Somali Weyn الأفضل لطالب الحق البحث عن الأدلة في مواطنها وترك التعصب والتقليد الذميم، والحقيقة التي لا يجادل عنها جاهل بل عاقل لبيب أن من فارق طائفة ما لا ينقل عنها صحيحا. أقول لذلك أنني أعرف كثيرا من هذه الجماعة التي يتحدث عنها صاحب المحاضرة ولي خيرة طويلة عن كثير من معتقداتهم، وقرأت لهم من كتبهم. أتذكر في هذا المقام ما قاله شيخ صومالي ينتمي الى طائفة صومالية معادية لهم أنهم درسو كتبهم وقالو إنهم على منهج الإمام محمد بن عبدالوهاب.
@@AhmedMohammed-pw9ye بسم الله والحمد لله. اولا وقبل كل شيئ، ان كنت كما عرف به اصحابك، من دخول معركة لا يتحملون وطيسها، ان كنت كذلك فارجع من حيث أتيت وان أنت أهل للحوار والمناقشة فأهلا بك. أما قولك ( الافضل لطالب الحق… ) ان كان هذا صدقا منك; لما قلدت شخصا في تكفير الناس بما لم يكفرهم به رسول الله (صلى الله عليه وسلم ). واما صاحب المحاضرة -حفظه الله- فإنه نقل اقواله من فحوى كتبكم وهو اعلم بحالكم، وإن لم يكن كذلك فأشر الى أي مسألة افتراه عليكم. وأما ما تنقله عن هذا الشيخ المجهول الهوية فهذه ( دعوى بلا دليل ) فشتان ما بين منهجكم هذا ومنهج علماء النجد. وبالله التوفيق
Shahaadataynka aad sheegeyso ma aha midka owliyada,maatada,jinka iyo saaxiriinta labaryaayo,oo ma aha midka qawaaniinta caalamiga ah,xeerarka iyo ,dastuurka lagu dhaqmaayo.mana aha midka sanamyada side ciyaaraha(liverpool,Chelsea,iwm)iyo calanka lagu taageerayo. .ee waa shahaadatayn barax tiran oo khaalis ah,looguna fogaanayo cid walboo arrintaas ku jirta iyo cid walboo duulkaas muslimiin ka aaminsan.waxay rabaan ha ahaadaane
Allaah ayaa mahad leh oo qalbiga gaalada xiray oo ka iray nicey waxfahmaan bin Islamicku cuslaaday ookaridoobay ayey u hambalyeynayaan al kufru Milan waaxid
@Ahmed Amiin بسم الله والحمد لله. اولا وقبل كل شيئ، ان كنت كما عرف به اصحابك، من دخول معركة لا يتحملون وطيسها، ان كنت كذلك فارجع من حيث أتيت وان أنت أهل للحوار والمناقشة فأهلا بك. أما قولك ( الافضل لطالب الحق… ) ان كان هذا صدقا منك; لما قلدت شخصا في تكفير الناس بما لم يكفرهم به رسول الله (صلى الله عليه وسلم ). واما صاحب المحاضرة -حفظه الله- فإنه نقل اقواله من فحوى كتبكم وهو اعلم بحالكم، وإن لم يكن كذلك فأشر الى أي مسألة افتراه عليكم. وأما ما تنقله عن هذا الشيخ المجهول الهوية فهذه ( دعوى بلا دليل ) فشتان ما بين منهجكم هذا ومنهج علماء النجد. وبالله التوفيق
أفهم من كلامك ان احمد أمين مقلد في تكفير الناس ، ولكن عندما قرأت رأيه حول المحاضرة، فلم يذكر كلمة واحدة يسيئ بها صاحب المحاضرة، دعك من أن يسيئ سمعة المحاضر بل لم يبدي تلميحا سلبيا إليه، ولكن تحاملك عليه إلى هذا الحد ، وكأنك خصم له ينتظر ثغرات كلامه، أو ذئبا يصطاد فريسته بخفية ، هو أمر يثير الدهشة والعجب أما ما نقل عن شخص مجهول الهوية كما تدعي ، فهذا الشخص ليس مجهول الهوية بل هو اختار عدم ذكر اسمه ، لأن المقام لا يدعو إلى ضرورة هويته ولا اسمه
{لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم}.. ماأكذبها من قول وما اعظمها من فرية!! فــســبــحــانــه من إلـــٰهٍ غــفــور رحيـم!.. لا اتطاول بالكلام انشالله..
لدي كلام طريف حول الرجل التكفيري تمسك الفرد من جماعة التكفير الكتاب رغبة له وانقطعت علاقته عن المجتمع الإسلامي، وتوالت عليه الشكوك حول إسلامية مجتمعه ، واختلطت الأمور عليه، فتبادر إلى ذهنه توضيح مفاهيمها ، فتصدعت له المخاليط، وتعطش للدماء ، وتغلغل الدماء في عروقه ، ولم يتماسك غضبه على بيئته، ثم تريث قليلا ، لكي يستفسر الأمر عن أهلها، ولكنه لم يتواهن عليهم بسبب هذيانه، فقاتل الجميع وخاصم أهله، وبسبب ذالك تسارعت الفتن على قلبه وعقله ، وتمادى بوقاحاته ، حتى استسلم للشيطان ، وتقاتلت الأفكار الشريرة في دماغه، وانكسر قيد هدوئه ، إلا أن انفتح إلى عالم الظلام .
