MUUQAAL LAYAAB LEH OO CUSUB | SINWAR, XOGTA DAHSOON | GAZA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 362

  • @Ismailsheelare
    @Ismailsheelare День назад +22

    Brit somali TV waan ku faaidnay m.a

    • @superfun1819
      @superfun1819 День назад +3

      Adeer la'anta hawada Somalia amaan siii

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia День назад +83

    Wilashaas wa kuwa xoreyn lahaa filistiiin inshaAllah abahodna wa ehlul janna inshaAllah

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 День назад +8

      Aad iyo aad waa kuwii oow sheegay shiikh carafaad waxaan ku jirna xili dhagax aan tuurno lkn caruurteena waxey idinkula dagaalamidonaa hubka culus ayow yiri maanta ayey bilaabatay

    • @MaxamedQaliif-vh1ph
      @MaxamedQaliif-vh1ph День назад +4

      insha allah illaheeyow amiin

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n День назад +27

    Masha Allah wuxu ahaa geesi illaahay ha u naxariisto geesinimo iyo jihaad Ayuu ku dhintey 😢😢❤❤❤

  • @abdibashiraden9912
    @abdibashiraden9912 День назад +33

    Horta video waa mid ay edit kusameyen ayna ku aadiyen waxyar kahor weerarkii waxayna raban inay dadka nacsiyan oo ay utusan inuu isagu shaqsi ahaan kadiyar garobay culayska iyo dhibatada soo socota lkn yaxya sinwar waa mujahid naftiisa uharay difaaca dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa allaha unaxariista isaga iyo walalaha kale kushahiiday difaaca diinta islamka iyo xoraynta masjidka barakaysan ee Masjid Al Aqsa oo ay difiiciisa wajib diini ah kutahay ruux kasta muslim ah Allaha unaxariisto Mujaahid Yaxya Sinwar iyo dhaman intii kushahiiday dagalkas lagu xoraynayo falastiin, gaalada iyo munafiqiinta jaajusiinta ahna allaha jabiyo Aamiin yaa Allah

    • @xamaraawi252
      @xamaraawi252 16 часов назад

      @@abdibashiraden9912
      Qadar ayaa lagu dhintaa.
      Ismaaciil haniya owlaadiisa iyo caruurtoodii waa la laayay

  • @ruqiyaabdulahi590
    @ruqiyaabdulahi590 День назад +22

    Ilaahay ha u naxariisto aduunkeey ku dhibeene aakhiro janatul fadoows ha ugu badalo mujaahid garabwaayay

  • @Farh940
    @Farh940 День назад +17

    Waa fidiyow hore lama ramayana karo sahyuuniyada allha u naxariisto waa xanuun badan tahay geerida sinwaar 😭😭😭😭😭😭

  • @Xiddigtamedia.
    @Xiddigtamedia. День назад +19

    waxay ilatahay in ay yuhuudu edit garaysay wakhtigana saaartay sababta ay hada usoo daayeena waxay tahay maadaama uu sumcad hor leh geeridiisii keentay isagoo furinta ka dagaalamaya hada waxay rabaan inay sumcada ka dilaan ooy u ekaysiiyaan nin caruurtiisa iyo qoyskiisa kaliya ka fakarayey oo la cararayey inay ka dhigaan laakiin no matter what ninkaasi geesi ayuu ahaa hadana wuu shihiiday agtayada sharaf iyo cisi aguu kamudanyahay taariikhda muslimiinyana way qori doontaa ❤❤❤❤

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 День назад +16

    shahiid ka sifiican uga hadal respect❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @afi2966
    @afi2966 День назад +15

    Allah haa unaxaristo wllk . Guushuna way sodhawatay inchaallah israyl way dumidonta.

