Maxamed aadan dugsiiye - AAR LAGA CABSOODO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024
  • Maxamed aadan dugsiiye
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 12

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 4 года назад +11

    AAR LAGA CABSOODO - - HO. MAXAMAD AADAN DUGSIYE
    ©Erayadii : ? ©Codshaxankii : ? ©Luuqdii : Maxamad Aadan Dugsiiye
    '' Aadmigu dhammaantood
    Inkastoy adkeeyeen
    Ama uurka ku hayaan
    Aar laga cabsoodiyo
    Inaad tahay adduunyada
    Ninka ugu itaal weyn
    Anigaa anfiyayoo
    Ma ogtahay jacaylow
    Weli kuma aqoonsani
    Jeer oon is-aragnee
    Ma ifkaan ku eegaa
    Oo waabad ii iman
    Mise iilka hoosaan
    Kugu eemameeyaa
    Ammintii la joogiyo
    Codkan ii baxaayiyo
    Uugaanka heesaha
    ???? mishaartiyo
    Dadkan oohintaadii
    Ilmada iska tirayoo
    Asalkaba jacaylow
    Inaad eeba kulushahay
    Waa lagaa afgodayaa
    Anna kuma aqaanee
    Ma ifkaan ku eegaa
    Oo waabad ii iman
    Mise iilka hoosaan
    Kugu eemameeyaa
    ''
    Magan Allee mahadsanid sxb.

    • @abdirahiimmohamed4078
      @abdirahiimmohamed4078 4 года назад +2

      Sxb ugu horeyn.wan ku.salamay heestaan.ban.ka codsana plz soqorruclips.net/video/cxqDMlV1RVs/видео.html

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 года назад +2

      Abdirahiim Mohamed waan kaa qaaday walaalkay. Ma illoobin sxb codsigaaga tixgalinna wuu mudan yahay. Maalmaha soo socda ayaan kula wadaagi doonaa midhaha heesta oo dhigaal ah hadduu Ebbe ogolaado.

    • @ahmedegueh7734
      @ahmedegueh7734 4 года назад +2

      Waa ereeyadii Abwaan kii waynaa ( AHUN) Xasan Cilmi Dirieh ee Murtidii shilla shidayey

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 года назад +1

      Ahmed Egueh mahadsanid walaal

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 года назад +1

      Ereygaas waa"la irkigay" miishaartiyo dadkan oohintaadii ilmada iska tirayoo......

  • @saaycn5473
    @saaycn5473 4 года назад +3

    Great