OnE love team isma dhaantO idin taageeraa kal iyo laab Filimka waxaa naga gadan qof walba booska uu jilayO wuu ku haboon yahay ayaa la odhan karaa OnE LoVe team Isma DhaantØ🙏❣👍👊 Ramadan kariim رمضان مبارك all muslims were you're soonka iyo Acmaazha wngsan ilaahay ha inoo aqbalO
Ismadhaanto fadlan filmka warka badn ka daaya meelo kala duwan ne ku soo duuba editka music iyo wazyaba kale oo cod ah saara qofka hadala qaar hala ga fiiriyo daqiiqadaha ku xisaabtama laba qof yee xalqada kowaad dham ku dhamaan waa mahdsantihiin waa idin tàageeraa 🙏🙏🙏🙏❤
Asxaabta Musalsalkan Waa 30 Xalqadood Wuxuuna Socon Doonaa Ramadaanta Oodhan Isha Allah Habeenkasta Ayuu Soo Gali Doonaa
Waa niga sokeenaa team ISMA dhaanto shaqo wacan
👍 👍 👍 👍 👍 👍 👍
Insha allah hormar wcn ismadhanto family nolosha idinma ciisho
OK, lkn Jiliinka naga soo hagaajiya,
Samiira film ka ka bixiya micno malahan taas
Wwwwww musalsal shidan ahaaa meel big bro kujiro wey shidantahy hhhhhhh kulahaaa big bro wax barasho kujiray 6year kulahaa jclkena xafadaha laga ogyahy hhhhhh fooxiso hyey tagabtahy haaa cml 1😃😃😃😃😃😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄😄😄😄😄😄❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Inta DIRECTOR ismadhaanto KAAFI ABDI tagersan like dhac ku siiya 🖐👈 kow ana ka ah 🖐👈
Ramadan Kareem, musalsalkaan waan la socon donaa insha allah.
SWEAZY _ 99 ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
Isoo booqo wll🙏💞💞
Zalman boqor inta tageerto like dhac kusiiya fns👈💯👑
Abdullahi Ahmed ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
Isoo booqo wll🙏💞💞
Mashallah team isma dhanto hor mar wcn keep going
RAMADAN MUBARAK
1:34 aar Ileen casri waa quruxley....bakorad nimadaas lee mooye...it was na first time to ee her face clearly 💕💞💞 team bakoorad iska Saar ku dhaha😂
ismadhaanto waxa ku jeclahay❤ talantiga dhinaca ruwadaha 👌👌
2018 ila hada tagero u ahay ✅✅
keep going ismadhaanto ❤❤❤
Shindhiriliqa ❤️❤️❤️❤️ Sida ay Wax u jisho aan ka helaa ❤️❤️❤️ Ramadaan Mubaarak
Casri cadey my queen Sisiter taageero oo waliba ku jecel aan ku ahay ❤️ ,ismadhanto dad aan tageero
Fadlan markuu eedaanku socdo shade joojiya waa iga talo
Waan soo dhawaynayna musasalka cusub io ramadaanka
MashA Allah team isma dhanto keep going 🇸🇴🇸🇴
😇😇😇
OnE love team isma dhaantO idin taageeraa kal iyo laab
Filimka waxaa naga gadan qof walba booska uu jilayO wuu ku haboon yahay ayaa la odhan karaa OnE LoVe team Isma DhaantØ🙏❣👍👊
Ramadan kariim رمضان مبارك all muslims were you're soonka iyo Acmaazha wngsan ilaahay ha inoo aqbalO
Janalkan janal ka fican ma ba arkin hor mar wacan ismadhanto 💙💙❤❤
Allah dartiis baan kuu jeclahay ee adna ii Jeclaw sido kale allah dartiis na #SUBSCRIBE igu saar #mahadsanidin
Waanku saaray bro
Kuu saaray wll
Ramadan Kareem
Best RUclips ismandhabto 🙏
Good video cameraman farta kaxiran keep going 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Casri codkeedu waa igu socdaa inta ila midka ah love dhac kusiiiya❤️
Xaaldan kamida filimkan anaa ku jira
I'm fan of big bro my former classmate
Ismadhanto Allah idhin deysto wlxy wax kale o odhan Karo malhan❤️ Zaid idhin jeclahay legend big bro iyo casri iyo Daman bo hori usocda،😎❤️