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 День назад +7

    Raxmatullahi caleyka yaa xabiibii wacadkaagii waad fulisay sharaf iyo karaamo ayaad ku noolaatay kuna dhimatay jannatu cadnin ayaan kuu rajeynayaa in aad kula rafiiqday dadkii wanaagsanaa iyo saaxibadaa shahaadada kaa hor qaatayba.
    Magac iyo geesinimo ayaad uga tagtay dunida xitaa kuwii aan muslimka aheyn ayaa kuu qiray Raganimadaada.
    Salaamun caleyka.

  • @SahroMohamed-j5v
    @SahroMohamed-j5v День назад +12

    Madaxa waa laga qaley markuuu jeelka ku xidhnaa iyaga ayàa sheeegey wuuu xanuuunsaday sln waar mujaahid alaah shahiiid nimadiiisa haka aqblo aamiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ģuuuuuuuuuuuuuu ❤❤❤❤❤gaza guuuùl scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 День назад +14

    we love you and we miss you yahya sinwar🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mindnightspotlightasha996
    @mindnightspotlightasha996 День назад +5

    May Allah almighty bless his soul ameen ❤❤.

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 День назад +5

    Yahya Sinwaar waa geesigeyna. Allah ha u naxariisto 😢😢😢😢😢😢😢

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 День назад +6

    Nin kaa Rabi haaw Naxariisto Reer Falastina Allaha guuleyo

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 День назад +8

    illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo geesigii islamka walahi wa geesi garab wayey

  • @FartuunAli-kc7gn
    @FartuunAli-kc7gn День назад +5

    Shahiidka iyo familkisa ma ahan waa ruwaada sahyuniga haqaadanina fidygan adna saan ha uga hadlin xili islamka xanun dareemayo subxanalah

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 22 часа назад +2

      Waxaan ka jabnayba warbahintii nimanki muslimka ahaa baa benta yuhuuda wax kafaafinaya waxaan waa ruwayad Yahye sinwar waxaas oo alaab ah ma isagaba haystay miskin colad iyo Gaajo hareysay oo furin dagal joogay miyaa kalsonida isaga guri lahaa oo agabtisa iska aruursan lahaa waa Ben caad

  • @FdmoMxmd
    @FdmoMxmd День назад +9

    Alaha unaxariisto waa geesi diintisa iyo dalkiisaa udhintay

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 День назад +8

    Allah ha unaxariisto geesi ❤❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏻🤲🏻☝🇸🇴🇸🇴

  • @AbdilmuxsinDayr
    @AbdilmuxsinDayr День назад +5

    Waa wax hore saan qiyaasayo
    Waxayna rabaan inay mujaahidka sumcadiisa kuwiiqaan lkn madhacayso
    Allah ayaa sumcadiisa iyo maqaamkiisaba saraysiiyay insha allah

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 День назад +5

    Geesi geesi dhalay sharaf ku nolaa sharafna ku shahiiday idim Allah guul reer falastiin 🙏🌹

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd День назад +11

    Aduunka wey ku dhibeen ilaahey ha u naxariisto

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 День назад +5

    Geesi garab waayey 😢😢😢😢😢😢❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 12 часов назад +1

    Israel run ahey shegeso Mar kuu Nolaa libaxii sin waar maxey uso dey wedan muqalkan e ha ku daalin muqalka bentaa ah walalyal e rabi ha u naxariisto walalkey yaxye sinwaar yaa rabi yaa kariim aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @abdijalilfarah8334
    @abdijalilfarah8334 День назад +8

    Mujaahid naxariis alowkusii aamin aamin

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 День назад +5

    Alle naxaaristo Yahaye Siwaar 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇸🇴🇸🇴

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 23 часа назад +2

    Waa mujaahid adeeganaayo waxeey ka naxsanyihhin video gi eey soo dhigeen ku dhawaad geeridiisi sharafti ka muuqatay cabsi la'anta iyo hal adeegiusi Allaha geeyo Jannooyinkiisa mujaahid,shaalhiid Yaxye Sinwaar

