Kaftanka Culimada ~ Jeneral Jiir ~ Heeso Hindi~ Turub ciyaar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Kaftanka Culimada ~ Jeneral Jiir ~ Heeso Hindi~ Turub ciyaar

Комментарии • 75

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 3 года назад +12

    Alla Alla tan oo kalaan raadinaaye Sheekh weynida quraanka ku xafiday maaanshaallah❤

    • @sh.gooro2020
      @sh.gooro2020 3 года назад +1

      Walaal xifdiga Quranka waqti walba waa lagu xafidi karaa.
      Tusaale haddaan ku siiyo Qaariga Madina ugu weyn إبراهيم الأخضر
      Isaga oo weyn ayuu xifdiyay quranka haddana waa looga dambeeyaa hadda.
      Waafajinta Allah baa iska leh lakiin ikhlaas, dadaal joogto ah iyo go’aan dhab ah oo aad qaadayo ayaad ku gaari kartaa inshaa Allah!.

    • @deeqaali6509
      @deeqaali6509 3 года назад

      @@sh.gooro2020 yes wll wan ogahay,ee culumadena ayaan kala jeeday midwalba marku shekeynaaye Ano yara kutoosay buu laha marka tusalagaan ookalana walo baahanyaha kalajeda thanks

  • @katraali5309
    @katraali5309 2 года назад +3

    Sheq abdirisaq jiir allh hku barakeeyo aduun iyo aakhira 😘❤❤❤

  • @rahmaaliabukar7059
    @rahmaaliabukar7059 3 года назад +5

    Sheeq cabdirisaaq jiir alaha ku xafido masha alaah waa ku qiiroday qisadaada

  • @axmedmaxmed8667
    @axmedmaxmed8667 3 года назад +4

    Maanshalah aamiin aamiin Allah sw ha u naxariisto isaga iyo wixii umada nabigeena scw ah ee mootanba

  • @hajjiyasin4255
    @hajjiyasin4255 2 года назад

    Shk huyu nampenda sana kwa ajili ya Allah,

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 3 года назад +4

    Sheekhan waa nin soo jabay
    Masha allah ilaahay baa hanuunka
    Iyo hadyoga bixiya

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 года назад +2

    Macalinkeeygi Qur’aanka Ansaru Sunah Eastliegh Nairobi 2001- 2003

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 3 года назад +2

    Asc. Mansha. Allah. Waa. Shekh. Naftisa. Daacad. Uga. Waramay. Kuna. Guulaystey. Maqaan. Sare. Inuu. Gadho. Illahay. Ayaa. Mada. Iskale...

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 года назад +1

    YAA RABI 🤲🤲

  • @uhu7
    @uhu7 3 года назад

    Kkkk shekh jiir halyeey soo gubta jizaakumullahu kheyran

  • @haambeahmed6109
    @haambeahmed6109 3 года назад +1

    SHEEKH SIYAAD BARE MUSLIM IN UU AHAAY MAXAA CADEYNAAYO SABABTOO AH WAAAKII AAYADA QUR AANKA ah beeniyey

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges7691 3 года назад +2

    Mnzha allah alle ha ino xafido culimadeena dhamantood

  • @cadnaancaagane1804
    @cadnaancaagane1804 3 года назад +5

    Sheekh kuguma raacsani siyaad barre in loo duceeyo waayo beenintii quraanka goormu ka toowbad keeney,

  • @shamsaxirsimaxamed7733
    @shamsaxirsimaxamed7733 3 года назад +2

    Maansha allaah

  • @fariyabulle4814
    @fariyabulle4814 3 года назад +3

    Masha Allah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 года назад

    Masha Allah Eedo Allah ha ku xifatiyo

  • @sanqadhyareofficial3087
    @sanqadhyareofficial3087 3 года назад +5

    Shiikhu inuu ka sheekeeyo khamaarka iyo hindiga may ahayn , waayo waxa ku dayanaya dhalinta soo baxaysa .

    • @sh.gooro2020
      @sh.gooro2020 3 года назад +6

      Walaal waxa uu sheekhu ka hadlaayo, wax laga tagay oo uu sheekha hadda looga dayanaayo ma ahan, lakiin waa wax jira bushadeena ku badan si aad ah ilaa hadda. Marka waxaa laga yaabaa in dad badan oo hadda falalkaas ku jira ay cibro u noqoto oo sababtaas ku soo hanuunaan.
      Waana ujeedka sheekhu u sheegay

  • @markazalhashimi
    @markazalhashimi Год назад

    Subxaanalaah

  • @umusihamali2846
    @umusihamali2846 3 года назад +4

    Mashaallah ❤

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 года назад

    Amiina yaa RAABII

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 3 года назад +3

    Shiikh abdirasq ma qoslo alaha u naxriisto ka cabsaday hh

  • @kingomoze3517
    @kingomoze3517 3 года назад

    mansha Allah sheikh

  • @naimaaadam5711
    @naimaaadam5711 3 года назад +2

    Qashaabiir kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ifrahsiyad9576
    @ifrahsiyad9576 3 года назад +1

    ifraax siyaad

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 3 года назад

    Hhhh waar sheikh hindiya miyuu kaso ambaday

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 года назад

    " Kaftan" ma ahaa e Culumadan maxaa isu keetay?