Keeep going Reer isma dhanto❤❤❤❤💋💋💖
isma dhaanto thanks you alla team isma dhanto
RAMADAN KAREEN I LOVE YOU ASXPAT ISMA DHAANTO
Aabaha iyo hooyada jilaya aad bey ogu so bexeen acting ka. #Keep going Isma Dhaanto
Masha alaaah musalsalkan wan sodhaweynayaaa ismadhaanto farxad ayan idin rajenayaa insha alaaah
Big bro wlhi legend nin aan aad utaagero Ramadan kariim asaxabey
Ismadhaanto oo dhan waa idin salaamay ramadaan kariim qofba qof ayuu taageero u yahay aniga big bro ayaan taageeraaa keep going asxaapeeey
Shan dhari liqa wa laga tageera yurub ismadhanto all respect keep goings 👍👏😘
Musalsalkan la qabsi u bahan yahay runtii 😂😂😂😂😂😂
salmaan poqor surwaal waa ka dilacsanyhy inta ila aragtay like
war ma dilaacsano anaa mooday waa fiilo afka hore ka guduudan kkkkkkk mashquul .come hhhhhhhhhhhhhh
Runtaa wye
dadka ceebahooda lama raacraaco mshquulka iskadaaya hadu jexnyahyna wx idinkama galine
Nin ku jecel wax dhama la waa nin cabtooy nin ku jecel aya ka fican😆
Hhh cabtooy inu kugu labeeyo lagama yaabo marqaankisa aa udaan eeh
yasmin Ali wareegtooy sida ani
@@daadamohamed5507 ala maseer bdnaa adi naag labd kugu drn 😂😂💔
Nice weye filimkan nosoo badiya
Maasha allaah koxdeyda ismadhaanto waan idin slmy waan idin taageraa waana idin jeclhy hore u socda
Team ismadhaanto Maaweeliyo Madadaaliyaasha Bulshada Soomaaliyeed Runtii Waxad wakhti ku bixisaan Sidad uraali Galin Lahaydeen Bulshadiina Allh Ha idin sharfo Karaamad Mudan tihiin Runtii🙏
Asc RABADAAN KARIIM
isma dhaanto
Masha Allah
Musalsal khatara weeyan
Masha Allah
Mohamed Jiibril ruclips.net/video/TJl1NO3889c/видео.html
Isoo booqo wll🙏💞💞
Asc wall Ramadan Karim
Ismadhaanto fadlan filmka warka badn ka daaya meelo kala duwan ne ku soo duuba editka music iyo wazyaba kale oo cod ah saara qofka hadala qaar hala ga fiiriyo daqiiqadaha ku xisaabtama laba qof yee xalqada kowaad dham ku dhamaan waa mahdsantihiin waa idin tàageeraa 🙏🙏🙏🙏❤
Mxa ka qaldan in ramadan lku jiro wa ogthy wali music maku dhagan thy
SS KING hhhh amuu gurubka ma somayaasha kujiraaba
Hodan africa waan ku wataa waleee😂😂😂😂😂😂
Mashaallah kaafi Abdi actorka ismadanto ..... Wan idin tageraa damantin
Waxaan si gaar u salamayaa wallken big broh on aad u tagaato qosolkisana an iska jclhy hhhhh big broh horay u soco iyo dhaman ismadhaanto
Ismadhanto aad baan idin jeclahay walaahi ❤❤❤❤❤🙏🙏
Waaan tagersanahy ismadhaanto dhanaantin ramdaaan kariim asxaapta 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤
Rammadan Mubarak ♥️ ismadhanto musalsalka wan laso conaa
#SUBSCRIBE iizar WLL ALLE HAKA BADBADIYO CARONA VIRUS TEAM ISMA DHAANTO 1K IGAARSIIYA DADKII LAYGA BEEROOW😢😢
warya maa waxad tirahday team isma dhanto kaliyah ilahay haaka badbadiyo corona mise inti muslimin ah😕
Ramadaan Mubarak xalqo ima dhaafi doono insha allah keep going team isma dhaanto
Fooxiso big bro iyo kaafi jilayaasha ugu khatersan
Number 1 caawa
Masha allaah team smadhaanto keep going
my Team isma dhaanto
Wax rajeynaa inaa idin la socdo haduu alaah ee samaxo Asxabta Isma dhanto all RAMADAAN KARIIM
Masha Allah ismadhanto hory usocda