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 День назад +12

    Wilashas yar ba nool yaxye hadu dhintay

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman1517 День назад +3

    Warhedha wllo miyad ka hadashiid somalid su,cudigu laynayo 😢inima dhiibayso miya yacnii subxaan Allaah Hadla oo uhadla dadkiina dhiban😢😢

  • @abdikarinhussen4853
    @abdikarinhussen4853 18 часов назад +1

    Because marki Ay dilen Ayey memory Ka Heleen Jebadihisa Anigu Sidan Umaleyo Abdi Hafid Sallamullah Allaha Quweyo Muslim Ka inshallah

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb День назад +4

    ilahayow unaxaristo ya rabi geesi bu aha jahad

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 12 часов назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 День назад +4

    Allah ha unaxariisto uduceeya waxa kalood sooban dhigtaa bakhtiga yuhuudiga natanyaahu

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 День назад +1

    Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha falastiin aamiin

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 День назад +5

    Ilhey ha guleeyo reer gaza

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 День назад +2

    رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 День назад +3

    .alle.hau.naxariisto.cadawg.alle.iyo.kuwa.u.shaeya.alle.ha.duleyo

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 23 часа назад +2

    Weerarka wuxuu ahaa 10/07/2023. ma eheyn 06/23/23. video gaan waa viidoyoow kahoreeyay weerarka. fadlan isi soosax.

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph День назад +1

    اله إلا هو الحي القيوم الواحد الاحد الفرد الصمد له الملك وله الحمد حي لا يموت اللهم تنصر اخواننا المستضعفين في فلسطين غزه و المجاهدين و المسلمين انشاء الله

  • @KaydMaxamed-up9tw
    @KaydMaxamed-up9tw 22 часа назад +1

    Allha haunaxariisto geesi muslimiinta kabaxay lkn sahnuunitadu waxy ugusoobageen inay caruurta daydayan

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f День назад +1

    Illhy ha u naxaristo qabriga alle ha u nuuriyo

  • @KhadraAxmed-uj6ik
    @KhadraAxmed-uj6ik День назад +1

    Ilahay ha unaxaristo dhaman inta lashiday walalkena

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 20 часов назад

    Ilahay ha unaxariisto shihiidkaas🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲

  • @SMShersi
    @SMShersi 23 часа назад +1

    Vedio gaan waa vediogii hore ee ay soo daayeen qayb kamida oo ay editing ku sameeyeen ee ha u bixina, way kashifmeen koofiyad yar way kashifmeen markaa sheeko ay dadka kusii jeedinayaan weeyaan ee way hayeen Video gan! Don’t forget that they’re the Film makers, and Story tellers who get the opportunity use real video! YSW booga taariikhda aduunka ayuu galay ILAHAY raali ka noqdo 🫡🤲🏼

  • @clapz3217
    @clapz3217 16 часов назад

    alaha uxaristo waxuu ahaa geesi amin

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 День назад +1

    wx uu ahaaba Yaxye dhimay wlle Allaah swt naxariistiisa janno ha siiyo

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal День назад +1

    Allah ha unaxaristo Yahya Sinwar🤲🤲

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 22 часа назад +1

    Hadey hor u hayeen mar hure bay keeni lahaayeen ee hadey helee uaxye teg hadaq Allah ha u aqbalo shahaado maca nibiyiin was sidiiqiin

  • @shukriomar6053
    @shukriomar6053 День назад +1

    Alaha unaxariisto nin ahalka janada uu kamidyahay insha alaah

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 19 часов назад

    Rabiyoooow unaxariiiso yaa alllh😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @XasanKuuriya
    @XasanKuuriya 23 часа назад +2

    Cabdi caafidow yaxye simwaar in geesi ahaa cidna looga warami maayee, marxuumka u daa qoyskiisa,

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 День назад +2

    Abdi hafid waxa thy nin imaan leh sida ognahay lakin waxa ka Raba hadey macquul waxa dhahda gumeystaha Israel marwalba Israel ka hadlaysid magacaa ugu yeer🤞🫡🇸🇴