ابو سهل المقدشي Wax hore maxaa keenay hada ayaan ka jawabayaa waxaan amisan nahay kama leexano bal waan cadeynaa si ay dadkale ugaarto qofka islaam ka soo muuqday alle kalagii cabuday shirki iyo mushrikiin ka fogaaday wax burinayo an la imaan waa muslim hadii uu ka laabtana waa murdad
Kkkkk maashaa alaah ale marqaatigaada hafuro ee walaal macluumaadkaan in taad koobiyaysid beegka hore soodhik walaal sidadkoodhan u arkaan walaal waa kubayaaye dhaqso soodhig aan munaafiqiinta beenta badan fadayxaynee waliba soo kordhi macluumaadka waa mahadsantahay
Kkkk sxb hadana warkaas miyaad keentay inta an qadka ka maqnaa ayaad iga faideysatay waxaas ad Sheegtay oo dhanba waxaa ka jwb karo qof kasta oo i garanayo taasna waxaa keenay wadadka an runta ka sheegay
Somali Weyn الأفضل لطالب الحق البحث عن الأدلة في مواطنها وترك التعصب والتقليد الذميم، والحقيقة التي لا يجادل عنها جاهل بل عاقل لبيب أن من فارق طائفة ما لا ينقل عنها صحيحا. أقول لذلك أنني أعرف كثيرا من هذه الجماعة التي يتحدث عنها صاحب المحاضرة ولي خيرة طويلة عن كثير من معتقداتهم، وقرأت لهم من كتبهم. أتذكر في هذا المقام ما قاله شيخ صومالي ينتمي الى طائفة صومالية معادية لهم أنهم درسو كتبهم وقالو إنهم على منهج الإمام محمد بن عبدالوهاب.
dadka ad shegesidne o kaso garay aba yal koda lailaha waa lailaha an naqid kamuqan e hadu qofka la ilaha iyo wixi burinayay iskala yimadan waxba laga so qadimayo qolka kalimada maxa yelay wax burinayo ayaba mesha so galay e adigo kale aya camada luminayo war hoy midkagan so rucleyow ka fariso umada ducatu cala ab wabi jahanma ayad thye
Mida kale qof ayuu kuceebeynayaa meel a badan in uu soo maray xaqqa maxaa kamudan in laraadiyo Mida kale inta uu sheegi oo dhan waa isku mid ah waa dad isku diin ah marka laga reebo takfiirka
@@somaliweyn3478 cunugaan waxuu ahaa arday an anaga soo wax barnay waqtina kuma lumineyno ragii ad culumo utaqaneen baa islaamkaan wax ka qaadi wayay cala calna wax ma taro waxaan hubaa manta hadii la dhaho nin jamacada islaamka ka mid ah hor fadhiiso inuusan awoodin
Aniga wxn layaabay firqadaan haday islaamkii ay shirki iyo gaalaysiin la daba joogaan yaa u maqan kuwii ilaah ka dhigay gaal oo ah yuhuud iyo nasaaro misa lacag buu ku qaataa oo islaamkuu isbaaro idhigtay gaal kaan iyo taabiciintiisa laba labada u soconaya aan shaqaynin dharkooduna iyo jirkooda ka muuqan dad shuqul ku jira oo dibada laga soo biilayo
KANI KITAAB KA QOREY MA AHN SHIIKH EE WAA AY ISBAR BAR DHIGAY ILAAH WAYNE KANA BEEN SHEEGAY WEEYE RUNTII WXN ARAGNAA KUWO SUNADIINA KA MUUQATA AAN SALAAN KAA RADINAYNIN KULA TUKA NAYNIN WAANA KHAWAARIJ ASAL BAY LEEYIHIIN EE HALKAAN WAA SOOMALIYA SUUQIINU KAMA SHAQEEYO EE U LAABTA CUMAAN IYO TALAVIV
war ya he mel fariso iska jog hadey ku dhaqqnka islamka kugu adkaday ayad melaha ka cay tame benlow shirki hadu kaso dahiro qof muslim ahay miyu iska si jiri islamki waxd ogata dad shirki kaso dahiray ineysan kalimad kaliya eysan ka ilalinenin galnimo hadey kalimo kaliya thy waxa kiska rabo nabiga sow tu iskugu yeray carbti u ku yiri kalmad i dha ha maxey ku jawaben yaa acmal qulubow iska aanus waxba kalama ogide
mida kale lahila ilalah an son iyo sako iyo salad an wadanin miyeysan asxab badan ku so islamin walibo miyesan ku dhimNin iyagon son iyo sako iyo an so garin maxey ku islamen bal no sheg war islamku waa towxid allh o kaligisa lacabudo waye kadib marki intas laga helo ayey sald iyo son wax ku galan e kafariso umada adiga badiyobe umada habadi yenine
@Axmed Dhaay waa lagu sheegay waana lagu fadeexadeeyay in aad dhoor kameeco kasoo wareegtay shoow waxa aad c/raxmaan ku eedaynayso adaa qaba kuwa aad lajoogtaana islaam kuumayaqaaniin maxaa yeelay qof jamaacaad soomaray ma aaminaanفأنت منزلة بين منزلتينWar meesha iskaga carar nin ku yaqaana ayaa ku helaye hada waa nooshahaye ale ulaabo kaligeeyaa muslima aakhiro lagu badbaadi maayee
ماشاءالله بارك الله فيك وأحسن الله إليك وفصّح الله لسانك والله أبرز سوء مدهبهم وقبحهم شكرا أخونا عبد الرحمن جزاك الله خيرا فهو والله حسّان أصغر
Somali Weyn
الأفضل لطالب الحق البحث عن الأدلة في مواطنها وترك التعصب والتقليد الذميم، والحقيقة التي لا يجادل عنها جاهل بل عاقل لبيب أن من فارق طائفة ما لا ينقل عنها صحيحا.
