Ku guuleeyso Iphone 13 Pro Max By Dahir Alasow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 400

  • @apdullahiapdiphatahipra2118
    @apdullahiapdiphatahipra2118 2 года назад +1

    Waa suuratu al faatixa suurada uu nabigu dunidu ugu jeclaa

  • @abdishakuurmuusecigaalcawa2342
    @abdishakuurmuusecigaalcawa2342 2 года назад +7

    Suurada Al-Kahf: waxey ku soo dagtey maka cadadkeedu ama tiradeeduna waa 110 suradood
    Iyada oo fahfahsan qisadeeduna hoos ayaa ugu sharaxey qodob qodob:
    Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka
    Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan.
    Suuradaan waa Suurad Soo Dagatay waqtigii Muslimiinta ay Magaalada Makah Dhibaatada ku heysatay, Marka laga Reebo Aayadaha ka Biloowdo 86 ilaa laga gaaro 101, Tiro ahaana Aayadaheedu waa 110 Aayadood, waxeyna Soo Dagatay Suurada Al-Ghaashiyah, waxeyna ku Bilaabata Amaanta Allaah (Cw), Suurada waxa ay Musxafka kaga Beegan tahay Juzka 15aad Qeybtiisa Dambe iyo Biloowga Juzka 16aad, waxeyna Suuradaan Caan ku tahay in ay ka Sheekeyso Qisooyin Badan sida Dul-Qarneyn, Nabi Muuse iyo Khadir.
    Macaha Guud ee Suurada Al-Kahfi :
    Suuradan waxey Mid ka tahay 5 Suuradood oo ku Biloowdo Amaanta Allaah (Cw) kuwaasoo kala ah: Al-Faatixa, Al-AnCaam, Al-Kahfi, Faadhir, iyo Suurada Saba, taasoo Macnaheedu yahay Suuradaan waxey Astaan u tahay Amaanta iyo Alle, waxa ayna dadka baraarujisaa in Allaah kaliya loo Ictiraafo, Weyni, Kibir iyo Dhameystirnaan oo Dhan.
    Sidaa darteed Suuradaan waxey Dadka ugu yeereysaa inaan lagu Kadsoomin Dhaldhalaalka Dunida iyo Nicmooyinkeeda sida Beeraha iyo Maalka, ayadoona Dadka ku Baraarujineysa waxa Anfaca leh in ay yihiin wixii Maalinta Qiyaame Cadaabka Alle (Cw) looga Badbaadi karo kaliya.
    Fadliga Suurada Al-Kahfi:
    Waxaa ku soo Arooray Suuradan Axaadiis Saxiix ahoo Tilmaameysa: Ruuxii Xifdiya 10 Aaayadood oo Biloowga Suuradaan ah in Allaah (Cw) Badbaadinayo Fidnada Dajaal, ama 10 Aayadood oo Dhamaadka Suuradan ah Ruuxii akhriya Dajaal Dhib ma gaarsiiyo.
    Axaadiis kalana waxey Tilmaameysaa: Qofkii Aqriya Suurada Alkhf sidii loo soo Dajiyay, waxey Maalinta Qiyaame u Noqotaa Nuur ka biloowda Meesha uu Joogo illa Makah Gaara.
    Waxaana Sidoo kale soo Aroortay Axaadiis tilmaameysa : Ruuxii Aqriya Suuradan Maalinta (Habeen) Jimcaha ah Nuur ayaa u ifa ilaa Jimcaha kale laga gaaro.
    Inta marka laga yimaado waxan u mahad celinayaa dahir alosow iyo teamkiisa kala xulaaya sual dhamanteen mhadsanid koley waxani waa calaf oo alle ayaa qadarey hadan dadku kala nasiib wacan nafteyda iyo tiinaba dhamaanteen nasiib wacan idin rajeynayaa insha Aalah
    Waxan ka jawaabey: 2:15 RUclips waxana la soo dhigey RUclips 2:14
    Waxa qorey: CABDISHAKUUR CIGAAL