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by День назад +1

    Waa halyay shuhaada alloow jannatul farduusa allaha ugu deeqo aamiin maahayn cabdi xaafidoow Nin lagu madaysto amaa lagu jesjeeso balse waxaad ogaataa sahuuniyadu garashadeeda iyo aqligeedu waa been iyo wax aan jirin oo allaha awoodale ayaa inooga waramay waa wax aan jirin oo lasameeyay hadana sahuuniyadu waxay sheegto amaa soosaarto ayuunbaa laqaadanayaa hadeedse beentii sahuuniyada way u dhamaatay insha allaah

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x День назад +5

    Waxaa laga yabaa inay ka Helen qalabkii markiiow dhimanayay ow watay

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 22 часа назад

    Ilaahey ha u naxariisto Aamiin

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 23 часа назад

    Allah SWT ha unaxariiso mujaahid Mr. Sinwaar. Palistinian waa geesiyaal garab waayey. Reer falistiin way guuleysan doonaa InshaAllah

  • @najax156
    @najax156 День назад +1

    Alle ha u naxaristo mujaahidka

  • @ismailabdirizak485
    @ismailabdirizak485 День назад +3

    Adiga u jeedada wali ma fahmin iyo waxa aad u keentay muqaalka

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 19 часов назад

    2023 ayaa laduubay sida ka muuqata. Allaahu aclam!

  • @daryeeldalkaagaiyodadkaaga6930
    @daryeeldalkaagaiyodadkaaga6930 День назад +3

    janadiisa allaha geeyo wuxuu ahaa geesi garab waaye

  • @NasiihaRashid
    @NasiihaRashid 19 часов назад +1

    Waa fariid kaligii baa guraya hadana waa hogamiye dagaal qadaya. Illahy hau naxariisto

  • @degamalin3814
    @degamalin3814 День назад +1

    Waa gesi geesi dhalay gabanada yaryarkana waa ku guran lahaa mirihi Abohood u beray oo ah in ay xur naqanayan mar dhaw insha allah Asagana waa hogamiye ku dayasha mudaan Allaha badiyo siwaar oo kale yaa Rabi ku Casum Janadada

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 День назад +2

    Waa al yaasiin

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 14 часов назад

    Allah unaxariisto

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 21 час назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 21 час назад

    Waa Uu Aag Badalannayaa

  • @ashaaxmed2312
    @ashaaxmed2312 22 часа назад +1

    Haye run sheegayaa may soo bandhigaa markii uu noolaa geesi geesi aangeesikale jiren ayuu ahaa

  • @AwalehHassan-k5q
    @AwalehHassan-k5q 13 часов назад

    Wa markani wa mar hore wa 2023

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 День назад +1

    Waligiin Israil ha aamininina hadey rabaan waxaan ayaqaa tariiqda ku darey amaba sameyey, koley fiicnaana uma ayasan soo deyn Sinwaarna waa uu shahiisey shaqo wanagsana waa uu qabtey intuu noolaye inta dhimatey janatul fardowso, inta dhawacaa Alle ha bogsiyo inta noolana sharaf iyo karaamo iyo guul Alle ha siiyo Falastiin iyo dhamaan muslumiinta amiin amiin

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 19 часов назад

    Waa Beentood waa ay jileen ee filim sax ah maaha

  • @MaryanAbdullahi-n6g
    @MaryanAbdullahi-n6g День назад +3

    Kamirada mesha waa lagu dhajiyay jajusin aya ka buxda mesha 😢😢😢😢😢

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn День назад

      Falastinta jajusiin kabuuxda oo ragadiyeey

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 День назад +1

      My wll saas ilama ahan sababtoo ah meshaan yaxye kaliya madagana hadii ay jaajusnimo meesha ugu dhagantahay mar hore ayaa la dililahaa lkn camiro ay meesha ku dhajiyeen ayey ila muqataa

