XOGTA: Putin oo iclaamiyay dagaal cusub & Socdaalka Madaxweynaha Israel ee Turkiga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 88

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart9873 2 года назад +1

    Maracade mhdsanid mudane

  • @akwadani7776
    @akwadani7776 2 года назад +8

    Team maracade gacanta la isaaro hawada waa kusoo noqday 👍✌️

  • @a-rashidaadan1387
    @a-rashidaadan1387 2 года назад +1

    Aad ayan u dhagaystaa maracade show

  • @shucaybdiiriye287
    @shucaybdiiriye287 2 года назад +3

    Warka dhexdhexaad ha ahaado

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 года назад +2

    Wcs ugaas madsanid sida wanagsan o aqbarta dunida nogusotabisid tnks sxb keep going

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 года назад +6

    Mahad sanid wllo maracade ) yuhudi amin magasho

  • @husseinabdi1159
    @husseinabdi1159 2 года назад +2

    Thanks maracadde.
    Lkin video Qualityga HD ka dhig sxp.

  • @fartunbarre3477
    @fartunbarre3477 2 года назад +4

    Dadkii ugu horeeyay ahay maracade lkn majecli inaan waxqoro dhagta lee salaan dhamaantiin

  • @abdinasirmohamedaraale709
    @abdinasirmohamedaraale709 2 года назад +5

    MARACADDE SHOW LEGEND 💯💯💥👏💯💥🔥

  • @drhassan2369
    @drhassan2369 2 года назад +1

    Maracade shidaalka wa fhmy lkn saliida ceyriinka maxaa wye isheg ❤️

  • @haaraayhaweya9649
    @haaraayhaweya9649 2 года назад +4

    Maracade sxb waan kusalamay

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 года назад +3

    Warka keen maxaa cusub caawa

  • @osmandoli6803
    @osmandoli6803 2 года назад +2

    Hope the outcome of the mediation meeting due to be held at Turkey will be fruitful.

  • @barcelona1038
    @barcelona1038 2 года назад +3

    Mahad sanid maracadde

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 2 года назад +7

    Yahud dad laso dhaweysta ma ahan

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 2 года назад +2

    First person

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 2 года назад +3

    Sxb wad mahadsantahay

  • @bashiryusuf3908
    @bashiryusuf3908 2 года назад +12

    Asc dhaman dadkayga somaliyed DAWLAD QUWADLEH ALAHA INA SIIYO I,A

    • @garaaddeeq2951
      @garaaddeeq2951 2 года назад +1

      AMMIIN AMMIIN. AYAAN LEENAHAY WALAAL

  • @abdibasidmohamed9593
    @abdibasidmohamed9593 2 года назад +3

    Asc wllo HD ma ahn muqalka maxa jira

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 2 года назад +3

    Mahadsanid marcade lkn rergalbetka shirkada ugu badan malelee dad gaarah aa uskale ruushagan kasoo horjeedan in uu yigreen qabsado

  • @faaraxabdulsalam5228
    @faaraxabdulsalam5228 2 года назад +1

    Uf uf ordagan maanta ayuu indhahayhga kadhacay

  • @fitaaxrooti5722
    @fitaaxrooti5722 2 года назад +5

    Asc wlll ilahay haku xafido markan gudaha u galo fikirkeeyga somalida waxey tiraahdaa CADAWGENA CADAW ILAHAy HAUBIXIYO ee waa su aale nugliyeerada heeh galbeedka makula tahay ineey ayaga isku sameesteen aniga dhankeyga waa maya oo axan u arkaa in islaamka in loo sameestay hanjabaad'bo ha ahaatee marka sabab aanan ilahayna SW wuxuu yiri WAXYIHA ANAGA SO DAJINAY ANAGANA ILASHANEYNO taas darteed fikirkeeyga aniga ilama aha inaan ka naxo oo waan ku faraxsanahay

    • @mohamedjamaomar8058
      @mohamedjamaomar8058 2 года назад +2

      Wll nuclear horaaba loo adeegsaday oo jabaan ayaa lagu dhuftay dib taariiqda u fiiri

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 года назад +5

    " لا تحزن ان الله معنا" الاطمئنان ❤️
    الثقة بالله نجاح❤️
    ادعولي انو ينفرج همي ولكم بالثل❤️‍🩹❤️