    • @Namiir18
      @Namiir18 2 года назад

      Mashaa allaah sxb 🍀🌺🌹👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 waligey reply ma galin Lkn qof u qalma aa thy inaa maanta ku mahad ciliyo allaah haku saidiyo qeerka hadaa ku guleysyn aduun wax kuma shegaaye qeerka ku dhagnaaw waligaa 👏🏻👏🏻👏🏻

  • @maxamadsadak
    @maxamadsadak 2 года назад +5

    Suuradaan waa Suurad Soo Dagatay waqtigii Muslimiinta ay Magaalada Makah Dhibaatada ku heysatay, Marka laga Reebo Aayadaha ka Biloowdo 86 ilaa laga gaaro 101, Tiro ahaana Aayadaheedu waa 110 Aayadood, waxeyna Soo Dagatay Suurada Al-Ghaashiyah, waxeyna ku Bilaabata Amaanta Allaah (Cw), Suurada waxa ay Musxafka kaga Beegan tahay Juzka 15aad Qeybtiisa Dambe iyo Biloowga Juzka 16aad, waxeyna Suuradaan Caan ku tahay in ay ka Sheekeyso Qisooyin Badan sida Dul-Qarneyn, Nabi Muuse iyo Khadir.
    Macaha Guud ee Suurada Al-Kahfi :
    Suuradan waxey Mid ka tahay 5 Suuradood oo ku Biloowdo Amaanta Allaah (Cw) kuwaasoo kala ah: Al-Faatixa, Al-AnCaam, Al-Kahfi, Faadhir, iyo Suurada Saba, taasoo Macnaheedu yahay Suuradaan waxey Astaan u tahay Amaanta iyo Alle, waxa ayna dadka baraarujisaa in Allaah kaliya loo Ictiraafo, Weyni, Kibir iyo Dhameystirnaan oo Dhan.
    Sidaa darteed Suuradaan waxey Dadka ugu yeereysaa inaan lagu Kadsoomin Dhaldhalaalka Dunida iyo Nicmooyinkeeda sida Beeraha iyo Maalka, ayadoona Dadka ku Baraarujineysa waxa Anfaca leh in ay yihiin wixii Maalinta Qiyaame Cadaabka Alle (Cw) looga Badbaadi karo kaliya.
    Fadliga Suurada Al-Kahfi:
    Waxaa ku soo Arooray Suuradan Axaadiis Saxiix ahoo Tilmaameysa: Ruuxii Xifdiya 10 Aaayadood oo Biloowga Suuradaan ah in Allaah (Cw) Badbaadinayo Fidnada Dajaal, ama 10 Aayadood oo Dhamaadka Suuradan ah Ruuxii akhriya Dajaal Dhib ma gaarsiiyo.❤️❤️❤️❤️❤️❤️Guul baaan rajeynaaa lambarkeyguna waa 0611151230 dadeyduna waa 20jir waxan ku dhashay dagmada waabari gaar ahan xafada horseed waxana kunolahay dagmada afgooye guul

  • @araabooy4079
    @araabooy4079 2 года назад

    Suratul kahfi waa makiyah waxaana waaye aayadaheyda110 aayadood sadax kamid ah qisooyinkiisa 1) Qisadii Asxaabul Kahfi 2) Dulqarneyn oo ahaa Boqorkii Caadilka ahaay ee xiligaas ka jiray aduunka maray maqrib iyo mashriq 3) labadii nin oo dariska ahaay midna 2beerood oo wabiga dhaxmaro midna faqiir ahaay...