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 День назад

      Xamaas kuma dhax noola jaajus yahuudeed ayaan dhihikarnaa waayo ninka ciidanka ku dhaxjiray oo dagaalamayey jaajuska sheegi waayey nin is qarinayay sidaa cibeed oo kale miyey helikaraan xisbullah ayaa tusaale kuugu filan 1 isbuuc gudohood ayaa lagu dilay 100 qof oo sarsare meesha sinwaar oo beentii la arkay laga shegayey oo ku dhintay jeeda hore

  • @ABDULAHIABDIAZIZIMohamed-n4d
    @ABDULAHIABDIAZIZIMohamed-n4d День назад

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر رحمك الله يا شهيد البضل القائد ابو ابراهيم يحيى السنوار

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI День назад +5

    CC Tvga oo device yar ah ayaa kuxiran taa oo ay xitaa xamas kuxasuqaayen cadowga markay tuneelka Soo galaan irrid kastana wuu kuxiran yahay waxayna kaheleen jeebkiisa aaladdaas oo ay dib ubaareen.
    Maadamaa inuu howl adag fuliyo DOONAYO falimiliga ayuu uwareejinaayo good kale dibadda ama kanal kale

  • @mohamedamin2994
    @mohamedamin2994 День назад

    اللهم اغفرله وادخله جنة الفردوسة الاعلي

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c День назад +1

    Asalam Aleykum
    Ustaad cabdi xaafith waxaan waa quraafaad sahuuniyiinta dejiyey
    Yaxya sinwaar Faqada raxmatulahi caleyhi

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 День назад +2

    13:43 Cunuga funaanadiisa waa Ronaldo 7

  • @updalamohaa
    @updalamohaa День назад +1

    Allah yarama

  • @ahmedtahir6695
    @ahmedtahir6695 22 часа назад

    6.10.2023

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 День назад +2

    قال تعالي
    وقضينا الي بني إسرائيل في الكتب لتفسدن في الأرض مرتين ولتعلن علوا كبير
    فإذا جاء وعد اولهما بعثنا عليكم عبادا لنا أولى بأس شديد فجاسوا خلل ديار وكان وعدا مفعولا
    ثم رددنا لكم الكرة عليهم وامددنكم بأموال وبنين وجعلنكم اكثر نفير
    ان احسنتم احسنتم لأنفسكم وان اساتم فلها فإذا جاء وعد الآخرة ليسوا وجوهكم وليدخلوا المسجد كما دخلوه اول مرة وليتبروا ماعلوا تتبيرا
    صدق الله العظيم

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 20 часов назад +1

    Wax la daawan karo mahan wa Niyad jab xanuun ah caruurta Yar yar waxba galabsan Godka maxan ugu jirna markay dhahan Se looga dhaDhicin Cadow ba kaga gabanayna Ma Cafow bay Garanayan wa shu aasha?

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 День назад

    Geesi buu aha allh hainogusobadal mid guusha hantiya isgana allh ha ka aqbalo shuhadada😢😢😢😢😢😢😢😢amiin

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 День назад +2

    Waxaa igabaxay meeshaas in ninkaani ahaa halis Nin adag oo aan jixin jixayn maxaayeelay waxaanaqaanaa qofku markuu madax ama hogaamiye yahay inuu looshaqeeyo cidiisa dadkale ushaqeetaan Marka ninkaani asagaaba wax walba ah aawaylixdan jiradeeni ulaha kukutu ayay waakaas ficiin sidaas udhaqmaya kana fakaray masiirka dadkiias diintiisa dilkiisa shahaadada alaha ka aqbalo walaalken tankaleca dixaaxidow waxaan kaadareemayaa isbarbardhig dadka falastiiniyiinta iyo yuhuuda ladilay kuwayuhuudu xaqbay ahayd iladilo maxaayeelay waagumayste dalandoolkuyimid wixiikudhacayna asagaa iskukeenay misiwaxaakaadaahsoon in falastiiniyiinta xaqkutaaganyihiin

