WAR DEG DEGA:HARGAYSA WAXA HADA GURIGISA LAGALA BAXAY|SSC OO SHIR CALAMIYA|LASCANOD LACAGTI CASHURTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 71

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +1

    Guuuuuuuuuuulll SSC khatumo❤🇸🇴💕💖💪💪💪

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 месяца назад +6

    Masha allah ilaahay ba mahad leh guul shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 месяца назад +1

    Mashaa Allaah horumarka ka socoda SSC khaatumo guul iyo gobanimo❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿💪

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 месяца назад +1

    Rabi amuurihiina ha’isugu kiintoosiyo. Guuleysta khaatumo iskutashi iyo wada shaqayn baa horumar lagu gaadhaa.❤️🎉🎉❤️🙏.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад

    in shah Allah Good job 👍🏾 ssc

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 месяца назад

    Maashaa Allah ❤❤❤✅✅💪✅✅✅

  • @hashiali689
    @hashiali689 3 месяца назад

    Masha allah isku tashi wacan waa guul wacan wana wax lagu farxo horumarka dhulkeena guul ssc

  • @asheekh15
    @asheekh15 3 месяца назад +2

    Ninka diyaarada keensaday ee laga xoogey waanin arab ah dhawrbilood kahor buu kalawareegey Suldaan Dubad Qaal ayaa imbadan qaylinayey oo lahaa nin shacab ah ayaaladhacay

  • @hashiali689
    @hashiali689 3 месяца назад +1

    Waar maxaad tiri caadi maha adkaatay fogaatay cajaib sheikhow caqli keen 😂😂😂

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 месяца назад

    GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA KHAATUMO STATE 🇸🇴❤️🔥💪🙏❤️❤️

  • @dahirgeire1981
    @dahirgeire1981 3 месяца назад

    Keep going

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 месяца назад +1

    Soomalia waxaa wareeriyey 90 jiro been iyo boob caado kadhigtay.

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 3 месяца назад +1

    Dhulbahante xasan kama quustaan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 месяца назад +1

    Diyaaradaha waxaa lahaa oo keensy hargeysa nin soomaaliya oo keneda degan muuse biixi ayaana xoog kaga qaaday

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 3 месяца назад +1

    Maxay ku so biirinaysa xukuumada Xassan munafiiq xassan lu gooyee Xassan SSC waxba ku so biriin maayo aan lugoye ahayiin

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 месяца назад +1

    Waxaan ka yaabay ereyga shir caalami ah ma caalamkaa ka soo qayb galay mise dowlad ku sheega fashilmay baa meesha isugu yimid walle ninkaan quusani isagaa quus ah walaalahay dhulbahante horumar baan idiin rajaynayaa rabbi ha idin taageero Gurguurte iyo inta agfadhida waqti ha iskaga dhuminina waa meel lagu fashilmaye

  • @mahamedabdi5686
    @mahamedabdi5686 3 месяца назад

    Adeer Hassan sheikh wala wasa wa dameer dowladnimo garaneen adeer 😂

  • @bby6
    @bby6 3 месяца назад

    Muqdisho wa caasimad mooryanta iyo qabuura faagida damuljadid team

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 месяца назад

    Waar waxaa iskadaayo dirxi gii laas dhiig galay kasoo warn😂

  • @TimoXidiga
    @TimoXidiga 3 месяца назад

    Asc

  • @aaminacumar7093
    @aaminacumar7093 3 месяца назад

    Maxaa kaa galay taada wado haku mashquuliin hawl aadan lahayn

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 3 месяца назад

    Guul iyo Gobanimo SSC khaatumo

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 месяца назад +1

    Muussa wa geesiga Africa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +1

    Wll wax ka qabo caadadan aad wajigaaga masaxaysid waa distraction mana aha protocol fiican

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 месяца назад +1

    Khaatumo xamar waxay u daba joogto weli ma fahmin halaga tashado lama yaqaan miyaa? Xamar halaga tashado oo halaysku tashado

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 3 месяца назад

    Way ku fiican yihiin in ay is dhacaan ayagaa dowlad sameeystay soomaaliya kala jaray maanta waa ku waas xoolaha dadku leeyahay

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 месяца назад

    Wcs wr wb

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 3 месяца назад

    Wallaal somali ayaatay hillahay cabso nagaadaa payday xamar

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 месяца назад +1

    Diyaaradaha yaan lagu rogman hala joojiyo

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 3 месяца назад +2

    War waxan diyarado maha waa bonbale ciyalka ayaa isku dhedhejiya yaa kuyiri waa diyarad ma qotigan dadka cawanta ah maskaxda kadilay ayad run modey idorku waa dad caqligodu Lito

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 3 месяца назад

    Isaguba waxa uyire tareren aya lagusenay ardayda

  • @Maxamedjamac-nq9gp
    @Maxamedjamac-nq9gp 3 месяца назад

    Guul Somaliland

  • @SalfaHassan
    @SalfaHassan 3 месяца назад

    Hooyadaawas wariness qadhmuune qalbigaakumadow hadaluaagu muxuuyeeli karaoke s laan kuwalasoo Quay help idinku

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 3 месяца назад

    Cadawga somaliland

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 месяца назад

    Subxaanallah subxaanallah

  • @Maryama-z5i
    @Maryama-z5i 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 месяца назад

    What ssc

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 3 месяца назад

    Waryahe macamalkale ayad mayday an muse iyo dadkisa ahayn orodo shaqaradso waxad wax kasoconaya maha