  • @calisalad7630
    @calisalad7630 2 года назад

    Surada nabi maxamed u ugujecla scw wa iqlaaska ama qulwalaha

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 2 года назад +5

    Ascw Dahir Calasow salantasare barfasorka halyey ga Hiraab iyo Hawiye horay usoco ilahey haku xafido umada Somaliyed sad uga farxisay Allah xaga farxiyo nin kugari karo male soshal midiyaha👍💪⚘ mansha Allah 🎁🔑 sad uga farxisay tell=adigana ilahey hakusiyo furaha janada Aamiin yarabi✅

  • @calisalad7630
    @calisalad7630 2 года назад +1

    Waligeey ma arag sida daahir wax ubixiyo qof kale oo saan wax u bixiyey waxa u qaba ducada waalidkiisa hooyo iyo aabo aya uduqeeyey daahir calasow allow ku xafid farxadna ku noolow waliga

  • @mahamedabdi6000
    @mahamedabdi6000 2 года назад +3

    اللهم اني اسالك بجاه نبيك المصطفي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    ان تعطني اليوم هذا اليوم هذا الجوال

  • @ginaarikamilo2367
    @ginaarikamilo2367 2 года назад +2

    110.aydood
    Wxy'kuso dagtay makka
    1'asxaabul kahfi
    2'nabi muuse iyo khadiir qisadi dhex ☺☺acs

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 2 года назад +2

    Xaji dahir waqti noo soo sheek
    Dadka oo dhargan oo yurb joogo kareeb tartanka waa joognaa xamar xafada karaan ayaa kaa salameynaa dahir

  • @abwaandalmaryussuf5204
    @abwaandalmaryussuf5204 2 года назад +1

    Ma manshaalah wa macaalim kudayasha mudhaan wa nin gezii ah runtii barnamajadhisa aad ayaan ugahelaay!!! Allah kuxafidho dahirow!!

  • @ilyaazmaxamuud1836
    @ilyaazmaxamuud1836 2 года назад

    Waa suurada إنا فتحنالك فتحا مبينا waa suurada nabigu scw yiri waxaan ka jecelahay aduun yada iyo waxa dhex yaala

  • @Deeq23127
    @Deeq23127 2 года назад +1

    سورة الفتح (انا فتحنا لك فتحا مبينا) suuraduu ujeclay suuradaha nabigu

    • @suleyqomaxamed7283
      @suleyqomaxamed7283 2 года назад +1

      Suuraduu ujeclay suuraadaha nabbigu

    • @Deeq23127
      @Deeq23127 2 года назад

      @@suleyqomaxamed7283 sax mahan0

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 года назад +1

    Thanks journalist, Dahir

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 2 года назад +2

    Gudomiye dahir deeqsi alow ku xafid amiin

  • @Deeq23127
    @Deeq23127 2 года назад +1

    سررة الكهف هي مكية.اياتها:110. قصصها:اصجاب الكهف و دو القرنين.وقصة ءادم عليه السلام.

  • @Safaa143
    @Safaa143 2 года назад +1

    1_ jawabta wa 110 ayaad
    2_ wexey kuso dagatahay makiyah wye
    Qisooyinka waxa ay kala yihiin:
    1.Qisada Asxaabul Kahf
    2.Qisada صاحب الجنتين
    3.Qisada Nebi Muse C.s iyo Qadar.
    4.Qisada Dulqarneyn

  • @mubaarikmaano
    @mubaarikmaano 2 года назад +4

    110 ayadood
    Wxy kuso dagtay makka
    1:asxaabul kahfi
    2:nabi muuse iyo khadiir qisadi dhex marty
    3:qisadi dulqarnayn

  • @abdimananabdiar4977
    @abdimananabdiar4977 2 года назад

    Suurada aduunka iyo waxakudhexnoolba uu yidhi wan kajeclahay xbibku scw waa suuratul fatxi idaajaa

  • @hustleforeverypenny9792
    @hustleforeverypenny9792 2 года назад +2

    Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲

  • @ciremaan4750
    @ciremaan4750 2 года назад

    Dahir Alasow Adeer anakajawabayo halkee kuksoxariirah adeer❤️❤️❤️

  • @ogaadmacow7494
    @ogaadmacow7494 2 года назад +1

    ٢ ( سورة الفتح

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 года назад +1

    Suratul Al alaa اعلي

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 года назад +1

    Viva e vivaaa mudane madax weyne dahir dahab madaxweynaha shacabka irir samaale o iska xoreyey gumeysigi rer yurub itopia o xoreystey ilaa jabuti guul gobnimo ab ka ab ❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahraali4721
    @sahraali4721 2 года назад