أقول لذلك أنني أعرف كثيرا من هذه الجماعة التي يتحدث عنها صاحب المحاضرة ولي خيرة طويلة عن كثير من معتقداتهم، وقرأت لهم من كتبهم.
أتذكر في هذا المقام ما قاله شيخ صومالي ينتمي الى طائفة صومالية معادية لهم أنهم درسو كتبهم وقالو إنهم على منهج الإمام محمد بن عبدالوهاب.
@@AhmedMohammed-pw9ye
بسم الله والحمد لله.
اولا وقبل كل شيئ، ان كنت كما عرف به اصحابك، من دخول معركة لا يتحملون وطيسها، ان كنت كذلك فارجع من حيث أتيت وان أنت أهل للحوار والمناقشة فأهلا بك.
أما قولك ( الافضل لطالب الحق… ) ان كان هذا صدقا منك; لما قلدت شخصا في تكفير الناس بما لم يكفرهم به رسول الله (صلى الله عليه وسلم ).
واما صاحب المحاضرة -حفظه الله- فإنه نقل اقواله من فحوى كتبكم وهو اعلم بحالكم، وإن لم يكن كذلك فأشر الى أي مسألة افتراه عليكم.
وأما ما تنقله عن هذا الشيخ المجهول الهوية فهذه ( دعوى بلا دليل ) فشتان ما بين منهجكم هذا ومنهج علماء النجد. وبالله التوفيق
هؤلاء علماء مرتزقة علماء شهوانية
علماءلايعرفون الحق عن الباطل
انما هم علماء طائفية فرقية لاقيمةلهم ولاوزن ولا محل لهم في العقيدة الراسخة في الاسلام!!!
MashaAllah Tabaraka Allah,
Jazaka Allahu kheyr akhunaa,
Wa Baaraka Allahu fiykum
Masha allaaah shikhu waa caddeeyay kooxdiisiii hore waxa oga soo baxay wax badan oo an ogayna waka faa iday
Sida sh xasaana wuu i hadlayaaa
Jazaka Allahu kheyr akhunaa,
Ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco,
Baraka Allahu fiyk
Shiqa maxamuud nuur afkaga kadaa shiq wuxuu cadeyay xaqiiqada manta jirto iyo mida rabi noso dajiyay inaa lagu dhaqmeen alaha xafido shiiq maxamuud nuur waa halka shiiq o aan ku kalsonahy
Adiga tagfiir aya tahay miyaa
waxa u kadhaxwaayay waxa u usoogalay sida xukun iyo hanti iyo waxlamida
Sax
@@IsmacilcabdiIsmaciilmay aragtida sheikha ha qaldin hanti umuusan soconin hanti iyo wax lamida ee dadka uu ka hadlayo aayaa ah dad inxirafsan
mashaa alaah sh cabdiraxman alah kuxifdiyo
Masha Allah walal keyn qaaliga ahow allaha kugu sugu dhariiqa xaqqa ah ayagana allaha soo hanuuniyo
masha allah shiiqa alle ha barakeyo waxbadan ayuu cadeyay
MashaAllah walal allah aya kucacal MashaAllah. Dadkadmesh o gasotaktei u nastexa walal
Yaa rabi xaqa na waafaji amiin ya ladiif
يريدون ان يطفإو نور الله بافواههم وياب الله الا ان يتم نوره
ما شاء الله تبارك الله.
جزاك الله خيرا اخي الفاضل
Alah yahfidka sh abdirahman
Masha Allah Rabbi xaqa hanugu hanuniyo umadisana xaqa haku hanunsho aamiin ya Rabbi
الحمد الله الذي هداك بعد الضلالة
والحمد الله الذي عافانا مما ابتلاهم 🤲
⁹⁹⁹⁹⁹
Shahaadataynka oo aad micnahooda garanayso ayaa lag islaamaa waa run takfiirkana allah ha naga qabto
Shahaadataynka aad sheegeyso ma aha midka owliyada,maatada,jinka iyo saaxiriinta labaryaayo,oo ma aha midka qawaaniinta caalamiga ah,xeerarka iyo ,dastuurka lagu dhaqmaayo.mana aha midka sanamyada side ciyaaraha(liverpool,Chelsea,iwm)iyo calanka lagu taageerayo.
