HEES AROOSKA ABDIQAHAR IYO HIBO DHAWRSAN FANIINTA YAXYE, SUHAYB, LIIBAAN , KHADRA , IKRAAN, RAXMA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • HEES AROOSKA ABDIQAHAR IYO HIBO DHAWRSAN
    EREYADA IYO LAXANKA LIIBAAN JIGJIGA
    MUSIC ABDIQAHAR
    Copyright@Hawraar Music

Комментарии • 61

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 5 месяцев назад +6

    WIIL ogaadeen aha IYO gabadh ciise aha masha Allah Barakooba waa Gobtii somaliyeed oo is guursatay ehelkii dhaqanka dad galbeed ❤️🙏

  • @AbdiQaharilkacas
    @AbdiQaharilkacas 7 месяцев назад +19

    waxaan halkan iga mahad celinaynaa dhamaan bahda fanka oo isku duuban inta nala joogtay iyo inta niyada nagala joogtayba iyo waliba labada famil iyo dhamaan bahda saxaafada medeayaha uu ugu horeeyo hawraar medea waxaan leeyahay sxbayaal qalbiga ka ogsooni halkaan idin ka joogo 🙏🅰️

    • @mahadiadawe
      @mahadiadawe 7 месяцев назад +1

      Hambalyo Legend Guri Barwaaqo Insha Allaah Sxb

    • @sundusnur2464
      @sundusnur2464 7 месяцев назад

      M.a hanbalyo

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 7 месяцев назад

      Hambaalyo seedi gabdhu haadi aayi thyi ciise❤

    • @AOH4963
      @AOH4963 7 месяцев назад

      Hadaf labo is jecel guulaystay❤🎉

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 7 месяцев назад +4

    Hambalyaanu Leenahay Caruuska Cabdiqahaar iyo Hiba Dhowrsan Guri Barwaaqo Insha Allaah Legend hawraar thanks sxb sare Walee Fanaanin Aan Jecelahay Baa Katumay Arooska Guulaysta Saaxibayaal Fanaan Hal Abuur Liibaan Jig Jiga Caadi Mahan Ereyada Iyo Laxanka

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 7 месяцев назад +3

    Mnsha allah waxa uu ilahay hibo iyo cod dhamaystiran ugu deeqay ikraan maxabe khadra silimo iyo yaxye iyo raxma xasan mnshaallah gold voice ❤💯

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 7 месяцев назад +5

    Khadra abdi silimo Codkaaga inta Si gaar ah udhandhansatey baan salaamaya

    • @AOH4963
      @AOH4963 7 месяцев назад +1

      Legendmad weeye gabadhaasi khadra cabdi silimo❤

    • @hanadhassan4877
      @hanadhassan4877 4 месяца назад

      Me wlahi😢❤

  • @updirahmanwst8723
    @updirahmanwst8723 7 месяцев назад +3

    Erayda io laxanka liibaan jigjiga wow🎉

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog 7 месяцев назад +3

    Woooow wooow khadra abdi silimo boqoradi codka mesha walagu dhan yahay wlahi

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog 7 месяцев назад +3

    C/qahar my roul model allaha isku kiin barakeye

  • @KaltoumSaid-jc2lo
    @KaltoumSaid-jc2lo 7 месяцев назад +3

    Alf mabrouk Hibo Halgan daher iyo Abdi qahar sedi❤

  • @Jamaabdi378
    @Jamaabdi378 7 месяцев назад +1

    Hambalyo abtiyo adiga iyo Sayigaga Farxad igu nolada abidkiin wada jira ubadkhayrleh kala hela 🙏🏽

  • @maxamedhassan7968
    @maxamedhassan7968 7 месяцев назад +2

    Congratulations ❤ isku wara ❤

  • @FatouDjama-d1h
    @FatouDjama-d1h 7 месяцев назад +3

    Hambalyo ma sœur hibo and sedigey Abdiqahar 🎉❤🎉🎉🎉❤

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 5 месяцев назад +1

    Mashallah awoowey 🤴🇬🇲And inadertay 🇩🇯👸 gacal bad heshay haybad qaara ❤hoy djibouti dagga🎉😍 isku wara labaydi garab 🇩🇯❤🇬🇲🩸❤❤💘💘💘

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 17 дней назад

      Gobtii somaliyeed weye ciise IYO Ogaadeen Aniguna inaan Gabadh ciise raadiyo WEEYE 😂