    Suurada Al-Kahf: waxey ku soo dagtey maka
    cadadkeedu ama tiradeeduna waa 110 suradood
    Iyada 0o fahfahsan qisadeeduna hoos ayaa ugu
    sharaxey qodob qodob:
    Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, 00
    Macnaheedy Yahay Godki, maadama ay ka
    Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii
    Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Dinkooda ee
    Hurdada Dheer Allah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan
    Mar Dambe 0o Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Dinka
    Towxiidka la Dagaashaneed Allah u ku Badalay Mid
    Towxiidka Aaminsan.
    Suuradaan waa Suurad Soo Dagatay waqtigii
    Muslimiinta ay Magaalada Makah Dhibaatada ku
    heysatay, Marka laga Reebo Aayadaha ka Biloowdo 86
    ilaa laga gaaro 101, Tiro ahaana Aayadaheedu waa 110
    Aayadood, waxeyna Soo Dagatay Suurada Al-
    Ghaashiyah, waxeyna ku Bilaabata Amaanta Allaah
    (Cw), Suurada waxa ay Musxafka kaga Began tahay Suuradan waxey Mid ka tahay 5 Suuradood 00 ku
    Biloowdo Amaanta Allaah (CW) kuwaasoo kala ah: Al-
    Faatixa, Al-AnCaam, Al-Kahfi, Faadhir, yo Suurada Saba,
    taasoo Macnaheedu yahay Suuradaan waxey Astaan u
    tahay Amaanta yo Alle, waxa ayna dadka baraarujisaa
    in Allah kaliya loo Ictiraafo, Weyni, Kibir iyo
    Dhameystirnaan 00 Dhan.
    Sidaa darted Suuradaan waxey Dadka ugu yeereysaa
    naan lagu Kadsoomin Dhaldhalaalka Dunida iyo
    Nicmooyinkeeda sida Beeraha iyo Maalka, ayadoona
    Dadka ku Baraarujineysa waxa Anfaca leh in ay yihiïn
    wixii Maalinta Qiyaame Cadaabka Alle (CW) looga
    Badbaadi karo kaliya.
    Fadliga Suurada Al-Kahfi:
    Waxaa ku soo Arooray Suuradan Axaadiis Saxiix ahoo
    Tilmaameysa: Ruuxii Xifdiya 10 Aaayadood o Biloowga
    Suuradaan ah in Allah (Cw) Badbaadinayo Fidnada
    Dajaal, ama 10 Aayadood o Dhamaadka Suuradan ah
    Ruuxii akhriya Dajaal Dib ma gaarsiiyo.
    Axaadiis kalana waxy Tilmaameysaa: Qofkiï Aqriya Dajaal Dhib ma gaarsiiyo.
    Axaadiis kalana waxy Tilmaameysaa: Qofkii Aqriya
    Suurada Alkhf sidii loo soo Dajiyay, waxey Maalinta
    Qiyaame u Noqotaa Nuur ka biloowda Meesha u Joogo
    illa Makah Gaara.
    Waxaana Sidoo kale soo Aroortay Axaadiis tilmaameysa
    :Ruuxii Aqriya Suuradan Maalinta (Habeen) Jimcaha ah
    Nuur ayaa u ifa ilaa Jimcaha kale laga gaaro.
    Inta marka laga yimaado waxan u mahad celinayaa
    dahir alosow yo teamkiisa kala xulaaya sual
    dhamanteen mhadsanid koley waxani waa calaf o0 alle
    ayaa qadarey hadan dadku kala nasiib wacan nafteyda
    yo tiinaba dhamaanteen nasiib wacan din rajeynayaa
    insha Aalah
    Waxan ka jawaabey: 2:15 RUclips waxana la soo
    dhigey RUclips 2:14
    Waxa qorey: Sahra Ali