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 3 месяца назад

    Benaale war sheeg oo run sheeg beenta jooji

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 3 месяца назад

    .firdhiye waa cadawga khaatumo

  • @SalfaHassan
    @SalfaHassan 3 месяца назад

    Hacoryina soomaalilaan

  • @axmedyaasin-f3u
    @axmedyaasin-f3u 3 месяца назад

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 3 месяца назад

    asc mamulka ssc iney xaladan iney aada xamer waqtegan kuma fiican in oo aado.dagaal socdey sagaal belood wax gargaar ah ma seen xassan.marka u dhamaadey dagaal kena ma u habalyeenen.marka maxey ka qabeneyaan xamer.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    BALNAC NACDAN EEG MAXAA KA GALE ADIGA SOW MAAD ODHAN SSC BAAN AHEY KU EEKOW TUULADA LAASCANOOD

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 3 месяца назад

    Bilaa kursi baad tahay futo aad kufadhiisato horta yeelo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад +1

    WAR KU EEKOW TUULDA LAASCANOOD REER KOONFURNA ASKAAR U NOQO DHULBAHNTOW SIDAD SIYAD BARRE ASKARIGA UGA AHEYD

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 3 месяца назад

    Muuse biixi saamiri SNM ninka umadex ah. WAA mooryaan hantida ummadda somaaliyeed ola degan qabioladaas la deegan markii hore hantida Shacabka waqooyi galbeed hargeysa Burco boorame la degan kaso boobka iyo bililiqada kheyraadka dalka hantida Shacabka waqooyi galbeed iyo waqooyi bariba boob xoogan bililiqo Dil iyo dhaqanxumo dhac iyo barokacs shacabkaas degaanadooda yuu boob Mr. Biixi saamiri SNM beeshiisa HABER Awel iyo haber jaceyl ya Arintaas odhan ku kaceyey taaso ukeentay Dulmigii ay ugeystayn shacabka reer waqooyi galbeed iyo waqooyi bariba yey boob kaliyeh ka geystaan deegasnadaas yey ka geystaan beelaha kaloo la degan deegasnadaas oysan deganeyn beesha ISaaq oboob kunool iyo dhac iyo barokacs shacabkaas Aan la qabiiil aheyn

  • @hissetahir7492
    @hissetahir7492 3 месяца назад

    Waa beenale uraya kani

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 3 месяца назад

    Dalxa marka aad shaahsadda fadhido xarakaadka qaarkood iska jooji.

  • @AaminaJaamac-d6s
    @AaminaJaamac-d6s 3 месяца назад

    Waaa beeentaaa

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 месяца назад

    Sool bari waa kashmiirta puntland iyo somaliland isku haystaan waligeed sidaasay ahaanaysaa haku daalin

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 3 месяца назад

    War marka mashruuc uu dhamaado mid kale uu cusuc bilaaba ileyn qiimaha adiga aad boxineysid waa $.0.5

  • @YassinDiriye
    @YassinDiriye 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Maxamedjamac-nq9gp
    @Maxamedjamac-nq9gp 3 месяца назад

    Guul Somaliland Guuul cadawgeedu hajabo

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 3 месяца назад

    Adeer maad joojiso beenta aad wado

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 месяца назад

    Ninku muu hadlo miyaa loo hadlayaa waxaa dadka hala hot imaan

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 3 месяца назад

    Ssc waa mashruuc,siyaasiyiinta labada dhinac baa coffee ku raadsanaya ,wax shacabka gaadhayaana ma jiraan.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 месяца назад

    Kkkk Maalina caaya xasan shiiq Oo dhaha xasan dhiiqo marna Orod kutaga xamar Broor Wiish waji malihidin

  • @MaxamedyusufOdowa
    @MaxamedyusufOdowa 3 месяца назад

    Beenaale akbar

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 месяца назад

    Waa su,aal waa la idiindiiday in laydin aqoonsado maxaad ka faaiidaysaan shirka xamar ka dhacaya ma iska hor carar baa

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 3 месяца назад

    Fake news, FAQASH!!!

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 месяца назад

    Beenale stop liying

  • @AminaAli-hw3tr
    @AminaAli-hw3tr 3 месяца назад

    Beenaale

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 месяца назад

    Horta waxa ugu ayaan daran doqon waxay na awood u lahayn inay hor istaagan aan garanayn oo raadinaya halka laga keenay uun diyaaradahan inay ogaadaan iyo cida samaysay oo hadii xataa aad ogaataan maxaad ka guri kartaan ma ishaad wax kaga jari aragtaye maxaad odhan?walaalayaal waxa soo goysay hantidii qaranka j.somaliland oo waxaad ka yaaban tihiin inaad jetkan yar ay keensatay dawladuye waxaanu soo wadnaa tii waynayd ee xamuulka oo aanu sanku neefle waxba odhan karin waana darajo aanu gaadhnay ee waxba hanagu soo cabaadina maxaa idinka xun ee idinka qaylisiiyay mise waxaad u qaadan laadihiin dawladnimadan taabo qaaday ee caalamku ka markhaati kacay?Hadaba waxay j.somaliland idin leedahay hayska dhig dhigina waxaydaan ahayn oo haysku dhererinina hogaamiye muuse biixi cabdi hadii kale waydin ku karaamo seegi oo markaasuu suuqyada caalamka idin dhex jiid jiidi isagoon cidna ka haybadaysanayn oo sanka taagaya markaa somaliyeey nagu soo daba fayla oo naga barta sida umad loo hogaamiyo oo awal waa laydiin tudhayee imika waa laydin tobabarayaa!!???

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 3 месяца назад

    Beenale huwan kalkaala ayad war ka dhigaysa

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 3 месяца назад

    Waar beenta jooji. Ilaahay umada kaa qabay. Dadka ha isku dirin.

  • @fuadasowe3300
    @fuadasowe3300 3 месяца назад

    Beenaale beenaale

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 месяца назад

    Muussa wa geesiga Africa