Ninkan sigaarkiisii maragtay kualahaa salmaan boqor wax kale 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha alha keep going asxbta shuukran 😍🙏
Waa muhiim muzalzal xiiso leh waaye waan lasocon doona
ok samir iyo sad jaceyl maadan dhamaystirin xaguu kayimi kan
Ramadan Kariim Fans ismadhanto
Ilaa goormu socona Musalsalka❤❤❤
Inta Musalsalka jecel like👇
Ila iyo Ramadanka wllo
Ilaa iyo 30 xalqadood ayuu socona bro
Isma dhaanto noloshu idinma xumeeso dhammantiin
Musal salkaan ayaa icajab geliyay halkaa ka sii wada mahadsaniid
Asxpta subscribe haliigu caawigu
Waa ramadan ilaahey dartiis walalayaal
Reer ismadhaanto keep going
salaman mar ki si hor mushaax
Isma dhantoo keep going
Maasha allah ismadhaanto keep going
Arin jirta ayaad ka turjumeysaan runtii
M.a all the best
Ramadan kariim ❤️
Gabadha salman boqor lakeneyso filinka blz tinta asturo wllo si uu filinka sifican u fiirsano
hhh waa nin wanagsan haduusan wax taatabanayn
Waxaan idinku hampalyeynaa filim ka maadaama aad dhahdeen habayn kasta waan soo galinaynaa
Ismadhaanto really #musasalkaan waa igu socdaaaa. Waxaaa tihiin lajirkeeena
Masha allah Ramadan Mubarak ismadhanto family hormar wcn nolosha idinma ciisho wan idinka sugeenaa insha allah
Hormar wacan
Asc Asxabta Isma dhanto Waxan idin leyahay RAMADAAN KARIIM mesha waxaa ka xusaa qus igu qali ah SAMIIRO CADEY keep goin sister
M,a mar wlbo wx qabad fcn aya ley dihiin👌✌
Musalsal cusub wan ku faraxsanahay
Ismadhanto shiiq cusub baa kusow biiray😎😎😎😎😎😎😎🙏🏾👍👍👍👍
Masha Allah team isma dhaanto ❤️
Qofka ugu horeye noqde oo fiirsada ruwayada cusub
Isma dhaanto hori uu socoda
Ismadhaanto ramadaanka dartiis casri lanbarkeeda isoo sheega✌
Salaan sare ismadhaanto salmaan sami big bro kaafi iyo fooxiso atariishada sanadka
Naciimo happy soo galiya
ramadn mubarak musaslkn inta ila bilbaty dhamyna donga insha alh .. ..
Isma dhaanto team ramadaan Mubarak ❤
masha alh ismadhanto adba idinku xisay
Maaaansha allaaah team ismadhanto xayakumullah
Inta ismadhaanto tagerto love dhac ku sii
wilkan gabada abow kuheysaa wilkan ama shaley ayn gari islaracnii
Salman boqor qadka horey ayu u aqanay 😂😂😂😂😂
M.a isma dhanto channel huray usocda
M.a hore haloo socdo
Wallahi ismadhanto filimkoda waan jeclahay runti
Asc Anigaa Ugu Horeyo
Asc asxabta isma dhanto RAMADAAN KARIIM waxaa meshan qaas ugu salamaa my walasheyda aan jeclahay. SAMIIRO CADEY keep goin sister
Waad nagala raagteene
Ramadan kariim
@7:00 salman boqor don't say " nac nacda waalidkey ayaan oga so tagay" you are sending a message to a Somali Community
Walidkaga miyaad baa kasotagtay hadanaa waad kufaneysaay kaso tagitankoda
😂😂salman boqor ayaa dhahay sidaa ee qofkaan madhihin
🙏🙏🙏🙏🙏isma dhaanto aad baan idin taageera horay usocod wacan insha'alh
Dad aaan taageero baad tihiin keep going brothers
Keep going
ismadhanto Ool wat salamn tihiin Ramadan kariim wan la soco donaa musal salka lkn Hawen waiba miya laso Deynaa jiwab wcn
Waa riwaayad wanaagsan halkaas kasiiwada kafi abdi waa hal abuur miidhan
M.a film.shidn sodeysn idin jeclhy isma dhnto
Ramadaan karim jecelka waa qali lakin qabilka waa jiid qoodxo badan😂😂😂