.ee waa shahaadatayn barax tiran oo khaalis ah,looguna fogaanayo cid walboo arrintaas ku jirta iyo cid walboo duulkaas muslimiin ka aaminsan.waxay rabaan ha ahaadaane
@@maxamadcaliabkoow6985 aniga hadaan taageero kooxda Chelsea ciyaarteeda kuba cagta ma gaaloobayaa
@@abdullahielmiabdulle8938 hhhhhhhhhh
@@abdullahielmiabdulle8938 SXB ISLAAMKU WAA MABAADI LA AAMINO GAALNIMADUNA WAA SIDAA OOKLE KUBADAAAN NINKA SIDUU ULAAGAYO HADAAT KAHESHAY OOD INTAAA KALIYA KUTAAGEERTAY ANIGA IIILAMA EKO IN ISLAAMKA AAD UGU BAXAYSID HADIIBA AWAL KUUSAXNAAY ISLAAMKAAGA AANAD BALO KALE FUTADA KUWADAN
Masha Allah Shukran
Wax hubsada
Waa baynlow lacnatulahi calayh
Ma adaa runlaw ah markaa@@axmedmaxamed6736
الله يهدينا ويهد جماعة محمود نور عثمان
Ameen wllo
aamin
Asc xuseenoow kama suulayno in aan kuu ducaynano adna kamasuulaysid in aad noo khayr miiraysid tiikale noosoogali walaal ale hakubarakeeyee
Masha Allah waa ilahay mahadis huduba kugudillin
Waan ilmeeyey markuu yiri ninkii wuu towxiidsadey جزاك الله خيرا
Iimaan ayaa kugu jira akhii ale hakuu sii siyaadiyo waxaad kaxumaatay sida ay saxaabiga ugaleen waa khawaarij dabcigeeda waxa oo sheegay wiil kasoobaxay kuwaan in ay ku sheekaystaan jihaadka waxaan bilaabaynaa maalin jimco ah waxaanan kabilaabaynaa masaajida markaa waa ayagii ee hakashakin
GEEDI SUULEY asc wall waxan ku weydina sheqan qer allahbsiye maxo leyahy tagfiir aya saxan mise tagfir aya qaldan ifahnsii
@abdiqani nor mnzha allh
@@umuriim261
Wuxuu til maamayaa ineey yihiin dad khaldan oo diinta kafog,
Wiilkan muxaadarada soo jeediyey iyaguu katirsanaa (takfiiriyiinta),
Lkn uu kasoo baxay uuna kasoo toobad keeney
So dhawoow c.raxmaaan mashallah
MashAllah
تب لك يا هذا
Masha alllh ubuu sahal alle ha ku xifdiyo alle xaqa ha kugu sugo wll
Waan kaga aqoon badanahay shali ayuu kuu yimid
Allaah ayaa mahad leh oo qalbiga gaalada xiray oo ka iray nicey waxfahmaan bin Islamicku cuslaaday ookaridoobay ayey u hambalyeynayaan al kufru Milan waaxid
Murtad loo hambalyeyneyo
Allah hakubarakeeyo
ومن يرتذ منكم عن دينه فسوف يأتي الله بقوم يحبهم ويحبونه أدلة علي المؤمنين أعزة علي الكافرين يجاهدون في سبيل الله ولا يخافون لومة لائم........إلخ
Maxamuud nuur geesiyaal aya kasoo horeeyo iska ilaali kahoolyareeso shiiqa
Sa sa sa sa sa sa sa sa sa sa sa sa sa sax sax
وفقك الله وأراك الحقَّ حقًا ورزقك اتباعه.
I love jameecada dameer
الحمدالله هداك
Baarakalaahu fiika
Wanjoogay muxadaradaan masha allah
Waxaan idiin sheegaa ninkaan xaaladiisa kuqanac ama hakuqancin. Ninkaan waxow soomaray maraaxil ka kadugan
1.waxoow ahaa bilaadiin
2waxow ahaa suufiyo
3wuxuu ahaa xisbul islaam
4....ahaa xarakatu shabaab
5...waxow soomaray jamaacada kharka badan
6....hadana waxow maraa kooxda xasaan
7..haduu dangaaro yow usiigudbaa weeye su aasha
.waxaan maleeyay inuu yahay camiil gudanaaya nolol maal meedkiisa
War in wax nalo sheego uma baahnin jannada ayan ujeedna marki horana Allah aya naguso hanuunshay tooxiidka ilahoow nagu dil
Masha Allah
Allow Xaqqa nagu dil
Yaa Rabbi
Kan waajahil sheq maxamud nuur cusman waa caalimka somaaliya
mashaa alllah
hhhhhhh ilaahay qaatumada hanoo toosiyo aniga maba jecli inaa qolo kamid noqdo waajibna ma ahan inaa badbaadadeyda akhiro ay ku xiran thy qolo hebel janadana cml laguma galaayo naxariis rabi lagu galaa hadii ilaahay iyo nabigiisa si qalbi ah munaafaqnimo ka maran thy aad u aaminsan thy
أحسن وأجاد أخونا أبو سهل
سهل له طريقا إلي الجنة
Ibnu Alesow بل طريق الإسلام
الحمد لله الذي هداه
ninkaan waa nin allaah kafurtay markoowallaahrumeyay kadib ayuu kugaalooway waxoow ubanbaxay caatin melxun baaudambeydonto haduuna toobadkeenin inshaa allaah
Adigu se cali bin abii daalib dilay kuguma waajibo towbad miyaa ma adigaa iska leh diinka alle sidaad doontid u fasirtay
Cabdiraxmanow wataa mrkaa celasha jogtay umada xaax kasisay xita dhalanyarti kafakan wesay Hhh mrki lcag adwesay o xilqa lgawarejiyay miya nucaan iskubadashay gaaal arg xun oo duli ah aya tahay
Wll aniga su aalaad maku waydiin karaa
@Ahmed Amiin
بسم الله والحمد لله.
اولا وقبل كل شيئ، ان كنت كما عرف به اصحابك، من دخول معركة لا يتحملون وطيسها، ان كنت كذلك فارجع من حيث أتيت وان أنت أهل للحوار والمناقشة فأهلا بك.
أما قولك ( الافضل لطالب الحق… ) ان كان هذا صدقا منك; لما قلدت شخصا في تكفير الناس بما لم يكفرهم به رسول الله (صلى الله عليه وسلم ).