  • @safiyamohamed9651
    @safiyamohamed9651 18 часов назад

    Video gan wax micno ah ima sameynayo mowqifkeyga ah inan Y’Sinwar u aqano mujahid dadkisa iyo dalkisa iyo dintisabane wax kama badaleyso. Sinwar was a hero died legend

  • @Aishaabdullahi-gj7lf
    @Aishaabdullahi-gj7lf 21 час назад

    Yaa Allah yahuud naga tusi awoodada

  • @MunaAli-wr6ce
    @MunaAli-wr6ce День назад +1

    Asc mahadsanid wariye c/xafid m jamac muwadin somaliyeed oo hankisu dhaafay reer hebel iimaankuna qanjaha joogo. Guulayso

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 часа назад

    War sxb wixii timo cad yaxye ma ahan; islaanta camerada wey fiirinaysay asaga mxuu hoos ugu jeedaa??

  • @MohamedBOUHALI-g6y
    @MohamedBOUHALI-g6y 22 часа назад

    Fidioyan waa 2023 ee maaha 2024

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah6447 14 часов назад

    10/6/2023 weeye waa hal sano kahor.

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman1517 День назад +1

    Waa caw ma ruumi tabisha

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg День назад

    رحمه الله

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 День назад +1

    Wala saaray saacada

  • @maryanmahamud8239
    @maryanmahamud8239 День назад +3

    Asc walaal waxay hadda uu soo deyeen waa in ay ka dhigaan nin xun markay waayeen in ay soo qabtaa ay dadkiisa uga dhigaan inuu caruurtiisa ka wacday dagaalka laakiin shacabka in ay dhamaadan rabay laakiin reer Gaza ma dhihi doonaan waa nin xun ilaah ha uu naxaaristo Yaxya Sinwaar geesi asc

  • @KhadrasFashionStudios
    @KhadrasFashionStudios День назад

    Waa daariin

  • @Wonders-of-Mother-Africa
    @Wonders-of-Mother-Africa День назад +3

    Sababtay uso gasheen waxay ka hor tagayaan ninka isago dagaalamayo bu dhintay..waxay rabaan dadka in eey u tusaan ninkaan fulay bu ahaa..video waa 1 sano kahor! Waqtiga bay badaleen!

    • @iaw2401
      @iaw2401 День назад +1

      Haa sax waqtiga mesha la saaray

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn День назад +1

      Waad garataay intaas kaxuunyihiin

  • @fosiamuse6828
    @fosiamuse6828 День назад +1

    Kan inaad faafiso wax macnaa malaha wllkay . Hadu god kujiray sow cadowgisa may rabin

  • @sahrafarah5716
    @sahrafarah5716 День назад +1

    Asc ixtilaalku markii ay ka fashilantay dacaadkiisii ayuu wali doo nayaa inuu noo aqriyo godbuu ku dhuumanayey alaah ha naxariisto wuu la kulmay wuxuu raadinayey marka uma baahnin dacayaadka ixtilaalka

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 10 часов назад

    C/ xafid, banaka ayey ka imadeen. Gudaha nalka ka muuqdo wa bananki , halkan hore wa gudihi tunnelka. Biya iyo alaab kale ayu gudaha tunnelka oo ah hoygiisa ayu soo galinaya.

  • @MuzamilMuzamilshariif
    @MuzamilMuzamilshariif День назад +1

    Asckwwk madaxa waxaan filayaa qaliinkii xabsiga in,nuuyahay allaahu aclam

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 День назад

    ASC alaha u naxaristo aduunka intuu ku lahaa wuu ku ceeshay

  • @Mohab74
    @Mohab74 День назад +2

    Wa sanad kohor miya. 2023 arkaaye