  • @aminaali860
    @aminaali860 2 года назад +1

    war Dahirow aniga igu sadaqeyso telefonka quran aya bilaabe iminka surah shams ayan maraya telefonkaigu wa nokia i soo dhiib Iphonkas Ajar iyo xasanaat ayad heliye

  • @mohanaz_5590
    @mohanaz_5590 2 года назад

    Suurada Al-Kahf:
    Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka
    Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan.
    Suuradaan waa Suurad Soo Dagatay waqtigii Muslimiinta ay Magaalada Makah Dhibaatada ku heysatay, Marka laga Reebo Aayadaha ka Biloowdo 86 ilaa laga gaaro 101, Tiro ahaana Aayadaheedu waa 110 Aayadood, waxeyna Soo Dagatay Suurada Al-Ghaashiyah, waxeyna ku Bilaabata Amaanta Allaah (Cw), Suurada waxa ay Musxafka kaga Beegan tahay Juzka 15aad Qeybtiisa Dambe iyo Biloowga Juzka 16aad, waxeyna Suuradaan Caan ku tahay in ay ka Sheekeyso Qisooyin Badan sida Dul-Qarneyn, Nabi Muuse iyo Khadir.

  • @calisalad7630
    @calisalad7630 2 года назад

    Wa masuulki deeqsiga aha sadaqada badna daahir calasow abtigeey an jeclahay allaha ku xafido

  • @samiirakulane5131
    @samiirakulane5131 2 года назад +2

    Plz aniga baahi baan uqabaaaa dahbka isii walhi wan ku ducen lahaa saxabigii abixii dily wuxuu ahaa abu cubeda plz

  • @abdirahmaanbulshaawi1025
    @abdirahmaanbulshaawi1025 2 года назад +1

    Suuratul ikhlaas

  • @xanifkaqumane2550
    @xanifkaqumane2550 2 года назад

    Surah al-Ghashiyah

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 2 года назад +4

    Kkkkkkkkk legend from hargesia ,daahir calsow

  • @cibaadohassanyusuf8282
    @cibaadohassanyusuf8282 2 года назад +1

    ninka dilay abihiis gaalka ahaa waa saxaapiga abuu cubeeda caamir ibnu jaraa Dahir Alasow sax waaye soo mahan ✅🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 2 года назад

    War nio daahiroow ama nasii waxa oo rijaalbaad ahayde ama address kaaga iiso sheeg Anna mid kuuguso diraye 😂💘

  • @deadpol7dm761
    @deadpol7dm761 2 года назад

    ١١٠ عدد آيات سورة الكهف

  • @ahmedyuusufhabaryaro6476
    @ahmedyuusufhabaryaro6476 2 года назад +1

    Suuratul kahaf waa maki aayadaheed (110)qisooyin
    (1)waa dhalin yaradii vodka
    (2)waa labada nin ee kagaal
    Ka ihi labada beerood leeyahay (3)khadar iyo nabimuuse (4)shaydaanka
    Oo inuu jinyahay lasheegay
    (5)dalqarnayn

  • @ogaadmacow7494
    @ogaadmacow7494 2 года назад +1

    ٣) تميم الدارمي

  • @omarmuhyadiinhassan4319
    @omarmuhyadiinhassan4319 2 года назад +1

    Ader waxaa rabaa in aad igarabqabato ader ani waxaa ahy ardey Somali oo barta computer lon ader ani ma awood in aan iibsado computer ka ader lkn waxaa kaa codsanaa in aad firrtiida iiaqriso ader minaa wax iiqabankarto wax igusaacid ader daahir wanaa kasugidoonaaa jawaabta ader waana kumahadsanthy in aad aqriso codsigey ader .......qofkii wax iiqabankaro wax haiiqabto ader bulshada somaaliyeed waa iga codsi maanta haliigarab istaago saa umaa somaaliyeed aan wax uqabtobiyo waalidiinteyda weyjecelyihiin in aan wax Barton lkn ma awoodaan iney wax iiqabtaan waliba guriga kiradiisa ayaa kudhib ah ader daahir waxaa sugaa waa jawaabtaada ader ............isha Allah waxaa rajeynyaa jawaab fcn ader dahir callow.....ilaah hakudhaafo ader