واما صاحب المحاضرة -حفظه الله- فإنه نقل اقواله من فحوى كتبكم وهو اعلم بحالكم، وإن لم يكن كذلك فأشر الى أي مسألة افتراه عليكم.
وأما ما تنقله عن هذا الشيخ المجهول الهوية فهذه ( دعوى بلا دليل ) فشتان ما بين منهجكم هذا ومنهج علماء النجد. وبالله التوفيق
أفهم من كلامك ان احمد أمين مقلد في تكفير الناس ، ولكن عندما قرأت رأيه حول المحاضرة، فلم يذكر كلمة واحدة يسيئ بها صاحب المحاضرة، دعك من أن يسيئ سمعة المحاضر بل لم يبدي تلميحا سلبيا إليه،
ولكن تحاملك عليه إلى هذا الحد ، وكأنك خصم له ينتظر ثغرات كلامه، أو ذئبا يصطاد فريسته بخفية ، هو أمر يثير الدهشة والعجب
أما ما نقل عن شخص مجهول الهوية كما تدعي ، فهذا الشخص ليس مجهول الهوية بل هو اختار عدم ذكر اسمه ، لأن المقام لا يدعو إلى ضرورة هويته ولا اسمه
Scw scw scw scw
اعرف.الحق.تعرف.اهله
Ma shaa Allaah Allaah xaqa hanagu sugo
M.a alle haku barakeeyo
Mujahidinta sidee madaxa ugu guran Murtadinta Waaa ineee Qoladana ugu jihadan
Maxa yelay waaa Khawarij
Casrigan
ورب الكعبة ....
Walaahi waa runtaa kuwaan waa in ladabarjaraa waa khawaarij aan biyo ismarin
Ilaahay shartiina dhuuntiina haku celiyo
Takfiir Iyo wahaabiyada maxey is dhamaan waa labo khawaarij. Takfiir ayaaba roon oo ka run sheegay waxey aaminsanyahiin...
Takfiir oo dadka galeysiiya ma fiican
Dumarka iyo caruurta iyo camada ayeey duufsadan badan kood lacagna weysiiyan wey adag tahay in eey kasonoqdan
Wadaadkaan xagee buu ku Danbey ?
Asc warxmtlh wprktuh ano dhacni is kailalinayo ilah kabaqyo jamecada islaam ee lo yaqan xaga dadka somaliyed tagfir mudo sanad kabadan ayaa ayaga koxha kalaba dabgak kuhaye waa ii sobax iney yihiin khawarij barax l'a waxan ogaa koxda an ayag kalidin ee lo yaqan shabab koxdas xili ey mamuleysay gobolada somaiya waxey kudhaqeysay sharecada islamaka si buuxdo xiligas koxda tagfir wey jogen waxeyna uheysten koxda shabab iyo shacabkey sharecada dhuqdo kufaar iney yihin marka ayaga ayaa islanimo lagu galaa qofki kanxana waxey aminsanyihin inu yahay murtad ale ayan ku dharteen xokadan waa khawarij cad sidii dayaxa
05:57 bal aad u dhugo
{لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم}.. ماأكذبها من قول وما اعظمها من فرية!!
فــســبــحــانــه من إلـــٰهٍ غــفــور رحيـم!..
لا اتطاول بالكلام انشالله..
الله يهديك
@@ahmedisa9608 آمين
Asc
Masha Allah
jazakalahu qeyra waa naga kaafisey beentooda iyagana alaha hanuuniyo
Qofka ladilaayo adigoo kale waaye
الله يحييك بعد موتك
موتوا بغيظكم
Ma xasaan baad kaga dayata qaab hadalka tabtisii baad u hadlaysa?
تب لك يا هذا
تبا لك
لماذا تبا له يعني عقلك يسمع للرد مو لفهم الحقيقة
. وإذا تتلى عليهم آياتنا بينات تعرف في وجوه اللذين كفرو المنكر يكادون يسطون بالذين يتلون عليهم آياتنا
Dhabarkaad ka jabisay khawarijta dhabta ah ee ree nuur cusmaan
Beenaa kamuuqato hadalkaaga bilowgiisa; markaad kamid noqoneesay soo majirin sabab aad kuqanacday in dadku gaala noqon karaan iyadoo ash-haadanaayo?
alaha kuhafido 😢
لدي كلام طريف حول الرجل التكفيري
تمسك الفرد من جماعة التكفير الكتاب رغبة له وانقطعت علاقته عن المجتمع الإسلامي، وتوالت عليه الشكوك حول إسلامية مجتمعه ، واختلطت الأمور عليه، فتبادر إلى ذهنه توضيح مفاهيمها ، فتصدعت له المخاليط، وتعطش للدماء ، وتغلغل الدماء في عروقه ، ولم يتماسك غضبه على بيئته، ثم تريث قليلا ، لكي يستفسر الأمر عن أهلها، ولكنه لم يتواهن عليهم بسبب هذيانه، فقاتل الجميع وخاصم أهله، وبسبب ذالك تسارعت الفتن على قلبه وعقله ، وتمادى بوقاحاته ، حتى استسلم للشيطان ، وتقاتلت الأفكار الشريرة في دماغه، وانكسر قيد هدوئه ، إلا أن انفتح إلى عالم الظلام .