  • @deeqamaaida5949
    @deeqamaaida5949 3 года назад

    Dadka somaliga waaa ka yaaabay markay qof heeesayo arkaaan way usacbinaaaa maxay ka micno tahay hada sheekha hees hindi buu qaaaday aygooo micnaheeda aqoonin bay sheekha usacbiyeen yaaab🙄🙄🙄🙄

  • @faizamohamed1010
    @faizamohamed1010 3 года назад

    Asc

  • @mohamuddahir3386
    @mohamuddahir3386 3 года назад

    Muaddimka aadaankii hore ayuu addimay shaah buu Soo doontay turubkii buu idinla galay waxaad sheegtay in halkaa àad muddo dheer ciyaarteen oo xiriir ah haddaba muaddimka salaadda dib uguma noqonin miyaa oo uu addimay ?

    • @abdikarimabdikadir83
      @abdikarimabdikadir83 3 года назад

      Meya sheydaan baa masjidka ka soosaarey sometimes ne wee dhacdaa markaad acmaal fcn sameeneeso baahi oon iyo waxyaabo aadne rabin eselba kugu so dhcaayo fadlan hlkaas an ka digtoonaano aanu xusulka ulaabno bi'idni allah mu'adinkaas ne isna inuu ka towbad keene ban u rajeenyaaa

  • @faizamohamed1010
    @faizamohamed1010 3 года назад

    Asc Asc

  • @cabaaskaka3793
    @cabaaskaka3793 3 года назад +1

    Ydtjfjsjdنلنلنامل🥰❣❤🕶💗💒🏩🏠💒💒💒🏩🏩🏩🏩🏩

  • @AbdihamidSalah
    @AbdihamidSalah 3 года назад +4

    Miskiin waaye Jiir hadiiba uu aaminsanyahay in Siyaad barre muslim ahaa! Taraxumka mujrimiinta quraanka alle beeniyey ee wadanka dhan diinta ka badalay waa dambi!

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 3 года назад +2

      Waxaas ada lagu dhaha siyaad bare muslin bu aha

    • @allahurabbilaaacbudusiwaah2310
      @allahurabbilaaacbudusiwaah2310 3 года назад +1

      @@haniyusufilmi9754 kawaran qofka aayaad ka mid ah qur,aanka beeniyaa ma muslimbaa mise waa gaal

    • @sowdaahmed6924
      @sowdaahmed6924 3 года назад +2

      @@allahurabbilaaacbudusiwaah2310 walaalo qofka muslimkaa haduusan asagu diinta inuu ka baxay qiran inaad adigu ku sifeyso adaa ku danbaabaya.

    • @sowdaahmed6924
      @sowdaahmed6924 3 года назад +2

      Nafna naf kale danbigeeda ma qaado walaal .
      Naftaada xisaabin kuugu filan

    • @allahurabbilaaacbudusiwaah2310
      @allahurabbilaaacbudusiwaah2310 3 года назад +1

      @@sowdaahmed6924 markaa cid gaaloobaysa ma jirto,
      Qofku wuxuu doono intuu iska sameeyo buu adhonayaa islaam baan ahay,
      Waxa jira toban shay oo qofku haduu sameeyo uuku gaaloobayo,
      Waxa ka mid ah tobankaa shay qofku inuu beeniyo wax ka mid ah wuxuu la yimi nebi maxamad,
      Siyaad barana youtubka ayuu ku jiraa isagoo furuudii dhaxalka beeninaya oo leh ma jirto,

  • @cabdikhadar1106
    @cabdikhadar1106 3 года назад

    J

  • @sundusali8434
    @sundusali8434 3 года назад +1

    Hhhhhhh

  • @strawberry6835
    @strawberry6835 3 года назад

    Kkkkk

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 года назад +3

    Caroona ku dil been badanaa

    • @kingomoze3517
      @kingomoze3517 3 года назад

      shame on you

    • @kingomoze3517
      @kingomoze3517 3 года назад

      🤮🤮🤮

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 года назад +2

      Yaahuu kudil adiga maxaad ku habaarin shekha xaasid yahow maxaa kaa xanaajiyey ma sheekadisa wacan iyo cilmigiisa

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 3 года назад

      @@quensamra7989 hor anigu adiga wax kaama sheegin magarayo sabab aad ii caydid balse waxaan malaynayaa balaayada uu wax kadhay in aad kamidtahay cunigii dhib badan oo Nairobi lagu arko eaxaa layiraahdaa waa inkaar wabooyinkii jiir dhalay taas ayaa xaqiijinaysa in uu bala kaa dhalay hadii kale maadan caytanteen ilaan anigu waxba kaama sheegin walima waa kuu ducaynayaa hadii uu si khaldan wax kaaga dhalay ilahay hakaa cafiyo mahadsanid

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 года назад +1

      @@mahadhodey2774 alle kuma cafiyo shaydaankiyow ilhy baa wax kaa oranaya inaad qof islam ah oo diin gacanta ku haya aaf saani ku sheegayso teeda kale mesha cilmi iyo diin baa taal maad ku ekaatid isfuul maxaad ka doontay ma maskaxdaada clup ka dhex furan yahy

  • @asmaisse9670
    @asmaisse9670 3 года назад

    مهههههههه

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 3 года назад

    😂😂😂

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 3 года назад

    Mashaa Allah

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 года назад +1

    MashaAllaah

  • @hankaproduction
    @hankaproduction 3 года назад

    Masha allah

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 3 года назад

    😂😂😂