  • @axmedkheyre6979
    @axmedkheyre6979 2 года назад

    Suuratul kahfi waxay kakoobanathy 110 aayadood
    Kuna soodagtay makah
    Qisada Nabi muuse ee khadir uu ka baranayey sabarka
    QISADA DulQarneen
    Qisada Asxaabul kahfi

  • @legendkiller4949
    @legendkiller4949 2 года назад +2

    Maashaa allaah hore usoco

  • @khadarabdielmi9128
    @khadarabdielmi9128 2 года назад

    1 asxabul kahfi 2.dil qarnyan 3.jahjuuj io mahjuuj io wliba qisadi nabi muuse io khadar waxy ka koobntahy 110 ayadood waxy kuso dagty maka

  • @whyosjuka7882
    @whyosjuka7882 2 года назад +5

    𝐬𝐮𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥 𝐟𝐚𝐭𝐢𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐚𝐲𝐞

  • @Liibaan20
    @Liibaan20 2 года назад +1

    Tamiim Al daari 👍👍👍👍

  • @abdikadirali6123
    @abdikadirali6123 2 года назад

    Asc this surah is contain 110it was revealed to makkah the story about 3 thing include story musa 2 story of ashabul kandi 3 jugah wa jugah

  • @xanifkaqumane2550
    @xanifkaqumane2550 2 года назад

    Surah All Ghashiyah

  • @anfacugaas7924
    @anfacugaas7924 2 года назад

    Suuradu uu nabi ka jacelyahi aduunka iyo waxaa dhaxa yaala Waa Suuratu, Al-Fatax

    • @anfacugaas7924
      @anfacugaas7924 2 года назад

      Asaxaabigii arkey Masiixu dajaal. Wuxuu ahaa Tamiin binu Aws
      Suaalahan waxaan ku sheegi shaley TikTok iga

  • @yusroshariifabdulle4042
    @yusroshariifabdulle4042 2 года назад

    110 Ayadod waye waxe kuso dagatay maka
    qisoyinkedana was
    1)Reer asxaabul kahfi Ee dhowr ka sano Hurdaaye
    2)Ninki Cilmu Gaibka yaqiinay Ee uu Racay Nabi muuse cs
    3)Tan sedaxad nabi Muhammed scw Aya Su'aalo laweydiyay wuxuna Yiri Beri ayan kajawaba in.a neh kuma Oo waa hilmamay markas waxa so dagatay ayada ah
    ولاتقو لن لشيء اني فاعل ذلك غدا الا ان يشاء الله

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 года назад +2

    Welcome back legend

  • @hashi1011
    @hashi1011 2 года назад +1

    110 aayadood.
    Waa makkaawi.
    Qisyooyinka
    1. موس والخضر
    2. قصة اصحاب الكهف
    3.قصة ذو القرنين

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 2 года назад

    110 ayadood
    Maka ayay kusoodegtay
    1.asxaabo kahfi
    2. Qisatu dul qarneyn
    3. Qisatu nabiyilahi muuse iyo khadir

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 года назад +1

    Qisada kobad nin labo xiro beer laha kuso dagtey tijaabin xooleed
    Qisada labaad dadkii keef (cave) tijitabin Iman
    Qisada sadaxaad nabi Musa iyo nabi kidr tijabin aqooned

  • @abdikadirali6123
    @abdikadirali6123 2 года назад

    Surah iqlas

  • @Hanad_warsame77
    @Hanad_warsame77 2 года назад

    1- 110 mako aykusodagtay 1 qisada asxaabul kahfi 2 qisada nabi muuse iyo nabi qabir 3qisadii quresh eykuweydiiyeen nabiya ninkii lukta kumaray caalamka dhan