معك حق
kkkkkk waxaan kayaabanahay Kuwa ninkaan leh baarikallaah magaalnimaa allaah bakayaaa subxaanallaah jahlibadanaa
Shiikh islaamka waxba kama bi inayso shubhada lagugu shubay iyo ben aburkaga.al islaam antacbudallah waxdahu waala tushriku bihishayan
ابو سهل المقدشي
Wax hore maxaa keenay hada ayaan ka jawabayaa waxaan amisan nahay kama leexano bal waan cadeynaa si ay dadkale ugaarto qofka islaam ka soo muuqday alle kalagii cabuday shirki iyo mushrikiin ka fogaaday wax burinayo an la imaan waa muslim hadii uu ka laabtana waa murdad
Shiiq maxamuud nuur kafaaideeso caalimka umadaan waaye shiiqa alaha xafido gaalyahoow sheydanka ah macalinkaaga ayaad caasisay murtad cadaw aya tahay
Shiqow qofka noocas ah sidee logaso saari karaa?
Waxaad sheegtay somalida inaay laweentahay salaada toxiidkana layar yahay isla arintaas fiiri kuna fiiri عين الواعيةkuwaasna waxa laween tow xiidka
ninkàan jameecada aya difaac kagashay damaciisi 6sano ayu kuhungooway wa silcay waa oohin hadalkaaaan mafahantay
axmed dhaay adigu maxaad ahaan jirtay mawaxaad mooday in aa Lagu garanay inta aad ku caynaysid muxaadirka khayr allaah ha siiyee in aad soo martay miyaa hilmaantay
1 soomaliwen ayaad ka mid ahay modo oo waan ku aqaanaa hadii, loo baahdana meeshaa kodhalatay iyo magacaaga ayaan sheegi
2 shabaab ayaad ahay khaasatay kooxdii macalin Adam
3 mudo ayaad isku dhaxqaliraysay xirta sheekh xassaan adoo takfiir ah
4 hada waxaad cadaysatay takfiir lakiin kuma qanacsanid oo waan hubaaa lakiin dhaqaalana waad haysataaye danta kugu haysa ayaan fahmi la ahay kaliya waa hunguri nolosho haday nala dheeraato adoo caynaaya takfiir waa la arki doonaa waan jeclaan lahaa in aan gaaro markaas si aan su aalo kuu waydiiyo
Kkkkk maashaa alaah ale marqaatigaada hafuro ee walaal macluumaadkaan in taad koobiyaysid beegka hore soodhik walaal sidadkoodhan u arkaan walaal waa kubayaaye dhaqso soodhig aan munaafiqiinta beenta badan fadayxaynee waliba soo kordhi macluumaadka waa mahadsantahay
Kkkk sxb hadana warkaas miyaad keentay inta an qadka ka maqnaa ayaad iga faideysatay waxaas ad Sheegtay oo dhanba waxaa ka jwb karo qof kasta oo i garanayo taasna waxaa keenay wadadka an runta ka sheegay
Somali Weyn
الأفضل لطالب الحق البحث عن الأدلة في مواطنها وترك التعصب والتقليد الذميم، والحقيقة التي لا يجادل عنها جاهل بل عاقل لبيب أن من فارق طائفة ما لا ينقل عنها صحيحا.
أقول لذلك أنني أعرف كثيرا من هذه الجماعة التي يتحدث عنها صاحب المحاضرة ولي خيرة طويلة عن كثير من معتقداتهم، وقرأت لهم من كتبهم.
أتذكر في هذا المقام ما قاله شيخ صومالي ينتمي الى طائفة صومالية معادية لهم أنهم درسو كتبهم وقالو إنهم على منهج الإمام محمد بن عبدالوهاب.
😂😂😂 wlh kan xerta shiiq xasaan inuu yahay uu cadeestay qaab hadalka isaga eg yihiin
😂😂😂
Ninkan odagaa wuxuu shaley ku qancay ayuu maanta caayayaa malaha asagoo iska dhigaya nin wax cusub arkay anagoo og in uu yahay nin wahaabiya oo marna takfiir aado marna daacish marna shabaab marna salafi marna ictisaam marna al ittixaad dhamaana waa isku mid dhammaantood waxey aamin sanyihiin figriga maxamed cabdi wahaab. saas ha la ogaado takfiir iyo shabaab iyo daacish waa been ma sheegayaasha wahaabiyada wixii ka soo harayna waa qolo dana kale leh.
Ummada soomaliyeed wey kala islaam duwanyihiin islaam kastena waxa muhim ah in loo ixtiraamo qaab dhaqan diimeedkooda hadi aysan dadka layneynin.
