Daawo;-Hadal Ka Nixiyey RW Itoobiya Oo Saaka Looga Dhawaaqay Magalaada Hargeysa Iyo Xogta Ka Dambeys

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 12

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 месяца назад

    Diyarad magac waa lagu qori karaa dhulka hadii lAgu maamulo hawada eey maamulaan hargeysa wax wadaag wada jirka

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 месяца назад

    Somaliland wey duushay somaliland wey socotay

  • @SacadCrazaaq
    @SacadCrazaaq 2 месяца назад +2

    Ma iidoor baa axmaar lahadli kara inay kabaha uqaadaan mooyee???
    Somaliya waxay awooddaa inay hargaysa udiiddo in diyaaradiba degto ?????

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 месяца назад

    Kkkkkkk Riyo maalmed war heedhe Hargeysa ma i maan karta ayadoo Xamar laga ogolen kkk

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 2 месяца назад

    Xagee ku qortay warkaas

  • @SacadCrazaaq
    @SacadCrazaaq 2 месяца назад +2

    Cadho iyo cuqdad udhinta iidoor afqudhmuune been badanaa???

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 2 месяца назад +1

    Nin baa wuxuu yira ( ma anaa waalan Mise cadan baa laga heesayaa)
    Soomaliland ma aha dawlad
    Wexeey istecmaashaa kuudka 252 oo ah kan Soomaaliya
    Dunidana hal Soomaaliya beey ictaraafsan tahay
    Waryaada dadkiini maskaxdoodi ha ku ciyaarinina idinkuna waqtiga ha is kudhuminina
    36 Somaliland miyeey idin ku filneeyn riyada aan soconeeyn?

  • @faisawade195
    @faisawade195 2 месяца назад

    Doqon anqoon shuruucda aduunka ma xaywaan buu wax u sheegayo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @alimussaali3959
    @alimussaali3959 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wax sax ah ka hadal qubxigaan ummadda haku jeha wareerin wax somaliland la yiraahdo aduunka lagama yaqaano

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 месяца назад

    Kkk dowlada Somaliland what a joke .
    Ethopia air dhaqaalo badan ayeey Ka heshaa Somalia .
    Hargeisa lama tartami karto .
    Riwaayad aan dhamaad lahayn
    34 sano ..

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад

    Qabiil xun oo laangaab ah baad tihiin iidooroow 33 sano weli been baa la idinku maaweelinaya dawlad baynu nahay waxaanu idiinku dhaaranaynaa inaad maamul goboleed soomaliyaad tihiin hadii reer dawlad noqon koro oo soomali ka go,i karo harti baa noqon lahaa oo dhul iyo dadba intuu haysto la og yahay idinkuna waqooyi galbeed iyo togdheer oo la idinla dego baad been isku maaweelinaysaan viva ssc khaatumo !