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 2 года назад

    Dahir halka qof oo balan leh e somali ah

  • @omarmuhyadiinhassan4319
    @omarmuhyadiinhassan4319 2 года назад

    Asc mgc waa cumar muhudiin Macalin jawaabta waa kahfi 110 ayadood

  • @rashiidahussein1661
    @rashiidahussein1661 2 года назад

    سورة الفتح ..
    ولكن الوقت راح

  • @xaajixaraash2291
    @xaajixaraash2291 2 года назад

    Suuratul kahfi waamaki afar qiso ayaa ku jirata qisada asxaabul kahfi nabi muuse iyo ficoon qisa tul dhulqaneyn waana boqol iyo shan aayadood

  • @musahassan7796
    @musahassan7796 2 года назад

    Suratul ikhalas

  • @Chrisnelsonn
    @Chrisnelsonn 2 года назад

    Suuratu ikhlaas weeye oo kakooban 3 aayadood

  • @ismailcabdi4227
    @ismailcabdi4227 2 года назад +2

    Waxu aha Tamiin binu aws

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 2 года назад

    Second question two man on gandan

  • @sacdiyaguled9689
    @sacdiyaguled9689 2 года назад

    Dahirow waa idhaftay su aashu ee ilahey dartiis talefonada wax igasii

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 2 года назад

    110 aayaadood
    Makka
    1. Asxaabul kahfi
    2. Qisadii khadar iyo muuse dhexmartay
    3. Asxaabul kahfi
    4.qoomkii

  • @mahamedabdi6000
    @mahamedabdi6000 2 года назад +1

    Ninkii arkay
    Masiixu dijal
    Waa تميم الداري
    Ninkii dilay aabihii waa
    ابو عبيد ابن جراح
    Suuratu kahfi
    Waa 110 aayadood
    Waxay kusoo dagtay
    Maka culiimada qar ayaa dhaha
    Waa madani
    Qisooyinkeeda
    Qisada magaca ay kula baxday
    Qasadii nabi nuuse iyo qadr
    Masii
    Xaqanaga sxb

  • @Hamze_jn
    @Hamze_jn 2 года назад

    Qisada asxabul kahfi nabi muse iyo the qisadi qumeyn

  • @mahamedabdi6000
    @mahamedabdi6000 2 года назад +1

    Saxaabiguu arkay masiixu dijaal
    Waa
    تميم الداري

  • @نورااحمد-م5ش
    @نورااحمد-م5ش 2 года назад

    اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد

  • @funnytime8098
    @funnytime8098 2 года назад

    Suuratul kahfi waa 110 aayat wexeena ku soo dagtay Maka
    Waxaa ku soo aruuray
    1 qisadii dulqarneen iyo yuuj kama juuj
    2 qisaadii asxaabul kahfi
    3 qisadii aadam iyo ibliis

  • @abdicasiisabdullahi842
    @abdicasiisabdullahi842 2 года назад

    Waa 110 waxay kusoo dagtay maka
    Qisooyinka
    1) azxaabul kahfi
    2) zaaxibul jinatayn
    3) qisatu dul qarnayn

  • @Waa_seedigaa
    @Waa_seedigaa 2 года назад

    Daahirow su aasha ah ninkii arkey masiixu dajaal fbgana waan kaga soo jawaabey waa {Tamiim addaari} Allahu akbar ✊📌

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 2 года назад

    Ala udhafay dahiro nasibkayga kolay kama jawbi karo

  • @abwaandalmaryussuf5204
    @abwaandalmaryussuf5204 2 года назад

    Suratul asr

  • @yusufhussein7124
    @yusufhussein7124 2 года назад

    Jawabtu wa 110 ayaat waxay kusodakte makka waxa kahatlayse asxabul kahfi asxabu junaten iyo qisadhi nabi muse (as) iyo khadar iyo qisadi dulqarnen