Leynta wxa ka daran gaaleysiinta
dadka ad shegesidne o kaso garay aba yal koda lailaha waa lailaha an naqid kamuqan e hadu qofka la ilaha iyo wixi burinayay iskala yimadan waxba laga so qadimayo qolka kalimada maxa yelay wax burinayo ayaba mesha so galay e adigo kale aya camada luminayo war hoy midkagan so rucleyow ka fariso umada ducatu cala ab wabi jahanma ayad thye
Shiiqa kani sida shiiq xasan camal ayu uhadlayaa
waxa laraway inu cadeeyo ma jaahil bu ahaa mase waakuqancay howsha jameecada ileen 6sano mayaree mase hadba qolaaa duufsata asaga o maaha qof dhameystiran miyaa war ninku madhiman ayu namooday waxa larawaa inu cadaysto jaahilnimo ama inuu qanacsanaaa
Mida kale qof ayuu kuceebeynayaa meel a badan in uu soo maray xaqqa maxaa kamudan in laraadiyo
Mida kale inta uu sheegi oo dhan waa isku mid ah waa dad isku diin ah marka laga reebo takfiirka
asc
Masha aallah
Ninkaan aqoon ayaa idiinku dhiman mana taqanan ee anaga naga dhageysto waxuu yahay iyo waxuu ahaan jiray
1.waxuu ahaa nin somaliweyn ka mid ah waa uu ku qanci wayay waxuu raacay
2.xisbul islaam waa uu ku qanci wayay waxuu raacay
3.shabab waa uu ku qanci wayay waxuu raacay
4.jamacatul islaamiya waa uu ku qanci wayay waxuu raacay xerta xasaan hada waa meesha uu joogo lkn waxaan idiin sheegayaa waadna arki doontaan asagoo birito meel kale ka soo jeedo qofkana waxaa ufiican inuu go'aan leeyahay marba inaad meel ka jeesato waa dadnimo xumi
Waxaa layidhi nin daad qaaday xunbo cuskay markii oow shiikhu xumaantiina banaanka soodhiyay ayaad qusacbilaad bilaawday yaa wax idinka rumaysanaya beenaalayaal mawaxaa larumaysankaraa dad waxa ay aaminsanyihiin qarinaaya maad cadaysataan waxa aad aaminsan tihiin fulayayahow khawaarijtii hore geesiyaal ayay ahaayeen runtana waa sheegi jireen lkn adinku been iyo fulaynimo ayaad isku darsateen walee gokiina ayaa biyo idinku soo galeen mawaxaad umoodaan in aad jadiidiyo iyo ictisaam is haysaan walee hadaad xaqa qaadan waydaan marka laidiin bayaaniyo kadib seef ayaa kuxigaysa dhuun dhuumasho lays ku daayn maayo maanta ducaadiina ayaa waliba laga bilaabayaa ee diyaarsada meeshaad u carari lahaydeen waana arki doontaan waxa aan idiin sheegaayo
@@somaliweyn3478 cunugaan waxuu ahaa arday an anaga soo wax barnay waqtina kuma lumineyno ragii ad culumo utaqaneen baa islaamkaan wax ka qaadi wayay cala calna wax ma taro waxaan hubaa manta hadii la dhaho nin jamacada islaamka ka mid ah hor fadhiiso inuusan awoodin
@@axmeddhaay3368 car balami hadaad rusheegayso kuwa nayroobi jooga mid c/raxmaan hor fariista waxaan hubnaa in aad naan horfariisan karin arday yar oo hada tooxiika loobilaabay waana ahlu bidac dhaqankood tan kale in aad beenaalayaal tihiin horay c/raxmaan fasiix waa in kiray in ooy sheekhu kamid ahaa hadana waxaad leedahay anagaa wax barnay is waa fajiya tan kale marka aad leedahay jamaacada muslimadaa waxaa aaminsatahay in aad kaligiin muslimiin tihiin mana cadasan kartaan hadii laydin waydiiyo ninka calaacala waa la, arki doonaa anaga iyo adinka فأنتظروا إنّامعكم منتظرون
@@somaliweyn3478 c/raxmaan faseex maxuu inkiray?
@@axmeddhaay3368 wadad kaan aahada leedahay waxbaan soo barnay ayoow leeyahay awalba xasaan ayow kayimin kalmadii hore ee c/raxmaan fasiix dhagayso
Garcaseeeeeeew khatumaxumo miyaa lagulamaagay waayeel beenloooooooow ah
Aniga wxn layaabay firqadaan haday islaamkii ay shirki iyo gaalaysiin la daba joogaan yaa u maqan kuwii ilaah ka dhigay gaal oo ah yuhuud iyo nasaaro misa lacag buu ku qaataa oo islaamkuu isbaaro idhigtay gaal kaan iyo taabiciintiisa laba labada u soconaya aan shaqaynin dharkooduna iyo jirkooda ka muuqan dad shuqul ku jira oo dibada laga soo biilayo
wadaadkan wixiisa oo dhan waa copy and paste kuna darso xasaan ayaa ka dhax hadlaya carabtuna waxay hore utiri ومن يشابه أبه فما ظلم
KANI KITAAB KA QOREY MA AHN SHIIKH EE WAA AY ISBAR BAR DHIGAY ILAAH WAYNE KANA BEEN SHEEGAY WEEYE RUNTII WXN ARAGNAA KUWO SUNADIINA KA MUUQATA AAN SALAAN KAA RADINAYNIN KULA TUKA NAYNIN WAANA KHAWAARIJ ASAL BAY LEEYIHIIN EE HALKAAN WAA SOOMALIYA SUUQIINU KAMA SHAQEEYO EE U LAABTA CUMAAN IYO TALAVIV
Wadadka takfiir ki ayaa weerer kuso qaaday
