Aaskii Marxuum Silaanyo Oo War Cusub Laga Soo Saaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 22

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 52 минуты назад +2

    innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun ALLOOW unaxariiso aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii

  • @CraxmaanSheikh
    @CraxmaanSheikh 3 часа назад

    Aamiin Allah ha u naxariisto

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 2 часа назад

    Aamiin Aamiin Alle hawunaxariisto

  • @sakariyeDaud-w7w
    @sakariyeDaud-w7w Час назад

    Ok

  • @queency7943
    @queency7943 Час назад +1

    Raxmaanku janooyinkiisa ha kugu macsuumo marti la jecelyahay illahay hakaadhigo

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 57 минут назад

    Maxaa loo heysataa meedka maa la aaso mise siyaasad baa laga dhex arkay?

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Час назад

    Reer kulmiye shock baa ku dhacay doorashadi ka dib

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Час назад

    Ciil qabayaal reer wadani maanta tacsi baa taal idina waxa idiin muuqda cayda maxamed kaahin yaahu

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h Час назад

    Aawey walaaheen reer jabuuti.siyaasada waa cajiib.maalin aan dheereyn orom iyo amxaar dhulka wey idin kala wareegi doonan intaad somaliya ka ordeysaan.laakiin ciro ayaa idin badbaadin doona hadii uu xukunka la wareego meeshana ka baxo muse qar iska tuure.

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 3 часа назад

    Waa aas siyaasaded

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 3 часа назад +1

    Madaxweyne Ku Xigeen Saylici maxaa looga reebay aaska? Saylici wuxu ahaa madaxweyne ku xigeenkii Siilaanyo, kolka inu gudidan isagu qayb ka ahaado ayay ahayd? Muse Biixi wax walba indho siyaasadeed ayu eega. Waar doorashooyinkii waa dhamadeen, dadkuna ha is cafiyo.

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 3 часа назад

    I a kaahin iyo muuse biixi wlhy midna is agaran maayo waxay ku hadlayaan xalayna muuse wuxu island soo tagay maxamed axmed maxamud silanyo oo hada Go'ay. Halkuu odhan lahaa madaxweyneheenii hore ee qaranka oo hada geeriyooday buukuleeyahay hada ayuu go.ay ilaahay dalka waydin ka qabtay wadanina waa loo dhaarin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 часа назад

    Nimankii kulmiye waji gabax baa ka muuqataa munaafaq Samaale

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 3 часа назад

    imika muxuu sheegay ????? maydka oo xabaal ku jira kkkk waa asqo ka timi guushii wadani gargariirka waxa iigu wacan doorashada layga badiyay kkkkk

    • @AxmedSahlaaye-yi8cn
      @AxmedSahlaaye-yi8cn Час назад +1

      k͟u͟l͟m͟i͟y͟e͟ w͟u͟u͟ s͟o͟o͟ b͟a͟x͟a͟y͟ h͟a͟ i͟s͟ m͟a͟c͟a͟a͟s͟h͟i͟i͟n͟😂

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 3 часа назад

    GEENYO KKKKK THIS IS YOUR LAST PRESSS CONFERENCE

    • @UmmHana
      @UmmHana 2 часа назад

      Your mum loves riding this Geenyo !

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 часа назад

    Asaasaq doqon

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 Час назад

      Ma xishoode adaa doqona

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Час назад

      @fartuunfartuun8784 xisbigii kulmiye ee sharafta lahaa waxa ku hadhay madaxweyne cadhaysan oo caytamaya iyo xinif iyo Buuni iyo samaale iyo doqonka ina Kaahin ee intuu caytamayay habarjeclo ay kaxeysteen maxamuud Xaashi iyo xirsi gaab, dumar caytamaya iyo kulmiye