Qiso Argagax Leh Nin Somali Ah Oo Kanisada Muadin Kanoqday Sh Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Комментарии • 9

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 2 месяца назад +3

    La Hawla Wala Quwwata illa Billah 😢 hadii ay dhacdo ood us aragto adoo dhex jooga, malcuuniintan aad aragto, arinta lagu badbaado waa in aad Rabigaa isku dhuldhigto, oo aad habeenka badhkiisa aad Rabbi hortiisa ku ooydo, wallahi hadii Ibliis iyo aabihii oo wada socda ku soo weeraraan, cid ku dhibaatayn karta ma jirto, Rabbi ha loo noqdo, oo caruurtu way badbaadayaane, waalidoow iniku tarbiyad dagdaga isla gaara, Allahu mustacaan 😭😭😭😭

  • @adnamahamud6549
    @adnamahamud6549 2 месяца назад

    Subxanalaah, Ilaahay SWT ha soo hadeeyo

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 месяца назад +1

    Illaahay ha noo xafido owlaadeena oo sharta gaalada ha naga badbaadiyo.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 месяца назад

    😢

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 2 месяца назад

    Subxanalah

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 месяца назад +1

    Diin ka bixista wa dagaal lagu hayo
    SomaliWayn
    Dagaalka lagu hayo Somalida walaahi ma yaro hadii ay noqon lahayd dhulka diinta in xitaa laga boobo hantida ay haystaan
    Xitaa caruurta in laga qaato.
    Laakiin suaal waxa ah intee so muslimtay dunidan maanta aanu ku nool nahay?

  • @mohamedmahat9792
    @mohamedmahat9792 2 месяца назад

    Umal hurale so cadayso

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 2 месяца назад

      Ma munaafaq taageero arimahani ayaad tahya mase maxad kucaysay sheekha hada yaab

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 2 месяца назад

      Magacaaga qurxanaa oo Munafaqsanidaa nyow Alle hakusoo hanuuniyo