walee aajiro war aajiro

  • @fadumonour9815
    @fadumonour9815 11 месяцев назад

    😢😢😢

  • @apubakaromer6635
    @apubakaromer6635 2 года назад +2

    Wooow 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍wlHi siYaaasi hadaL cad

  • @biglia9002
    @biglia9002 Год назад

    CULEESKA WAXA FIICNAA INAA DOORASHOYINKA SAARTAAN

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 10 месяцев назад

    May Allah protect him Amen 🙏

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 года назад +3

    Wlhi waa waxa aan aaminsanaa

  • @mohamedharred9992
    @mohamedharred9992 2 года назад +3

    geesi garab waayey
    allaha nabad yeelo cadowgiisana allaha jabiyo

    • @jjaamin6870
      @jjaamin6870 2 года назад

      Walahi I don’t know wwhat to believe.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 года назад +2

    Kkkkkkkkk wlh wàa xarif Fahad baxar Yuu ku galin wariyaha sheg kulaha dowladaha se u shegi

  • @cabdirashka3710
    @cabdirashka3710 2 года назад

    Walaalahi bilaahi talaahi ninkii dilay waa fahad yasiin ilaahey xaqa haka soo saaro amiin amiin amiin yaarabi

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 2 года назад +1

    what a confident person it is😍😍
    fahad yaasin is legend

  • @kfh8717
    @kfh8717 2 года назад +1

    Waa qab samay mana shegin ilaah kabaq

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 года назад +1

    Mahad salaad see dareeme
    Inta sir oo ay hayaan
    Baa waxaan oo
    dhan ka
    badan

  • @wiilwaal7554
    @wiilwaal7554 2 года назад +2

    Please almaas elman oo xamar lagu dilay weydii

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 года назад

    Ilaahayoow Fahad Yaasiin Cimrigiisa dheere Ilaahayoow Caafimaadka u Daa mamo kursigii haad xaqa u lahay ayay kuudeedee waxaa Buuxda Gacanta Ilaahay waxba waayi maysid xaqaa guulalsan