war ya he mel fariso iska jog hadey ku dhaqqnka islamka kugu adkaday ayad melaha ka cay tame benlow shirki hadu kaso dahiro qof muslim ahay miyu iska si jiri islamki waxd ogata dad shirki kaso dahiray ineysan kalimad kaliya eysan ka ilalinenin galnimo hadey kalimo kaliya thy waxa kiska rabo nabiga sow tu iskugu yeray carbti u ku yiri kalmad i dha ha maxey ku jawaben yaa acmal qulubow iska aanus waxba kalama ogide
war nin yahow wadaadka 13 qodob buu ka hadlee mid mid uga jawaab hadaa cilmi isku heysid . naceeb iyo tacasub ayaa kaa muuqdo
adinka maxaa idiin diiday inaa aflagaadada dhaaftaan markaa muslimka oodhan xitaa Nabiga scw ad gaalnimo iyo mushriknimo kuxukumeysaan mawaxaad modeen inan ceebihiina la ogeyn walahi waxad dhahdan kadaran ayan dhahena bakhtiyohow damer dhintay kaliito ee yahuuda ushaqeeyo allaah subxaanaha watacaalaa waa caadil gafkad umada musliminta ah ugeysaten wuu idinkasosaray maxa welay hada adinkii ayaa isgaaleysiinayo
bakhti bakhti soodirsaday
waxaa fiicnaa laheyd in aan is horjoogno awood aad igu hor istaagtiin malihidiin mida kale ingiriiska wax haka sheegin maxaayeelay asaga ayaad ushaqeysaan waxaana keenikaraa mashaa ikhdiina oo arintaas cadeynayo lkn adin waxa ad dadka kuxukumeysaan waabeen mana cadeynkartaan taasna waxeykamitahay astaamaha yahuuda oo allaah quraanka kusheegay marka ingiriis waxaakamidahaa shiqinii ahaana nabigiini muxamad bin cabdilwahaab.mara ha isku caayin si aadan ugaaloobin kkkkkk
Twoانا لله وانا اليه راجعون
Murtad katagay xaqiiqada dhabta ah balmaxaad usheegeysaa dadka afkaada ayaadba xaqiiqada kucadeyneysaaye murtad bilaahi maxa muud nuur miyaa jago karaadisay mise illaah inaad uhogaansanto kadib markuu xaqa kuu cadaaday uu isaga kufasansiiya
Murdad axlmdulaah illahgii kaasoo kaaxiray qalbiga wayo illah baa ku ogaa sababta uu kaga xirayna waadba cadeyneysaa
Adi takfiir ma thayna
Axmad dhaay hada kahor ayaan weydiyay ماحكم من من ظاهره الإسلام ولم يظهر منه خلاف ذلك؟؟
Waakajawaabi waayay haddana waa booteynayaa
Waa runtaa walaal waa cadaan in aysan su, aashaa kajawaabikarin kii ugu geesisanaa ee aan waydiinay waxow ku jawaabay magaranayo
Waxaa uu yiri waxaan isku mabda, a aheyn 2012 ilaa 2018 waxaa cajiib ah ah inuu dadkii uu intaas ku caqiidada ahaa cajalidisa qamiiska gaduudan wato inu ku tuuray ama ku sheegay االزنادقة sano miyuu zandiiq ahaa!
يهدالله لنوره من يشآء
Waxaa layidhi nin daad qaaday xunbo cuskay markii oow shiikhu xumaantiina banaanka soodhiyay ayaad qusacbilaad bilaawdeena miyaa wax idinka rumaysanaya beenaalayaal mawaxaa larumaysankaraa dad waxa ay aaminsanyihiin qarinaaya maad cadaysataan waxa aad aaminsan tihiin fulayayahow khawaarijtii hore geesiyaal ayay ahaayeen runtana waa sheegi jireen lkn adinku been iyo fulaynimo ayaad isku darsateen walee gokiina ayaa biyo idinku soo galeen mawaxaad umoodaan in aad jadiidiyo iyo ictisaam is haysaan walee hadaad xaqa qaadan waydaan marka laidiin bayaaniyo kadib seef ayaa kuxigaysa dhuun dhuumasho lays ku daayn maayo maanta ducaadiina ayaa waliba laga bilaabayaa ee diyaarsada meeshaad u carari lahaydeen waana arki doontaan waxa aan idiin sheegaayo
الضلال بعدالهدي
ال
اشرصلال بعدالهدي
mida kale lahila ilalah an son iyo sako iyo salad an wadanin miyeysan asxab badan ku so islamin walibo miyesan ku dhimNin iyagon son iyo sako iyo an so garin maxey ku islamen bal no sheg war islamku waa towxid allh o kaligisa lacabudo waye kadib marki intas laga helo ayey sald iyo son wax ku galan e kafariso umada adiga badiyobe umada habadi yenine
Qaasaaro ayaad ku dhacday wlhi ee islaamka kusoo laabo
Takfiir ma thay Adi
Qaacin ilaheey kafurtay murtad alle kafurtay aya tahay alle aya kaa badal qaatay adna isma ogid waa lagu sacbina
Takfiir ma thay Adi
Riddul waaritha adigaa layaaban!!!!!!haddana adigaa sharxaayo.wallaahi xasaan libaax ayuu dhegaha ka haayey wuxuuna raadinaayey CID uu ku wareejiyo adiguuna ku heley
@Axmed Dhaay waa lagu sheegay waana lagu fadeexadeeyay in aad dhoor kameeco kasoo wareegtay shoow waxa aad c/raxmaan ku eedaynayso adaa qaba kuwa aad lajoogtaana islaam kuumayaqaaniin maxaa yeelay qof jamaacaad soomaray ma aaminaanفأنت منزلة بين منزلتينWar meesha iskaga carar nin ku yaqaana ayaa ku helaye hada waa nooshahaye ale ulaabo kaligeeyaa muslima aakhiro lagu badbaadi maayee
😮 sxp waaxey fikradaa mxaa krbta wadadka run bu shegey wll you solabo
Miskiin way kadan gaareen kadibna way tufeen
Axmed dhaay waaluguyaqaan waxaad kamid tahay kuwuu allah noosheegay oo yiri. مذبذبين بين ذلك لا إلي هؤلاء ولا إلي هؤلاء
Waabeentaata