Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Qisadani Wxy Ku dhcdy Aniga. Edaday Eedaday Wxa La dhihi Jiray Xamda Wxa Qabay WiiL La odhan Jiray Cabdi WaLi Mrabo inaan InaYahooda Halkan ku Xuso Lkn Qisadan Wxy ahyd Mid Aaad isamysy Eedaday Waxy La Dhalaty Abahy Iyo WiiL kle Uun Wana Guur danbays Abeheedna Iyado yr bu Dhinty Hooyadaeed oo Ayeeydy Ah ba iska Wadaty Malin Ba wxa Dhacday In Edady iyo Inankii reer Hargysa is Guursadan Eedady reer Burcay Ahyd Mrkaa ayeeyna Burcay dagnayd 2019 By ahyd Ana Mrkii eedo la guursady Ba Lay geeYay oo Wn la jgy Eedo iyo Adeer Abdi wali Walhia Aad by isku jclaYen Jcylka Uu eedady u qabay Dartii Aniga xtaa sidu idhly bu Ila dhaqmi jiray Wxa dhcy Wx uu eLe qoray oo adeer iyo eedo wx awLaad ah alle kuma irsaaqin Ayeeya Timi hargaysa oo damacday inay kla furto Wx bdn WiiLka iyo Gabdhuba Wy baryeen oo Anaka saas isku rpny dhehen Lkn adigu wixi qorna ba dhacayo wy ku Gulaysaty inay Kala Dirto Eedady Aad bay u xnuusty Qalbigina wu ka dhinty Adeerna sidaa si leeg heestan dhagaha mrkan ka qaado Walhia eedady bn so xsuutaa AwLada Ilahy ba bixiya Adeer Abdi WaLi aad Bn ku jclahy abaaLkagana ilaawi maaYo Edady sido kle nolol qrux bdn ban idiin rynyaa😭💔
Eedo ma guursatey markle mise😢sorry abyo❤
Ma Labada qisaa isku mid ah mise tanaaba hesta laga sameyay
@user-ne1hz7mo6i labada qisaa isu dhaw
Waa waxa aniga igeesto alloow ubad isii saalixiin ah
Aamiin walaal allaha awlaad ku siiyo
Aamiin yaa rabi allow kusii talow sanad baa kasoo wareeg wax Allah ma kusiiyay walaal
Isma lihi lafoole cid ka cod macaanbaa jirta dadka afka soomaaliga ku heesa,
0:15QISADA HEESTA WAXAA KA SHEEKAYNAYA ABWAANII SAMEEYAY HEESTA WAANA ABWAAN BARE MAXAMED FIIDOW.
Waa qiso dareen gaara xumbaarsa Heestuna waxy dhadhan yeelataa marka aad ogaatid qisada laga qoray heesta
Danaysato maad ahayn c/risaaq carab fadlan isoo samee
Isa seega nagu dhacay waa amuur inaga weyne😢
Plz bilaa music heesta lafoole mid kale labo ugama dhigo noo sameeya
Hye wll
heestii cabdi holan iyo ikraan caraale plz
Gfugfugf👸👸👸👸🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷💰💰💰🤴
Alle way ufududahy mar inaynu kulanee😢💔
Isaseega naku dhacy wa amuur naga wayn 😪😪
Heestan wlhi wey iga gadan tahay ax ax ax
Heesta waraa ku qor oohintaada we khaalid kaamil noo soo gali please 🥰
Waa tan wllruclips.net/video/YWfNlcwf2Ac/видео.html
Misna aniga sidii baa kugu Uur fiyobahay😞😿
Ax ala dhib wayna
😅😅😅😅😅😅😅😅😅2024
Qisadani Wxy Ku dhcdy Aniga. Edaday Eedaday Wxa La dhihi Jiray Xamda Wxa Qabay WiiL La odhan Jiray Cabdi WaLi Mrabo inaan InaYahooda Halkan ku Xuso Lkn Qisadan Wxy ahyd Mid Aaad isamysy Eedaday Waxy La Dhalaty Abahy Iyo WiiL kle Uun Wana Guur danbays Abeheedna Iyado yr bu Dhinty Hooyadaeed oo Ayeeydy Ah ba iska Wadaty Malin Ba wxa Dhacday In Edady iyo Inankii reer Hargysa is Guursadan Eedady reer Burcay Ahyd Mrkaa ayeeyna Burcay dagnayd 2019 By ahyd Ana Mrkii eedo la guursady Ba Lay geeYay oo Wn la jgy Eedo iyo Adeer Abdi wali Walhia Aad by isku jclaYen Jcylka Uu eedady u qabay Dartii Aniga xtaa sidu idhly bu Ila dhaqmi jiray Wxa dhcy Wx uu eLe qoray oo adeer iyo eedo wx awLaad ah alle kuma irsaaqin Ayeeya Timi hargaysa oo damacday inay kla furto Wx bdn WiiLka iyo Gabdhuba Wy baryeen oo Anaka saas isku rpny dhehen Lkn adigu wixi qorna ba dhacayo wy ku Gulaysaty inay Kala Dirto Eedady Aad bay u xnuusty Qalbigina wu ka dhinty Adeerna sidaa si leeg heestan dhagaha mrkan ka qaado Walhia eedady bn so xsuutaa AwLada Ilahy ba bixiya Adeer Abdi WaLi aad Bn ku jclahy abaaLkagana ilaawi maaYo Edady sido kle nolol qrux bdn ban idiin rynyaa😭💔
Eedo ma guursatey markle mise😢sorry abyo❤
Ma Labada qisaa isku mid ah mise tanaaba hesta laga sameyay
@user-ne1hz7mo6i labada qisaa isu dhaw
Waa waxa aniga igeesto alloow ubad isii saalixiin ah
Aamiin walaal allaha awlaad ku siiyo
Aamiin yaa rabi allow kusii talow sanad baa kasoo wareeg wax Allah ma kusiiyay walaal
Isma lihi lafoole cid ka cod macaanbaa jirta dadka afka soomaaliga ku heesa,
0:15
QISADA HEESTA WAXAA KA SHEEKAYNAYA ABWAANII SAMEEYAY HEESTA WAANA ABWAAN BARE MAXAMED FIIDOW.
Waa qiso dareen gaara xumbaarsa
Heestuna waxy dhadhan yeelataa marka aad ogaatid qisada laga qoray heesta
Danaysato maad ahayn c/risaaq carab fadlan isoo samee
Isa seega nagu dhacay waa amuur inaga weyne😢
Plz bilaa music heesta lafoole mid kale labo ugama dhigo noo sameeya
Hye wll
heestii cabdi holan iyo ikraan caraale plz
Gfugfugf👸👸👸👸🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷💰💰💰🤴
Alle way ufududahy mar inaynu kulanee😢💔
Isaseega naku dhacy wa amuur naga wayn 😪😪
Heestan wlhi wey iga gadan tahay ax ax ax
Heesta waraa ku qor oohintaada we khaalid kaamil noo soo gali please 🥰
Waa tan wll
ruclips.net/video/YWfNlcwf2Ac/видео.html
Misna aniga sidii baa kugu
Uur fiyobahay😞😿
Ax ala dhib wayna
😅😅😅😅😅😅😅😅😅2024