  • @amaaldaahir5336
    @amaaldaahir5336 7 месяцев назад +2

    Hamplyo Hamplyo isku wara oo dhisma 😊

  • @NezoHassan
    @NezoHassan 7 месяцев назад +1

    Mashs allah allaha ku xafido hono hidoo ❤❤Af mabrouk 💯💯

  • @zhuceybapdallahzaiit
    @zhuceybapdallahzaiit 7 месяцев назад +2

    Hamballyo hamballyo khadra silimo ayan arka❤❤

  • @NimcoAadan-xs1mv
    @NimcoAadan-xs1mv 6 месяцев назад +1

    Mashal❤❤❤❤❤ wllllo

  • @faycaleChouchou
    @faycaleChouchou 7 месяцев назад +2

    Masha Allah❤❤❤

  • @asmamed9740
    @asmamed9740 7 месяцев назад +2

    Machallha ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 7 месяцев назад +2

    Wow ma abdiqahaar gold beaatz

  • @XalimamikailXariirmikail
    @XalimamikailXariirmikail 7 месяцев назад +1

    Hambalyo hambalyo walaalkey iyo walaashey will iyo cano ilaahey ha idiin ka yeelo byby iskaboloow albabka ku ooyo😂😂❤❤

  • @ArafadArafadE
    @ArafadArafadE 7 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @ShafeecMohomed
    @ShafeecMohomed 7 месяцев назад +2

    New song the best ❤

  • @istaahildegan4360
    @istaahildegan4360 7 месяцев назад +1

    hanbalyo abdi qahar fanan kena adika duma fananninat dhaman salam ka bax sa ten waw❤❤❤

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 7 месяцев назад

      Inder waa qooloma ninka gabdha yaada guursaadyi?

  • @IkraanMahamoud-cy3fd
    @IkraanMahamoud-cy3fd 7 месяцев назад +1

    Mansha allah isku wara ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nasrochehem6064
    @nasrochehem6064 6 месяцев назад

    Beyt ka ikran iyo khadra aya i cajabiyay❤

  • @AaminoSiciid-n5u
    @AaminoSiciid-n5u 6 месяцев назад +1

    Jah inshllh malinkeyga shidan dona aniga iyo siciid❤❤❤9/4/2024 dhahaysa no analogue singel❤ ah inshllh anago aroos 14/4/2024

  • @liibaanjigjiga8551
    @liibaanjigjiga8551 7 месяцев назад +1

    Masha Allah hambalyo ❤❤❤

  • @ZamzamDjama-gp3fs
    @ZamzamDjama-gp3fs 7 месяцев назад +1

    Mashllh allah ❤

  • @dowsa...........
    @dowsa........... 7 месяцев назад +2

    Howraarsan ex io rahmo hsan😮😂

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog 7 месяцев назад +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @KiinYusuf-j9r
    @KiinYusuf-j9r Месяц назад

    ikraan maxabe boqorada codka❤❤❤

  • @aishaluul3626
    @aishaluul3626 7 месяцев назад +1

    Maashallah❤

  • @CRFATE
    @CRFATE 7 месяцев назад +1

    Hanbalyo Wlky ❤

  • @nimaibrahim1009
    @nimaibrahim1009 7 месяцев назад +1

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FarxanGeedi
    @FarxanGeedi 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤mashaa alaha

  • @faycaleChouchou
    @faycaleChouchou 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 месяцев назад +1

    hanbalyo hanbalyo❤

  • @cismaanmaxamuud4565
    @cismaanmaxamuud4565 7 месяцев назад +1

    Hambalyo🎉

  • @mounaabdo5181
    @mounaabdo5181 7 месяцев назад

    Alffffffff mabrouk ma chérie Hibo dhowrsan and her husband Abdi-qahar ❤❤❤

  • @ibsashowG7
    @ibsashowG7 7 месяцев назад +1

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 6 месяцев назад

    Hanbalyo alfanaan

  • @sundusnur2464
    @sundusnur2464 7 месяцев назад

    M.a❤

  • @SADAAM_GEMAR
    @SADAAM_GEMAR 7 месяцев назад +1

    M sh 🎉❤❤

  • @MaxedcllaahiJamac
    @MaxedcllaahiJamac 7 месяцев назад

  • @YoungAustralian65
    @YoungAustralian65 7 месяцев назад +1

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 7 месяцев назад

    Folxumadu waa cudurada laga cafimado shaqu waba Run liban jigjigawi waka Qurux badnadayi😂😅

  • @NimanMwild
    @NimanMwild 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤AR❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂love love je t'aime amour je t'aime mon amour 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘

  • @KiinYusuf-j9r
    @KiinYusuf-j9r Месяц назад

    ikraan maxabe boqorada codka❤❤❤