Xaguu marayaa howgalka Hilaac ee buuraleyda Bariga Puntland,Ciidmada oo Gaaray Timirshe waa Bariga..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 44

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg День назад +12

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul maansha Alaah 🇸🇱❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @bby6
    @bby6 День назад +8

    Viva puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 День назад +4

    VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd День назад +6

    RUNBADANA BALWAN SXB ISKA ILAALI DAMUL JADIID RUNTA WAY NECEBYIHIINE

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад +2

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo puntland❤️❤️💪🛫

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День назад +5

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw dowlada puntland siciid abdulahi dani wa geesi libax landheere isimadisa cuqashis shacabkisa ciidankisa guuleysta wlkn abdulahi balwan mw puntland siciid abdulahi dani wu diidey sawir odeygi 80jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid ceebta adunka ba ku dhacday

  • @HawoMuuse
    @HawoMuuse День назад +2

    Inshallah guull iyo gobanimo inshallah gulleys puntland hora socood inshallah gobanimo Allah tabarak Allah kaxafi xafido inshalla gulleys iyo midnimo umada somalied

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel День назад +5

    Guul guul ❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱👏👏💪

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад +2

    Maansha allaah ❤❤❤❤

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k День назад +3

    Ale. Ha. Ina. Dhaafiyo. Xasan. Sh. Aamin. Aamiin

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 День назад +2

    GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад +2

    PUNTLAND GUULEYSTA❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum День назад +2

    Guul guleysta puntland state 💪💪❤❤melwalba iyo gorwalba amin. cadowgina Jabi.bahane xasan iyo snm ayaa ka danbeya dacishka jooga burakeyda galagala

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад

    Guuuuul Puntland special forces idankaallaahu ❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 20 часов назад

    Maansha Allaah Dowlada Puntland🇺🇿💪

  • @Raho339
    @Raho339 20 часов назад

    Maansha Allaah Dowlada Puntland🔥💪

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад

    Guul puntuland from khaatumo ❤❤❤❤ love you

  • @Raho339
    @Raho339 20 часов назад

    Puntland Powerful Of Somalia 🇸🇴🔥💪

  • @AhmedSaeed-qw9sv
    @AhmedSaeed-qw9sv День назад

    Cabdullaahi Balwaan Soomaali dhaba
    Masha Allah.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 День назад +4

    Soomaaliyeey laba madaxweene bal eega mid waxuuw baacsanayaa cadawgii midna cadowgii ayuuw wadanka siinayaa soo cajiib maaha waa saciid dani iyo xasan dhiiqo

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 День назад

    Deni good job 🔥 🇺🇿 👀 💪🏽

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 День назад

    Cabdullaahi mahadsanid. Waxaad amaan ku leedahay sida aad marwalba u garab taagan tahay xaqa iyo soomaalinimada. Noolow.

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje День назад

    Puntland wey guulesanesa insha allah xasan dal xaraashe dhul boobkisa ha iska wato wax yar baa u haray Puntland guul

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad День назад

    Guuuul putland geeesiyasha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 День назад +1

    🇺🇿🇺🇿🇺🇿💪💪💪💪🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal День назад +2

    Geesi❤

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad День назад

    Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День назад +1

    Lacagtii uu ka xanibey waa la siyey manta 20milyan Aya la siyey

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 День назад

    Hayeey!!! Daacish tii Syri iyo Ciraaq ka jirtay! Maxaa Buuraha -
    Bari keenay! Balaayaa Taagan !!

  • @Raho339
    @Raho339 20 часов назад

    Xasan Sheikh Aloow Sharkiisa KuCeli

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek День назад

    Guul butland jubuland ssc iyo ogadeniya iyo enef dhii

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf День назад +1

    Oo dacis in layo haddi ou.rali.ka ahayn muxu u.leyahay halayo shabab

  • @abdowmohamed2066
    @abdowmohamed2066 День назад

    Guul huul p/ land tir tira mujri miinta cadawga umadda somaliyed.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад

    XASAN TUUG MAANTOO U DAMBEYSEY SHACABKI MUQDISHO BAA GURYAHOODII CAGAF LAMARIYEY OO GANACSATO LA SIIYEY😢. ORDA OO FIIRSHA WAXA KA DHACAY MUQDISHO IYO DADKA LA BARA KICIYEY😢

  • @calibare1641
    @calibare1641 День назад

    Sidaan warkakuhayno.daacish waxaykujiraan dhul buuraa waana badanyihiin ma aaminsani insidegdega laguso afjarikaro waxaanseku talin lahaa inraashinka lagailaaliyo oolagadoomiyo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 День назад

    Guleysta rer punt land

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul День назад

    😂😂😂😂

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek День назад

    Madaxa lagaa goo ma mardabuu raxaa inuu sii joogo ladoorto madaxa lagaa goo ilaahay idamkii xasanow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад

    Xasan dal xaraashe bal dadka ha tuso argagaxisaduu soo qabqabto wuxuu cirib tiray ma jiro isagaaba ciidamadii mariyey

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul День назад

    So their is no somalia