  • @QALAJIYE
    @QALAJIYE 2 года назад +3

    sxb waad mahadsan tahay wararka aad nala wadaagto, waxaan kugu darsan lahaa in aad isku beegto sawirka iyo falaada aad ka hadlayso. sawirda aad na tustaa iyo faaladu isma laha maramr badan. isku day in aad isku beegto waxa aad ka hadlayso iyo waxa aad na tusayso. mahadsanid

  • @allsportsfunny7653
    @allsportsfunny7653 2 года назад +3

    Mahad sanid zxp war la hubo oo tayo leh 🧠❤️❤️

  • @zakariaomar3754
    @zakariaomar3754 2 года назад +1

    Shalkaaa Somalia xaaa lotilmaamo

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 2 года назад +3

    ok

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 года назад +6

    Mr maxamed ciisaw waad mahadsantahay marka labaad turkey waan ku taageersanahay dhexdhexadnimadiisa Ukraine yaanu isku halayn way jabtay xalka qudha ee Ukraine waa in ay OGOLAATO SHURUUDAHA Russia Soo jeedisay si aan la isku hanbo RAACIN

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart9873 2 года назад

    Nabaadiino sxb

  • @reershookin3569
    @reershookin3569 2 года назад +1

    Ok

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 года назад +5

    M/weynaha Ykareyn siyaasi maaha majajilo iyo dadkisi iyo dalkisiiba ku burburinya, ma isweydiiyey Ruushka ma iska celin karta?

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 года назад +5

    MARAYKAN WAA KA MASUULKA KA AH COLAADA KA OOGAN DALKA UKRAINE IYO XASAARADAHA KA JIRA DUNIDA LKN WAA WAQTIGII LA SOO GABOGSBAYN LAHAA

  • @fahadinhomohamed9430
    @fahadinhomohamed9430 2 года назад +8

    Waxba masoo kordhinayso Russia 🇷🇺in cunuqabateena lagu sooo roga keliya waxaa xal laga gaari karaa wadahadal diblomaasiyadeed

  • @abdirahmandualeh5721
    @abdirahmandualeh5721 2 года назад +2

    wixii hada ka danbeeya maraykanka ayaa saaxada siyaasada caalamiga ah laga saarayaa sidii ay khuburada maraykanku saadaaliyeen mudo dheer waxana is badalay ku tiirsanaantii reer galbeedka waayo waxay u muuqdaan dadka haatan u baahan resources aanay iyagu gacantooda ku jirin islamarkaana doonaya inay go'aamo qalafsan ka qaataan wixii danohooda ka hor imanaya taasina waxay keenaysaa isbadalo aad u waaweyn

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 года назад +3

    Luuqaddaas lagu qoray diyaaradda keentay madaxweynaha ee katur jumeysa nabad iyo islashaqayn wax kajira malaha waayo waxaa noosheegay ilaaha koonka iskale waxaan jeclahay shacabka turkiga iyo madaxweynahooda waxaana kacodasanayaa waxaan hubnaa aayadaha ilaahay waxaan kaloo hubaa shacabka turkiga iyo madaxdooda inay aniga iga aqoonbadanyihiin oo ay garankaraan siyaasadda sahnuuniiyiinta naraykanka iyo yuhuuddaba oo ayna aaminin yuhuudda iyo maraykanka waxaan kaloon rabaa inaan idiin sheego afka turkiga ma.aqaan waxaan soomaali oo dhan kacodsanayaa qofkii arka farriintayda iyo qoraalkan inay uturjumaan afka turkiga oo aad gaarsiisaan shacabka iyo madaxda turkiga anoo og kuna kalsoon inta aan ka.aqaan marayjanka iyo yuhuudda inka badan inay kayaqaannaan turkidu.thank you everyone in the world God bless true between turk and Israel...

  • @mahamoudali
    @mahamoudali 2 года назад +4

    War maracade managa hubtaa in wali ciidamada ruushku ay kiyeef gudaheeda ay ujiraan 20 km . hadaa waxan iskuhaysta caasimada Ukraine gudaheedu waa maxay ?

