"Markii hore Ogaadeen ayaan ahaa lkin hada isaaq baan ahay." Qisada Cabdirisaaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Qamar Suugaani
    Suldaan Seeraar
    Mursal Muuse
    Khadar Keeyaw
    Cabdikariim Cali Shaah
    Yamyam Production
    Fahad Karie
    #Fahad_Karie

Комментарии • 33

  • @nuradinhared4669
    @nuradinhared4669 29 дней назад +2

    Wax badan ayaa ka maqan waraysigaadu sidoo kale waad ka dhex galaysaa hadalada.
    Keep going

  • @abdullahimkhalifladane1379
    @abdullahimkhalifladane1379 Месяц назад +4

    Sualaha Loo bahnaa madan waydiin Ninka odayga ah wll Ee Tababr badan samee keep going

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 Месяц назад

    Ciidagale wiilka xaaskiisa iyo caruurtiisa ha u raadiyaan, dhibkana hala qaybsadaan cml na ha u sameeyaan insha allah.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 28 дней назад

    Cadi ilay Allah haka abaal mariyo

  • @abdishakourelmi
    @abdishakourelmi 25 дней назад +1

    Qaabka ninkan aad waraysiga uga qaadeen iskuma xidhna sheekadiisu ninkan qiasadiisu waxay ka saabsanayd nin aabo aan dhalin soo korsaday kadib u sheegay in aanu abihiisa saxda ahayn sheekadu bar bilow fiican oo si wafiya loo fahmayo ayay ahayd, jigjiga markii uu yimid majwad kale oo xabsi iyo ciqaab ah ayuu dhex galay waliba ninka barnaamijka daadihinaya uu danayno inuu xoog uga waramo arintaa, waxaanu ilaabayba qisada uu ninkan u waraysanaynay. Markii uu qisadii xabsiga iyo ciqaabta dhameeyay muu waydiin inuu halkii sheekadii ka qabyada ahayd kasii bilaabo inuu odaygii u tagay wixii ku yidhi sababta uu usoo korsaday mudadaa dheer ee uu dadkiisa ugu sheegi waayay. Products kasta waxaa ku boorinya in qofka ay warsanayaan ku ilaaliyaan muhiimada qisadiisa una waraystaan sida dadka ay usoo gudbinayaan u rabaan sheekada.

  • @Ena_Ali
    @Ena_Ali Месяц назад

    Zxp Ninku Hadalka Ha Dhamaystee Ka Sug

  • @CabdiraxmanNuur-dz9zv
    @CabdiraxmanNuur-dz9zv Месяц назад +1

    Walaahi waa aabe wanagsan wuu ka fekerayaa

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 28 дней назад

    Aboowe Allah swt hakuu caafiyo ⁉️💔💔💔😭😭😭😡

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 28 дней назад

    Xasbunallah Xasbunallah acuudu billâhi 🤠🇪🇹⁉️⁉️☢️⚠️❌❌❌😡😡😡☢️💩💩💩🫢🇪🇹🛑🛑🛑

  • @hamsesomali3995
    @hamsesomali3995 Месяц назад

    Fahadow caruurta hanagu soo ciyaarsiin plz hh

  • @marlaarag7613
    @marlaarag7613 Месяц назад +1

    Wll qofka hadalka waa laga sugaa ninka dhagayso haka dhex galin

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 Месяц назад +1

    😎 Suala badan oo muhim ah ma weydinin ninka. Maxa uweydin weyse askarta xabisiga dadka sidas ugalayey ma wexey ahaayeen somali misey xabashida?

  • @cabdibaasidmaxamedxassan9494
    @cabdibaasidmaxamedxassan9494 Месяц назад +2

    Poor interviewer not in negative
    Dadaal wllo

  • @mohamedAli-xo4xu
    @mohamedAli-xo4xu 2 месяца назад

    Maxamed Khadar waan Aqaana

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 28 дней назад

    War uma ekid?!

  • @Mr__dollar
    @Mr__dollar Месяц назад

    Waxba kama fahmin ninkan xog badan aYaa ku duugan
    Ee su,aalo badan ayuu ka dhex galay wiilku markaa Mohamed ilig hasoo waraysto

  • @saeedahmedchannel8465
    @saeedahmedchannel8465 Месяц назад +4

    Waraysiga uma tababarnid wllo, sheekadii waa hor cararaysaa, ninka maalintii jigjiga uu yimid asagoo u socda inuu xog ka helo odaygii soo korsaday goortuu u tagay iyo xogtuu siiyay maadan waydiin, tuugii ganacsadaha wax waydiistay waad ka dhex gashay, waraysiga macna badan oo uu lahaa waa dhumay, waa aragtidayda laga yaabee inaa khaldanahay zxb

    • @omarabdilahiilka-yare
      @omarabdilahiilka-yare Месяц назад +1

      Hagaag aragtida ayaan kula qaba bro

    • @cadnaanessa3245
      @cadnaanessa3245 Месяц назад

      In kastoo saxaafaddu baryahan ay ever tahay, haddana kani waa kuwa ugu liita, insha allah waa nin yar haduu dedaalo oo aqoon saxaafadeed raadsado

    • @zanjabofficial1966
      @zanjabofficial1966 Месяц назад

      Wareysigan mar dnabe hala qaado professional wariye ah haloo dhiibo

  • @AMIINJDHEERE
    @AMIINJDHEERE Месяц назад

    Waxani saxafi ma aha

  • @HamdaosmanAhmed
    @HamdaosmanAhmed Месяц назад

    Zhp aan kugu darsado aragti arin jcly iyo arin masiiriha isku si dareen kaga iyo codkagu wa inuu la shaqeeya xalada aad waraysanayso sidii inan yaro jcyl ka sheekaynaysa raga Loma waraysto ujedadidan wadkala baxday

  • @cadnaanessa3245
    @cadnaanessa3245 Месяц назад

    Yarka baahi ayuunbaa u gaysay ee saxaafad waxba kama yaqaan, xataa hadalkaa ku is istaagaya

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад

    Subxaanallaah ‼️⁉️

  • @ShamsaAhmed-g5h
    @ShamsaAhmed-g5h Месяц назад

    😭😭

  • @marlaarag7613
    @marlaarag7613 Месяц назад

    😢

  • @iidiid9529
    @iidiid9529 Месяц назад

    Siduu ulumay sheekooyinkii odaga iyo asaga dhexmaray maad weydiin wareysiga dhaxda iyo meelihi ugu fiicnaa maad weydiin muu kahadal adiga uunbuu mindhaa kuu sheegay wareysiga kahor bilaa video!!!

  • @AhmedAbdi-mg6mz
    @AhmedAbdi-mg6mz Месяц назад

    War ninkan waxa uusheegayo marunbaa bal cabdi gaadhsiiya

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 28 дней назад

    Balka war wallal waxaas ayey iiidoor u heelan yihiin si ay jailka ugu guraan ❌🤨🤠🤠😳🤔⚠️🇪🇹⁉️☢️💔🇸🇴. Future Somali 🇸🇴 usheeg in Ethiopia 🇪🇹 ay animal tahay omg 😳

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Месяц назад

    War hedhe ninka abihis buu radinayaa ee weydi maxa jeel ogaden ka weydin laga soo gudub jelkina wa la dumiyey .

    • @hamsesomali3995
      @hamsesomali3995 Месяц назад

      Maleyka 😂😂😂 sheeko jecelida u kaadi

  • @maajidcabdale2798
    @maajidcabdale2798 Месяц назад

    Ninka wariyaha ihi wa unprofessional poor interview