  • @muhuyidiinmaxamed8467
    @muhuyidiinmaxamed8467 2 года назад +1

    Tamiim adaari

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 2 года назад

    Masha,allaah khayr sheeg sxb sare dahirow maanta yaan la,iiga horeynin guusha

  • @Hanad_warsame77
    @Hanad_warsame77 2 года назад

    2 waa suratul Fatxi

  • @sadaamxussein519
    @sadaamxussein519 2 года назад

    Kahfi 110 makiH qisadii asxabul kahfi nabi muuse iuo nabi khadar

  • @ferhiyamohamed8289
    @ferhiyamohamed8289 2 года назад

    Iyo qisadi nabi muse iyo khadar

  • @daahirdaacad5240
    @daahirdaacad5240 2 года назад

    Surstul ikhlaas

  • @omaryare4439
    @omaryare4439 2 года назад

    Insha allah

  • @Mohamed-yy7kg
    @Mohamed-yy7kg 2 года назад

    Suuratul yaasiin

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 года назад +1

    Abu cubayda

  • @funnytime8098
    @funnytime8098 2 года назад

    Suuratul Al-Fatax

  • @zakariyeabdirahim4875
    @zakariyeabdirahim4875 2 года назад

    110
    Maka
    Asxaabul kahfi
    Khadir iyo nabi muuse
    Dulqarneyn

  • @aidaruusmohamedhallac1327
    @aidaruusmohamedhallac1327 2 года назад

    Maka ayay ku soo dagtay waa 110 ayadood
    Qisooyinka asxabul kahfi
    dul qarnayan
    nabi muuse
    Suratul ikhlaas
    Abu cubayda
    Xudayfi binu yamaan

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 2 года назад

    Dahirow sxb barjaamij mar hore ahaa ayaad dib noogu soo celisay

  • @halimoshire5160
    @halimoshire5160 2 года назад

    Waa suratul fatxi

  • @anuushinashire684
    @anuushinashire684 2 года назад

    Wa fataxo nasibkyga 😥😥

  • @omaradem8306
    @omaradem8306 2 года назад

    sutul kahf 110 ayood
    waxaa ku so dagtey MAKATUL MUKARAMA
    # 1 mucjisadi Dhaliyarada /shabaab
    2 dul qarneni
    3 nabi Muse iyo nabi khadir

  • @abdicasiisabdullahi842
    @abdicasiisabdullahi842 2 года назад

    Waa suuratul
    1) fatxi

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +1

    ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN S.SARE SHEEKH .D.C.HABIQLAYSO HHH

  • @muhuyidiinmaxamed8467
    @muhuyidiinmaxamed8467 2 года назад +1

    Abu Cudeyba weeye

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 года назад +2

    Horta ninkan daahir wuxuu dadka kaga duwan yahay een ku arkay waxa weeye waa deeqsi.waar daahirow xabad iphone ah ii soo dir inaader 🤣🥰🥰hargaysaan kaa salaamay

  • @anaasirmacalin8639
    @anaasirmacalin8639 2 года назад

    Waa tamiim addaari

  • @omarmuhyadiinhassan4319
    @omarmuhyadiinhassan4319 2 года назад

    Waa ikhlaas

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 2 года назад

    Suuratul raxmaan

  • @cabdulahisoomaali789
    @cabdulahisoomaali789 2 года назад

    Magaceeygu waa cabdulahi maxamud maxamed joogo magaalada mogadishu degmada dharkeeyley waa suuratul fatxi

  • @rastaboy2796
    @rastaboy2796 2 года назад

    Suuratu waxay ka kooban tahay110 aayadood wexeey ku soo dagtay makah qisoyinka waxa ka mid ah 1 asxaabul kahfi godka qisadii 2 qisadii Muuse iyo Khadar iyo 3Sheekadii Dhul Qarnayn.

  • @Deeq23127
    @Deeq23127 2 года назад +1

    تميم بن اوس الداري

  • @Naciima21
    @Naciima21 2 года назад

    Dahir calasow madax ayaa tahay waxaan wataa Jf aniga iisoo tuur