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 2 года назад +8

    Erdoğan waxan rajyna in qadiyada Falastiin uu si wayn meel ugu xidhi doono wa hadduu ka faaideysato fursadahaan mhdsanid wll maracade warbixinada noso tabinyso eex la,aan 🙏🏾🙏🏾

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 года назад +3

    Gidaar.madax.ku.garaac.baa
    Kasoo.hashay.maraykankii.
    Iyo.kalsooni.daro.ree.galbeeska
    Dhex.diisa.ah

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 года назад +4

    Daayeer wakaaa turkey 🇹🇷 Israel 🇮🇱 saaxiibtinimo wayn ayaa ka dhexaysa hogaamiyeha dunida muslinka ayuu dunida muslinka utaqaan urdogan daayeer ku quuso qundhaanjooy

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 года назад +1

      Dumlimaansiyad waxba kama taqaanid 😭 caruury wax so baro, wax sooo ogaw 👥...o deetana markaad ogaatid
      Ilaahy latala saaro, kadibna xukmi
      👥🤔

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 года назад +2

      @@Turjumaanka kkkkkk macalim siyaasiga ruug cadaaga ah mahadsanid

    • @abdinasirabshir7876
      @abdinasirabshir7876 2 года назад +2

      Dunidu waa masalix somalida iyo dadka aan waxba garaneyn unba islamnimo lagu harowsadaa.
      Qofka Israel ka ah waxu turkiga ku iman karaa bila visa mudo 3 bil ahna jogi karo,

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 года назад +2

      @@abdinasirabshir7876 kkkkkk xaqiiqada waa sidaas aad sheegta sxb laakin soomaalidaa uhaysata turkey mahdi soo daalacay oo filrad qaldan ka aaminsan mahadsan in badan xogta aad nala wadaagtay

    • @abdiroble2576
      @abdiroble2576 2 года назад

      Turki haduu daanyeer noqday geedaha si fudud ku fuula
      Quraanshada ma Soomaali ayaad ka
      Wadaa ?
      Quraansho iyo daanyeer keebaad noqon lahayd
      Hadii lagu xayawaaneeyo?

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 года назад +2

    Allah gaalada hanoo duleeyo

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 года назад +4

    Hadii dowlada RUSHKA EY goyso gaaskii ey siin jireen reergalbeedka taa dhibaata ku keeni karto reer YURUB xataa ruushka dhibaata dhagaala ka soo gaareyso.dowladaha khaliijka waxaad moodaa in hada wax fahmeen.

  • @travellorno9
    @travellorno9 2 года назад +9

    Allow kadhex bilaaw dagaalka 3aad
    😴😴farxadeydu ahaani laheyd inaan arko gaaladoo isbaa-bi-inayaan

    • @hananabdirahman3922
      @hananabdirahman3922 2 года назад +3

      Aamin 😄😄

    • @hoyomcn9769
      @hoyomcn9769 2 года назад

      Dagalka 3 ee aduunka adiga iyo inta AMIIN ta ku racisay wey ini sameeneysa yara fakar horta intad wax so qorin melwalba muslimin waliba Somalie aya ku nolol habar ka naka dhaf.
      ALLOW ADA KA WEYN masiboyinka galada XAQAKA KALIYA unba socda
      RABIYOW AMAAR KAGA AYA KA WEYN masiboyinka galada

    • @Abdi537
      @Abdi537 2 года назад +1

      Wax cabdulahi la dhoho o faido leh xiligi saxabada u danbeyse meqo muslimin ah ba yurub kunol

  • @carabbushaaro1481
    @carabbushaaro1481 2 года назад +3

    turki wadahadalada dan ayaa ugu jirta wayo dhaqaalihiisa ku xidhan ruudh iyo ikreen

  • @mustafeguutaale144guutale2
    @mustafeguutaale144guutale2 2 года назад +1

    Lake tu waa muhiim ee lake ta hala dhaafina maracade

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 года назад +6

    Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭

  • @barcelona1038
    @barcelona1038 2 года назад +2

    Waku tageeraa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Ilaahow magrigooda iyo gaalada iyo munaafiqiinta naga badbaadi

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 года назад +2

    Mahad sanid

  • @ghadardable5239
    @ghadardable5239 2 года назад +2

    Dooooni mayno. Israel. In Lagu. Sodhaweyo. Turkiga aad. Ban. Oga. Xumahay. Israel. Putin ka. Xun

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 2 года назад +3

    Erdohan rerr galbeedka waa munaafiqiin yeysan dagaal lugaha kuu gelin waa nimankii kaaga hiiliyey Greece F35 na kuu diidey

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 2 года назад +1

      Ayagaa kaa og 😭👥

  • @cabdirizakmaxamedjarkunaba7173
    @cabdirizakmaxamedjarkunaba7173 2 года назад

    Waxaa aad ii xiisa geliyey ankara oo galbeedkii iyo bari oo isu dhiibey turkiga

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 года назад +2

    Gobnimo cardboard waa ugu hanbalyeynaya dadnimada maanta muujiyeen haday sida ku socotana waxan umalynaya in ay xaqiiqda jirta ay ogaan doonan taasoo ah in aan waxba lathered oo aan ka ahyn borobgaando awooda beenta ah ee kashego ,iyo dhaqaalaha ay rergalbedka ku faanan in uu yahay Kan carabta ee yaala banana reer galbedka

  • @cabdirizakmaxamedjarkunaba7173
    @cabdirizakmaxamedjarkunaba7173 2 года назад

    Waxana soo meereysa awoodda islaamka

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 года назад +2

    USA 🇺🇸 they want from Arab countries and Venezuela 🇻🇪 cheap old this time that's Crazy
    All NATO countries Losing battle with Russia 🇷🇺

  • @abdishaa9494
    @abdishaa9494 2 года назад

    Warkiini wad xislaya

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 2 года назад +2

    SIDA RUNTA AH HADDII WEERARKA UKRAINE KU SOCDA AY AMERICA KA BAQATAY IN AY SI TOOS AH RUSIA DAGAAL AY LA GALAAN, QUWADDII 1 AAD EE DUNIDU AWOODDA KU TUHMAYSAY WAY FASHILANTAY. MARKAA RUSIA WAY KA SUUROWDAA IN AY TOOS U ABBAARTO AMERICA IYO NATO WAAYO WAY WAABSATAY WAANAY U CADDAHAY IN LAGA BAQDAY

  • @abdikanifaisal5425
    @abdikanifaisal5425 2 года назад +1

    00

  • @ramadanabdi3484
    @ramadanabdi3484 2 года назад +2

    Galadu isma dhaman wayo putin way umuqata inay dhaman la dagalamayan hadana wa ismodsinaya

  • @maxameddalab7301
    @maxameddalab7301 2 года назад

    Butin waad kaguuleysan khaniisiinta reergalbeedka waayo illaahey lamajiro

    • @maxameddalab7301
      @maxameddalab7301 2 года назад

      Butin haku mashquulin heshiiska ruushku waa jeedal illaahey ladhacaayo kuw taageerey inlaba nin isguursadaan nacalaadi ha kudhdo

  • @asmarigaax3433
    @asmarigaax3433 2 года назад

    Kasoo hadal yahuudu waxy ka wado falasdiiniyiin ta

  • @abdirahmandualeh5721
    @abdirahmandualeh5721 2 года назад +2

    American aggressive behavior will destroy the superpower of the western influence of the world said by american writer and political analyst

  • @shukriaxmed2625
    @shukriaxmed2625 2 года назад

    filim

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 года назад

    hada nahay shacabka somaliyed waa in an utashana mustaqbalka wadankena wayo waa aragtan israel iyo turkiga wax dhax marayao marka wa in an qof walba oo musliim ah ama gaall ah wa in an lasamenaa calaqaad

  • @abdisheekhadan6336
    @abdisheekhadan6336 2 года назад

    Garac waji gabixii ugu waynaa uu jo baydhan uu kala kulmay 😄😄

  • @yuusufmaxamuud3071
    @yuusufmaxamuud3071 2 года назад

    Fw

  • @yuusufmaxamuud3071
    @yuusufmaxamuud3071 2 года назад

    E

  • @cabdaletaani1513
    @cabdaletaani1513 2 года назад

    Wale kuwii turkiga waxkale waaka israail mata usodhaweyey sidii qaranka

  • @amirasiciid392
    @amirasiciid392 2 года назад

    Gaalo shirqoolkooda iska badane waana kuwii hishiiya balse waxa iswaydiin mudan dawlada turkiga maxay la maagan yihiin ? Maxay tahay waxan oo boqashoyin ah ? Talow ma shirqool kale baa ku lamaan ? Alle ha sahlo arin fudud maaha in ninka yuhuudigu booqasho ku yimaado turkiga